Heestii Balanbaalis Xasan Aadan Samatar ereyadi aun Cali saleeban Bidde

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 67

  • @geellegaaboow3853
    @geellegaaboow3853 7 ปีที่แล้ว +21

    waa ereyaddii abwaan cali saleebaan bidde iyo laxankii musigii codkii fanaan xasan aadan samatar sidaa ogaada soomaalida cusub

    • @mohamedBuraale
      @mohamedBuraale 6 ปีที่แล้ว +3

      geelle gaaboow subxan wllo waa erayadii xasan gani

    • @xamaasahmed841
      @xamaasahmed841 5 ปีที่แล้ว

      Wa eyayadi cali sugule dun carbeed

    • @maxamedsuldaan5330
      @maxamedsuldaan5330 4 ปีที่แล้ว +1

      Cali saleebaan bide ayaa lahaa ereyadan

    • @Cabdulahi-rl4rb
      @Cabdulahi-rl4rb 9 หลายเดือนก่อน

      0:45 0:46

    • @Cabdulahi-rl4rb
      @Cabdulahi-rl4rb 9 หลายเดือนก่อน

      6trytyurss3chjgggg

  • @xasancali9006
    @xasancali9006 6 ปีที่แล้ว +4

    Maadhkiyo baldhooluhu baarka iski soohdeen oon bahal ugaadhiyo beryaha dad soo marin alaa ya cisak woooow❤❤❤❤

  • @Badwi1114
    @Badwi1114 10 ปีที่แล้ว +3

    heestan cali saleeban bide wuxuu ka curiyey magalada achen ee jarmalka ku taal mar uu jaamacad ka dhiganayey
    allah ya raxma abwaanka fanaankanka xasan baashe alah caafimaad iyo cimri dheer ha siiyo.
    amiin

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan ปีที่แล้ว +1

    Heestan waxa curiyey Abwaan Cali Mohamed Saleebaan Bidde AHUN hilaaddii 1978 Laxanka iyo Luuqdana waxa ku ladhay Hassan Aadan Samatar Kabanka Daa'uud Ali Masxaf AHUN Ayaa tumaya- OLD IS GOLD.

    • @AbasMohamud-k2t
      @AbasMohamud-k2t 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waa yahii ficnaa Somali Allaw nabdgili Somalia dal &daba

    • @Qaraamiyahan
      @Qaraamiyahan 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@AbasMohamud-k2tAad iyo aad

  • @guledrone2597
    @guledrone2597 8 ปีที่แล้ว +28

    baleeg abwanku wuxu sawirayo meel buro dhadher oo barwaqa oo wabi baal marayo waqtiguna subax yahay oo ceryan jirto dhulkas oo ubaxyo leh taaso balan balisdu dhex duulayso bal sawiro quruxda meeshas mashallah markasay inan yari iska soo cararysa oo odhanysa raga somaliyed romantic maaha caku

    • @firdowsadahir4297
      @firdowsadahir4297 7 ปีที่แล้ว

      heestaan waa hees aan caadi aheyn waa runtaa 5ta farood alle ma simin ragu na waa sidaas

    • @mahamedwardi2996
      @mahamedwardi2996 6 ปีที่แล้ว

      Masha llaah

  • @abdirizakibrahimali8301
    @abdirizakibrahimali8301 4 ปีที่แล้ว +2

    05:10 -05:16 wuxu musiga kaga yeedhsiinayaa intan "Biligtaadu waa taa kalgacaylka beertoo bilicdaad wax dheer tahay!!!!

  • @maxamedcusmaan3776
    @maxamedcusmaan3776 5 ปีที่แล้ว +1

    Eryadiii axmad saleebaan nice codkii xasan adan riwaayadiii dumistii aqalkayga too arooskii inkayga

  • @awbustaale5719
    @awbustaale5719 8 ปีที่แล้ว +14

    Sida meel bariis loo
    Oo baasto dhaadheer
    Maraq baal maraayoo
    Barbarkana baruuruhu
    Kaga beegan yiinoo kkk

    • @geesigaburco2165
      @geesigaburco2165 8 ปีที่แล้ว

      mohamed awil hhhhhhhh guri barwaaqo

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 6 ปีที่แล้ว

      Maxamed Maxamuud maasadaan waan ku gaajoodey runtii

  • @CEELQODE_OFFiCIAL_66-xu9jm
    @CEELQODE_OFFiCIAL_66-xu9jm ปีที่แล้ว +1

    BALANBAALIS QALIMALEH GOOD VOICE

  • @engrashkaboy5772
    @engrashkaboy5772 28 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤legend ayuu ahaa xabqarigani❤❤❤

  • @Garad7
    @Garad7 10 ปีที่แล้ว +7

    waxaa alifay miraha/lyrics heesta abwaan/composer u dhashay gobolka waqooyi-galbeed ee Ali Saleebaan Bidde.

    • @xyssinkeydiid6555
      @xyssinkeydiid6555 10 ปีที่แล้ว +1

      Y

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 9 ปีที่แล้ว +3

      Garad7 Waa sida aad sheegtay heestan erayadeeda waxaa sameeyey Allaha u naxariistee abwaan Cali Saleebaan Bidde. Cali Saleebaan uma baahna in la sheego halka uu ka soo jeedo, maxaa yeelay wuxuu qof caan oo la dhashay abwaan Axmed Saleebaan Bidde. Teeda kale xitaa miyaad u duceyn weyday oo Allaha U naxariisto oran weyday inta aad sheegeyso halka uu ka soo jeedo. Cajiib.

    • @fatuushmaxamed556
      @fatuushmaxamed556 8 ปีที่แล้ว

      Garad7

    • @shaafi2937
      @shaafi2937 8 ปีที่แล้ว +1

      nabadraadshe
      sxb heeskan yaa laxamiyay

    • @baalebb7371
      @baalebb7371 8 ปีที่แล้ว

      Garad7 heestan ana sameyay camo e dadka beenta ka da

  • @awdal26
    @awdal26 7 ปีที่แล้ว +12

    Fucking legend waar sidaas u heesa u laxamiya oo u Tuma musiga , anaga ha noo Soo duubina daaco ee

    • @izaiahyahir3378
      @izaiahyahir3378 3 ปีที่แล้ว

      i dont mean to be so off topic but does anyone know a tool to get back into an Instagram account..?
      I was dumb lost the account password. I would appreciate any tips you can give me

    • @caysonjaxson1575
      @caysonjaxson1575 3 ปีที่แล้ว

      @Izaiah Yahir instablaster ;)

    • @izaiahyahir3378
      @izaiahyahir3378 3 ปีที่แล้ว

      @Cayson Jaxson Thanks for your reply. I found the site on google and Im trying it out now.
      Seems to take a while so I will get back to you later with my results.

    • @izaiahyahir3378
      @izaiahyahir3378 3 ปีที่แล้ว

      @Cayson Jaxson WTF IT REALLY WORKED! I just hacked my IG login after roughly 30 mins by using the site.
      Had to pay 15 bucks but for sure worth it :)
      Thanks so much, you saved my account !

    • @caysonjaxson1575
      @caysonjaxson1575 3 ปีที่แล้ว +1

      @Izaiah Yahir glad I could help xD

  • @istambulfaarah6608
    @istambulfaarah6608 5 ปีที่แล้ว +1

    Heeso waa heesihi hore
    Kuwan dambe wxay akhrinayan aan la garanayn ba ayoo hoogay hees nooga dhigeeen ncalla sheydaaankiin ku yaaal

  • @hamdafarah9127
    @hamdafarah9127 7 ปีที่แล้ว +2

    EREYADIII ABWAAN CALI SALEEBAAN BIDDE

  • @axmedsaalax
    @axmedsaalax ปีที่แล้ว +1

    Xasuus qaaraami Degmada Afgoye Gobolka Shabelaha hoose baan kadhageysanayaa jawi degan

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 ปีที่แล้ว

    Legend somaliyeed allow cimri dheer oo caafmaad leh kusi

  • @dantiiyaqaan5300
    @dantiiyaqaan5300 6 ปีที่แล้ว +1

    Yaa salam xasan adaan

  • @malyuunaismaiil1983
    @malyuunaismaiil1983 9 ปีที่แล้ว +17

    ragna waa ragi hore runina waa intu yidhi Bal car wakaase laba eray oo hagaagsan ha alifaan kuwani lol

    • @abdifataxjowhar7565
      @abdifataxjowhar7565 9 ปีที่แล้ว +1

      malyuuni Ismail ukhti hada hees majirto wixi lagu sheekaysan jiray baa hees lagadhigayaa

    • @boodhari4136
      @boodhari4136 7 ปีที่แล้ว

      Malyuuna Ismaiil dumarna waa intuu qabay

  • @ciisexaashixayle7994
    @ciisexaashixayle7994 6 ปีที่แล้ว +4

    Ereyada: Cali Saleebaan Bidde
    Laxanka iyo codka: Samatar.

  • @aarbarigobolkaraga5356
    @aarbarigobolkaraga5356 4 ปีที่แล้ว +1

    Hawdiyo banaano beeshu nabad bariisada barqinaysa maalko aay bari saamad tahay

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 ปีที่แล้ว

    Mirihii cali s.bide laxankii samatar codkii xasan aadan samatar

  • @cabdiafgaab581
    @cabdiafgaab581 4 ปีที่แล้ว

    Aabihii jacaylka xasan aadan samatar

  • @aarbarigobolkaraga5356
    @aarbarigobolkaraga5356 4 ปีที่แล้ว

    Markay saxda tahay heestu waata laxanka iyo muusiga iyo codku sidaay isugu dheeli tiranyihii bal eega ciyaal baa ku ciyaaray fankii

  • @ahmedmoahmed8675
    @ahmedmoahmed8675 ปีที่แล้ว

    Ahhhah

  • @princesszaam9222
    @princesszaam9222 7 ปีที่แล้ว +6

    Heestanoo kle aladhaa m ahee kuwaan heesaha kudhelay oo kuhaayo lux bbe waxaas hees ma aho uff

  • @yuusufmowliid3900
    @yuusufmowliid3900 11 ปีที่แล้ว +1

    hasan hasan waad nagaga keentee halagaaga keeno

  • @indhacasechannel8813
    @indhacasechannel8813 7 ปีที่แล้ว

    ѧsѧʟ wllhy

  • @NacimaMuse
    @NacimaMuse 5 หลายเดือนก่อน

    Waxan dawanaya 2024/8/ 25😮

  • @hudahussein2508
    @hudahussein2508 11 ปีที่แล้ว

    Iyo jacaylkaygii bari samaad

  • @hamdafarah9127
    @hamdafarah9127 7 ปีที่แล้ว +1

    Asal a🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇨🇦🇨🇦🇨🇦

  • @craxmaanaxmed6791
    @craxmaanaxmed6791 7 ปีที่แล้ว

    xasan adan samater

  • @Cabdulahi-rl4rb
    @Cabdulahi-rl4rb 9 หลายเดือนก่อน

    Calaahicabdi

  • @hudahussein2508
    @hudahussein2508 11 ปีที่แล้ว

    Waayo waayo

  • @hamdafarah9127
    @hamdafarah9127 7 ปีที่แล้ว

    Aroosba alooga waxay markaas ayaa wuxuu arkay maro ay ku sawiran yihiin buuro iyo dariuro. Markaas ayuu alifay xasan atuu u dhiibay

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 5 ปีที่แล้ว

      Beenalay Beenalay waxaad ka dul saarayaa Heestii walaalkii axmed saleebaan Bidde ka sameeyay gabadhii ku sawirayd magazine-kii jail-ka loogu geeyay iyagoo xidhan ee uu QAADO axmed mogeh Allah ha u naxariistee (aan damaq jacayl. ) dadka beenta ka daayoo ayar bahasha daawo