ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Fanaanka ugu da,da yar ee gayiga somaaliyeed wuxu ka so jeedaa k.galbeed, kan ugu weyna waa hasan aadan samtar asna wuxu ka so jeeda k.galbeed ❤
Xasan aadan samatar waa ceyr wll
Zaman waxaa joognaa oo layaab badan Allah hanoo naxriisto🎉
Waxan Maqli jiray Gaalada waa Ilmo lasi Daayay❤️🩹 Walaalyalow Caruurta Yan la Fasahaadin waxey Marayaan Xiligi la Toosin lahaa
Wiilkan waalidkiis awoon miya wiilkan gaal waye
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😂
@@Cabdicaliibraahim-t7o Maku Fahmin Walalkey?
Subxanalah walidke dhaley ilmaa ilahey umaa ay saan mahadanin ilahey ilmaha inagaa lumeeyo
Geesi nolooy keey ayan kuu racheinaya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dhaxalki awowgen hidihiyo dhaqanken dhawrane intasan ka fahamy 😅From hargeisa ❤
Wiilkaan waalidkii may quraanka baraan
Waxaa Layiri Nin aduunyo joogow maxaa Aragti kuu laaban Anigu waxaan jogaa Dalka England Mudo 1 year markii aan joogay oo luuqada nh Aqaano Ayaan shaqo doonte markii aan doonte Ayaa waxaa liidhahay Adigu islaam matahay Haaaa baan dhahay waxey idhaheen Halmid beynu kushegenaa kuguna aqbaleynaa Waa inaa Diintaas kasoo baxdaa Waxaan Dhahay kama bixi karo Waan kudhiman karaa Markii aan sacaado muranne ooynu isku dagaalne diinta in Aan kabaxoWaxey isoo bandhigeen ugu dambeyn Lacag io guryo io baabur io Naag,, Waxan dhahay aduunka oo dhami oo lacag ah hadaa isiiso Hal ilbiriqsi kama bixi karo diinteyda islaamka,,waxey idhaheen imtixankii aan sidaa kaga qaadene waad kasoo baxde maadama aad saaid ujeceshahay diintada Waxey idhaheen Hadii Aad kabixi laheed wax saas kumaan qabteen lkn anaku waxeynu jecelnahay qof adag oo wax walipo laga dhaadhicin karin,, sbbto Diintena hadaa soogasho Sidaa Anaka ugu bax kugu dhahnay diintada ayaad teena ugu bixi laheed shaqada nh waay ii aqbaleen waana Alle mhdii
Subhana Allah will yar ilhayow so hade 🤲
Aduun waa Lapo Maalin Anigu Dalka Holland baan jogaa Runtii waxaa mar leygu dayay indiinta leyga saaro walipo meel Aan shaqo udoonte Ayaa waxaa ley dhahay Anaka naga mid noqo oo diintena Soogal oo mcnka Anigu Waxan Dhahay Waan Dhiman karaa mooye Diinteyda oo Nabigu scw usoo rafaaday sinna uguma baxo Ayey waxey idhaheen Lacag isla hada Ayaan intaa sheekato kusiineynaa Ee waxeybo isoo bandhigeen xittaa guri io guri io Baabuur,, io Wax Aalo waxa Aan rapo kllia Halaas waxey umarayaan Diinta iney iga saraan,Waxaan dhahay Aduunka wixii lacag Yaalo hadii leysiiyo Hal ilbiriqsi kama bixi karo waxey idhaheen Wllhi Saaid baa diinta ugu Adag tahay Kadib waxey idhaheen Dareenkada io Caqligada inta uu la eg yahay ayaan cabireene,sbbto Qofkii aan Diintiisa kasarno oo lacag kaga doorto Anaka Nh diintena sidaa buu aga dooran wax kle ugu dambeyn shaqadii Way ii ogoladeen,,Diinta Yaala fudeeedsan sbbta Alle wuxuu yiir Qofkii aan sharfe oo Adoonkeygii kadhige oo islaam kadhige hadii diinta kabaxo waa Cadaabul qabri
Amiin 🤲🏾🥺
Asc😊
Waaw M.sh Allah Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo ❤
Habaliyo❤
ALLE haidin caroodee maxaa caruurta u lumineysaan SUBXANALLAH dadkii dhalay maxaa su'aal sugeyso
Subxanalaha war awlaada ilaashada rabiyoow 😢ana waxaan maalinkasta ku waydiistaa wiil diinta barta dadkana bara dadna intaad siisay heeso iyo fisqi ku daynayaaan yaaa rabi 😢
Wiilka quraanka bara oo waxbarasho galiya waa ilmo yare
Maasha Allaah xafido Allaah
😮😮😮😮wa aduni aakhiru Zaman wllhi 😮😮
Waa duni aakhiro saman ah
Marka laga walay ciyalaka waa sidanoo kale zxp
Walee inay cajiib thy Wax aan ku dhoho garanmaayee ader guulyso inbadan❤❤❤❤
Wlhi amba hadan arkay waa uqaadan wayey ilmahan yar acuudu
Mansha allah soo barbar habo .ilmaha yar daya hestu wa baraarajine
wwww inta garanyso kuwa dhoofay oo ma kafaha kalyaha kala baxay u sheeg horay usoco habo mcn xassan yare❤❤❤❤❤
M.a dhiiiga ❤❤❤
Masha allaha waa wila aad ooyara ee qur anaka codka quxurda badan mu ku akhariyo
Ayyy codkiisa😢❤
Dhintay😂😂🏃♀️
Mashaa Allah guul insha Allah wadani 👋🌺💖💙🎊🎉🌺💙🌸🫶💪✌️
Ninka musica u tumayo intan ka salamaya wey ku faditha abti m.a 😅
Subxanallah caruurta maxad u fasahadineysa mey ka celiyaan waalidki dhalay
War cunga dugsi geeya😢
Masha allah wlhi waa cashir heestan kanyar ❤❤❤
Wlhi Ana xiligasan dugsi ka imid dhididka iga dhacayana iyo kulelka hadana madarasad baa isugeysa isna heesbaa lagu ababiyay wa adunyo😮
Lakiin isku mid baad tihiin Mar hadaad adigo inta leeg aad mobil sidatid Inta fanka ayuun buu ku dheryahay wiilku
Sas waye wiikeeyn yar
Mafahmin dadka hayaahi maanay soomaali ahayn inan ku soomaalibuu ku heesiye agah
SAAS way 🇦🇿🎧
Xasan yare
Ma booram buuleyahayi😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Keep going legend ka yar
War maxuuleey yahay😅😅
Walaallyal fadhiga aan ka kacno wllhi aduyadan aduyo mahan cabsada allle aann badino dardaaran ayey iga tahy
Wllhi waa Sax Aduun Waa uu sii dhamanayaa Aakhiro samaankii nh wuu soodhaw yahay Allow Qaatumo wngzn hanagu dilo waxad arkeysaa Rag oo Naago iska dhaagayo Rag io Naago diinta kasii baxayaa Wllhi diintu mcaankeda qofkii un bartaa Dareemi karo wall
War negatek Dinka ilahi iske baro ungiyr batey 😢😢
Maayaa ku tuuratee pro
😂hada may may meyaa 😂😂😂
❤M.a❤
Ani wax mafahmin yaa noo fasirayo😂😂😂
Muxuu shegay 😢
Yaaaaa waaa ilama yar
War muxu leyaha😂😂😂😂😂
Moussa bixi u dhamaaa yarka😢
😢nasib xumo waxa ah inow ilahey dheyman mida ugu qalisan ilahey adunka kugu siyay inad ilashan weysid ama waxa adunka lokenay aad ku bar barin wey sid
Ma❤❤❤❤
Wlhi naartaba ling shaqeysadoo fadaasa
Habo maxaa ku helay waxani ma fiicnee dugsiga aad.Waalidow masuuliyadiina hadayacina wallee waaleys weydiin maalinta qiyaamo 😢
Sawiir naar u socdo socodkiisa laga garanaa😂😂
masha allah , future star
Guuleyso awoowe
Subxanallah Subxanallah
Walhi cajiib.the dayar❤
M,,A my pro
DUGSIGAA UGA QURUX BADNAYD,, LKN YUU KU FOGAAN HEESAHA,, HA LAHGU TAAKULEEYO INUU AWOODDA SAARO WAX DHOGASHADA
Keep going
Yaranka onkod saas hayeelin cadowjabiye
Xasin yare💪💪💪❤
Nuur yare
Dugsiga geeya walhi aqiro walaweydin walidkisa suashan😢
Guul leyso
Maxaa aad ku hadasheen hadeer naa isla yaaba naasaa uun ja ruxinae
waamucjiso walaahi
❤❤ 0:21
Walee adoon majiro
Masha alaah ❤❤❤
Walahi cadi maha❤❤❤❤
Wiilkeenna
❤❤❤❤❤❤😊
Hadan midh ka fahmay laakiin wuu codfiican yahay
Waxan mantay haduu ku abaabo natijada laga sugayo wama xeey bulshoy
Yarkaan asi naarta ma doonan ee waa lala doontay
Dad badin narta usodan
❤❤❤❤❤❤❤❤😮
Tarxil kusogarsiyay siigarsii beydhabo basabor jinsiya bilaash qaas kusiyay suq geeyn badrool anauqoday basabor bilash kahelay hadana dhul bilash baa donaya somali fulan fulan kuwa mudan waa aniga sacudi somali shilina somali shan mabajirto
Kur and kawo baro
🥰
Waxan yar fiiriya bal
Subxanallah
Ragiiii. Waa waynaa. Ka. Maskax. Waynyahay. Kan.
Cuunug yarowganey heesay waa mucjisoo wlhi aduun majiroo😢
dad wa weyn heesa dhamo
Sah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Saqiirkaa waxbara ciyaalka iskoolgeeya
❤❤❤❤❤❤😢😢😢
Kan ma yero runta sheega Raxweyney 😂🤣🤣
Umrishe ya Hoos kufoofé
Cisha baxarka
أعوذ بالله من الشيطان الرجيم 😅😅😅
War wuxu codxumaa
10jir inuu naar galo diyaar uah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤cumar yare
Waryaa orod iskuulkaagii tag fanka wali maad gaadhine waad yar tahay waliye mida kale waxaad ku heesayso waxba kama fahmin wllhi😂
Waar alle ka baqa wll
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😢
❤❤❤❤❤
Waxaas ookale aduunka iskajooga😂😂😂😂 eelay wiiq
Qabyalada kala tag mesha h.wase
Lamba shil shey wal I dhaamo maleh
hhh war afsooomali ku hadal
Fanaanka ugu da,da yar ee gayiga somaaliyeed wuxu ka so jeedaa k.galbeed, kan ugu weyna waa hasan aadan samtar asna wuxu ka so jeeda k.galbeed ❤
Xasan aadan samatar waa ceyr wll
Zaman waxaa joognaa oo layaab badan Allah hanoo naxriisto🎉
Waxan Maqli jiray Gaalada waa Ilmo lasi Daayay❤️🩹 Walaalyalow Caruurta Yan la Fasahaadin waxey Marayaan Xiligi la Toosin lahaa
Wiilkan waalidkiis awoon miya wiilkan gaal waye
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😂
@@Cabdicaliibraahim-t7o
Maku Fahmin Walalkey?
Subxanalah walidke dhaley ilmaa ilahey umaa ay saan mahadanin ilahey ilmaha inagaa lumeeyo
Geesi nolooy keey ayan kuu racheinaya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dhaxalki awowgen hidihiyo dhaqanken dhawrane intasan ka fahamy 😅
From hargeisa ❤
Wiilkaan waalidkii may quraanka baraan
Waxaa Layiri Nin aduunyo joogow maxaa Aragti kuu laaban
Anigu waxaan jogaa Dalka England
Mudo 1 year markii aan joogay oo luuqada nh Aqaano Ayaan shaqo doonte markii aan doonte Ayaa waxaa liidhahay Adigu islaam matahay Haaaa baan dhahay waxey idhaheen Halmid beynu kushegenaa kuguna aqbaleynaa Waa inaa Diintaas kasoo baxdaa Waxaan Dhahay kama bixi karo Waan kudhiman karaa
Markii aan sacaado muranne ooynu isku dagaalne diinta in Aan kabaxo
Waxey isoo bandhigeen ugu dambeyn Lacag io guryo io baabur io Naag,, Waxan dhahay aduunka oo dhami oo lacag ah hadaa isiiso Hal ilbiriqsi kama bixi karo diinteyda islaamka,,waxey idhaheen imtixankii aan sidaa kaga qaadene waad kasoo baxde maadama aad saaid ujeceshahay diintada Waxey idhaheen Hadii Aad kabixi laheed wax saas kumaan qabteen
lkn anaku waxeynu jecelnahay qof adag oo wax walipo laga dhaadhicin karin,, sbbto Diintena hadaa soogasho Sidaa Anaka ugu bax kugu dhahnay diintada ayaad teena ugu bixi laheed
shaqada nh waay ii aqbaleen
waana Alle mhdii
Subhana Allah will yar ilhayow so hade 🤲
Aduun waa Lapo Maalin Anigu Dalka Holland baan jogaa Runtii waxaa mar leygu dayay indiinta leyga saaro walipo meel Aan shaqo udoonte Ayaa waxaa ley dhahay Anaka naga mid noqo oo diintena Soogal oo mcnka Anigu Waxan Dhahay Waan Dhiman karaa mooye Diinteyda oo Nabigu scw usoo rafaaday sinna uguma baxo Ayey waxey idhaheen Lacag isla hada Ayaan intaa sheekato kusiineynaa Ee waxeybo isoo bandhigeen xittaa guri io guri io Baabuur,, io Wax Aalo waxa Aan rapo kllia Halaas waxey umarayaan Diinta iney iga saraan,Waxaan dhahay Aduunka wixii lacag Yaalo hadii leysiiyo Hal ilbiriqsi kama bixi karo waxey idhaheen Wllhi Saaid baa diinta ugu Adag tahay
Kadib waxey idhaheen Dareenkada io Caqligada inta uu la eg yahay ayaan cabireene,sbbto Qofkii aan Diintiisa kasarno oo lacag kaga doorto Anaka Nh diintena sidaa buu aga dooran wax kle
ugu dambeyn shaqadii Way ii ogoladeen,,
Diinta Yaala fudeeedsan sbbta Alle wuxuu yiir Qofkii aan sharfe oo Adoonkeygii kadhige oo islaam kadhige hadii diinta kabaxo waa Cadaabul qabri
Amiin 🤲🏾🥺
Asc
😊
Waaw M.sh Allah
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo ❤
Habaliyo❤
ALLE haidin caroodee maxaa caruurta u lumineysaan SUBXANALLAH dadkii dhalay maxaa su'aal sugeyso
Subxanalaha war awlaada ilaashada rabiyoow 😢ana waxaan maalinkasta ku waydiistaa wiil diinta barta dadkana bara dadna intaad siisay heeso iyo fisqi ku daynayaaan yaaa rabi 😢
Wiilka quraanka bara oo waxbarasho galiya waa ilmo yare
Maasha Allaah xafido Allaah
😮😮😮😮wa aduni aakhiru Zaman wllhi 😮😮
Waa duni aakhiro saman ah
Marka laga walay ciyalaka waa sidanoo kale zxp
Walee inay cajiib thy
Wax aan ku dhoho garanmaayee ader guulyso inbadan❤❤❤❤
Wlhi amba hadan arkay waa uqaadan wayey ilmahan yar acuudu
Mansha allah soo barbar habo .ilmaha yar daya hestu wa baraarajine
wwww inta garanyso kuwa dhoofay oo ma kafaha kalyaha kala baxay u sheeg horay usoco habo mcn xassan yare❤❤❤❤❤
M.a dhiiiga ❤❤❤
Masha allaha waa wila aad ooyara ee qur anaka codka quxurda badan mu ku akhariyo
Ayyy codkiisa😢❤
Dhintay😂😂🏃♀️
Mashaa Allah guul insha Allah wadani 👋🌺💖💙🎊🎉🌺💙🌸🫶💪✌️
Ninka musica u tumayo intan ka salamaya wey ku faditha abti m.a 😅
Subxanallah caruurta maxad u fasahadineysa mey ka celiyaan waalidki dhalay
War cunga dugsi geeya😢
Masha allah wlhi waa cashir heestan kanyar ❤❤❤
Wlhi Ana xiligasan dugsi ka imid dhididka iga dhacayana iyo kulelka hadana madarasad baa isugeysa isna heesbaa lagu ababiyay wa adunyo😮
Lakiin isku mid baad tihiin Mar hadaad adigo inta leeg aad mobil sidatid
Inta fanka ayuun buu ku dheryahay wiilku
Sas waye wiikeeyn yar
Mafahmin dadka hayaahi maanay soomaali ahayn inan ku soomaalibuu ku heesiye agah
SAAS way 🇦🇿🎧
Xasan yare
Ma booram buuleyahayi😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Keep going legend ka yar
War maxuuleey yahay😅😅
Walaallyal fadhiga aan ka kacno wllhi aduyadan aduyo mahan cabsada allle aann badino dardaaran ayey iga tahy
Wllhi waa Sax Aduun Waa uu sii dhamanayaa Aakhiro samaankii nh wuu soodhaw yahay
Allow Qaatumo wngzn hanagu dilo
waxad arkeysaa Rag oo Naago iska dhaagayo Rag io Naago diinta kasii baxayaa Wllhi diintu mcaankeda qofkii un bartaa Dareemi karo wall
War negatek Dinka ilahi iske baro ungiyr batey 😢😢
Maayaa ku tuuratee pro
😂hada may may meyaa 😂😂😂
❤
M.a❤
Ani wax mafahmin yaa noo fasirayo😂😂😂
Muxuu shegay 😢
Yaaaaa waaa ilama yar
War muxu leyaha😂😂😂😂😂
Moussa bixi u dhamaaa yarka😢
😢nasib xumo waxa ah inow ilahey dheyman mida ugu qalisan ilahey adunka kugu siyay inad ilashan weysid ama waxa adunka lokenay aad ku bar barin wey sid
Ma❤❤❤❤
Wlhi naartaba ling shaqeysadoo fadaasa
Habo maxaa ku helay waxani ma fiicnee dugsiga aad.
Waalidow masuuliyadiina hadayacina wallee waaleys weydiin maalinta qiyaamo 😢