Deg Deg Sh Umal Si Adag ugu Hadlay Dhacdo Wiil Somaliyed Ku Wareystay Nin Shiica Ah Wax Badan Ogow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 มี.ค. 2024
  • Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
    © Islaam Media ⦙ 2024 ⦙

ความคิดเห็น • 102

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 2 หลายเดือนก่อน +5

    Masha alaah sheikh ilaahey Cimrigaga ha kuu dheereyo amiin

  • @abdifitahabdullahi4675
    @abdifitahabdullahi4675 2 หลายเดือนก่อน +3

    Jazaaka Laah sheikh Maxamed Umal. Waa xaqiiq shiicadu waa mujuusiyiin aanan islaam ahyn oo caaya saxaabada.

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 2 หลายเดือนก่อน +1

    أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤

  • @zahraabdi7591
    @zahraabdi7591 2 หลายเดือนก่อน +6

    Subxaanalah Allow naga qabo shiicada iyo dhagarteeda xuuti waxba yuuna idin sirin diinta islaamka wuu kaleexday haduuba nabi ga csw xaasaskiisii uu caayayo iska jira qatarta shiicada koley waa dignion qof waliba camslkiisaa laweydiinaa iyo wuxu kusoo dhaqmay intuu noolaa adhiiculah wa adhiicu rasuul Allah sow ma oran xaasaskii rasuulka hadii lacaayo badbaada miyaa jirta waa maya adiga xaaskada in lacaayo raali maku noqonee waa maya aqligaa saliimka ah kufakar wuxu kuusoo boxo arag hadii jahanama lagaga yeeray waxba laguuma qaban karo Allahayow shiico naga badbaadi Aamiin

    • @Sulub22
      @Sulub22 2 หลายเดือนก่อน

      Guulaysanasaa shiicada guul waxaa aan waxba agay suni sorry

    • @Shaadiyahassan5970
      @Shaadiyahassan5970 หลายเดือนก่อน

      Dhagihii alle waaniyey ayaa waansan

  • @xareedshow6011
    @xareedshow6011 2 หลายเดือนก่อน +3

    Alle haynaga qabto shiicada

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 หลายเดือนก่อน

    Was adeegaha ibliiska yaa rabbi yaa rabbi naga badbaadi shayaadiinta Laaxawla walaa quwata illaa billaah yaa rabbi Akh

  • @mucaadmaxamed6779
    @mucaadmaxamed6779 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah sh maxamed umal alle haka jazaai siiyo❤❤❤❤

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allow naga qabo wallaahi ibliis wuu Ka gaarsiinayaa

  • @abditajirali5702
    @abditajirali5702 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 หลายเดือนก่อน

    Allow naga naga badbaadi aaheey waa Halis Iyo wado cadaab akh salaamaad

  • @mohamedshukri486
    @mohamedshukri486 2 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah kgawarijta shhiccada Allah nakaqabta

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน +1

    KANI MIYUU KA QUUSTAY RAXMADII RABBI...

  • @zahraabdi7591
    @zahraabdi7591 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka fariimaha cayda ah usoo qoraya shiiqa Allah hauga cabsadan culimada

  • @abdirahmanyacin966
    @abdirahmanyacin966 2 หลายเดือนก่อน

    Anigu midba mataageero ee muslim ayaan ahay ilahay iyo rasuulkiisa rumeeyey

  • @lulahmedmoge8308
    @lulahmedmoge8308 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah sheeq umal❤❤❤❤

  • @user-ow6st7hs2t
    @user-ow6st7hs2t 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน +1

    MIYAANU SOOMANAYN

  • @ibrahimadan7563
    @ibrahimadan7563 2 หลายเดือนก่อน +8

    Please we need subtitles as your muslim brothers and sisters who don't understand nor speak somali. Watching from Moyale without understanding.

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 2 หลายเดือนก่อน

      Moyale Waaba Somali ee seedan u fahmaynin Af Somaliga ah 😢

    • @user-re2ms1jm8i
      @user-re2ms1jm8i 2 หลายเดือนก่อน

      Are you somali??

    • @ibrahimadan7563
      @ibrahimadan7563 หลายเดือนก่อน

      @@kabarodadkasaaxiibkaa5165
      Plz i don't understand. La fahmaynin

    • @ibrahimadan7563
      @ibrahimadan7563 หลายเดือนก่อน

      @@user-re2ms1jm8i no im garri

    • @ibrahimadan7563
      @ibrahimadan7563 หลายเดือนก่อน

      @@kabarodadkasaaxiibkaa5165 plz i don't understand

  • @IxsaanSiyaad
    @IxsaanSiyaad 2 หลายเดือนก่อน

    Lacnatullaahi calarraafidda ayuu yiri 😂😅👍🏻👍🏻👍🏻😆👍🏻👍🏻

  • @user-cw6er6nm2q
    @user-cw6er6nm2q หลายเดือนก่อน

    Wahaabi shiicada kaq iibaan wanaagsan waana been abuurkii wahsabiyafa

  • @user-jj5ek1ht9m
    @user-jj5ek1ht9m หลายเดือนก่อน

    Asc suniga waxaa noo diiday

  • @Sulub22
    @Sulub22 2 หลายเดือนก่อน

    Iskaga dhaaf iraan iraan
    Guul iraan

  • @zahraabdi7591
    @zahraabdi7591 2 หลายเดือนก่อน +1

    Afka aad kucaytameysaan su aal ayaa kadambeysa adigoo shiica aaminay oo xaqiiqdii diinta kafog been aanjirin isku sheegaya oo naftada xaqiraaya hsku darsan inaad culimada caaydo

  • @abdirahmanhassan8441
    @abdirahmanhassan8441 หลายเดือนก่อน

    Asc wr sheikh umal somali state iska dheh inagadaa kilil 5

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow Naga badbaadi xasan sheekh teramkiisii hore ayay ahayd markii laceyriyay shiicada lakiin nasiibdaro hadda Ayan maqlay hadana inuu laheshiiyay koley garan mayo waxa kadambeya heshiiskaas

  • @diirad2462
    @diirad2462 2 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq💯

  • @abdiasiissalad6917
    @abdiasiissalad6917 26 วันที่ผ่านมา

    Allha agbar

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน +1

    NACLATUL ALLAAHI CALAL WAHAABIYA.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน +1

    WAXAAN AHAYN WAXAAS KAMA HADLO.

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 หลายเดือนก่อน +3

    Shiicada maxa ku diray asxaabta nabiga SCW Iyo xaasaskiisa. Wax ee wax ka sheegaan mee waayeen

    • @abwaansugun
      @abwaansugun หลายเดือนก่อน

      Waa wax ay aaminsan yihiin 2:51

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 หลายเดือนก่อน

      Waa shayaadiin xunxun mid yuhuudi ah ayaa aasaasay shiicada kaasi oo la dhihi jiray cabdilaahi binu saba

  • @husseinhillow5739
    @husseinhillow5739 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan arkay ninman suufiyada 12k oo dhahayo shiica wey fiicanyihiin

  • @bossman1024
    @bossman1024 2 หลายเดือนก่อน

    Nin sheekhi waa la iishehay inuu muxadato KU waramo saxmiya

  • @reemreemo21
    @reemreemo21 2 หลายเดือนก่อน

    بالنسبة للاصحاب القذف والسب الشيخ ماغلط بكلمة وفعلا الصومال عندو مشاكل كثيره بسبب القبلية وطمع السياسيين هاذ غير الخونة والاعداء في الخارج مش ناقصين تكفيرين وخوارج ومرتدين .

    • @Shaadiyahassan5970
      @Shaadiyahassan5970 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂sorry we don't need shii'a😅
      Alhamdulilah we're proud to be Muslim 🎉

  • @hoogmasheege
    @hoogmasheege 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikha hadii carab la waayey sidoo kale maxaa loo waayey safiir Somaaliyeed ama safiir Muslim African ah sidaas sameeyo .

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 2 หลายเดือนก่อน

    Sh ninkaas ma shiica ayuu ahaa ama nin ridoobay

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 2 หลายเดือนก่อน

    Sh umal aaway suniga aad sheegeeysid Imaaraad, ma suniyaa

    • @UmuSacuud
      @UmuSacuud 2 หลายเดือนก่อน

      Sunil fasahaday weye xukumadeda shacabka kuma jiraan

  • @abdirahmanyacin966
    @abdirahmanyacin966 2 หลายเดือนก่อน

    Midna ma fogaynayo waayo saxnaanshohooga makala
    Aqaan

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 2 หลายเดือนก่อน

    Sh umalow inta une kan ayaa shiici ah, kan ayaa suufi ah,kan ayaa akhwaanul muliliin ah,soo kama fiicanaa laheen in umaddan aay gaala kala dafeeysa la mideeya

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 2 หลายเดือนก่อน

    Sh imaaraad suni miyaa ,urdun suni miyaa, masar suni miyaa?

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 2 หลายเดือนก่อน

    Somalida ayado aqoon kahayn ayey agka meelkasta lagalaan.
    Qabyaalada ku adkaysa wax kale magarataane

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 2 หลายเดือนก่อน

    Tiigsi sare haa layeesha xiligaan ma ahaa xili laga haddla kala qeeybin

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    DIYAARI DEE WAA WAXA LAGUU SOO DIRAYE.!!!

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    SAFIIRADU MIYAANAY TEGIN MASAAJIDADA?

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    WAR FALASTIIN, HINDIYA, MIYANMAAR IYO YEMEN KA HADAL.

    • @user-cc1ik5qk3o
      @user-cc1ik5qk3o 2 หลายเดือนก่อน

      Sxb ixtiramka waa wax weyn khald ha fahmin

    • @NuuxIsmaaciil-lr5pw
      @NuuxIsmaaciil-lr5pw 2 หลายเดือนก่อน

      Maalin walbuu ka hadlaa adeer

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    KALA QAYBIYE UMADEED RASUUL CAAYE AAMUS.

  • @shinaali6574
    @shinaali6574 2 หลายเดือนก่อน

    Dowladaha carabta oo sunni ah maxa udithey inay diinta u hiliyaan.

  • @sahibuturab7279
    @sahibuturab7279 2 หลายเดือนก่อน

    Good business opportunities

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 หลายเดือนก่อน

    Qof iimaan lihi waxkastoo lasiiyo diintooda inay katagaan maaha kamana tanasulaan

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    WARKA YOUHOUUDA IYO CADOWGA MUSLIMKA JOOJI.

  • @shiinecawed4760
    @shiinecawed4760 2 หลายเดือนก่อน

    Adeer shiico wax dhaama ma hayno

    • @mohamedcabdiwade5036
      @mohamedcabdiwade5036 2 หลายเดือนก่อน

      Jaahil

    • @shiinecawed4760
      @shiinecawed4760 หลายเดือนก่อน

      Adeer aqoon yahan daciifa oo liita waxa dhaama Jaahil xiniinya leh hooyada u sheeg

  • @abdikanikhalif6381
    @abdikanikhalif6381 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaali kuwii bur buriyay hoog ale ha bado sideey u badnaayeen aakhiro ayeey aadeen qabyaalad iyo bur bur ayeey noo horseedeen

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 2 หลายเดือนก่อน +1

    Horta shiqow shica ma islamba mase wa galo ? Midda kale falastin wax u hilliyiyay waxa ka jira xuttiyin wa kuwa baddi xidhay labada su'al iga so jawab

    • @Hassan-us8pi1pb1x
      @Hassan-us8pi1pb1x 2 หลายเดือนก่อน

      Waa gaalo
      Falastiin waxay utaageeraan inay yahuuda ku jabiyaan markay jabiyaan ka dib ay fikradooda shiica nimada ku qanciyaan reer falastiin iyo dhulka qudus

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    BAL QOFKAA EEGA WEJIGIISA MADOOBA?

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 หลายเดือนก่อน

    Dhinac walba wareerer ayaa nagu socda waa halis

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8ly 2 หลายเดือนก่อน

    Haday galoyihiin maxa loogu ogolaaday xashka ama urur ka islaamka

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 หลายเดือนก่อน

      Wxa logu ogolady shicadu way isku jirta kuwa caya saxabada iyo xasaski rasulka kuwana ma cayan sida darted way is dhaman kuwa hda sheikhu ka hadlay kuwa iran ubdn waye rafido o xasaski rasulka scw iyo saxabada qar caya

  • @xamdimahadhassen8460
    @xamdimahadhassen8460 หลายเดือนก่อน

    Sunniga way dhaamaan waaba nimanka jeliyee yuhuud udhaartsy oo karidey fslastiin halka sunigii ka aamuseen nimakaasi waa idlasm dhaba adeer

    • @Shaadiyahassan5970
      @Shaadiyahassan5970 หลายเดือนก่อน

      Waar dee waad siran thiin wllhu
      Soo baara shiicada waxay tahay
      Yuhuuda iyo shiicada waa laba ilma adeer ah 😂😂wx barta la idinkuma karo

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    CAR MUSLIMKA HAKA HADLO? WAXBA YAANU KU DHEX WAALAN SHIICI IYO SUNNI.

    • @NuuxIsmaaciil-lr5pw
      @NuuxIsmaaciil-lr5pw 2 หลายเดือนก่อน

      Maaalin walbuu ka hadlaa dantaad lewfahay sheeg ma shiici Qudhmay oo gaala baa tahay

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    WAR YAA CAAYA CAASHA IYO ASXAABTA??

    • @Shaadiyahassan5970
      @Shaadiyahassan5970 หลายเดือนก่อน

      Wllo shiicada waxay caayaan saxaabada iyo hooyoyinkii mu'miniinta

    • @SFrh77
      @SFrh77 หลายเดือนก่อน

      Walaalo asxaabta macayaan ee 5 asxaab ayay naqdiyan

  • @abdirahmanyacin966
    @abdirahmanyacin966 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh sual suni iyo shiico
    Ayaad isu qaybiseen islamna waad wada sheegateen wali waxa taagan dagaalki macaawiye iyo cali

  • @ahmedesabgdswqq6547
    @ahmedesabgdswqq6547 2 หลายเดือนก่อน

    Fakarka wahaabiyada kawaran sheikh umal

  • @yuusufbaxaar109
    @yuusufbaxaar109 2 หลายเดือนก่อน

    Odayahaw anigu shekh kudhihimayo ee ninkan maxad isugu sawirtay. Iran iyada diinta islamka difaacda ee tororgta dhaf.

    • @xareedshow6011
      @xareedshow6011 2 หลายเดือนก่อน

      Ninkii tabard daran ba baahidiisii laga faiidaysanayaa haďay hub yar ku siiso waxa lagaaga badalanayaa ka wayn

  • @myxkulmiyefaa5349
    @myxkulmiyefaa5349 2 หลายเดือนก่อน

    Waar ninyahow shiico in laga hadlaaba xaaraan ah ,lkn waxaan ku waydiin lahaa yaa kuu baneeyay in aad is cadayso waa yaabe ilayn waa tii umada soomaaliyeed ku ogayd adiga wajigaaga ay nacdashii ilaahay ku dhacday markii aad rasuulka ilaahay aad ka xishoon wayday ee aad wax laga xishoodo ku sheegtay ,hadana ma waxaad nookeentay in wahaabiyo ay is wada cadeeyaan sii dumarka waa yaab lkn cida sheekh ahaan kuu dhagaysata ayaa kaasii liito waxaan leenahay kusoo dhawaada wahaabiyoy is cadaynta dumarka iyo makeup ka😅😅😅😅😅

    • @NuuxIsmaaciil-lr5pw
      @NuuxIsmaaciil-lr5pw 2 หลายเดือนก่อน +1

      Nacladu suufiyada qabuuraba Caabuda Dushooda bay ahaatay sxb

    • @husseinhillow5739
      @husseinhillow5739 2 หลายเดือนก่อน

      Naclada adigay kugu dhici subxanalah

    • @Shaadiyahassan5970
      @Shaadiyahassan5970 หลายเดือนก่อน

      War niman yhow ilaahay halaga baqo subxaanallah
      Miyayn ilaahay qof walba hor is tagi donin oo la su'aali doonin wax walba oo ay ku hadlay gacmihiisuna furi doonin maqraatiga iyo wax walba oo Y qoreeen subxanallah alle halooga baqo gacmHa iyo xubnahaaga kale
      Wa billahi tawfiiq

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    WARYASHEE WAHAABI JOOJI BEENTA.. INTA AAD KA HADLAYSO SHIICI EE KA HADAL FALASTIIN.

    • @sahrafarah1021
      @sahrafarah1021 2 หลายเดือนก่อน

      Cali Shakir
      Adiga
      Maxaa.kudaba.dhigay
      Sheekha
      Hadad.
      Waxgaranayso
      Maad
      Ladoodi
      Ood.diinta
      Waxkataqaano
      Mise.adaaba
      Shiico
      Ah.oo.kuwa.caruraha
      Luminayo.ah
      Mida.labaad.soma.ogid
      In.rasuulku.yidhi
      Ama.kharkuhadal.ama.iska.aamis.aflagaado.badnidaa
      War.alle.kabaq
      Oo.qof kaa.cilmibadan.waxhaka sheegin.hadiikale..aqoon.kula.dood.

    • @dla89240
      @dla89240 2 หลายเดือนก่อน

      Nacalad yahay ka amus mesha

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    KANI ISAGA AYAABA CIDAAN WAHAABI AHAYN UYAQAANA GAALO.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    WAHAABI RASUULKA CAAYA EE SUCUUDIGU MAALGELIYO BAAD TAHAY.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    WAHAABI ADAA DADKA BARAY QARXINTA MASAAJIDADA EE KA AAMUS UMADA.!!!