GABAY: Abwaan X.Cabdikariim BARAAR Ugu Jawaabay Suusle Gabaygiisi Xoor Shini Helay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 68

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 ปีที่แล้ว +1

    Waa Caadadood Kuwa Leetah
    Intooy Marka Hore Kibir iyo Arin Aan Laga Fiirsan Lasoo Kacaan Inay Durba
    Dib Isu Rogaan.
    Waana Raganimo Daradooda,
    Haji Abdikarimow.
    LONG live Brother

  • @MOHAMEDMD1
    @MOHAMEDMD1 8 ปีที่แล้ว +3

    xaaji cabdikariim baraar waa gabyaa waa ragii 1980'skii ku haystay gabayada ilaahay cimrigaaga ha dheereeyo abwaan

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84 2 หลายเดือนก่อน

    Alle cimriga.vs caqliga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo

  • @uk16944
    @uk16944 ปีที่แล้ว +1

    ManshaAlla Bismiilla ALXAMDULILA MANSHALLA
    Wa xigmad waxgarad

  • @mohamedabdi6034
    @mohamedabdi6034 8 ปีที่แล้ว +2

    xaaji abdikarim maxamed cilmi waa gabya culus well done

  • @shakirdahir5205
    @shakirdahir5205 4 ปีที่แล้ว +3

    Guba waxay u dhexeysaa daaroodka dhexdiisa, waana ogaadeen vs dhulbahante. Halkaa waad ka been-sheegtay ta kale ma abwaan Suusle ayaad isku gashay.waa laguu yaabaa wallee 😁😄

  • @daacichannel4521
    @daacichannel4521 8 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah tariikh ayaan kaaa fa'iidey Aabo.

  • @khadradhool1343
    @khadradhool1343 8 ปีที่แล้ว +2

    Doqonsanaa masaasuu oday ku yhy Sandule iyo suusle iyo xaglo iyagaa wada dhashay maxaa ka galay

  • @cawildirir2131
    @cawildirir2131 8 ปีที่แล้ว +4

    Xaaji abdi kariim ilahay cimriga ka kuu dheereeyo waa gabay qiimo badan nin culus iga dheeh

  • @fatimaissa2634
    @fatimaissa2634 8 ปีที่แล้ว +2

    Great job!!!

  • @khalidkamil822
    @khalidkamil822 2 ปีที่แล้ว +1

    Taariikhda beenta kaada 12nin ayaa ka qayb qatay salaan carabey ninki ujawabayey miyuusan ahayn cilmi carab

  • @ducaysaneduca8898
    @ducaysaneduca8898 8 ปีที่แล้ว +1

    waxaa laga sheekaynayaa waa tariikhdii suusle maha si kale huuno is dejideji caadi iska dhig khabiil baa ku waalaye

  • @aamiineid5601
    @aamiineid5601 11 หลายเดือนก่อน

    Saakaba suusle waa kaa hantiyay guushuu saninaayay
    Ee saakana ka soo tiri mid kale gabayga uu saafay .

  • @khaliilmahamed7879
    @khaliilmahamed7879 8 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaaaaaaw waad kaga riday sxb oadaygii cayay wasiirka

  • @kaahmedia8041
    @kaahmedia8041 2 ปีที่แล้ว

    Abwaan suusle ka adaag wlhi benowaas 12 nin ayay ahyen guba ragi ka gabyey

  • @Burcaawi2471
    @Burcaawi2471 5 ปีที่แล้ว +3

    Darood iyago bila dhar ah oo sidi ilahay oo aburay geela iyo adhiga racaa ayaan ceebtoda asturnay oo maryaha iyo sida lo xidho barnay markasay idoor no baxshiin ileen lacagba may aqooni kuwi baa manta murti iyo ilbaxnimo sheeganaya wali waa yaab

    • @lail111
      @lail111 2 ปีที่แล้ว

      🤣Xita ilkahada ma cadayaan kartiid af huuro ma adiga darood wax bari kara don't make me laugh waaxa umalanyia ina murqamsanthay ileen 24 sacdood ba sidi adhidi ba daqaysa ee.

    • @Burcaawi2471
      @Burcaawi2471 2 ปีที่แล้ว

      @@lail111 hablohu madaxay noo saran yihiin ee inabti waxba ku odhan maayo 😁

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 ปีที่แล้ว

      @@Burcaawi2471
      Nin Warsangeli ahay. Waa kugu tix gelinayaa sida aad weli dhaqankii ficna ee hablaha u xushmayn jirnay u
      Tix gelinayso lakin itemka xadaaradda run kama aadan sheegin markii aad magaca Daarood
      Isku qaaday. U fiirso sida ninkan hadlaya u samayey oo yiri 2 Dhulbahante ah, 2 Ogaadeen ah iyo Sadex Isaaq ah marka aad Daarood ceebaynaysaan waa hal ayaad ka dhigtaan, marka kale dad kala jaad ah ayaad ka dhigtaan.
      Qodobka xadaaradda Somaliyeed run kama aad sheegin weliba mudda
      U dhexeysa Daarood iyo Isaaq. Allah igu og weli kelmedda I word idinkuma oran oo aniga oo Isaaq aqaan uma jeedo baahi i geyneysa inaan I word ka sheego.
      Wallahay billahay xaajiyad HJ ah oo aaye ii ahayd ii sheegtay in muddadi hore Berbera 7 Cise Muse ah ka shaqayn jireen against 73 Maakhiriyin ama Warsangeli.org ah.
      Haddaan waydiyey sida ay u dhacday maadama Berbera ahayd Xero Isaaq? Waxay igu jawaabtay
      And i quote as she told me Allah horti"
      Maandhe Isaaq in uu Carab Abbaan u noqdo, oo xoolo la soo iibsho marka laga reebo, ma bad ayuu wax ka yiqiin?"
      Hadda waa aqaana sheekadii Carab shuuf ku waashay ee Sacad Muse iyo Ciise Muse dhex martay.
      Mohammed Ibrahim Egaal wuxu ka sheegay in New York in u so taagnaa
      Berbera oo 25 doonyood soo galaan mid aabihi lahaa marka laga reebo inta kale rer Maakhir lahaayeen, midda aabihisna iyagu wadeen.
      Yes, waxa la mid ahaa oo xadaarad lahaa Abduraximka HJ, Muse Carre etc.
      facebook.com/groups/326162741535972/permalink/1069727850512787/?sfnsn=scwspmo&ref=share

  • @ifarxmaxamed8475
    @ifarxmaxamed8475 5 ปีที่แล้ว +1

    Xaglatoosiye waa dhuuni raac

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 ปีที่แล้ว

    Aqasheey nin dalkiisa iibsadey guul dar iyo halaag qaad naagaha waa waan xasuuqaa xidid Kama xishoodoo xaarka waan agseexda faankana waan aqaanaa 🙊🙉

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 ปีที่แล้ว

    Iisoo xiniinyoweynoow weelkaad wax ku cuntaan ku xaar oo ku kaadi anigana I soo cey ku siiyana iyo sharafta leh aniga igu soo cay caadil waa ilaahay asagaa marqaati 🤕🐆

  • @caaqilproduction3
    @caaqilproduction3 4 ปีที่แล้ว

    Erayga baraar macaniiha iisheega??

  • @jawaahirboodhhassan663
    @jawaahirboodhhassan663 7 ปีที่แล้ว

    isaaq mooye cid dhulbahanti qiimaysa ama wax u ogole ma jiraan ... subxaan Allah somali land ilahay hasoo hadeeyo

    • @wadefreeman7340
      @wadefreeman7340 3 ปีที่แล้ว

      isha naga daaya iyo sixirka dh waa hartiye

  • @gulaanmohamed7809
    @gulaanmohamed7809 7 ปีที่แล้ว +1

    Adeet gabayda noo dhig shaqadayadaad nagu hastaane oo orday fanaaniinta heesha usameeya

  • @Waa-ani
    @Waa-ani 3 ปีที่แล้ว

    Madaxda sharafta badan kulahaa?. Kan ma xishoodo!

  • @ifarxmaxamed8475
    @ifarxmaxamed8475 5 ปีที่แล้ว

    Hee hakaxumaynina

  • @abdirizakmaaxcawad6725
    @abdirizakmaaxcawad6725 2 ปีที่แล้ว

    Been baad tasriikhda been baad ka sheegtay waadna kufsatay

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaasi gabay maaha horgale xagletoosiye ayaad difaacaysaa waa nin dayuusa kaasi war cidi kuma taqaan ee suusle yuu ku duban miskiinyohoow

    • @abdullahiyusuf4543
      @abdullahiyusuf4543 ปีที่แล้ว

      Gabay Yahan Baanad Ahaayn.
      Dhuxulaysatoooy Geeda Laaaayooooow.

  • @ifarxmaxamed8475
    @ifarxmaxamed8475 5 ปีที่แล้ว +1

    Iidoor goorma ayuu gabayada bartay

    • @maxamedsharmaake7447
      @maxamedsharmaake7447 5 ปีที่แล้ว

      Caruureey xaalka BA' waar isaaq waa ku hodan murtida iyo gabaya guud ahaanba murtida soomaalida

    • @Burcaawi2471
      @Burcaawi2471 5 ปีที่แล้ว

      Bal dib u raac somali o dhan yaa baray murti haday gabay maanso hees riwaayado noqoto bal car hees heesihi hure iyo gabayo murti leh o an nin isaaq ahi tirin way yaryihiin inabti qoroxay

    • @hudayfibrahim37
      @hudayfibrahim37 4 ปีที่แล้ว

      Yaa ka gabay badan

  • @suldaannuurdhagacun
    @suldaannuurdhagacun 8 ปีที่แล้ว

    Murtida iyo macnaha gabayga iyo muunaddiyo luuqda,
    Waa martabad saroon uumiyaha Mawle wada siinne,
    Mulki kaleba soomaaliyeey waa ku murannaaye,
    Maansiyo kolkay gabay tihiyo midha la luuqeeyo,
    Sow Miidhayadan reer Isaaq lama mihiibsiinnin,
    Mankiisiyo Mullaax iyo Laf iyo gabay macaankiisa,
    Macdantiisi sow Eebahay naguma soo meerin.
    Maxamuud M Yaasiin (Dheeg)

    • @khadradhool1343
      @khadradhool1343 8 ปีที่แล้ว

      meel walba miyaad ka marisaa intan

    • @suldaannuurdhagacun
      @suldaannuurdhagacun 8 ปีที่แล้ว

      khadra dhool haayo meeshii looga baahdaba waan ka tiriyaa adigu intani miyay ku dhibtay meeshaan ka tiriyaba waadinka hoos cararaye

    • @khadradhool1343
      @khadradhool1343 8 ปีที่แล้ว

      +beel daaje kkkkkkk wlhi imay dhibine beenta layska dhaadhiciyo waan necbahy

    • @abdirahmanfarah7268
      @abdirahmanfarah7268 6 ปีที่แล้ว

      beel daaje kalmadaadu sanad kadib ayey IGA qoslisay
      Halkeeda ayaad dhigtay jawaabta
      Meeshii looga baahdaba katiri .

  • @ahmedosman3018
    @ahmedosman3018 7 ปีที่แล้ว +2

    War bal beentaas fiiri" guba waxaa ku garamayey niman daarood...bal raadiya hada waa duubantahaye..bal fiiri suugaanta...isaaq suugaantiisa qarnigii sideed iyo tobnaad baa ugu horeysay..iyo xiligii guba hadaad hal gabay lakeeno oo qarnigii 17aad ah koor baa iixiran.

    • @keysejama5286
      @keysejama5286 6 ปีที่แล้ว +2

      ahmed osman doqon naaso leh daaroodka guba ku caytamayay saw iskumay caayaynin inu isaaq wada fuulay?

    • @munamuna8335
      @munamuna8335 6 ปีที่แล้ว +3

      ahmed osman wax caybaad isleedahaye tariqda run kasheeg guba waxa lagu dhaga hadlayay isaq oo habaryoonis baa ogaden dhulkaqaday markaas ayaa latiriyay nimanka ku jiray waxay ahayen habar yoonis iyo habarjeclo waliba habarjeclo gabayga waa tirinayay salan carabay ilahay haunaxariste waxan soo galiyay calidhuux mida labaad ma isaq ayaan tariqlahayn oo cagdher ayaa taariqleh markaad idoori lahayd subaga iyo xoolaha oo cawradada aan umada kaqarinay ayaadmanta leedahay isaq tariq malaha naga amu xaryahow xarku dhalay

  • @ifarxmaxamed8475
    @ifarxmaxamed8475 5 ปีที่แล้ว

    Daarooa ayaa lagu ogaaba

  • @oneworld3034
    @oneworld3034 4 ปีที่แล้ว

    Si walba waad ula hadashay inuu is toosiyo ayuunba ka filaya suusle.

  • @omaraliahmed366
    @omaraliahmed366 8 ปีที่แล้ว

    suusle waa beenale dabshid ah miyanay aakhiro ka horayn tolow

  • @fankaiyosuugaanta5548
    @fankaiyosuugaanta5548 8 ปีที่แล้ว +2

    Isaaqland la ogaa cuqdad maliishay oo dacarowday baa beerka u fadhida. inta cirku idiin jiro ayay qaranimona idiin jirtaaye xaarka ceshata. dadkan idinka xishoonaya waa kuwii buuraha idin saaray nacasyahay mirqaansan

    • @Burcaawi2471
      @Burcaawi2471 5 ปีที่แล้ว +1

      Fanka iyo Suugaanta sawirka nagood ee ku saran baad igaga baxsataye cashar baan ku dhigi laha inbati qoroxay , ee yar gaagaabso dee.

    • @hudayfibrahim37
      @hudayfibrahim37 4 ปีที่แล้ว

      Allaylee a uun baa hantiyay maaxdii caynaba. Ninka kula hadlayaa waa habar jeclo maanta xaggaad joogtaa

  • @gulaanmohamed7809
    @gulaanmohamed7809 7 ปีที่แล้ว +1

    War ninkan aanan taariikhda aqoon oo kudoo daya gubaa a 7nin ayay ahaayeen leh masidatan buu suugaanta kulasocdaa oo uu hadan gabyo usoo duubayaa oo hadan abwaan suusle wax uga sheegyaa uu war muusan ogeen hadii laba libaax ay cad kumurmaan oo ay dhidar idoora arkaan inay uheshiiyaan muusan ogayn nimanyahow

    • @fowsicumar1073
      @fowsicumar1073 7 ปีที่แล้ว +1

      faarax suuslaad beentiisii soo daawatay taariikh badal ayaa itaal idiin noqday xorta dadka xasuuqa iyo gabayada markaasaad qiil u helaysaan beentee

    • @abdiabdullahi6958
      @abdiabdullahi6958 6 ปีที่แล้ว

      Fowsi Cumar

    • @shakirdahir5205
      @shakirdahir5205 4 ปีที่แล้ว

      Waligoodba suugaanta way bedeli jireen isaaqu kkkk

  • @ducaysaneduca8898
    @ducaysaneduca8898 8 ปีที่แล้ว +1

    suusle waa hagjir umada ayuu isku diraa waa danbiile dagaal ooge

  • @MBOsman
    @MBOsman ปีที่แล้ว

    Waxaan la yaabay, beesha Isaaq sida ay afka u wanaag uga sheegaan iyaga oo ifka u neceb Dhulbahante. Ficil ahaan wax badan bay la dagaallameen Dhulbahante oo dee waa wax aan arkayno hadh iyo habeyn haddana waxay aheegaan in ehel la yahay. Bal munaafaqad intaa le'eg

  • @MBOsman
    @MBOsman ปีที่แล้ว

    Weligeed baan Dhulbahante iyo Isaaq wax wada yeelan karin waayo, isku taariikhba ma ahan. Waxa ninka Isaaq u arko wanaagga wuxuu ninka dhalinyarada u arkaa xumaan. Waxaysan Isaaqu ogayn dawladnimadu inay tahay wax dadka wax wada dhisanayaa ay ku qanacsan yihiin.