Ani taladayda waaaa waliga koko saxib la ahow asadna ha ilaaawin abaalkisa xataaaa hada 1m gaadhid asaga vidiogisa kahor mari kaaaga from inadeerta samaroon siciidnimo❤❤❤
Wllshy Samiya Ana 3 talo oo muhiim ah kula jecladey 1: Ahow qofka aad tahey ha noqon sidey dadka qaar kula rabaan 2: ha noqon qof aargoosta ee noqo qof wanag ku fal celiya hadiba lagu xumeeyo 3: ha ku niyad jabin fariinmaha qaar ee haku noqdan energy cusub ood horey ugu sii socotid ❤❤❤ from hargeisa
Talo ku siin lahaa 1 xirirka ilhy ilaali idinka dhaxeya 2 zharaftada i ilaali hadal ama ficil dhalinyaro nimo oo beri khasaaro ku keeni karaa ka sameyn ilaasho qiimahaga 3 asturnow sida thy iyo kasi fiican 4 dulqaad lahow bdan dadka wax ku dhaahya ha u jawabin 5 ixtiramka iyo dacadnimada ku adkow
Aniga hadan talo ku siyo walshay samia qurux tan kowad xishodka iyo gabarnimadad ha xorin manta adunki meel xun bu marayaye tan labad nimanka faraha ha la galin o ka fogow tan 3 salad badi allahna markasta ka baq isha allah adun wa meel ku meel gaar ah
Illahay talo saaro waxkasta way ku hagaagaya 2naftada ku tasho dadka sfcn udhexgal bulshawiyad camal 3dhinaca labiska iga dhis wad quruxbdantehe quruxbdan❤
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته كلما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون
Qaali anagaba talo wad nagu ledahey wxnan ku sin laha anigu 1 horta xidhiidhka Alle adkeee 2 ku dedaaal lebiska iyo shaxshaxda iyo inaad Mar wlba shifnaato 3 degananta xishoodka inaad hadal kaga miusantoo Mar wliba hadalka anad badiin garo qiimahaga iyo halkaad joogto wxn ku qalmeyna ha sameyn 4 hadal noole oo adkee Mar wlba maya dana baro Mar wlbo wax la sameyneyo
Talooyin fiican bay kusiiyeen dhamantood ladan cidi hal talo dacada ayay kusiisay wana runteed e samiyay miskiinimada saaidka dadku waykaga faidaystan qofke wxd barata sida waxyaaba qaar lo diido o waxyaba qaar sharaftada dhawacaya qofna haka yeelin xta hadi malayin views lagu helayo midakle markad wx dhahdid ku adkayso o haka noq noqan wxas goaan rasmi ah qofka lawadaag tusale ahan qof sual kuwaydiyay
Saamiya waxad soo samysaa barnaamij aad soo waydiiso dhalin yarda laclaa hadii la xiro TH-cam ka maxaad ka shaqayn lahaayd oo ku fiican tahy inta marnaamij kasoo samaay insha allah
Anigu waxaan talo ku siini laha 1_marwaliba quruxdada ka shaqeey labis qurxoon kulabiso, iska daa dhafarka waa lagu gabooba 2_ muqaalo qurxoon noo soo gali caruur masha kuma jirto dad waaweeyn kugu xiran wax ay dawani kara u soo duub 3_ hore u soco guulayso❤
1-Marka hore noqo qof allah ku xidhan wakhatikasta, meelkasta iyo xaaladkasta 2-hadii qof waxkaa sheegana waligaa ha jawaabani 3- Noqona qof bulshadiisa ku dhexjira In kasta oo aanan aqoon kuu lahayn hadana waxaad tahay qof qalbi wanaagsan sida aan ileeyahay
Macha allah tabarak allah alf mabrouk cadnaan he he recalled a very important point for the success of this lower life and for the afterlife. And the point is ALLAH ❤❤❤
Ladan Cidi waxay ku siisey talo kasta talo kugu haboon oo inta ku fiirisey kaaso dhex qabatay saxibka wngsan waa kaas Aniga waxaa kugu adkayn lahaa Talada labaad ee Ladan kusiisey e ah MAYA sida loo yiraahdo baro .. samiyey dadku wax kastay kugu dayayaan ka fikir waxaas lagu yiri marka hore inay sharaftaada wax yeeli karaan iney kugusoo noqon karto bari ka maalin iney caadi tahay markaas kadib jawaab bixi bye honey nolol qrxoon kuu rajaynaa❤❤
Talo 1:Markasta ood farxad la kulanto Ilaahay umahadnaq Alx dheh especialy marka dabaldaga iwm 2:qof fiicn qurux oo xishood leh waathy masha Allah Allah haku barakeeyo diintana ku adkow..love you samiyadaydii❤
Team samiya wax iga xanunsan abahey igu soduceya 40 qof ducadooda Waa la aqbala blz 😭😭😭😭😭😭
Allah kucaafiyo abyo
Sorry wll ale hakuu caafiyo aabo mcn😭
Allah kucafiyo aabe
Ala hakuu cafiyo abo macan❤❤❤❤❤
Sorry wll Allaha kuu caafiyo Aabo mcn Ala ha aqbalo
Majiro ruux kafadli badan nabigena muxamed Scw
@@IfraahAbdale allh kuucaafiyo wll
صلى الله عليه وسلم ❤
Scw scw scw scw
Ani taladayda waaaa waliga koko saxib la ahow asadna ha ilaaawin abaalkisa xataaaa hada 1m gaadhid asaga vidiogisa kahor mari kaaaga from inadeerta samaroon siciidnimo❤❤❤
Gob gob dhashi from koko ini adeerteed samroon saciid dad aan jeclhy❤
Masha Allh tallo wngsan waye abyo 🎉❤
Samia wlhi 😭 cadnan and koko waa dad qalbi wanaagsan yhiin weyna ku jecel yhiin wlhy ❤️💕
Wllshy Samiya Ana 3 talo oo muhiim ah kula jecladey
1: Ahow qofka aad tahey ha noqon sidey dadka qaar kula rabaan
2: ha noqon qof aargoosta ee noqo qof wanag ku fal celiya hadiba lagu xumeeyo
3: ha ku niyad jabin fariinmaha qaar ee haku noqdan energy cusub ood horey ugu sii socotid ❤❤❤ from hargeisa
xqiiq talo fiicn
Samia talooyinka aay asxaabtada ku siinyen dhamatod waa taloyin top ah Aniguna waxaan sii adkaynayaa mid ka mida taloyinkii aay ladan ku siisay, walashey Samia qalbi dhemaneey waa inaad barataa sida loo dhaho erayga Maya. Guuleyo abaayo ❤
Wlshayda saamiya waxaan ku siinayaa talooyin oo kala ah
1 xiriirka adiga iyo allaah idiinka dhaxeeyo adkeey
2 xijaabka waa waajib ee dar allaaah u xijaabo oo astur jirkaada wllshayda mcn
3 ahaaw gabar dulqaad bdn ❤❤❤❤❤
Wlhi ladan,koko,asad. Baa wlhi talo fcn beey ku siiyeen sidoda uu qado samiya.
Please Samia abyo iska soo hadal aan ku baranee inta igu raacsan one love ❤
Wanna kugu raacsanahay❤❤
Intaan nugu filan bee😂😂😂
Kooko &cadnaaan waano fcn😭😭😭♥️
Koko is a keeper tala fiican kusiisay ilaahso ❤
Kokooooo quf qalpi wngzn oo bashaash ah Koke hormar wcn sister 🫶🤗🥰
Cadnaan wax yar aa uga dhiman 100k 🎉 raaca asxaabta😊
Samia waa qof hal Abùur leh haben ba wxy keentaa wax fican oo cusub keep going qli
Anaa uhoreeyo😂❤ ani waxa kugu Talin laha waxee dadka kuu shegen ha qaadan ama wax laguu so shegay abyo Salaadna ilaali haka tagin🫶🏿❤️🩹
Ku Sali xabibkena muxamed scw❤ 11:15
Scw❤❤❤
Talo ku siin lahaa
1 xirirka ilhy ilaali idinka dhaxeya
2 zharaftada i ilaali hadal ama ficil dhalinyaro nimo oo beri khasaaro ku keeni karaa ka sameyn ilaasho qiimahaga
3 asturnow sida thy iyo kasi fiican
4 dulqaad lahow bdan dadka wax ku dhaahya ha u jawabin
5 ixtiramka iyo dacadnimada ku adkow
Aniga hadan talo ku siyo walshay samia qurux tan kowad xishodka iyo gabarnimadad ha xorin manta adunki meel xun bu marayaye tan labad nimanka faraha ha la galin o ka fogow tan 3 salad badi allahna markasta ka baq isha allah adun wa meel ku meel gaar ah
Illahay talo saaro waxkasta way ku hagaagaya 2naftada ku tasho dadka sfcn udhexgal bulshawiyad camal 3dhinaca labiska iga dhis wad quruxbdantehe quruxbdan❤
TEAM SAMIA ONE LIKE 👍
Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you tobe kayga gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo plz plz plz let us ❤❤❤
Yaa waaye mss mlyn qurux mise amiira qurux
❤
❤
wallhi Koko wa mahdsantay imiki wa Soo weeseestay tahjud islaha kadib wa ka cajisay kadib taldaada qaatay Anna wa ka faiday❤
Dumarland wiilka aan ukacno pls cadnaan 100k aan gaarisno pls
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕💞
Samiya wllo guudka ama tinta iska daji intaa iga talo😊❤
😂😂 ana kugu racsan😂
Masha allah allahuma barik koko talo fiican
Kusaliya salika nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw ❤
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته كلما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون
Qaali anagaba talo wad nagu ledahey wxnan ku sin laha anigu
1 horta xidhiidhka Alle adkeee
2 ku dedaaal lebiska iyo shaxshaxda iyo inaad Mar wlba shifnaato
3 degananta xishoodka inaad hadal kaga miusantoo Mar wliba hadalka anad badiin garo qiimahaga iyo halkaad joogto wxn ku qalmeyna ha sameyn
4 hadal noole oo adkee Mar wlba maya dana baro Mar wlbo wax la sameyneyo
Ilaahay Ku Xidhnow, Cadnaan Guurso, Koko Saxip Lahow, Asad Abaalkiisa Ha Ilaawin
😂😂
@@safiyosiman80 Taladayda Kawran Short Advice Somhn🤣
Samiya walhai dar aleh kuu jeclahy❤❤😊
Masha Allah dhamantod taloyin fcn ku siiyeen ladan cidi iyo kook ugusi fcn qaado❤horumar wcn ku rajynaya❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤🥹
Scw♥️
Scw
Scw scw 💯
Scw scw ❤ samiya salada ku dadaal abyo😊 taladayda waa intaa
❤❤
Saamiyo koko way. Ku jeceshahy ilaasho❤😢
Tala wacabay siisay qabka logu dhexjirikaro koko🎉😅
1:samia lebiskaaga hagaaji waad shidan tahay wllhi timaha hoos ka xidho Dhoorka dheer iska daa
2:Khamarka/tarxada isku laab markaad xidhanayso qaali .
3:samia dadka warkood weliga hadhagaysan si kastooy ku cayaan meeshu waa social media weeye dheg ka maqal dhegna kasii daa
Wax badan aad ushegtay lkn ugu damben waxaa dhahday dadka waxba haka maqlin😂😂😂😂
@@KeyfAbshir-k3h caydaan shegayeey wixi talo ah waa caadi
😂😂😂
Alla waa dacad qoslayy😂
Ilaa goormee kacarareesaa saliga nabiga scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Saamiya wllo anigu waxan ahy gabdh walasha ah laakin waxa kugula talinayaa 1...is adkee hadalka jilicsan iska dhaaf 2 markaste is astur oo taababka hadhigin iyo cabayadaha ogow haafafka dhajiska ah haxidhan 3....ale haku xafido in shllhh wllo waxan jogaa hargeisa
Ani taladan.kusiin laha marka kobad asad ha ilawin waliga abalku kugalay wlhi waa qof wngsan videogisna haka horeyo kaga
Ta labaad koko marwalpa zxp kadhigo ❤
Advice of ladan is the best 👍 plz baro maya inad tidhahdo❤
Taladheydha.
1 xarirka adhi iyo illahey in kadaxeeya adhkeey..
2 Walidhkaa barii u ahaaw.
3 comments xuun wilikaa haa firinin
Talooyin fiican bay kusiiyeen dhamantood ladan cidi hal talo dacada ayay kusiisay wana runteed e samiyay miskiinimada saaidka dadku waykaga faidaystan qofke wxd barata sida waxyaaba qaar lo diido o waxyaba qaar sharaftada dhawacaya qofna haka yeelin xta hadi malayin views lagu helayo midakle markad wx dhahdid ku adkayso o haka noq noqan wxas goaan rasmi ah qofka lawadaag tusale ahan qof sual kuwaydiyay
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado
TALLO | Anigu waxa aan kugula talin lahaa meel kasta ood joogtid allaah ka baq wllo
Saamiya waxad soo samysaa barnaamij aad soo waydiiso dhalin yarda laclaa hadii la xiro TH-cam ka maxaad ka shaqayn lahaayd oo ku fiican tahy inta marnaamij kasoo samaay insha allah
1
Cadnan
Jcylka la wad ilaa boqol cunug iska dhashan
2
Ceyda & koko isku dar
3
Qofkaa thy waliga ahoow daruufaha yeysan ku bedelin dhereg & gaajo
Anigu waxaan talo ku siini laha
1_marwaliba quruxdada ka shaqeey labis qurxoon kulabiso, iska daa dhafarka waa lagu gabooba
2_ muqaalo qurxoon noo soo gali caruur masha kuma jirto dad waaweeyn kugu xiran wax ay dawani kara u soo duub
3_ hore u soco guulayso❤
Oo waxy soo galisa wXy hada kuwo la shegayay adaba kow ka ahe😂😂😂😂
😂😂😂haa😂@@marwamustafe8270
@@marwamustafe8270😂😂😂
Somaliyey channelka iso boqda allah gacmaha ha idin barakeeyo please ❤❤❤
masha allah samia waaxad tahay inan a khlaq badan
Ladan cidi talo fiican ku siisay wllhi qof kaa naxaya uun talo ku siiya
Shamuureyga youtubebka horay u soco wll,We are with you, never give up.
Saamiyaay qofkii koowaad ee ku daawadaa ayaan ahey
One like to Samia ❤
Samiya waku jeclhy talo aan kusiniblahaa guudka dheer iska dhaaf tinta hoos uxiro salan gobeed from your home town brma❤❤❤
Samiyy cawa qosola.igu dishyyy inta ka so dawaty fosiya😂😂😂😂
Warqiiq😂
team samia one like❤🎉
Samia inthe bildeng waxkale wankusalamay boqortoyo❤🎉
Kusaliye nabegeena muxamed scw nawdkaliye naxriis korkiisa haahaatee
Team samia one like😂
Waa ku salaama saamiyo ❤❤
Waku taageraa samiya quru🎉🎉😊😊
Koko Dhago hadal free 7+7😂😂😂
1-Marka hore noqo qof allah ku xidhan wakhatikasta, meelkasta iyo xaaladkasta 2-hadii qof waxkaa sheegana waligaa ha jawaabani
3- Noqona qof bulshadiisa ku dhexjira
In kasta oo aanan aqoon kuu lahayn hadana waxaad tahay qof qalbi wanaagsan sida aan ileeyahay
Samiyo waa qofkii kigu horeyay ee comment iisogal😢
Asxaabta please cadnaan 100k gaarsiya 😢
Ku sali nabigena muhamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
The best advicer people in somalis team 27😊❤🎉
Keep going wllo samia ahmed❤
Ladan talo fiicanbay kuzheegtay zamiayay zamee talooyinka❤
Haa wlh talada ugu macquulsaneyd bay siisay ladan
Haa wllhy❤
Samia keep going 🎉❤❤300K Come soon ❤❤🎉😅😊
Samia cadowgaga Allah hajawiyo Ya rabi.......🤲🤲😢
Team koko one like🎉
Hala gadhsiyo 300k Samia😢😂
Reer soomalind u soo sheeg reer soomalina anigaa usoo sheegayee😂
@@AnisaMohammed-zu4ssyoojin maanay ahayn ❤
Koko iyo samiya waa idin jeclahay
Macha allah tabarak allah alf mabrouk cadnaan he he recalled a very important point for the success of this lower life and for the afterlife. And the point is ALLAH ❤❤❤
Team koko one like
Wllo talaada Asad
Ee ah niyad jabka iska daa oo noqo qof adag
Wn ku raacsanahy
Ee niyad jab yaan laga arkin Wllo
Waayo marku Asad tartamada duubayo waxaad dhahda waa layga badinayaa
Mrka please iska dhaaf niyad jabka
Oo noqo qof isku kalsoon ❤
Samia video who is samia noo so samee😊❤
Team koko like 😊❤
Abyo 3talo iga qaaado
Wad xishota afgabnta TH-cam ka yukulhyn dabcigaga dadka sojetay habadlin raga aad haudhaxgalin qosolka gaabi
2 labiskada shaxshxdada laba laaab
3 waliga sharftda ilaaali
Wwww kokoh walahi best taloh gabar waxbarataleeh saas uhadli kartaa walahi koko waaba sababta kujeclahay comment yada xun iyo waxwalpo losoqoraya hadana dhag uma dhigto strong girl wayeh walahi mashalah ❤❤❤❤❤
Fans samiya like 🎉
Koko cwa yey kudhagahdlee😂
7+7😂😢
7+7-14😂
Fanankeena cumeer big fan ani dhalashadeyda so dhow hees iso qaad wa Augsto 10-keda dhashay🎉❤🎀🥰
Ladan Cidi waxay ku siisey talo kasta talo kugu haboon oo inta ku fiirisey kaaso dhex qabatay saxibka wngsan waa kaas
Aniga waxaa kugu adkayn lahaa
Talada labaad ee Ladan kusiisey e ah MAYA sida loo yiraahdo baro .. samiyey dadku wax kastay kugu dayayaan ka fikir waxaas lagu yiri marka hore inay sharaftaada wax yeeli karaan iney kugusoo noqon karto bari ka maalin iney caadi tahay markaas kadib jawaab bixi bye honey nolol qrxoon kuu rajaynaa❤❤
Koko iyo cadnaan new Tom and Jerry dhib badana😂
Inta tageerta Samia ❤❤❤one like
Abaayo mcn masha allaah waxa tahay Gabar wanag san tankale waxaa kugula takin lahaaa
1/ inaad asturnaata waligaaa oodan ku duufsanin kuwa is qawiya
2/inaad meel iska soo saarto shaqada social madiaha aad u bareertay haka caajisin hormarna aad sameyso
3/ ku xirnaasha alle inaad jogteyso mar walbo culeys aragtone alle unoqo
Waan kugu dhira galinaaa shaqadaada
Annagane dawashadaada wan badi donnaaa
Tankale aaan ilobay waa inaad soo badisaa chalangeyada maad iyo murtina haka reebin ❤❤❤❤❤❤✅ guuleyso
. Isku Kalsoonow oo Naftaada Aamin
Ku kalsoonow kartidaada iyo awoodaada. Naftaada aamin, hana ka baqin inaad isku daydo waxyaabo cusub. Kaalin fiican ayaad ku leedahay, waxayna muhiim tahay inaad ku kalsoonaato(llahey subxaana watacalaa) iyo adiga awoodahaaga.’’👍
Waxaan kugula tali lahaa wllshy qali ah inaa asturnaanta ku dadaasho oo Xijaab xirato jirkaada alle waa kugula xisaab tamaa beri.
Ani Hal talo bn ku siin lahaa < Waligaa sirtada ama qof wax uu ku sheegtay dadkale hala wadaagin that’s from heart wllhi
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
1:talada aan kusiinaayo waxaa waaye abaayo inaan aad niyaad jabin marnaba oo hore usocoto marwalipa❤
2:talada xiqta waxaan waaye inaad mar walipa ahaata qof wngzan misana nafteeda jacayl🥹❤️
3:waligaa hadal qof bini Adam ha dhageysanin oo hore kaga soco wax walpo xun mcnteydii❤️🥹Samia keep going Queen ❤😊
Marnaba ha iska dhaadhicin in uu qof kaa qurxoonyahay abaayo waxatahay boqorad❤❤❤❤❤❤❤
Team koko❤ one like
Dadka dhahaan anaa u horeeyo mxaa kaqaldan😂
Keep going samia Ahmad
Manta waa malin igu ween 😢wllshey buskuda ka xadaye cawa wan qiirsanhye😢😂markas walshaye wee u bursty buskudka wee iga dhacdye😂🥹
FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲 ❤🎉
LAANDHERE SAMARON AH SAMIA AHMED ❤🎉
TEAM SAMIA LOVE🎉😢
Koko marna waa tayera marna matayero dabecadeyda wee isbadele lkn waligee macaayin sabbtoo ah waa gabar adag marna waa gabar sekale.......lkn love you
Koko waa boqorad
Cay mlhn abyo❤
First comment Samia routine from somaliland
Talo
1:Markasta ood farxad la kulanto Ilaahay umahadnaq Alx dheh especialy marka dabaldaga iwm
2:qof fiicn qurux oo xishood leh waathy masha Allah Allah haku barakeeyo diintana ku adkow..love you samiyadaydii❤