Asc wll aan ku xasuusiyo in ay cawa tahay jimco oo nabiga dhahay habeenka jimca iyo malinteeda badiya saligeyga ee igu la saliya xabiibkeena muxamed csw ❤❤❤❤
Samia afkii reer borama aan kuula hadlo hno cabaayadahaa ku qurux bdn mida kle adi iyo 3aada matanood dar illahy baa idiin jeclhy hda wiil hy moodiness gabadhbaa ahy 😂❤🎉
Wlhi Sundus Taasi waa Funny Meel Ay Joogin Nuur Maleh 😂😂
Wllow mid profelka wxan oo kle usrnyhy aya meelkasta iiga horeya amaa adi thy tiktok macalaa sundus leena shegin mrkasta😂❤
Ma ila yaabtay😂@@Fartuunmohamuud-s6z
Wa tageero dacad ah sida anigo kale😅
Haa wllhi😮😮
Sundus💃she really is an energy booster! 🥰 every time I see her I immediately feel happy 🤗❤️
jimco kariim
ku sali nabi maxamed scw scw ❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salalaahu caleyhi wasalam
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️
Lidi please walaal marka tiraahdid leee ku dar ilaah ilalaahi maxamadu rasuulahii❤❤
Laa waa maya macnahedu dhib maleh saan malaynayo dhib ma leh
Sundus Mel ay ku jirto ka ma dhamaado qosol😂😂😂❤❤ sundus is not eas😂❤
Qurigi asad cawa aroos ba ka dhacay mshallh gbdhahena faraxsanada❤❤❤
sundus caawa m. a energy badan baa ka muuqda iyo farxad m. a❤allaha idin siyaadiyo dhamantin farxada i. a
Ala sunduseyy ku jecliya anigo xanaqdn hada arko wllhi wa iga qoslisa kuma waayo abid baayo❤🥺👸
Ayyy baranbur baa meshaa ka dhacay sundud ayanle m.a wee u fadhisaa ciyarts❤❤🎉
Waa markii kowads aan ladan meshada iimado walina sundus darted❤😂
Sundus funny weye wlhi fudaydkeedaa jabin doona ❤🎉😂
Sundus meel ay ku jirto waa funny 😅😅
Wallahi wadajirkina wan jaclhy waligina san ufaraxsanada ❤❤
Masha allh gabdho qalbi wanaagsan iqwatii filaah soonka lama xirto waa in laniyeesto mida kale hadii hilmaatit aat cuntit soonka wuu kuujiraa xadiith saxiiiiix ah
Asc wll aan ku xasuusiyo in ay cawa tahay jimco oo nabiga dhahay habeenka jimca iyo malinteeda badiya saligeyga ee igu la saliya xabiibkeena muxamed csw ❤❤❤❤
Jazaak ALLAH
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️
Sundus arkaya waa soo caray🤣😍
Sundus never failed to make us laugh 😂😊
Sundus isdiyari aruskeyga kabaranbure 😁😜🤗🎉🎉
Masha Allah sundus is not easy walaahi fani yatihiin asxbey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Marmar buraanbur ama dhanto ama shirib kuso xir abaayo waa qurux fanka
Haracina jeega xiir kiki iyo sundus noo wada 😂😂
Soomka sunaha waxad niyaysan kartaa subaxdii
Waayo xiligi Saxabada Markay quraacdu ka raagto waxy iska xidha jireen soon
Walahu sw aclam
Jah ala maxay kuwan bashaleen❤🎉 masha allah❤
Samia afkii reer borama aan kuula hadlo hno cabaayadahaa ku qurux bdn mida kle adi iyo 3aada matanood dar illahy baa idiin jeclhy hda wiil hy moodiness gabadhbaa ahy 😂❤🎉
😂lkn mgaca
Sundus War Jecel sayr ugundhawan samiYa dayei😂😂
sundus is not easy 😕 😒 😔
😅😅
Haa wlhi😂😂😂
Haa walhi
😂
Sundus wax kale waye Masha Allah 🥰🥰
sundus la.anted abaar❤❤❤
4 girls is.not easy🙂🙂👑👑🙏🙏🙏🙏
Sundus ayaanle is not easy❤
Ladaan ciidi masha Allah tabarakalaha Astuurnaanta aada ugu qurux badantahay walaahi weliga sidaan u Astuurnoow huuno macaan ❤❤❤❤
Ladan iyo sundus way niifadhida ciyaartu😂
Sundus haday tagi lahayd malaysia waa dami lahayd kuwan sidaan umay faraxsanaan lahayd
Mataanaha samia ladan kiki kuweygii❤😮
Wlhi kiki waa ku qoslay ladan ku leeday Aroos kaste malxiisad ka tahay mana aroostid qoslaa u dhacay😂😂
Kiki io sundus wlhi funny wye 😂❤
Ayyyyii sundustena❤😂😭
Aar zunduzaaa dhip badnaaaa❤😂
😂😂😂😂😂😂😂 ina Ayaaale xarabihii qofa😂😂🎉
Waxan maqalnay armay run yihiin samiayaay wll anyway hambalyo 🎉😂❤
Sundus an other leve wye wllhi samia is not easy io kiki io ladan waaw ❤❤❤❤
Ar sundusaa mxay buraanbur ciyaartiisa ku baashaashay😂
Samia waa funny 😂
Sundus wllhi waaa nawaaloosaa si😂😂
Sundus fududaa isdajina kakariwaayey bisinka cirkay maraysa alaha dajiyo😢😂😂
Baxsoo xar
Ala sundus meel ayajoogto fani walahi abayo
Walee asad inuu niga maqnyhy waa cadeyseen Markuu joogey saas ma u boodboodi jirin 💕😂
Sundus so funny 😂
Kiki facad is not east❤❤❤😂😂😂😂 naayaa saamiyo xitaanaakudha hooyo iniidil😂😂😂
Naayaa samiyo😂😂😂😂
Sundus is not easy 😭👸
ladan wanku dhawnhy janlkaga abyo❤❤😊😊
Ladaneey buranbur wan jecel nhy wlhi noso badi saxipey hdey farinteyda kuso garto 👏💯
Alla kuwan sidaan u jeclahylee 😂❤
Wan idin wata kiki igu salan waa funny qoftasi 😂
Sundus funny wye wllhi😅
Sundusey Ilahey haku dajiyo abayo
Ina ayaanle qosolkiii soconaaaya
Samia is not easy❤
Hyeey cadnaanow walal 😂😂😂😂
Cabaayad is the best ❤❤❤❤
Sundus wlhi waa funny😂😂😂
Sundus waa funny❤❤❤
Team ladan cidi🎉🎉
Samia abyo dhegihi koko miya so kabatay😂😅 abyo icafi intas kaftan lee wye
Barnamij buranbur ah soo duupa yaqay
Mnsha Allah wllhyga horey u soco wllhyga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wlhi sundus funny waye kii barabur ahana wuu u fadhiya😂
Come soon 400k team ladan cidi
Rer bicdiyahan rer wacys 😂❤
Waan soo dhaweenaa dumaashigeen cadnaan❤
Hablahaygii guulaysta❤❤
Sundus buranbur wa ufadhiisa😮
Ladan cidin gabadh reer magala ❤
LadaN Iyo Saamiya mxy SAYLICI U Ciyaari WeydeeN
Team ladna iyo Kiki iyo samia iyo sundus iyo Koko ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
I love you sundus❤❤❤❤❤❤❤
sundus is not easy 🎉🎉😅❤
Gurigiii ased😂 alla haw gargaaro😂
😂😂😂 Ladan wad dhumatay waa haysaa ciyarta ladan cidi👌
Mnsha.allh alle farxada haydin siyadiyo huuno❤❤
Malaysia aros maba. Kadaco miya sanadkan istura yaqay😂
Nolada hablahaygiiih💕💋
Gaagaabka isn't easy 😂
Ladan❤❤❤❤❤ i love ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Team saam hadanu nahay nayaa caybanu u naqanaa ninka ayunba odhan kara nagtay lkn qofkale kuma odhan Karo
Ladan cadii is not easy❤❤❤❤❤❤
Masha Allah faraxada allah ni siyadeyo 🎉🎉
Asc all Muslims ☪️
Wcs gabdha hee na soon kaas ma fahmin
Samiya Cabaayada wey kuquruxbadantahay Shaatiyada Iga Cun 😂😂
Hambalyo Hambalyo❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Sundus ❤❤❤
Kisamsun kuwaygii ❤❤❤❤❤
ILove sundus and ladan kiki samia🎉
M.a Sundus 😂❤
Wokojira sunkaga hada ilawday❤
Wa Ninkeed weey
Ladan cid hore u soco wllo ❤
ladan kiki barki kusmeey cabsi cabsi ah weeydin taageeraa kuligiin alha idin xafto
Sundus ❤😮