DEG DEG XAD-GUDUBKA XAYAAT QURUX LOO GEESTAY & FATXIYA FASAHAD OO FARAHA NALA SOO GASHAY JAWAABTEEDA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 225

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    th-cam.com/video/EpssCIrnQZQ/w-d-xo.html
    ASXAABTEEYDA KA FAAIDEESTA CHANNELKA AAN CAAFIMAADKA UGA HADLO, SUBSCRIBE-KANA IISAAR SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMIN MAHADSANID!

    • @ayanjama4133
      @ayanjama4133 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Farhiya waa Naag jaahilad Ah islana boodsan cajiib

    • @fadumaabdiduale1624
      @fadumaabdiduale1624 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Walaale naciimaay maya in qabaail dhan loo gefo waakhalad fatxiyana waynu naqaanaa hadii aytoobadkeento iyada iyo waxii khaldamayba ilahay baa kuleh .laakiin runtii kama hadashid waxyaabaha khaladka ah ee ka dhaca inta khaldan waayo adaa ugu jira miidhiyaha .anigu reer xamar baan ahaa waliba reer hodan waligay kuma arki jiren jareerwayne edeb darada aan hada ku arko besenka .
      Wahaabiyada in aad fahan sNtahay baan ku moodi jiray sow ma ogid in laga wado mad habta sh,axmed binu xanbal ma waxaad rumaysatay sheekada celmaaniyada ilaahaw na astur .

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +26

    Jareerwayne waa dad wanaagsan baa ka buuxa , dad xuna waalaga helaa , sida reer walba oo somali ah ba looga helo.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

      Haa

    • @fatimaahmed4226
      @fatimaahmed4226 36 นาทีที่ผ่านมา +1

      Waa qolo kasto dad xun iyo dad fiican wey lee dahay.

  • @amalabdisamed7761
    @amalabdisamed7761 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Naima gabadh fiican baad tahay,yaanay caadifad ku qaadin,waa ceeb in gabadha kula mida caydo,waxas waa in aad ka weynaataa sister,Subhanallah qalad qalad laguma saxo,wad waanin kartaa laakiin cay waa ceeb.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Qofkii caaytamo diyaar waxaan u ahay inaan caayo, qaniinsho qaniishaa kaa reebta! Qowmiyad dhan ayay caayeeysaa ma aragtid?

    • @amalabdisamed7761
      @amalabdisamed7761 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

      @dhaqaaqaaddhaxashidee Walaley hadad garnaqsato oo xikmad wax ugu sheegto ayaaba qofka ceeb dareensiin karta, qofka muslimka ah lacaan maaha sida Xadiiska Rasuulka yidhi scw,markaa cadhada waa camal shaydaan, hadal adoo caayin oo qiimahaga hoos geynin Naima.shukran

  • @umomuslima8318
    @umomuslima8318 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Abaayo farxiya wey qaldan tahay. Lakin adiga tartiib wax ugo sheeg aduun ku xad gudbin🙏🙏

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Walaahay aad baad ilayn qabiilayste wayn u tahay naciimaay sidaan maba ku moodaynin gabadh wadaada ayaan ku moodi jiray qofka sidan u caytamayaa madaa 😮😮waxan maqli jiray miidhiyaha waa lagu waa shaa bisenka 😮😮

  • @mulkiibrahim2343
    @mulkiibrahim2343 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Quraanaa aqrisay kalaamka ilhy hdana caadifada ku qadoo caay ayd ka danbesisay way qaladantahy qoftan adiganeh kama roonan😮😮

  • @ifraxaxmed5361
    @ifraxaxmed5361 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc
    Wll caadufadu yay kuqaadin shaqsi
    Baa khaldamy umad kale hakukhaldamin qabiilku waa sun somali kujirta

  • @NH-pv1rr
    @NH-pv1rr 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Walaley ha danbaabin, waxey ka hadleesey niikada. Dhoor jer ayaa lagu arkey baraha bulshada iyago niikinaaya, waxaana ladhahaa wa dhaqan kooda, intaas unbay ka hadashey.

    • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
      @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Abyo baraha bulshada hade ma kaligood baa ka niikiya umadii dhan baa ku halaagsmy wllo ayaguna dadkaas bay la mid yihiin dad badan oo wanaagsana waa ku jiraan

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      DOC KAYEER LOOGAMA BAAHNA MEESHAAN!

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      @@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
      Mahadsanid Nasteexa

  • @sadiyomohamed303
    @sadiyomohamed303 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Adigu illahy madan ka cabsanayn

  • @AnabSidi
    @AnabSidi 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Scw scw. Scw scw scw scw sc w scw. Scw❤❤❤❤❤

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Weyyy Qaldantahayy Fadxiya Wayoo Ilmahaas yar ee Cashirka merinayo Wayy ku Qaldantay Subxanalah
    Adiga Naima Ahana Wad Laqasatayy Wayy Ayado Quranah Ayad kubilawdayy Hadana Xuman Ayad Kadama risayxx😢

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wallaahi saas ayaan isku kala reebayay, qur'aanka ayaa ifaraya qofkii nacaya inaan iska caayno. Hooyo qur'aanka soo baro macnihiisa!

  • @mohamedabsiye2634
    @mohamedabsiye2634 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashaal Allaah Jareewne Guuuuuuuuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤✌️✌️✌️👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @aishamuse3271
    @aishamuse3271 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Maa shaa Allah gabarta yar ee kitaabka meerinaysa waan ka heley, qofka la yaabo baan caadi ahayn

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashaa.Allaah❤❤❤

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    ❤❤❤❤نعيمة نحن من صومالاند بنحبك ❤❤❤❤❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Masha Allah❤

  • @ayanahmed-n5v
    @ayanahmed-n5v 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ماشاءالله تبارك الرحمن ❤😊❤

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Qof qaldamayna kaligiis dad dhan loo ma aflagaadayn karo oo waa dad soomaaliyeed oo sharafleh iyo karaamo leh ❤❤🎉🎉🌺🥰🥰🇸🇴🇸🇴

  • @leilaali2449
    @leilaali2449 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Asc walaashey illaahey qabiilka wuxuu U uumay inay isku aqoonsadaan marka iska dhaaf qof walba wuxuu shaqaysto ayuu leeyahay

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah Sax wad no hadashay Mamo Naimo ilahay haku xafido 🥰

  • @Ider-bu6sg
    @Ider-bu6sg 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Masha Allah my sister from Raxweny ❤😊

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Thank you my sister Masha Allaah waa saax ❤❤❤❤❤❤❤

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    jareerweyne waa dadka soomalida ugu fiican

  • @cocoo456
    @cocoo456 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    She is a case study of what not to be. But I think she is improving.

  • @Ramla22
    @Ramla22 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    You are rich sister may Allah guide her and all of us ❤

  • @AshaIbrahim-t4h
    @AshaIbrahim-t4h 2 นาทีที่ผ่านมา

    Mashallaha❤❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wcs wlc abaayo ❤👍👍👍👍

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha allaah tabaaraka allaah
    Jazakaallu kheyr abaayo Naciimo gabadha yar allaah ha xifdiyo aamiin yaa rabi❤❤❤

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Subxanalah allah na asturo waaba qof wayn farxiyada maxey ku hadashay caqli ma jira

  • @khadraharun6062
    @khadraharun6062 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Cunuga axmed doowlo wax haloo qabto abaayo caawinaad ayuu u baahan yahay naciimo haloo gurmado

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Thank you sister God bless ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hidayahassan5074
    @hidayahassan5074 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subxaanalah jaahilnimo..start to end waa naagtaan inay is yareeso jecel oo isku maleyso ilbax cunugta xijaaban oo waxtarka cilmiga ku hadleyso ceeb maashee qabtaa so what haday cilaansato hooyo nadaafad leh aa dhashay cunugta reer baadiyo cilaannqof aroos lee loo kasaabo maba u dhinno iid hadda naciimo masha allah ku xafido abayo just waa siisay runtii jawaabteed lacalakum.tafhamuum or tacqiluun horta ee guuleyso abayo you so brilliant person oo qaali allah kula jiro waalidkaaga kusoo baray cilmigana allah u naxariisto oo jannada ku casuumo.alahuma aamiin waa walaashaa hidayo from usa scwwb waanku salaamaa adiga iyo familkaaga qiimaha iyo sharafta leh aad baannu jeclaa inaa ku arko intaan noolahay abayo insha allah i hope one day my dream willcome true insha allah here and jannada too

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Walaal qaali mahadsanid, waa Jaahilad weeynaatay cilaan miyaa ceeb ah caruurta loosaaro, inshaaAllaah waan is arkeeynaa maalin un, Allaha ku xifdiyo!

  • @mohamedbandawi1920
    @mohamedbandawi1920 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ماشاءالله عليك الله يحفظك

  • @hanefa283
    @hanefa283 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Afkeyga ayaan qadaf ka cel celinaa marabo in aan fardo baxo ABAAYO NAIMA UDAAYEY QEYBTA RUNTA😢😢

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Masha Allah Nacimo waa runtaa 👑

  • @umuhurayra7377
    @umuhurayra7377 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Hada isma dhantaan wll wlhy maso arkin lakiin anigu waligay jarer macaayin and qabiilkalena macaayin qofkii qabilkayga caaya aakhiro iyo aduun midna macafin.

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Amiin yarabi

  • @SalmanMaxamud-k5z
    @SalmanMaxamud-k5z 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha aliah

  • @PersonalGrowth-f8s
    @PersonalGrowth-f8s 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Walaal Aniga ma jeceli farxiya laakiin waa khalad inaad soo qaadato siwrka ruux Muslimlimad ah oo qaawan hadii xaga diinta laga eego. Khalad khalad ku dax weeye waxan. Ceeb.

    • @xaawo1
      @xaawo1 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Miss cabsiiye miskim maahan xijaabku waa fashion waa naag nin gaal ah guursatay nin gaal nalooma baneen weeyna gardarantahay heblaayo cabsiiye qoowmiyad dhan culimo iyo caamo leh beey cayday

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Jecloo ama nac adigeey ku quseeysaa, anigana wixii iquseeyay wexeey eheed inaan kajawaabo caayda ay noo geeysatay iyo xadgudubka Diinteena Islaamka oo ay shaki gelineeyso DOOFAARTA!

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @xamdamaahir534
    @xamdamaahir534 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah mama naima wlh qof nol aya tahay oo mudan in lago deydo wan ku wata❤❤❤❤❤

  • @aaminomaxamed5374
    @aaminomaxamed5374 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha ALLEH QIR EE JOG INTA🎉❤Y NOLOL JIRTO NOLOW

  • @yuusufxasan3180
    @yuusufxasan3180 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc maasha allaah alle hakubarakeeyo❤❤❤❤❤

  • @Aflaxo
    @Aflaxo 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Absolut walahi runta u sheeg

  • @FerdowsaOmer
    @FerdowsaOmer 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Masha allaah tabarakalaah nacimo afkaada caano laguqaway

  • @internasjonalvelferdsforeningi
    @internasjonalvelferdsforeningi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc abaayo Nicimo waankaa filaayay jawaab celintaada ku aadan Fatxiya iskama tamaqaan ama isma warheeso.
    Abaayo hadaanahay qoowmiyad weynta Jereer Weyne alle hanakaa xafido waan kugu faannaa waxaa ku leeyahay guul iyo gubanimo. Masha allaah waana ku garab joognaa inta wax garadka ah💯❤ oo fahansan waxa aad ka hadleeyso

  • @GeniCabdullaahi
    @GeniCabdullaahi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naciimo alle ha ku xidiyo amin

  • @tutu6003
    @tutu6003 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Good job mamo

  • @aishamuse3271
    @aishamuse3271 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aad iyo aad bay u khaldantahay Fathia, waxay ahayd inay dhahdo hooyadan Somaliyeed waxay samaynayso ma fiicno. Jareerweyne waa dad sharaf leh mana gaarto.

  • @AmatuAllah2
    @AmatuAllah2 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc Nacimo Axmed dowlo agoonki uu dhalay caawi qof wax lagu aminaya tahay u kac reerka somalida u dhexgal 😢

  • @mariansaid1129
    @mariansaid1129 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Amin Amin

  • @sahanbihi2611
    @sahanbihi2611 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wa ilama yare dugsi dhigato wa macalimad yare mashalah

  • @Samia-b2u
    @Samia-b2u 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa Xaqiiq ❤❤❤

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waa run qowmiyay dhan in la caayo waa qalad

  • @tutu6003
    @tutu6003 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mashacala mama namo

  • @fatimamohamed2724
    @fatimamohamed2724 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤Naima❤❤

  • @hanefa283
    @hanefa283 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    QALINKA ayaan kufalanqey neynaaINSHAA ALLAH😊

  • @SaaroCali-xz4to
    @SaaroCali-xz4to 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waarunta naciimo hadalka runta wakugu racsana❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Naciima ❤

  • @ubahahmed7166
    @ubahahmed7166 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc naima abaayo waa idinsalaamay horta gabarta yar oo quraanka aqrinayso MaashaAlaah tabaarakulaah walaahi jiririco korkeeyga ka kacay say quraanka u aqrinayso hadane ay u kala fasirayso ilaah isheeda iyo ilalkalebo allah ha ka qabto walaahi waa ku farxay naagtaasna hada waa layaqaan waxay tahay waana ka xumamahay in qoomiyad dhan loo caayo hal qof oo xumaaday gabadhaasna niikinaysay ilaah ha soo hadeeyo iyo islaam ah aamiin

  • @FH-qt4up
    @FH-qt4up 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc walal waa runta. Isilantan fathiya laleyahay wey uquthadhysan tahay shartedha Allah hanga qabto amiin yaa rebi.

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Assalaama Calaykum walaashay Naciima aad ayaan kuu jeclahay ilaahay haku xifdiyo, waan daawadaa mar walba muuqaalada quruxda badan ee soo dhigto. Naciima walaashay marka aad qof qalad sameeyey saxeyso, carada yeysan kaatan badin, aad ayaa u xanaaqdey isdaji.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wallaahi inaan meel lajoogo ayaa kasii fiicnaan leheed Xalay, waayo Naagta Qowmiyad dhan ayay Diintooda shaki gelineeysaa sheeg waxa aan sugi lahaa?

  • @SalmaAbdiAxmed
    @SalmaAbdiAxmed 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Nacimay wax kalareebo plz 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Saas ayaan isku kala reebayay, qof diintiisi lashaki geliayay ayaad leedahay wax kala reebo!

  • @haa8793
    @haa8793 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Alaha sohadeyo gabdan farxiya obsiye weykuqaldanthy arinkaa bel dan ayey ugaftay dinta ciqabta ey marineyso hadey garan laheyd

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashallah cunugta🥰

  • @SacdiyoCabasmuse
    @SacdiyoCabasmuse 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sxa ❤Naciimo

  • @امأمیره-ن1د
    @امأمیره-ن1د 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    hbo gabdhi axmed dowla ka dhintayyy wiil aya liibiya uga xirane ka so hdl qoyskaaas dhibateysan 😢

  • @AnabAbdi-z8g
    @AnabAbdi-z8g 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa saax

  • @hanefa283
    @hanefa283 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Afkeyga ayaan qadaf ka cel celinaa marabo in aan fardo baxo ABAAYO NAIMA UDAAYEY QEYBTA RUNSHEEGA .

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way walantahay Canugta yar maxey ka rabtaa 😢 aniga waxan umaleyna iney ka xuntahay inte Masha Allah dhahi laheyd sey uhadleyso maxa waye Ya Allah

  • @muslimohh1001
    @muslimohh1001 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Af kaga cano lagu qabay ❤

  • @SahroMahdi-j8u
    @SahroMahdi-j8u 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    FIFA. Jarerweyne❤

  • @MaryamHashi-d1j
    @MaryamHashi-d1j 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kkkkk naciimoy tan adaba udhameeyey wixii edebdaran oodhan jaf cashar baad udhigtay habarta Waalan guuleyso wllo

  • @bisharoibrahim9512
    @bisharoibrahim9512 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Quraana ku bilowdaya qabiilna ku dhameysaya see wax yihiiin walal man fahmine

  • @haliimoahmedmohamud7476
    @haliimoahmedmohamud7476 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Walaley naciimo naagtaan cabtoyda ah haba qiimeyn

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Haliimo walaal qaali waa liska reebaa Cabtooyda!

  • @mohamedomar8490
    @mohamedomar8490 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @minamahammed3896
    @minamahammed3896 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adc naciima qurux baalasha ka Rif balaayada qurunta ah.

  • @zainabali-nl3wv
    @zainabali-nl3wv 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Farxiya cabsiye anaga dad fican isaga kaya dhigaysa habartan farxiya waa naag deenta kaso horjedo waxaasna nabiga oo caisha sagaal kugursaday jees jees subhanallah galadii camal talow ma sagal jirbaa lagu qabaa waa xad gudub taas dontana laduraa kusoco nacimo edeb malahan

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Anigaa meel saaraya habarta edebta daran!

  • @SumayoHassan-d1l
    @SumayoHassan-d1l 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    My wlhi waa qalad

  • @SacdiyoAli-kh6um
    @SacdiyoAli-kh6um 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Caaay ayaa Somaali kasoo hartay 😮😮

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Adiga xitaa qofkii kucaaya iska caay, Afka maxaa laguugu jeexay cunto ku cun ku cibaadeeyso caaydana sharci ayaa kayaal!

  • @umams2905
    @umams2905 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waad ka tuntay qeybta jareerta

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Abaayo naciimo qofna wax uma dhimi karobeelaha career Wayne haday qaldantay fatxiya ayadey ku ektahaye adiguna haku xadgudbin ayada

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Intuu Allaha ii ogolaa ayaan ku iray, oo an qofkii ku xumeeya xumee in lamid ah!

  • @smile2567
    @smile2567 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adoonyo isaaq oo dad oo waninaya hergisa waa hooyga fanka iyofusuqa iyo fadrada yaga hoormood oo ah

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mansha Allah gabadha yar qofka weyn gaal khabo inay hadasho maba ahan sharaf malaahan nacimo garer weyne dad sharaf leh diin leh waaye

  • @SaidoHajiMohamud
    @SaidoHajiMohamud 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    👍

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sam teetalkay isku deyeysey in ay turjinto
    Balse
    Maxaaka qaldan
    Gabadhayar
    Oo aay ku eedeneysa waba manshalahuye
    Waba shiikad yare

  • @ayanjama4133
    @ayanjama4133 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Farhiya Inay qabiil dhan Aflagaadayso waa Aqoon daro

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabadha yar iyo caruurta duruusta ay dhiga nayso waa maadatu fiqah maansha Allah fatxiya aad bay jaahilad u tahay

  • @mohamedomar8490
    @mohamedomar8490 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Donfaarta oo dulida ah karbaash wlllo

  • @FartuunCali-m8r
    @FartuunCali-m8r 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Maama wey qaldantahay adigana adna wad caytantay

  • @urejimohamud8282
    @urejimohamud8282 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc naciimo

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Naciima iska dhaaf wllo dadkaan waxay rabaan ha shegaan baraha bulshada umadii dhan ba ku halawdey dadbaana ku aakhira seegey marka ani taladeyda iska daa meshaan qabiilada lagu cayaa qabiilo dhan oo shiikh iyo shariif leh baa waxaa loo baxshe intii magacoodii laga badaley khaniisiin loo yaqaan aan magac kle loo aqoon dad dhan baa shaqadoodu thy inay qabiilada cayaan marka iska dhaaf haku danbaabine waxaa thy qof wanaagsan marka yey aakhiradada kaa ciideyn ileen hada waxaa tiri anaga idan barney nikaaxa iyo diintoo dhan marka waxii saxa markaa kugu tageero aan wixii qaladana kaa qabsado wixii talaana kugu darsado xbbt

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid Nasteexo Allaha ku sharfo!

    • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
      @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @dhaqaaqaaddhaxashidee aamin qalpiyey waxaa thy qof aad uwanaagsan waana kugu xirnahy waxbadana waan kaa faa,iidey wana ku tageraa anoon qabil kugu tagerin somali bes wadaagna xataa isku gobol kasoo jedin lkn dinta, akhlaqda iyo runta kugu jecladey illhyna haku sharfo xbbt adaa mudan

  • @Nasriin-t8z
    @Nasriin-t8z 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    adigaa naga filan nagta aqlaaqda lahen hawo macan

  • @FH-qt4up
    @FH-qt4up 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sowti maxkamadh hargeisa dhaxdhedh nin adeerkedh afartan nin ana qaba laha.

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oo adigu awel majareer weyne ayad ahayd😁😁, isdaayah oo isgu damaabininah bal.
    Somali odhan hanoolato🇸🇴🇸🇴

  • @MohammedMosa-e8w
    @MohammedMosa-e8w 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Asc fiid wanaagsan naciima

  • @fatimaahmed4226
    @fatimaahmed4226 34 นาทีที่ผ่านมา

    Qoomiyad sheekh iyo shariif leh in la caayo waa edeb daro.

  • @minaafrica2295
    @minaafrica2295 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    She is wrong to generalize.

  • @redroses4071
    @redroses4071 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    way edebdaratay fadxiya iska celiya