QISADA BARWAQO!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • #sawdaqaalib #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

ความคิดเห็น • 157

  • @UbaxCabdikarinxasan
    @UbaxCabdikarinxasan 10 หลายเดือนก่อน +18

    Walhi gabadhaan markaan dhagaysanayo aad baan qalbigayga farxad iyo daganaan ugu dareema ❤abaayoy allaah hakaa farxiyo aakhiro iyo adunba waxaan kaacodsanayaa inaad noloso dagdagto qisoyinkaaga aad ban ogahelaa ❤❤❤

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  10 หลายเดือนก่อน +2

      Haye haye insha allah ❤❤❤❤

  • @UbaxCabdikarinxasan
    @UbaxCabdikarinxasan 10 หลายเดือนก่อน +12

    😂😂😂team wax qasaaris alla nomaqan mustaqbalkeena waa riyo kaliya 😂😂😂😂😂

  • @XaawoCabdimaxamuud-b2t
    @XaawoCabdimaxamuud-b2t 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maa shaa allaah tabaarakaah qof caqligaasoo kale leh oo dumara waa yaryahay walee

  • @nuuraahmedashkir3548
    @nuuraahmedashkir3548 10 หลายเดือนก่อน +5

    Abaayo waa Qiso kutayasho leh jizaakallaaah❤

  • @hodanmahamud4919
    @hodanmahamud4919 10 หลายเดือนก่อน +4

    Waa run busbaa la dhahaa ama bay bay gudihiisa hadaad gasho dabaq waxba uma ogid waan jeclaan jiray markaan yaraa wallahi waxay ka dhigaan laba qol oo waa wayn iyo in dhaxda ah oo u dhaxaysa labada qol
    Anagoo guryo waa wayn dagan ayaan is dhihi jiray markaad reer yeelatid dhiso kaasoo kale lkn nasiib wadankiiba waan kasoo tagay hada markaan ku laabtay anigoo ubad wata ayaan idhi alla jecliyaa guryahan naxariista badan ❤

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 10 หลายเดือนก่อน +8

    اللهم نصر اخواننا فى فلسطين والمجاهدن فى سبيل الله ❤❤

  • @sulekhahassan7439
    @sulekhahassan7439 10 หลายเดือนก่อน +5

    Walaalaheen Ilaahay haugargaaro falastiin guul insha allah

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 10 หลายเดือนก่อน +5

    sawda salama Caleykum maasha Allah abayo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢❤❤

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 10 หลายเดือนก่อน +4

    اللهم اعز الاسلام ونصر الفلسطين والملوك المسلمين
    اللهم انا نجعلك في نحورهم ونعوذ بك من شرورهم
    حسبنا الله ونعم الوكيل
    لأ حول و لأ قوة ألا بالله العلي العظيم

    • @SAli-db7dw
      @SAli-db7dw 10 หลายเดือนก่อน

      Aamiin❤

  • @fadlichannel1004
    @fadlichannel1004 10 หลายเดือนก่อน +3

    MashaAllaah tabarakallah abaayo macaan waa sheeko cajiib ah.❤❤❤

  • @hoodohoodo1948
    @hoodohoodo1948 10 หลายเดือนก่อน +5

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أختي Allaha wax kaste awooda wxn uga baryayaa walaalahayga falastiin inuu guul lagu farxo usoo dadajiyo

    • @Tariigta1
      @Tariigta1 10 หลายเดือนก่อน

      youtube.com/@Tariigta1?si=SPNOFSGNWHd92kwS

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 10 หลายเดือนก่อน +4

    وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته يا أختي الغالية يحفظك ويرعاك يا الله اللهم امييييين

  • @umumaajidmaajid6080
    @umumaajidmaajid6080 10 หลายเดือนก่อน +4

    Salalaahu caleyhi wasalam❤
    Walaalahen reer falastiin dhibka allaaha ka dulqaado Aamiin Aamiin yaa rabi ❤ sowdo qaali so dhawow qaali dumar ❤

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 10 หลายเดือนก่อน +5

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا

  • @NasteexoXuseen-vk2sy
    @NasteexoXuseen-vk2sy 10 หลายเดือนก่อน +4

    Qiso sooyink soomalida ma jecli ilaahay amarkii yaa ilamid ah

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 10 หลายเดือนก่อน +4

    Amiin yarabi illahow musliminta ugar gar ❤

  • @khaalidcabdisamadofficial3649
    @khaalidcabdisamadofficial3649 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ku dar hayska illaabin sawda hore u soco guul iyo gobanimo

  • @sharifoabdallamohamed7730
    @sharifoabdallamohamed7730 10 หลายเดือนก่อน +6

    Alaaha kubarakeyo abaayo wan ku jeclahy adiga iyo qisooyinkaga

  • @shankarooncumarcali
    @shankarooncumarcali 10 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah waad sahntahy abayo❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 10 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah barwaaqo waa gabar wanagsan ❤

  • @mohamedismael4096
    @mohamedismael4096 10 หลายเดือนก่อน +3

    Wll khayr alla ha ku siiyo waxaa kaa muuqata diin qisooyinkaaguna muxaadarooyin umada anfacaya khayr alla ha ku siiyo aad iyo aadbaad u mahadsantahay

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin 10 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah tabaarakallah ustadah sowda allaha kubarakeeyo ❤ducadana allaha u aqbalo walaalaheena

    • @HAN-ed3tt
      @HAN-ed3tt 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤ 0:52❤ en in de

  • @zahramohamed7
    @zahramohamed7 10 หลายเดือนก่อน +3

    Asc sawda wad iga qoslisey huno waxan kaso salamaya ogaadenia somali galbeed casimada jigjiga allaha ku sharfo sis❤❤❤

  • @user-jb6my7cp7y
    @user-jb6my7cp7y 10 หลายเดือนก่อน +7

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🤲🤲

  • @MohammedAli-yw3hd
    @MohammedAli-yw3hd 10 หลายเดือนก่อน +4

    ما شاء الله

  • @farduusmacalin8641
    @farduusmacalin8641 10 หลายเดือนก่อน +3

    Alla haka dul qaado wll sawda reer falstin dhibta isha allah

  • @hidocali4651
    @hidocali4651 10 หลายเดือนก่อน +4

    ❤gabar aan tageero buuxa uahayy😢

  • @zaynabibrahim881
    @zaynabibrahim881 10 หลายเดือนก่อน +3

    Amin amiin yarabii

  • @abdinoorismail5699
    @abdinoorismail5699 10 หลายเดือนก่อน +3

    أصحاب في هديه ايام كثير ماشاء الله ❤❤ وانا أفراح هكذا

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 10 หลายเดือนก่อน +6

    اللهم انصر اخواننا الفلسطين اللهم امييييين

  • @user-op5ou3fr2v
    @user-op5ou3fr2v 10 หลายเดือนก่อน +4

    waan kula qabaa reerkayga qof kamida markuu dhaho halkaas itobiya u socdaa waan is laynaa madamo aan dagno tan kle waa gobolo dalkeena ka mida soomaaliya😢

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 10 หลายเดือนก่อน +3

    Amiiin Amiin Allow u gargaar walaalahen Palestine Insha Allah

  • @aminoahmed9005
    @aminoahmed9005 10 หลายเดือนก่อน +2

    Allow ugargar walalahena rer falastiin oo dulmiga kadulqad

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ben maahan dawld deeganka waa dhul somaliyed wan somali wlhi markan taagi jiraay family waan la dagali jiraay mahaan Ethiopia ee wa somali daasan guuri jiray mash allah waa qiso cimro ah wll

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 10 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وسيدنا محمد بن عبد ❤❤❤

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waaaw caawa aniga u horeeya sowda qurux walalehen reer falastiin nasriga allaha siiyo ❤❤❤❤🤲

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 10 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم صل وسلم علي نبينا وحبيبنا محمد

  • @user-ed5ku6pf2v
    @user-ed5ku6pf2v 10 หลายเดือนก่อน +3

    Inshalh Ani waxan joga jigjiga Wan xorobayna markay falstiin xorwdo inshalh wlshy Haquuusan waynu gulaysane❤ Somali galbed

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 10 หลายเดือนก่อน +2

    Illaahow ugargaar walaaleheen muslimiinta ah ee falastiin amiiiiiiiiin yaarabi

    • @Tariigta1
      @Tariigta1 10 หลายเดือนก่อน

      youtube.com/@Tariigta1?si=SPNOFSGNWHd92kwS

  • @sharifoabdallamohamed7730
    @sharifoabdallamohamed7730 10 หลายเดือนก่อน +6

    Waxan kasoceshan doona Qiyaamaha agtiisa waad iga qoslisay😅😅😅

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahey kher hakusiiyo aniga ka kow ah inta ninka kaficil qadato

  • @abdullahimohamedwiire8821
    @abdullahimohamedwiire8821 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wallshey
    Sawdo

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah madsanid abaayo jasaka allaahu khayran jasa❤❤

  • @hodancabalahi7445
    @hodancabalahi7445 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waw madacaydawaye😂😂😭😭👽

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 10 หลายเดือนก่อน +3

    Allaah ugar gaaro wllhen yarabi🤲🤲🤲🤲🙏❤❤

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qisooyin aad wanaagsan baad soo gelisaa channelka
    Jazaakallaahu khayr wll

  • @isaqhilowle8800
    @isaqhilowle8800 10 หลายเดือนก่อน +3

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @CabeyabdirahmanSanbuur-fi8pd
    @CabeyabdirahmanSanbuur-fi8pd 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa alah alah ku xafido abaayo qasooyin ad sookud bison Ayn aad ujeclahay

  • @ahmedwarsame1550
    @ahmedwarsame1550 10 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah

  • @roodoramaas9256
    @roodoramaas9256 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi bulasha magacyadooda ku qoslay😂😂😂😂😂😂 thnks sawda xabibti ❤❤

  • @MoussaAden-hv1vo
    @MoussaAden-hv1vo 10 หลายเดือนก่อน +2

    Usdad suwda alaah hakubarakeyo

  • @mulkisaid8385
    @mulkisaid8385 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay haka dulqaado falastin cadowga iyo dhibta

  • @abdullahimohamedwiire8821
    @abdullahimohamedwiire8821 10 หลายเดือนก่อน +3

    Masha.ahlla❤❤❤❤❤❤❤

  • @amira1438
    @amira1438 10 หลายเดือนก่อน +2

    dumashigi safican loso dhaweyay marku xaas yeshay waji kale laso baxay asi iyo xaskisa halke ku dambeyen 😂😂

  • @hamdaismail6155
    @hamdaismail6155 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sowda dar ilahayban ku jeclahay alle dhib kuma tuso hargeisa kaso salamaya❤

  • @filsanmohamed4021
    @filsanmohamed4021 10 หลายเดือนก่อน +15

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد ❤

    • @ayanbadan8832
      @ayanbadan8832 10 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا

  • @user-kv9jd2gt3r
    @user-kv9jd2gt3r 10 หลายเดือนก่อน +1

    Amin alowugarga walalaheen

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 10 หลายเดือนก่อน +2

    Illaahy dhibka hka dul qaado Palestine illaahy ayaa garabkoda ah muslimka

  • @abdinoorismail5699
    @abdinoorismail5699 10 หลายเดือนก่อน +2

    وانت اختي الغاليه مبروك الف مبروك

  • @filsanmohamed4021
    @filsanmohamed4021 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wa runtaa xppti malahan

  • @Hanan-h4
    @Hanan-h4 10 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha ugargaro walalahena rer falastin

  • @user-fd8oo7ub7f
    @user-fd8oo7ub7f 10 หลายเดือนก่อน +3

    Mahad sanid sawda allaah hakuxifdiyo haaw wllo qiyaamaha agtisaa shanta somaliyed isku imaanayan inta ka horaysana waa 🇩🇯🇸🇴🇪🇹🇰🇪 iyo somaliladn

    • @Umumahamed1
      @Umumahamed1 10 หลายเดือนก่อน

      Inaga dhan mar bn guleysn dona sha allah 5ta wey midobi donan

    • @user-fd8oo7ub7f
      @user-fd8oo7ub7f 10 หลายเดือนก่อน

      @@Umumahamed1 👍

  • @user-xj3ew6gl8u
    @user-xj3ew6gl8u 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay how gargaaro reer falastiin

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 10 หลายเดือนก่อน +2

    wan ku salame wlshey wa run taa dhulkas anaga is kaleh i

  • @abdinoorismail5699
    @abdinoorismail5699 10 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين يا دال الحلال لااكرم❤❤❤

    • @medfathi7720
      @medfathi7720 10 หลายเดือนก่อน

      Gvbjokmn

  • @XaawoCandilaahi
    @XaawoCandilaahi 18 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤😊

  • @ibdosouleimanguirreh3123
    @ibdosouleimanguirreh3123 10 หลายเดือนก่อน +1

    Machallah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😊

  • @Sucad37
    @Sucad37 หลายเดือนก่อน

    Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qalicabdi-sy7dd
    @Qalicabdi-sy7dd 10 หลายเดือนก่อน +6

    Asc abayo sowda noloshu Kuma xumeyso❤❤❤

    • @Tariigta1
      @Tariigta1 10 หลายเดือนก่อน

      youtube.com/@Tariigta1?si=SPNOFSGNWHd92kwS

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  10 หลายเดือนก่อน +1

      Amiiin mahadsanid ❤❤❤❤

  • @user-fg3bv8sx9s
    @user-fg3bv8sx9s 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah ❤

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 10 หลายเดือนก่อน +2

    wllow rer falastin alow yahuda ka qabo allow cadowkas rer falastin ka qabo

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 10 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga waxaan helaba 2 baalin xitaa mahen karo waxana jeclahy in aan wax meel dhigto

  • @nuuroclaahi2558
    @nuuroclaahi2558 10 หลายเดือนก่อน +2

    Allh ha ugargaro walhen

  • @raxmomohamud3590
    @raxmomohamud3590 10 หลายเดือนก่อน +1

    Saxiix

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah sister ❤❤

  • @yashfeensuleiman999
    @yashfeensuleiman999 10 หลายเดือนก่อน +1

    Lahjadada kafahmay inaa xagas kaso jeedoo❤

  • @Fadumo.M
    @Fadumo.M 10 หลายเดือนก่อน +2

    Balbalalo.ayaa.ladhaa

  • @rayaanofficial9688
    @rayaanofficial9688 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs abyo waxa loo yaqan hoome xiligii muqdisho laga qaxay oo celasha la dagay ayaa loo bixiyey hoome❤❤❤❤

  • @barwaqoyusuf2320
    @barwaqoyusuf2320 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs sawdo cadey maanta samidayda keentey

  • @xalwaahmed854
    @xalwaahmed854 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Masha Allah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 10 หลายเดือนก่อน +1

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @Tariigta1
      @Tariigta1 10 หลายเดือนก่อน

      youtube.com/@Tariigta1?si=SPNOFSGNWHd92kwS

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 10 หลายเดือนก่อน +5

    اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين 🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸💔💔😭😭

    • @ayanbadan8832
      @ayanbadan8832 10 หลายเดือนก่อน

      اللهم امييييين

  • @user-ed5ku6pf2v
    @user-ed5ku6pf2v 10 หลายเดือนก่อน +2

    Alah ugargaroo walhen

  • @HodoArab
    @HodoArab 28 วันที่ผ่านมา

    Aamiin Aamiin

  • @NasteexoXuseen-vk2sy
    @NasteexoXuseen-vk2sy 10 หลายเดือนก่อน +3

    Aniga gawadhaan waan jeclahay ilaahay amarkii intaan aqaano wa is ka yartahay lkin wan iska jeclaaday hadaan wacal ahaan lahaa wan kugu walici lahaaa gawar ku eg ayan dhali lahaa

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  10 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid wllo allah hakujeclado ❤❤❤

  • @khaalidcabdisamadofficial3649
    @khaalidcabdisamadofficial3649 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sawda

  • @XawoAli-vu7ud
    @XawoAli-vu7ud 10 หลายเดือนก่อน +2

    Haaa

  • @user-fn6td7up2j
    @user-fn6td7up2j 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallah gabar waan

  • @NafiisaCumar-ks1ft
    @NafiisaCumar-ks1ft 4 หลายเดือนก่อน

    qisooyin gabdhaha somaliyeed marka dhageyso waa geesiyal hami leh samir iyo dulqaad xishood leh masha.allaah❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs walaashey igu qaaliya sowda cadeey

  • @IdilDeeq
    @IdilDeeq 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sawda reer waqooyi ma ahaan jirtey wad no hadal eegatahye😂❤

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alle hakaqaado coduwga

  • @user-kowsar739
    @user-kowsar739 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs s.c.w❤
    Illhow wlaaleheen dhibta kaqaad adaa awoodlehe

    • @Tariigta1
      @Tariigta1 10 หลายเดือนก่อน

      youtube.com/@Tariigta1?si=SPNOFSGNWHd92kwS

  • @yusufawale4755
    @yusufawale4755 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs scw mahadsanid qaali

    • @Tariigta1
      @Tariigta1 10 หลายเดือนก่อน

      youtube.com/@Tariigta1?si=SPNOFSGNWHd92kwS

  • @user-co5bk8xn2n
    @user-co5bk8xn2n 10 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sulekhahassan7439
    @sulekhahassan7439 10 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @sabariinahmed9789
    @sabariinahmed9789 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 10 หลายเดือนก่อน +1

    السلام عليكم ورحمة الله و بركاته 🌴
    كيف حالك يا اختي العزيزة!؟
    ""XUSUUSIN""
    Aaway Qeeybihii kale ee Sheekadii Gabadhii Indhoolaha aheeyd oo Ninka u Gacan Geliyay Mujrimkii Dhibka badnaa oo ay Qiyaameeyeen Reerka Gabadha!!!!......

  • @raxmodeeq188
    @raxmodeeq188 10 หลายเดือนก่อน +1

    wcs marwo qaliyey ilhy ha ugar gaaro ree falastiin adigana dadalkaga ayaad janada Ku galaysa

  • @cabdullqadircusman117
    @cabdullqadircusman117 28 วันที่ผ่านมา

    Saan kuujeclahey ilahey haku jeclado😊❤