MASHIINKA KARBETKA IYO KURAAS LAGU DHAQO CARUURLEY WAA KU CAAWINAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 5 ปีที่แล้ว +6

    Quraan ku shid xaafada mamo malaaig baa kuu soo galayso. Siiba Albaqra

  • @cayuunii3149
    @cayuunii3149 5 ปีที่แล้ว +2

    Mom nadaafad maa isku badashay dumarkii dhanbaa nadaafad noqdeen ee adi waanadada quruxda badneed noo wad👍👍👍👍

  • @nasteexoaa6872
    @nasteexoaa6872 5 ปีที่แล้ว

    Wiilasha iyo gabdhahaba how sha waa labaraa carur wa wayn ma lihi hadana ma sha allah qof kasto shaqo ayuu lee yahay uu malin kasto qabto.dantaa oogu jirta nadafadana way ku baranayaa iyo musulnimads

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 5 ปีที่แล้ว +2

    Caruurta bar ha ku caawiyaan qof kasta qol kii sa ha nafiifyo bar Sidaan mama Waan kaa naxayaa 1sano ayaad qurxo nadiifinysa Yaab all somali Waa isku mid Isma dhaantaan

  • @suubanabdi3720
    @suubanabdi3720 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allah habo waaba midka kaliya caruurta nala koriya wasaq dhan gurigaaga kuma arkaysid nadiif ayuu ka dhigaa machine kaas Walmart iyo amazon online ayaan ka dalbanaa dadka USA jooga mgrty aad ayuu ufiicanyahay clean ayuu ka dhigaa carpet qurux kaali iska arag ka dhigaa thanks habo

    • @nasra591
      @nasra591 5 ปีที่แล้ว +1

      xabibty amizon ayan rabay ina ka iibsado lkn midkan wayniga badan ma rabo mid light weight ah ma ii tilmami I have 3kids waxay iigu daran tahay marka botty trainings ka meel kasta ilmihii wuu ku kaadinaya niyad xumo

    • @suubanabdi3720
      @suubanabdi3720 5 ปีที่แล้ว +1

      @@nasra591 walmart waad Ka heli kartaa asagoo light gobolkaad ka degantahay USA mgrty walaal aniga 5 caruur yaryar ayaan haystaa dhulna iguma kaashaan potty training markaan baraayo waxaan usoo gataa baanbariska kastuumada camal oo la dhaho training pull up size (2 ilaa 5) ayuu leeyahay ilmuhu yar markaad potty ama tuunji ku kaadsho oo banaanka uu fariisan rabo ayaan u xeraa pull training baanbariskaas ilmuhu haduusan isku kaadshin oo ii sheego kaadi Ayaa ihayso igu dhaho stickers ayaan siiyaa marna candy's ama nacnac ama cookies ama ice cream wax uu jecelyahay si dhaqsi ayuu cunugu yari xiisaynayaa asagaa soo xasuusanaayo inuu galo suuliga ama musqusha wuuna iska siibi Karaa baanbariska kaligii pull up training magaciisa walmart ayaad ka heli kartaa asagoo dhar online laga dalbadaa mgrty walaalo ama hadaadan awoodin ilmuhu yar inta uu ka baranaayo usabir carpet bac u dhig meesha uu fariisanaayo insh caruurta sabar badan ayay u baahanyihiin haday aad u yaryihiin marwaliba wuu isku kaadinaa 2 ilaa 3 sano markay jiraan mgrty 4 markay gaaraan asagaaba wax kasta baranaayo oo is maamulaayo kaligii insh walaalo aniga before 2 ayay aheed Walmart ka soo gatay mgrty insh qaar qafiif ahna way jiraan laakiin meelsha wasaqda iyo biyaha nadiifka kala saarin ayaa jira kaasna ma fiicno mgrty Kan kala saar oo meelna wasaqda meelna biyaha nadiifka ayaa fiican hadaad hesho Walmart online hadaad ka aragto kadalbo asaga xitaa ama ebay amazon insh inaad heshaa kuu rajaynaa sorry hadalkaan kugu badshee by

    • @Shumeey656
      @Shumeey656 5 ปีที่แล้ว

      @@suubanabdi3720 abaayo suuban magaciis machine kan wayn yurub ayaan jogaa

    • @suubanabdi3720
      @suubanabdi3720 5 ปีที่แล้ว

      @@Shumeey656 walaalo hoover ban USA loogu yaqaanaa waa magac badanyihiin smart washing Cleaner waa la dhahaa $200 waayay qaarna $160 quality ayuu ku xeranyahay walaalo

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille4892 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah cafimat kuwar abayo macaan

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mamo wax bar gabdhaha. Chrismisku raqiis yahay ama warqada sellka bar sida loo ilaashado

  • @umukhalid4056
    @umukhalid4056 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah

  • @dekaomary381
    @dekaomary381 5 ปีที่แล้ว

    Mama canab xage kajokta canada

  • @fatimasalat2398
    @fatimasalat2398 5 ปีที่แล้ว +1

    Sax manshaallah aniga shalay idil ayan ku dhaqayay wlh la aanteda wa abar mashiintan

  • @hawaali5209
    @hawaali5209 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah gabayar wad ka qima badantahay laxad kagana ilahay laxaw kama galiyo

  • @haweeyamahamed2138
    @haweeyamahamed2138 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah hooyo karti leh weye canab nolow habo

  • @munaabdi3022
    @munaabdi3022 5 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah hadad cafimaad qabto guri gaa ga ka shaqeeso

  • @shamismuuse9724
    @shamismuuse9724 4 ปีที่แล้ว

    Sc qurank guriga bar quranka jlahay ayaa caruurta iyi gurigaba u aha xijab

  • @kadrakarie2411
    @kadrakarie2411 5 ปีที่แล้ว

    Waad tababartay naagihii soomaaliyeed

  • @sunshine-vk2xw
    @sunshine-vk2xw 5 ปีที่แล้ว

    Masha aĺlah mamo canab

  • @jihanmm7569
    @jihanmm7569 5 ปีที่แล้ว +2

    Hoover ban Walmart kasogatay adbu uficanyahay $160ba laigasiye cunug hadu matago hadi waxladadiyo waku mudsane lee.

    • @nasra591
      @nasra591 5 ปีที่แล้ว

      Magacii qaali

    • @jihanmm7569
      @jihanmm7569 5 ปีที่แล้ว

      @@nasra591wey nocya badan yihin kanan ugu jeclahy "Hoover power scrub" baladhaha sabuuntisana waydi dadka store ka kashaqeya sida lo isticmaalo TH-cam kadaawo.

  • @maryamamohamed7407
    @maryamamohamed7407 5 ปีที่แล้ว

    Please write the brand name

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 5 ปีที่แล้ว

    Qurux xaafadada allaha kugu xifido

  • @qurixiwaafarakuhayn7107
    @qurixiwaafarakuhayn7107 5 ปีที่แล้ว

    Canab asc xabiibti xbbti mada aad aayad xirantahay hada qof caqilada tahay mheesaha iska dami anda kuma wanagsana anaga kugu xirana noo.fiicna qalbi qalayl ayay laga qada quranka ku raxayso mida kale caruurta bar inay hawsha guriga kula qabtan si bari ay isku fulnasho u gaaran adiga markasta ma daba taagnan doonto mustaqbal dheer ayaa sugaya wiilal iyo gabdhabo wanadii aan kugu jeclayn noo wada hora mar wacan xbbti

  • @beeldeeqmohamed2993
    @beeldeeqmohamed2993 5 ปีที่แล้ว

    Maamo soo iibso biraha dahyada xumaan hayga qaadan waa uun heesahana iska daa bes 2 uunbaan kuu sheegi lahaa wax badan talo waan kaa qatay wanan ku tageraa

  • @fadumohasan8306
    @fadumohasan8306 5 ปีที่แล้ว

    Mamo nm Wa uu ii so galin wayay

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 5 ปีที่แล้ว +2

    Mamo xagee ka helayaa waaba ku dhibanahay maalin kasta lacag Baan ku bixiyaa

  • @maryamamohamed7407
    @maryamamohamed7407 5 ปีที่แล้ว

    Maama anigaaba raadinayay illahow qeer fara badan kusoo waa noo faaidesay

  • @deqoabdullahi3168
    @deqoabdullahi3168 5 ปีที่แล้ว +1

    Cawa anigaa ku guuleystay qofka ugu horeeyo inaa noqdo mmo meeqa ayu jogaa mashiinka hada

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  5 ปีที่แล้ว

      Canadian tire ka AMA Walmart ka

    • @deqoabdullahi3168
      @deqoabdullahi3168 5 ปีที่แล้ว

      Mmo macan doolay ahaan igu sheeg hadii eey macquul tahay

    • @deqoabdullahi3168
      @deqoabdullahi3168 5 ปีที่แล้ว

      Doolar ka wadaa sorry dolar ma igu sheegi kartaa

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 5 ปีที่แล้ว

    Mama qurbaha la qaba so wali somaliya joogta waxane Waa Nagasaki joog xumo Waa ceeb

  • @kadrakarie2411
    @kadrakarie2411 5 ปีที่แล้ว

    Canabeey walaal markii aad waxqabanayso surwaal iyo shaati uniform gasho

    • @caiishazain1549
      @caiishazain1549 5 ปีที่แล้ว

      Kadra Karie wey gashani lkn hada maya maxaa yele live ayey ku jirta mel kasta ayaa laga dawanaya marka ma xirankarto markey Gurigeeda joogta kali ayey xirani.

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 5 ปีที่แล้ว

    Mama maalin kasta guriga Iska nadiifi sidaan waa Waa qalad Wanda ku daalysaa caruurta bar ha ku caawitaan

  • @kadrakarie2411
    @kadrakarie2411 5 ปีที่แล้ว

    Canab adigu gabar yar ayaadtahay ee hays habrayn quruxleey shaqo badan

  • @ayaanhussein3753
    @ayaanhussein3753 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah mamo hore usoco ale ha ku xafido

  • @fadumocadey9244
    @fadumocadey9244 5 ปีที่แล้ว

    Maalin miyey ku tahay sacan mamo ar aduuna walakala duwan yahay

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  5 ปีที่แล้ว

      Ha waa casar

    • @fadumocadey9244
      @fadumocadey9244 5 ปีที่แล้ว

      @@mamasoomaali reer Norway waxey notahay 02: 10 habeenimo

    • @sahrah9372
      @sahrah9372 5 ปีที่แล้ว

      @@fadumocadey9244 oo maxaa la soojeedaa hee