Saado cali iyo Cabdi baadil Beerkaad igaga taalaa with lyrics kaban

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 22

  • @cabdirashiidaxmed6194
    @cabdirashiidaxmed6194 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waah Waah Waa hees Cajiiba oo Qaaliya Oo Uu Jacayl Waliba Kugalayo Alle ha uNaxaristo Wizii dhintey Aamin yaa rabi iyo inta Noolba Waa hees Aan Jeclahey Runtii Waxa Aad igu Weyn Qof Aan Jeclaahwy oo Layidhaah Deeqa ubax Marka Waxan Lee yahey Beerkaad Iga Taalaa

  • @hooshbanadir221
    @hooshbanadir221 3 ปีที่แล้ว +4

    Geedi Shaambow Mahadsanid Sxb. Waa hees xul ah runtii.

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +3

    Ad ban kugu bahnahay adna inad I jeceshahay runti wan og so nahaye aqalkan ku oya adigana xafis kad murugada la jogta ❤❤❤❤❤

    • @Ciidle1
      @Ciidle1 9 หลายเดือนก่อน

      Ma heestasey ka haysata huno waa labo heesood tan socota iyo heesta so qortey

  • @mohamedmuhamud6605
    @mohamedmuhamud6605 7 หลายเดือนก่อน +4

    Erayadii Aun Abwaan maxamuud cabdulaahi singub

  • @abwaancaato538
    @abwaancaato538 11 หลายเดือนก่อน +2

    Kabankii cabdi baadil baab maqlayaa iyo codadkii a.h.n saado iyo cabdi baadil

  • @NimoDaad
    @NimoDaad 3 หลายเดือนก่อน +2

    Berigaa samaanta le sida loogu bogaybaan anna kuugu baahnaye sida loogu bogaybaan anna kuugu baahnaye beerka beerka beerkad igaga taallaaa

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 หลายเดือนก่อน +3

    Hees xusid mudan AHUN Saado Ali Warsame

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 10 หลายเดือนก่อน +3

    Waayo waayo

  • @ismacilcabdi8801
    @ismacilcabdi8801 8 หลายเดือนก่อน +1

    dhool Bari Ku da,ayoo

  • @Nour-w2n
    @Nour-w2n 4 หลายเดือนก่อน +1

    esh calaa hees

  • @ismacilcabdi8801
    @ismacilcabdi8801 8 หลายเดือนก่อน +1

    baara cassaha weeyi

  • @CabduqaadirIbrahim-gc7ie
    @CabduqaadirIbrahim-gc7ie 5 หลายเดือนก่อน +1

    Laxanka wa cabdi baadil codkana wa asaga waw iyo saado

  • @MustafaMohamoud-ws3vb
    @MustafaMohamoud-ws3vb 5 หลายเดือนก่อน +1

    R.i.p sado ail walalao

  • @garaadyusuv8545
    @garaadyusuv8545 6 หลายเดือนก่อน +3

    30 .5.2024

  • @yuuutuuubgaabow-rd7kw
    @yuuutuuubgaabow-rd7kw 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @CilmiXusen
    @CilmiXusen หลายเดือนก่อน +1

    Donload

  • @yuuutuuubgaabow-rd7kw
    @yuuutuuubgaabow-rd7kw 5 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤😂

  • @ismacilcabdi8801
    @ismacilcabdi8801 8 หลายเดือนก่อน +1

    ana ana