KALTUUN XASAN BACADO new love songs 2012 qudhaad ila wadaagtaa hees cusub

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 308

  • @hassanissack8149
    @hassanissack8149 4 ปีที่แล้ว +45

    Allah unaxariisto xaaskeygii caasho xiis cabdi meherkeyga lasarey naanta waan waayey xasuusteeda waa labadeyda wiil anas iyo cikrama allah iidaayo guur dambe nacay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @xuseenqadiijo1921
      @xuseenqadiijo1921 4 ปีที่แล้ว +2

      Sory wiilashada aalle hakuu adayo

    • @PSA4
      @PSA4 4 ปีที่แล้ว +2

      Allaha unaxariisto wll markle cugo insha allh

    • @axmednuur556
      @axmednuur556 4 ปีที่แล้ว

      Ilaahy hoe naxariisto

    • @maryanhassan2970
      @maryanhassan2970 3 ปีที่แล้ว

      sorry wll

    • @jamaabdirahman8929
      @jamaabdirahman8929 2 ปีที่แล้ว

      Alle hau naxariisto bedel kheyr qaba haku siiyo ubadka alle haku barakeyo

  • @dirgaxwanaf6605
    @dirgaxwanaf6605 2 ปีที่แล้ว +13

    Ilaa hada kama xiiso dhicin heestaan ❤nasabay kuma ilaawi doono ❤jacaylkii 1 aad baan wali dareemayaa

  • @Ayni88
    @Ayni88 ปีที่แล้ว +21

    Bal qabso had iyo jeer 🌹
    Ruux igu qarsoonoo🤴🏾
    Isha aynu qabaniyo👀
    Qayb iga midaad tahoo🔐
    Qudhaad ila wadaagta❤️‍🔥

  • @ahmedosmanabdulrahman1106
    @ahmedosmanabdulrahman1106 ปีที่แล้ว +9

    Maamada jacaylka dhalinyarta somaaliyeed waa laga oon tiray heesaha jacaylka ah rag io dumarba dadkaas ayaa u halgamay Big Respect fanaaniinteena somaaliyeed ❤❤❤

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 5 ปีที่แล้ว +15

    KALTUUN BACADO Fanaanad aan aad u jeclahay xaqiiqdii
    iyadoo Dumar is caynayaan arki maysid fanaanku waa inuu akhlaaq leeyay sida Kaltuun Bacado ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @muusAfkaadho
    @muusAfkaadho 11 หลายเดือนก่อน +5

    Balqabsoo had iyo jeer ruux igu qarsoon ishu aanay qaban iyo qayba iga Midaa tahoo qudhaad ila wadaagtoo 😢😢😢😢😢 Allahayow jacayl dhib badanaa😭😭😭😭😭 2024 /1/15😢😢😢😭😭😭

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 ปีที่แล้ว +4

    Hees xasuus iga mudan wlhi
    Ilmaa indhaha isoobuuxisay😢

    • @istarCabdi-d2v
      @istarCabdi-d2v หลายเดือนก่อน

      Xiligan ayan ceshan la ahy ilmada 😢😢

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 ปีที่แล้ว +7

    Ala beerka wlh waxaan soo xasuustay qofkii ugu horeeyay ee aan noloshayda jeclaaday uguna dambeeyay ee wakhtiga iyo waayuhu nakala geeyay 😢😢😢 rooda wali qalbigayga booskaad ku lahayd ilaa hada waad ku leedahay boqoradaydii ugu horaysay uguna dambaysay😢😢😢 noloshu kuma xumayso lkn maalinta meesha aad ku nooshaahy aan imaado baad mar labaad ogaanaysaa inaan aduunka kuugu jeclaa lkn intaa kale waxaad is leedahay Dan gaaara ayuu kugu wataaye maalintaa haynoo ahaato hadii ilaahay ina nooleeyo😢😢😢

  • @XamdaFaysal-o1c
    @XamdaFaysal-o1c 11 หลายเดือนก่อน +12

    Yaa ilaa dhaagaysnay heestaayn😢 1/2/2024 😢😢😢😢😢1:00 am

    • @hoodoismael581
      @hoodoismael581 หลายเดือนก่อน

      28/nov/2024 10:41am

  • @abdiaziizali3025
    @abdiaziizali3025 4 ปีที่แล้ว +8

    Yaa ila dhageysanaya 2020
    Thanks Bbe A.N.J.W.A

  • @anisamohamed6019
    @anisamohamed6019 2 ปีที่แล้ว +9

    Hestan ad ban u jeclhy sando badan ayan dhageysanayaaa runtiii ala jcylku xumaa🥺
    Bal qabso had io jeer ruuux igu qarsooo
    Isha aaney qabaniyo qeeyb iga midaa tahoo
    Qudhaan ila wadagtaa🥺🥺
    Alow inta is jecel clf isugu yeeel🤲🥰

  • @qalbiholcayqalbiholcay7496
    @qalbiholcayqalbiholcay7496 6 ปีที่แล้ว +28

    Yaa ila dhageysanaya dhamaadka 2018 runtii heestan maqal keeda xalay uun baa iigu horeysay wey i saaqday 🇸🇴🇩🇪❤️❤️

    • @dhagosworldwide4894
      @dhagosworldwide4894 6 ปีที่แล้ว +3

      Haday xalay kugu horaysay wali waad yartay ciyalki 2000 kii dhashay bad tahay

    • @suleqajacfar2957
      @suleqajacfar2957 4 ปีที่แล้ว

      @@dhagosworldwide4894 a

    • @dhagosworldwide4894
      @dhagosworldwide4894 4 ปีที่แล้ว

      @@suleqajacfar2957 ha
      Hee

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 3 ปีที่แล้ว

      Qalbi holcay Ana waa sanadkii qalbigu i holcay 2018🙆‍♀️🙆‍♀️💔💔💔

  • @geeska
    @geeska 10 ปีที่แล้ว +12

    Simply Kaltun is the best Wallahi waa iga daacad!

  • @queendiredawadjabuuti9564
    @queendiredawadjabuuti9564 8 ปีที่แล้ว +10

    Inkastoon hees ay kaltuun bacado qaado aanba kaba daalin hadaneh heestan waa hees aan ad uga helay my favorite song ereyo top ah iyo codki bacado ereyadan hadynan ay kaltun ku luqayn lahyn malaha mababa macanateen anyway codka alle ha ku dhaafo ❤💯👍inolow

  • @saciidoqueen3149
    @saciidoqueen3149 6 หลายเดือนก่อน +4

    Bal qabso had io jeer
    Ruux igu qarsono
    Isha anay qabaniyo
    Qeeb iga midatoo
    Qudhad ila wadagta😢💔

  • @mohamedjelle2764
    @mohamedjelle2764 6 ปีที่แล้ว +7

    Kaltun ☝bilahi jecelkego Doolow jooga heestan ibartay markaan jacylka jili jirnay ayan aad uxasusta dolow Wabi❤❤❤❤

  • @pubgninja4044
    @pubgninja4044 7 ปีที่แล้ว +12

    walle imikay inaga imaraysaa walina gacanta masoo galin soo duceeya asxaabay inaan helo

  • @reeqacarab
    @reeqacarab 4 ปีที่แล้ว +14

    *2020* a yaaan dhegeysanayaa heestaan kama daalo xasuuuso fara badan waqtiyo badan iyo waayo badan ayay ii leedahay 😍

  • @Qezah-b7t
    @Qezah-b7t 5 ปีที่แล้ว +19

    Yaaa ila dhageessnya heestan dhmaadka 2019ka 💞

  • @nasteexocrisaaq4598
    @nasteexocrisaaq4598 2 ปีที่แล้ว +7

    Heesta xasuus igu yeeln doonta waax dhaagysn xili xuun waax ku jiirn qol ango ah gabdho badn oo wada farxsn aya arkya waax gaalya xasuuss wa ilameeyn cidn imaa ogah waa farxsan yahiin gabdhah qolka igul jiira aniga maadx hooz geeyey saay ii arga wax ku doorn dooon xiit xilga aan is faahmayn 😭😭😭😭2022 19 November 8: 18 habeen axda 💔💔

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 ปีที่แล้ว

      Waxaan dareemayaa inuu dhaawac aad uweyn kasoo gaarey halbowlaha dhiiga qaada waxaad u aamin taa inan cabiri karo heerka aad maalinkaan ku sugnayd maadaama aan inbadan soo dhibtoodey

  • @maxameddeeq7647
    @maxameddeeq7647 4 ปีที่แล้ว +4

    Heesaha kaltuun bacado ayan nafta ku sasabayaa 2020 ka

  • @jaylaani3355
    @jaylaani3355 5 หลายเดือนก่อน +3

    Caleeeeek like ta hayla dhaaafina soomaaaliyeeey

  • @AbdikarimAbdiHussein
    @AbdikarimAbdiHussein 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kuma iloowin noolashyda Hibaaq Mcn qalbigaaga ayaan kala jogaa❤❤❤❤

  • @abdullaahimohamedfarahguur909
    @abdullaahimohamedfarahguur909 ปีที่แล้ว +1

    Heestan xusuus ayay igu leedahay 2013___2016 jcylkaygii kowad wali ma illawin xusustedana kama daalo waxan hada dhagaysanayaa 29/12/2023 😢😢 inkastoo ay hadana ay ixumaysay hadana marwo tahay ninka qabana iminka aan nahay shaqo wadaag aduun xaalka ba' fardowso alle haku xafido rerkaga iyo awlada haku barakeeyo aniguna wali waxan ahay single "" waayaha aduun waqtigu waa is daba maraa ""💔💔💔💔 dhacda kasto iso marta book wa laga qori karaa sorry 😭😭😭😭

  • @fahimoxasan2475
    @fahimoxasan2475 10 วันที่ผ่านมา +1

    Balgabsoo had iyo jeer ruux igu garsoon ishu aanay gaban iyo gayba iga Midaa tahoo qudhaad ila wadaagtoo
    12/19/24😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ahmednuur9164
    @ahmednuur9164 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxan dhagaysan jirray 2020 xili jacayl aad u daran ii hayay...Qof aan islaha timir u beer oo isna tiin ii beeray...nabsigu ma raago xaqiiqatan...

    • @qalpinuura9091
      @qalpinuura9091 2 ปีที่แล้ว +1

      Xaqiiq nabsigu ha raago ama hasoo dagdagee waa kii soo daahira

  • @abdikanimacalim9745
    @abdikanimacalim9745 4 ปีที่แล้ว +2

    Wow.amaizing realy heestan waxaa igu horaysay 20/1/2020

  • @ased2007
    @ased2007 13 ปีที่แล้ว +5

    maasha allah beautiful song.... iyo waliba cod aad u macaan well done kaltuun...

  • @nila7120
    @nila7120 4 ปีที่แล้ว +14

    I love this song cause of her voice lyrics n the beats it's all blended together to soothes the heart mind n soul so so beautiful nice

  • @adenmahamoud8331
    @adenmahamoud8331 3 หลายเดือนก่อน +1

    Bal qabso had iyo jeer 🌹
    Ruux igu qarsoonoo🤴🏾
    Isha aynu qabaniyo👀
    Qayb iga midaad tahoo🔐
    Qudhaad ila wadaagta❤️‍🔥
    18
    23 sept 2024 my birthday❤🎉💰

  • @liibaanalcadala8033
    @liibaanalcadala8033 8 ปีที่แล้ว +6

    bal qabsoo had iyo jeer ruux igu qarsoono ishu aanay qabiniyo qeyb iga midaad taho qudhaad ila wadaagtaa nice song kaltuul bacado

  • @hanihelos2777
    @hanihelos2777 10 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw kaltum bacado hees kal iyo laab ayaa qaday thnks yaaaqe

  • @raamlyrics4771
    @raamlyrics4771 4 ปีที่แล้ว +5

    Yaa illa dhageesanaya 2020 like iisaar hadaad 2020 dhageesanaysid

  • @abdicasiisyusuf5808
    @abdicasiisyusuf5808 8 หลายเดือนก่อน

    waxay heestani i xsuusisaa adeerkay cabdi maxamuud case oo ka mid ahaa dhalintii soomaaliyeed ee 14/4/2016 badda liibiya ku dhintay ka mid ahaa adeer alle hakuu naxariisto

  • @monakoreana
    @monakoreana 4 ปีที่แล้ว +5

    Hees xasuus dher igu le
    Bal qabso hadiyo jeer ruux igu qarsono ishu anay qabaniyo qayb iga Midato qudhad ila wadagtaa my 🌍 Awale Ahmed

    • @azoumah
      @azoumah 4 ปีที่แล้ว +1

      🥰🥰🥰🥰muna and awale alle haykindhawro

  • @amooreyareoffical3110
    @amooreyareoffical3110 10 หลายเดือนก่อน

    2011 ayaan xoog Udhagaysan Jiray Heeskan Ilaa Iyo Hada Kama xiiso Dhicin what A Song

  • @MowliidBile-n8y
    @MowliidBile-n8y 5 วันที่ผ่านมา

    Waa markii iigu horay say een maqlo heeskan qiimaha badan

  • @sahradagan217
    @sahradagan217 10 ปีที่แล้ว +6

    Waaw waa hees macaan msha allaah kaltuun nice

  • @abdifatahmohamud794
    @abdifatahmohamud794 10 ปีที่แล้ว +5

    Halaga daayo Fanka bililiqada, waayo heestan waxa midhaheeda isla leh Muxiyidiin Good, ee malaha Cabdikariin ereyada ama midhaha heestan, balse laxanka ama codka hadba sidaad u taqaan ayuu saaray Amare. Sidaana waxa xaqiijiyay Goob-joogayaal ka warhayay markii midhahan uu sameeyay Muxiyadiin Good

  • @mariamomar8793
    @mariamomar8793 9 ปีที่แล้ว +4

    I don't why but I'm keep listing to dis song. nice song! !

  • @king15716
    @king15716 ปีที่แล้ว

    Mustafe dafle mucjisada musica 2:02 ❤️❗️

  • @dumaaltv393
    @dumaaltv393 5 ปีที่แล้ว +10

    2011 ayan si waalan u dhegaysan jiray heeskan hadana waa 2019 aduunyo

  • @iidleomar8865
    @iidleomar8865 12 ปีที่แล้ว +2

    heestan waxdba u maleysa abwanka sameyay in u i oga cadi ma ahan thanks fanaandeen kaltuun

  • @abdirizcakchelseanbwoy6338
    @abdirizcakchelseanbwoy6338 2 ปีที่แล้ว +25

    Still am listening 2022 🥺❤

  • @CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx
    @CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx ปีที่แล้ว +2

    ruux igu lamaano ishu aaney qaban iyo qayb iga midaadto qudhaad ila wadaagtaa hes ananka daalin kaltun

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 ปีที่แล้ว +2

    Waxan dhegaysanayaa 27/Jan/2023
    Saacaduna 10:06pm ilaa xad waa Ku murqaanay aniga iyo zhpkay jacayla igama madhna

  • @darwishboy5255
    @darwishboy5255 4 ปีที่แล้ว +1

    Mustafe dafle iyo kakdun bacado fananin qaali ah

  • @maariyojaamacmaxamed6179
    @maariyojaamacmaxamed6179 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto xaaskeyga farxiyo ayaan ku soo xasuustaa

  • @naciimaaxmed8178
    @naciimaaxmed8178 2 ปีที่แล้ว

    Mnzh allh waxn hees lama odhan karo
    Another level

  • @MohamedOmar-hi4tc
    @MohamedOmar-hi4tc หลายเดือนก่อน +1

    Still am listening 😭2024/11/24

  • @xasanyaanyo3327
    @xasanyaanyo3327 5 ปีที่แล้ว

    Axsan hes kaltuun bacado horay usoco

  • @cabdishakurcali5055
    @cabdishakurcali5055 9 ปีที่แล้ว +3

    Jacaylkii c.shakuur iyo caasha waxa ay ku noolaayeen dalka dibadiisa- waa ay isku ooyi jireen aniga sxp ayaanu ahay -imika wiil ayaa ugu dhashay afrika.

    • @Naturefilms75
      @Naturefilms75 6 ปีที่แล้ว

      Bro dadka si dhaba isu jecel odhanba isu ooya

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 ปีที่แล้ว

      makuwa heeskan looqdey baad ka hadlin ma is guursadeen waqti badan kabacdii baan faaladan arkay

  • @ibnushaafie7419
    @ibnushaafie7419 5 หลายเดือนก่อน +3

    Inta tiktok kasoo racday heestan ❤like saara

  • @LipaanGoohe-ih6en
    @LipaanGoohe-ih6en 3 หลายเดือนก่อน +1

    inta Soo Booqatey 2024 Salaan Sare❤

  • @walaalck9836
    @walaalck9836 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestana Waxan dhagay sanaya manta oo ayaa tahay sanadkii cusuba 1/1/2023

  • @hajiyare7657
    @hajiyare7657 5 ปีที่แล้ว +2

    Kama xiiso dhaco heesta kaltuun bacado
    Axyaa hees jacayla
    Isoo duceeya inaan helo qofaan laqaybsado

    • @PSA4
      @PSA4 3 ปีที่แล้ว

      wad heli insha allh

  • @hamzekbaxeer1008
    @hamzekbaxeer1008 3 หลายเดือนก่อน +1

    27/9/2024 Xiliga kala miiranka Murqaanku ku gaadho yaaa jacaylka laftiisa jeceL❤

  • @westernprovincecarports274
    @westernprovincecarports274 5 หลายเดือนก่อน

    2024 ban hestan jclkeyga u diray tiktoka kaso racay
    Inta jacel hayo u macana hestan 2024 bacado dimbigaga allaha dhafo❤😢

  • @TheKarske
    @TheKarske 13 ปีที่แล้ว +1

    axsan music and also abwaanka aad iyo aad kaltuul bacado waad kabaxsatay walaalo well donnnnnnnnnnnnnnnn

  • @muuminaxmad9433
    @muuminaxmad9433 10 ปีที่แล้ว +2

    qof haduu. qof aashaqo jacayl qiimaloo wacan. adigaan mid aan qalad iyo qoonsimaad lahayn hee walee waa hees

  • @fihiimamuxumed2789
    @fihiimamuxumed2789 3 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan dhagaysan jiray 2012 xasuus hees aan jecla

  • @Dhagaxle9
    @Dhagaxle9 ปีที่แล้ว +1

    heestan aniga oo tahriib ubaxi rabo dhageeesn wn xasuusn doonah hadii guleesto

  • @Hadari10
    @Hadari10 11 หลายเดือนก่อน

    Sanad kasta iyo xasuustii mudo 11 sano kabadan ayan heeskan dhagaysanayaaa ❤😮

  • @CirduulMedia
    @CirduulMedia 12 ปีที่แล้ว +11

    sxb beat dafle ayaan jecelahay... caadi maha yarka

  • @khalid1297
    @khalid1297 2 ปีที่แล้ว +1

    Best musician mustafe dafle 👍

  • @khaalidbiixi9623
    @khaalidbiixi9623 8 ปีที่แล้ว +4

    heestan xasuus fiican ban ku galaa lakiin wan hayà qofki an ku xasuusan jiray

    • @Dayibah_cadar
      @Dayibah_cadar 8 ปีที่แล้ว

      Masha allah allaha kuu siyaadiyo wll allaha isku kiin xafido aamiin

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 หลายเดือนก่อน

    Kaltuun Bacado Boqoradii Jacaylka ❤❤❤

  • @abdimohamed8293
    @abdimohamed8293 6 หลายเดือนก่อน

    Gabadhii aan jeclaa ee an heestan u qaadi jiray mar walba 2011kii ilaa 2018 kii ma calfan 😢😢

  • @Ahmed-Jaliil
    @Ahmed-Jaliil ปีที่แล้ว

    this song hits different, such a deep song and well delivered by one of a kind Kaltun.❤

  • @hibaqhidaayo1695
    @hibaqhidaayo1695 4 ปีที่แล้ว

    2020 waaaqtii dheer kaadib yan dhagaysan yaaa hees iyo bar weeeye

  • @Burcaawi_10
    @Burcaawi_10 2 ปีที่แล้ว +4

    6/1/2023 doha qatar ❤ fananad qiimo badan Kaltun bacado

  • @AbdiIbrahimAbdiYare
    @AbdiIbrahimAbdiYare 5 หลายเดือนก่อน +1

    aduunaw xaalka Ba waxaan dhagaysanayaa heestan 19 julay 2024 Waan kahelay Runtii inkastay caawa igu Horayso

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 2 ปีที่แล้ว +4

    *One and only Legend Queen Bacaado🔐❤️*

  • @jamacibrahim4746
    @jamacibrahim4746 4 ปีที่แล้ว

    Yaa ila dhageysanayo 31 October 2020 qof hdu qof cashaqu jacel qiima leh oo wacan xaqiiq aney saki iidaranthy 💕💕

  • @sahrasharaf5186
    @sahrasharaf5186 11 ปีที่แล้ว +1

    waaaaw nice song waan ku heestaa aniga mugooo

  • @hindisongs7101
    @hindisongs7101 6 หลายเดือนก่อน +1

    2024 julay 1 habeen aan moodo inaan sarnahay Doon caashaqa oo bilaa shukaan ah oo Bada hadba dhinac aadayaa jacaylku waa xanuun ku dhaca faqiirka un

  • @Rayaanstella
    @Rayaanstella 7 หลายเดือนก่อน +2

    Still am listening 2024❤❤❤🎉🎉

  • @abdiqanijamac323
    @abdiqanijamac323 9 ปีที่แล้ว +1

    heeestani aadbay umacaantahay run ahaaanti Miraha musc laxankabaa waa ok tanks

  • @sowdoabdullahi4323
    @sowdoabdullahi4323 4 ปีที่แล้ว +2

    Kaltuun bacado waa jacal soconaya ❤️❤️❤️

  • @sagalaragzan9926
    @sagalaragzan9926 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 /31 may
    Yaa ila dhagaysanaaya
    Adigaan midaan Khalad iyo qoonsimaad layn aan ku qabaayo nolol kula qorsheeya

    • @cawobilan
      @cawobilan 4 ปีที่แล้ว

      Aniga saxibey

  • @hafsahassanali3915
    @hafsahassanali3915 2 ปีที่แล้ว +1

    Kaltuun Bacado fanaanad jirta
    Kama daalo dhagaysiga hesaheda😍😍

  • @qaal.wowbabygirlali9502
    @qaal.wowbabygirlali9502 4 ปีที่แล้ว

    2020 ayaan dhagaysan yaa hees xasuus igu leeh ❤️😘

  • @halganfront2650
    @halganfront2650 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 iguhoreysa hestan. Aad umacantahay. Hadii 2020 kugu horeysa, Like dhab igusiiya.

    • @Generel.Omar.22
      @Generel.Omar.22 ปีที่แล้ว

      2013 ayaan niicle ka dhegeesa jiray

  • @asmalucy2120
    @asmalucy2120 10 หลายเดือนก่อน

    21/2/2024 bal qabsoo had iyo jeer ruux igu qarsoonoo ishu aanay qabaniyo qayb iga midaa Yahoo qudhaad ila wadaagtaa❤

  • @wiilhoog4220
    @wiilhoog4220 7 ปีที่แล้ว +4

    Gabar aan jeclaa oo laiga guursaday baan uqori jiray Heestan Xasuus weeyi inabadan xageeyga

  • @yuusufabdiomar608
    @yuusufabdiomar608 ปีที่แล้ว

    Ax jacaylkaygi baryo samaadki ayan xasuustay marwo muna cadey madaxad ii saranthy qaali ifka raxoo igu nolow 2/3/2023 somali maxamadeeey ilma wada dhasho haayb qudha ayay nunahay

  • @hodanabdi8011
    @hodanabdi8011 9 ปีที่แล้ว

    balqarsoo had iyo jer ruux igu qarsono ishu ana qaban iyo quraa ilawadagtaa nice

  • @Fariidowacan
    @Fariidowacan 13 ปีที่แล้ว +5

    eeeeeeesh calaa heeeeees kaltuuneeeey afkaaaaga caano lagu qabey

  • @jaasjees9862
    @jaasjees9862 11 ปีที่แล้ว +6

    waagabar aan caadi ahayn sinaba, xaasidku waxaa uu oronayaa waxaa u dhow codkeeda heblaayo amaba waxaa la midaa heblaayo, kolay aniga hadii aydaan iga ma seeraynin waxaan si aan caadi ahayn ugu seexdaa codkeeda kuna soo toosaa maxaad i oran la hayndeen?????????

  • @princesssahramaxamed9821
    @princesssahramaxamed9821 5 ปีที่แล้ว +1

    Hees xasuus igu leh maxaan waa baryey dhageystay ax qof haduu qof beerkigo mankiyo qalbiga nafta uuu laqeybsado qudhaad ilawadaagtaaa

  • @daahirabiip7927
    @daahirabiip7927 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees qaali ah 😍 ayaadaawanaya 2022

  • @Dhalaqar
    @Dhalaqar 4 หลายเดือนก่อน

    Weli yaa dhageesanayaa 2024 !August😮

  • @mahamutt20
    @mahamutt20 6 หลายเดือนก่อน

    01 7 2024 heestan waxaysoo baxday kudhawaad 13yers kahor😂 animaa hada dhashay mantaa igu horaysee

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Waa itanaa qaasatan facyaashay waanba uwataa dhaafaaba princseseseses Absuttlyyyy saxsax Runrun inbadan sooooooo dhawoow qatraaayqaranEEy murwodumaroo yariisEEy dagan

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    LEE tii laga soooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo qaasatan facyaashay waanba uwataa dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq yariisEey

  • @afmaalchanel8469
    @afmaalchanel8469 ปีที่แล้ว

    Heestaan 2017 dhegeysan jiray anigoo jamacad dhigto

  • @RAMADAANZADIIQ
    @RAMADAANZADIIQ 2 หลายเดือนก่อน

    Marna bacado habaqina 🎉

  • @nasromaxamed8037
    @nasromaxamed8037 ปีที่แล้ว

    Inta ani cml dhagesane 2023/jun /16 sacado thy 17;35 malin axada ❤🎉

  • @ikraanyuusuf3984
    @ikraanyuusuf3984 6 หลายเดือนก่อน +1

    2024 6 28 😢 xasuusba xasuusba ka wayn

  • @xasanyaanyo3327
    @xasanyaanyo3327 7 ปีที่แล้ว +1

    Axyaa cod iyo ereyo Macaan viva kaltuun