Barnaamijka Sooyaalka Sugan | Ex Taliye Jidhif | SLNTV | Bu Badri Maxamed Xasan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2021
  • Fadlan: Subscribe + Like + Share
    Website: slntv.tv/
    Facebook: / slntvone
    Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

ความคิดเห็น • 49

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 ปีที่แล้ว +8

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland iyo General
    Jidhif.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 ปีที่แล้ว +7

    General Mohamed Hassan Abdullahi
    Waxaad Ku Xusuusata,
    Inkastoo Aan La Tirin Karayn Wax
    Qabadkiisii Hawlihiisii Xeeba Galbeed Iyo 99 Group.
    Kaas Ahaan Zailac Iyo Hareereheda.
    Alla ha Dhawro.

  • @Garbashaash
    @Garbashaash 2 ปีที่แล้ว +5

    Hambalyo generaal. Waajib culusbaad gudataye. Cimri dheer iyo caafimaad ku nooloow. G. Jidhif. Viva

  • @abdirsaqnasir7037
    @abdirsaqnasir7037 ปีที่แล้ว +2

    Maansha alaah adeer

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 ปีที่แล้ว +4

    Maansha Allah Allah caafimaad ka hawsiyaadiyo Genaral Mohamed hassan C/llahi (Jidhif)

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 2 ปีที่แล้ว +3

    Geesiga...BIRTA...Ah.
    Muj;...Jidhif.
    Alle caafimaad badan haku siiyo.
    Aamin

  • @goahmad5
    @goahmad5 2 ปีที่แล้ว +7

    برنامج جميل و مهم للتاريخ

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 2 ปีที่แล้ว

      GACANKUDHIIGLE JIDHIF WIXII AAD KA GAYSATAY HARGAYSA ADIGOO CADAWGII AAN WAXBAU GAYSAN

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 2 ปีที่แล้ว

      WAATAARIIKH QALDAN AYUU SHEEGAYAA CABDILAAHI ASKAR 1983KII AYAA LA QABTAY

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 2 ปีที่แล้ว +4

    Odaygu waa fariid, waaye arag ah.

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah Barakallaah

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 2 ปีที่แล้ว +4

    Salaan sare Janaraal Jidhif

  • @almorxmn2614
    @almorxmn2614 ปีที่แล้ว +3

    Guutadii looma ooyaanka SNM 99 guutadii jibril abokor Wxy ahayen 400 oo nin Wana ragii xoreyey xeebaha galbedka

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 2 ปีที่แล้ว +4

    Xaq buu ahaa hangankaasi, intii u dhimatey ee dhalinyaro odayaal ahaa Illaahay janno firdoza haku casuumo.
    Iloobimeyno wixii loo soo maray wadankan.

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 ปีที่แล้ว +4

    Nin ka maalin Xeebtaka dagaalamaa wuxuu u dhigmaa nin lixbilood ka dagaalamay dhulka oogada,

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m 2 หลายเดือนก่อน

    Guul somaaliland ❤️

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 2 ปีที่แล้ว +3

    General Jidhif Halgamaa waynaa Taliyihii Guutadii 99aad ee xeebta Galbeed Somaliland dagaalka adag kagashay waa ragii kaadidooda cabay min lughaya ilaa zaylac kadagaalami jirey.

  • @ahmedabdillahi4439
    @ahmedabdillahi4439 2 ปีที่แล้ว +3

    General jidhif aqoknyahan khibrad milateri leh, Kuna haboon taliyaha ciidanka qaranka

  • @Idhanka-media24
    @Idhanka-media24 ปีที่แล้ว +2

    Maxamed xasan abdikahi jidhif noolow adeer taliyaha ciidanka qaranka ee hore ahaana taliyihii guutadii 99 ee xeebta wacdaraha ka dhigtay ..noolow adeer

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

    1981 2000 Dollars lacag badan bayy aheyd waxan filya amanataa kam qiima yara 20 0000 dollras hadanu ka badneyd

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 ปีที่แล้ว +1

    HAMABALYO mujaahidka

  • @mohamedxaajiaden7138
    @mohamedxaajiaden7138 2 ปีที่แล้ว +1

    Axmed jiiniyoos gabayadiisii

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 4 หลายเดือนก่อน

    Noocan in ay hadlaan maaha. Intii qayrkii dagaalamayeen isagu 1989 afweyne ayuu ushaqaynayay uuna baryay

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa Dardaaran Aad u Qiimo
    Badan Oo U Baahan In La Qoro.
    Waa Runtii General Mohamed
    Hassan Abdillahi ( Jidhif )
    Ha Eloobina Somalilandersow.

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 2 ปีที่แล้ว

      WAA RUN WAA LA YAQAAN WAANA GACANKUDHIIGLE AHNA MARGANKA SOMALILAND DUMARKII IYO CARUUR AYUU MADAAFIIC UU KU GARAACAY

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      @@alihujaleh8627 jidhif saw kii kalshaale xansuuqay maaha maatada

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 2 ปีที่แล้ว +1

      @@gedefletv6049 adigu hadhaagii faqashtaa tahay mar hadaad snm ta waxka sheegaysid

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      @@craxmaansoodaani652 snm kuwii wasi jiray baan ahay lagana yaabee inaan ku dhalay waayo kolay hooyadaa waxay kuugu sheekaysaa faqash baa khasab igu wasi jirtay markaa naga xishooda balse faqash yey ahayd ma qabiilbaa

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 2 ปีที่แล้ว +1

      @@gedefletv6049 SNM TA waa la ogyahay in ay ahaayeen libaax yadii marka faqashtu aragto aad isku xaarijirteen kkkkk imisa cisho ayad isku xaartay markad aragtay SNM kkkkkkk

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 ปีที่แล้ว

    Cabdilaahi askar 1983 baa la qabtay

  • @omarqayaad9328
    @omarqayaad9328 9 หลายเดือนก่อน

    Taarikhda wax badan buu qaldayaa general cabdicasis cali bare in uu xeebta ka sifeeyo snm gear ahaan guutada 99 waxay ku qaadatay 27 cisho oo kali ah oo 99 layskugu geeyay xeradii itoobiya kutaalay u dhawayd tiri dhaba ee garbaale halkaasay ka soo duuli jireen wax la dhaho dagaal ku dhifoo kadhaqaaq ah lakin xeebta waa lagaga xoog roonaaday 99 iyo guud ahasn snm markii dsnbee qaybta 27 loo magacabay candicasis cali bare ee ahaa fadhigeedu berbera waxaa xeebta yimid gashanle sure cismangab oo ogaden ahaaa kasaa aad ula dagaslamay snm gar ahaan 99 oo markastaa maxaabiiskasoo qaban jiray intii xebta cismangab joogay waxay sooqaden 5 dagaal 5 way ku jabeen snm 99

  • @harris8132
    @harris8132 2 ปีที่แล้ว

    Ninku waraysi xumaa!
    From guuto 99 xeebaha to 77 dagaalkii to General Galaal to Farmaajo!
    Haddana isaga oo Xamar ka shaqeeya.
    Eesh Qiyasak.
    Waa iska jooji dee

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 2 ปีที่แล้ว

    Odaygu miyuu isku dhex yaacay sookan wariyuhu toos toosinaya

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 2 ปีที่แล้ว

    Waar Korneylku rag badanoo Qaar isku derejo ahaayeen Qaarna kahooseyeen qaar 2 xidigle captain
    Ilaa 10 Sarkaal bey ahayeen
    Miyuu ilaawey sowkan aan soo qaadan Ragii qaar geeriyodeen. Sarakiil waaweyn baa Lasocdey beledweyne lakeeney 89 kii by ahyde

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 2 ปีที่แล้ว +2

      Kooxda Lama socon gooni ayay u soo baxen

  • @kx___k8191
    @kx___k8191 3 หลายเดือนก่อน

    ᴍᴀʀᴋᴀ ᴡx sᴏᴏ ᴅʜᴀɴ ᴋᴜ ʙɪʟᴀᴡᴅʏ ᴛᴀʀᴋʜᴅɪɪsᴀ ᴀᴅ ᴋᴀ ʀᴇᴇʙᴛʏ ᴛᴀʀɪᴋʜᴅɪɪ sɴᴍ ᴄɪɪʟ ɪɢᴀ ǫᴀʙᴛᴏ ɪs ᴅʜᴀғɪ ɪs ᴅʜᴀʜʏ ᴍᴀʀ sʜᴇᴇɢᴛʏ ᴀɴᴀ ɴɪʏᴀᴅᴀ ɪ ǫᴀʙᴏᴏᴡᴅʏ

  • @cabdiyare9475
    @cabdiyare9475 2 ปีที่แล้ว

    Hada maalintaanu qabsanay saylac iyo lowya cado meel garboole la yidhahdo ayaanu uga yeedhnayy koodbuur ayaanu aheyn oo qabatay selac iyo lowyo cado iska sheego

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

    Kani weriye maahee waa caadifi ciil qabe ah galaal adaa dilay qaraxana adaa sameeya

    • @saeedbuni2567
      @saeedbuni2567 2 ปีที่แล้ว +1

      Maxaad tahay Ma wadaad maadeeyaaa tahay

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      @@saeedbuni2567 may sxb ee adigu maxaad tahay ma.macalin

    • @ifrahmuze3593
      @ifrahmuze3593 ปีที่แล้ว +1

      ​@@gedefletv6049 kkkkk horta maxad laa oyda waxan filaya inaad laga rone tahay snm ku wasi mayan futo xarle

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 2 ปีที่แล้ว +2

    Tv-ga Gabiley! Heego kuwooda ayey noo buunbuuninayaan. Adeer kan Doolaal ayaa kun jeer ka halgansan

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 2 ปีที่แล้ว +3

      saqajaan mujahidiintu jidhif lixle askar koodbuur siilanyo biixi kaahin iyo inbadan oo aanan sookobikarayn waa ragii dalka xoreeyey hawkala eexan mise konfurbatahay

    • @almorxmn2614
      @almorxmn2614 ปีที่แล้ว +1

      JIDHIF indr haka dhex arkin wlhi waa ragii 99 kadidooda cabay ama guutadii looma ooyaanka

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 8 หลายเดือนก่อน

      Doolaal muxuu yahay😂?? HABAR JILICDAY 😂!! doolaal waa Reer Miyi 😂waxba mayaqaan😂!!