masha allah walalkey ajar iyo xasanad anlaso kobi karin alle haku siyo runti maka dalo video yashada wan iska shita mar walbo an howl hayo xita wax badan aya nolosheyda iska badalay mahadsanid walalkey noso siyadi arimaha qoyska alle haku dhowro Ina adeer
walal yusuf sakin waan jeclahay vedio yadaada markastana waxan jeclahay in aanka faaiidaysto lakinse walal vedio yadaadu waa culusyihin waxan jeclaan lahaa in aan la wadaago dadka aan jeclaha
Wa runtaa ayuub noloshu wa lamane is jecel oo isku mujiya miba mika kale inuu tuso farxad iyo naxaris iyo dabac sanaan sa ida Wa inaay isku mujiyan lamanuhu waliba sojidashada gabdhaha ha badiyeen wlhi ragenu Wa masakin wyo saanka dhigno bay noqdan hadii aan gedku noqono dhagax bay noqdan hadan softi unoqonana malab bay no ahanayan marka domaroow ragina u dabac sanada oo jecelka ka kesada
Ala gab dhuhu mis kiin sana IMA dhagesto maxa kugu jam jaamay shekadisa Mobil kaga qadati waxa lashe kesati miya weysa kiyoo xajimoday baa arki lahayd kii yo xiso uqabo shekadada
waa run naciimo sharaf hadalkeda why nimanka somaaliyed qiyaana why wa lagu so koriyay baag ben ba lagu xero kenaa runa waa lagu dhaqaa sas darted ayasan ayay gabdha u qiyamaan
Scw msha alalh wll jazaakalaahu khayr wlle ayuub
Masha allh waa sax waa muhiin mawduucaan waan u baahanahay hadaan nahay soomaali shukran ayuub جزاك الله خسر
خير
Mnzha allH Allha kaa Aqablo wanagad nafaryzo wllken
khazakallahu kheyr ayub ayusuf sakin wll magacaa gu dheer
manshalah walalkey yussuf ..thnks
mahadsanid walal Ayub allah yaxfadka
mansha Allaah jisakallaaah walalkeen yusuf sakiin barnamijyadada oo dhan waa manshaa Allaah
Wad kumahadsan thy wax fican aya narafte adi ajar ilah haka siyo amin
Wad mahsantahay wlkyga Qali Allah ku dayo amin
Thnks wall wax badan baad bulshada u fasiidaysy
maasha Allaah jisakallaaah qayran
Masha Allah, Jazaka Allah Kheyr!
instablaster.
mahadsanid walaal masha allaah waa figraad wanaag san
masha allah waa xaqiiqo
Keep up you are the best
Masha allah My bro allah kuxifdiyo
jazaakallaah shariif sikiin waa faa ido mihiima
mansh alaah ilaahay haku xiftiyo
Scw scw scw 😍😍😍😍😍😍😍
mashalalah wllky kama daalo inaa fiirsado dhiirigalintada allaha ku xifdiyo Ayuub yusuf sakiin
waa wax muhiim ah qoyska. Waana meesha
ما شاء الله تبارك الله اخي الكريم شكرا لك
masha allah illah haku dhowro walal
masha allah shugran wll ayub
jasaa allahu khayr
shukran walal jazaka alah
Masha Allah aad ayaad umahad Santa hay yuusuf sakiin
asc walal masha allah jazakalahu khayr
wcs
Sacdiyo Hassan
jazakallaah walal
Shukran wllo
hhh isdhagaysiga soomalida way kuyartahay thanks
Asc wllkeey Ayub Yusuf rabbi swt haka abaal mariyo wax fcn ayaad nala wadaagta maskaxda fcn
rabbi swt haku siyaadsho cfmd taam ah na haku siiyo aamiiin insha allaah aamiiin
THANK YOU BROTHER.
Mahadsanid sakin
Waad ku mahadsantahay in aad marba dhinac naga tusto noo soo badi Allaah kugu caawiyo howsha aad noo hayso, aadna waan kaaga faa'idaysaa ani hadaan iska hadlo. 👍👍👍👍👍👍👍
masha allah walal ad ayad u mahassantahy
masha allah walal ad ayad u mahassantahy
masha allah
masha allah ilaahay haku barakeyo aad baad umada ugu dadaaleysa walal
shukran
walalla
Asc inta aad naan isguursan kahor maqaayad maba lalafariisto maqaayad iyo cidlo ama meel uusan kaaga xishoonaynin.
jazakallahu qeyr walalkeee
mansha allah jazakalah wll
masha Allah mahadsanid
jazaka allah khery sxb ayuub
H
thnks walal
jasaka laaah khayr wllky
shukran walalkey
Masha allah mahadsanid wall
thanks
Jasaakumulaahul qeyr yaa aqiii
mash Allah thanks bro
masha allah walalkey ajar iyo xasanad anlaso kobi karin alle haku siyo runti maka dalo video yashada wan iska shita mar walbo an howl hayo xita wax badan aya nolosheyda iska badalay mahadsanid walalkey noso siyadi arimaha qoyska alle haku dhowro Ina adeer
Walalayal galada sheydan ba ka shaqaysta guryohoda 5ti daqiqoba wa isku qayliyan intoda badan
mahadsanid walal
ma sha allaah
Mansha.aalh walal.qali ah wanku.wana.qatay lkn waxa jeclahay Ina ka hadasho qoska miles wada.dagan side isku fahmayan sida.ay o hishini.lahayen
Masha allah
Qeer ilaheeyow kusi wan kasugaye ee waxan karaba on kasugaye intan gursan maxan sameya ow igu guursada wayo wil ayan jaclahay furihi qalbigi ayan radinaya walina mahelin ee iladadal o ilaradi wall qali shugran
mansha alaaah ayuub
Mashalaha ayub runata ayaad usheegta qosaka
Mash allah
mashaa alaah
walal yusuf sakin waan jeclahay vedio yadaada markastana waxan jeclahay in aanka faaiidaysto lakinse walal vedio yadaadu waa culusyihin waxan jeclaan lahaa in aan la wadaago dadka aan jeclaha
Wan ku jacelhye ilahye dartiis sida aad dadka ugu faaidayso walaalkey qaali
mahadsanin
Mashaa sllh ayuub illhay cimridheer hakusiyo wlle runtii aad ban ujeclhy casharada aad nosodiyaariso gulayso shikh ayuub
walaal waa mahadsantahay
ayub wll. wad mahasantahay. lkn nin somailaeed garan mayo waxad ka hadashay mana yaqanan wa ayandaro
Hayat ali kkkkk Asaga Somali soma ahan misa Abayo ragii somaliyed oo dhan bad aragtay
Mohmed Aden waa u badan yihiin ka wadaa
Hhh walalay nin somaliyeed maxaa kataqanaa mid baa ku sow xumeyay ama labo marka ragow nan Madan sow wada marin
Wa runtaa ayuub noloshu wa lamane is jecel oo isku mujiya miba mika kale inuu tuso farxad iyo naxaris iyo dabac sanaan sa ida Wa inaay isku mujiyan lamanuhu waliba sojidashada gabdhaha ha badiyeen wlhi ragenu Wa masakin wyo saanka dhigno bay noqdan hadii aan gedku noqono dhagax bay noqdan hadan softi unoqonana malab bay no ahanayan marka domaroow ragina u dabac sanada oo jecelka ka kesada
Waa saxa warakaas
Mansha allah waa mahad alle
Asc,Walal
Ala gab dhuhu mis kiin sana IMA dhagesto maxa kugu jam jaamay shekadisa Mobil kaga qadati waxa lashe kesati miya weysa kiyoo xajimoday baa arki lahayd kii yo xiso uqabo shekadada
huuno Yusuf sakiin wad mahad san tahay
👌👌👌👌👌👌
Waxaan ku moolahay Westrin society lasted 25 years gurigeenaa waa soomali jaceel kudhofo oo ka dhaqaaq lakiin waxaan jaclahay is badal
waad mahadsan tahay walaal lkn raga fahan ka xaaskooda ayaa ku yar jeceel walba aad siiso kalsooni daraa ku jirto
mansh.llh sh ayuub allha ajar kaa siiyo sida aad dhan walbo wax noga fahansiso wlkyn
thangis my ferinds
waa run naciimo sharaf hadalkeda why nimanka somaaliyed qiyaana why wa lagu so koriyay baag ben ba lagu xero kenaa runa waa lagu dhaqaa sas darted ayasan ayay gabdha u qiyamaan
Walalay dadka hawada jaifeen
aad ayaad umahad santahay wll waa barnamij loo bahnay
nin soomaaliyeed jacayl waxba kama yaqaano shale markaa bananka kala joognay wuxuu idhahaaye aduunkaa kuu jeclahay wligeey kuma qiyaami doono maanta markaa reer noqonay oo illaah ubad nasiiiyay ayuu idhahay kuma jecli gabar ayaa hore isku ijecleen ayadaana guursnaa waxaa sameeyo ma aqaano
Nimco Sharaf Abdi abayo
Nimco Sharaf Abdi Abayo nimanka had a jira wa saas marba hadad ilmo heysato iska samir
Nimco Sharaf Abdi u samir walal waa wax jira arimahaan
Nimco Sharaf Abdi Sorry Dia
Nimco Sharaf Abdi abyo srry kudadaal inaad isjaclesid hadal naxaris kulahadal kailaali qeeylada canasta wxkasto arkayo hanaqdo wax indhahiisa sojiidato illhey hakula garab galo samirka badi ani walikey magursan lkin dhaqamda dumarka ragoda kuladhaqman arkaa waxkasta wad baraneey
thanks
Hiba Immjyai. masha. Allah
wlla
Meesha qof walba uu ka
nin Somali oo jacel yaqanoh wawayay
ka yimaado oo uu dhaqanka kaqaato,haduu hagaago qoyskaas qofka waa laga gartaa habla dhaqanka dadka. Iyo sidoo kale haduu fashilmo wasaq buu bulshada u keenaa dadkana waa nacaan.
Hhhh
Masha Allah
thanks
Thanks