ETHICAL HACKING. DIYAARSO TELEFONKAGA SI AAD UGU BARATID UGUNA TIJAABISID

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • sidee loo bartaa ethical hackingka. sidee loo noqdaa ethical hacker. sidee loo hack gareeya wax. sida loo noqdo hacker. sida wax loo jabsado. sidee loo bartaa hacker.
    ...........................................................................................................................................................
    -- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh.
    ...........................................................................................................................................................
    PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID!!. | KADIB MUUQALKAN!!. • PASSWORD DANBE MA ILAA... X2AAD:
    PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID. PASSWORD KAYDIYAHA UGU WANAGSAN! • Password Danbe Ma iLaa...
    AFSOMALI- FACEBOOK PRIVACY IYO SECURITY| XOG INTE LEEG AYA LAGA OGAN KARA AKONKAGA FACEBOOK • Sida Kor Loogu Qaado S...
    ka hortag in laga jabsado FACEBOOK account gag waligaa sida ugu fiican • Ka Hortag In lagaaga J...
    ka hortag in laga jabsado emailkaga waligaa sida ugu fiican • ka hortag in laga jabs...
    INAGA LACAG AH!!. QAABKEY LACAG KU HELAN COMPANYADA FACEBOOK, GOOGLE WHATSAPP INAGO FREE KU ADEGSANA • Inaga Lacag Ah!. Qaabk...
    HADA SAMAYSO ETHICAL HACKING LAB. MEEL AAD KU TIJAABISO CASHARADA • HADA SAMAYSO ETHICAL H...
    SIDE LOO BARTAA ETHICAL HACKINGKA. MAXA LAGAGA BAAHAN YAHAY SI AAD U BARATO • Sidee Loo Bartaa Ethic...
    side loogu duuba windows 10 vmware. MUUQAL DHAMAYSTIRAN • side loogu duuba windo...
    WAXBA KAMA OGID TELEFOONKAGA.QOF WALBA OO ANDROID TELEFOON AH ADEEGSADA!! • WAXBA KAMA OGID TELEFO...
    SAME WHATSAPP GROUP AY KUSO BIRI KARAYAN 400 O QOF IYO WAX KABADAN. KALIYA APPKA WHATSAPP SAXDA AH • Sida Loo Sameeyo Whats...
    SIDE LOO DIRA MUUQALO IYO COD KA BADAN 16MB. HADA KADIB INTAAD DONAYSO AYAD DIRI KARTA, APP LA'AAN!! • Wax Ka Badal! Whatsapp...
    WAA MAXAY ROOT!. SIDE LO ROOT GAREYA MOBILE. MUUQAL DHAMAYSTIRAN.(KA BAX JEELKA AAD KU JIRTO.) • WAA MAXAY ROOT!. SIDE ...
    2 SIROOD O KU SAABSAN WHATSAPP. AKHRI FARIIMAHA LA TIRTIRAY. SO CELI STATUSKA 24 HOURS DHAAFAY. • 2 SIROOD O KU SAABSAN ...
    SIDE LOO SAMEYA STICKERS AD ADIGU LEEDAHAY OO WAJIGAGA AH!!.ADIGO U ADEEGSANAYA WHATSAPP • SIDE LOO SAMEYA STICKE...
    UGU DANBAYN FEATURE AYNU DOONAYNAY O SOO MUUQDAY. WHATSAPP AYUU KHUSEEYA • UGU DANBAYN FEATURE AY...
    WHATSAPP, MESSENGER, TELEGRAM, IWM. DHAMANTOOD IYO HAL APPLICATION. • WHATSAPP, MESSENGER, T...
    ----linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya . ------
    .......................................................................................................................................................
    ☑ Daawaday Muqalka
    ☐ LIke Gareeyay?
    ☐ Subscribe Gareeyay?
    --------------------------------------
    ★ ---- Linkiyo Muhiim Ah ---- ★
    ☑ websitekena -- somalitech0.com
    ☑ Facebook -- / somalitech0
    ☑ Instagram -- / somalitech0
    ☑ Telegram -- t.me/somalitech0
    ☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414
    #sideloobartaaethicalhacking
    #sideloobartaacybersecurity
    #sideloonoqdaethicalhacker

ความคิดเห็น • 99

  • @SomaliTech0
    @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว +16

    **** meelaha aad nagala so xidhiidhi kartaan: ******
    **facebook page: facebook.com/somalitech0/
    ** instagram page: instagram.com/somalitech0/
    ** tiktok akoon: tiktok.com/@somalitech0/
    **whatsapp numberki khaaska aha isna wakaas: 2520657917414
    **whatsapp group wakas linkigisu: chat.whatsapp.com/FchTQ6t7wIZFMqPtcMcWiT
    **telegram channelkeni waakas linkigisi: t.me/somalitech0

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mnsha allah alle cilmiga iyo cimriga hakuu barakeeyo waa cashar waxtar wayn leh

  • @jokarlegman2698
    @jokarlegman2698 3 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid 100% zxp iyo team somali teach

  • @CilmiFaafiye
    @CilmiFaafiye 3 ปีที่แล้ว +3

    good job bro , waaa Baaruud in the building ✌✌✌✌

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid saxib barud. Waan ku garanaya saxib

  • @cabdinaasircumar3064
    @cabdinaasircumar3064 3 ปีที่แล้ว +11

    Muuqaal Kan Xiga Kasoo Dhig Farqiga Udhexeeya Root Iyo Riset Mahadsanid

  • @KHAALIDCAAMIR-z5k
    @KHAALIDCAAMIR-z5k ปีที่แล้ว

    Waamaxay zx😮😮p roodgarayn

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc macalin SIDEE U ROOT GAREEYAA MOBILKAYGA OO AH A20S ANDARIOD p

  • @captanbaara209
    @captanbaara209 ปีที่แล้ว +1

    Nio Termux tellkeiga Kuma soo dagaayo maxaa xal eh older version ayaa kgu sameysan ayuu idhahayaa kasoo hadal mclin plz🙏

    • @1P42PaNADoL
      @1P42PaNADoL 8 หลายเดือนก่อน

      Haha termux wxa lagu isticmala Linux bro

  • @cabdinasirofficial2328
    @cabdinasirofficial2328 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb wax ku weydinaa side ku helaa muqaalo aan copyright laheen youtupe inaa ka dajisto facebook dhigtaa rabaa sidee ku helaa muqaaldaas

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว +1

      walal website yo sida mid la yidhaa pixel iyo shutterstock ayaad ka heli karaysa waa bilaa copyright

  • @adansalah404
    @adansalah404 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sxb lkn muuqalka danbe fadlan Sharaxada inuugo sharax si quf aan walgii iT aan maqal u fahmi karo
    Tnks

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว

      Walal muuqalkan waa ki sadexaad, muuqalki koobad iyo muuqalka labaad ayaan sharaxaada intedi badnayd kaga so hadlay markaas, hadi wali aadan si fijcan u fahmin kuwaas so daawo

  • @XamseMaxamed-i2u
    @XamseMaxamed-i2u 3 หลายเดือนก่อน

    Haa

  • @biraanaalshariifi1863
    @biraanaalshariifi1863 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad bank malagu jabsan karaa

  • @DoowlatulIslaamiyah-k8m
    @DoowlatulIslaamiyah-k8m 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sxb

  • @chuo12
    @chuo12 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma fahmin wxn wllhi

  • @kawga.k7c701
    @kawga.k7c701 3 ปีที่แล้ว +1

    maxamed zhp wan Ka HelaY MuqalKan Aniga MagacaYgaNa Waa BAZHIR APDY WAN ku Tagera zhp mcn Horey Usoco

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว

      Hayeh walal mahadsanid bashiir

  • @teamceyda.1
    @teamceyda.1 3 ปีที่แล้ว +1

    wax waan ka faidney waxan sugnaaba waxaa kan xiga in sha Alllh

  • @ahmednourfarah2348
    @ahmednourfarah2348 3 ปีที่แล้ว +2

    MACALiN TERMIX CASHIR KA SOO SAMEE PLEASE

  • @saidmohamed745
    @saidmohamed745 ปีที่แล้ว

    Teach fb disabled la iga saaray ma iga caawin kartaa

  • @Maxamadaawi2
    @Maxamadaawi2 ปีที่แล้ว

    Ustaad si aad waxbadan kuu waydiino wadzapka nuperkaaga noosoo qor

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  ปีที่แล้ว

      Waxa uu yaala whatsapp number-kena muuqalka qaybtiisa hoose ee discription-ka walal

  • @hariiryj2721
    @hariiryj2721 3 ปีที่แล้ว +6

    Dat why am so serious😎

  • @crsaadaq8648
    @crsaadaq8648 3 ปีที่แล้ว +1

    Een bro ano marka ka hore kga mahadcelinayo
    Mahadcelin bis kuguma filna wax kabadan istahisha
    Howl dhib waye wallhi ,wan kugu xiranahy.en
    Bro cashirki forex sugoya wli mala so fsixin mia.

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว +1

      Insha allah qaybti labaad dhawaan ayaynu si dayn doona walal

  • @kingshort-_
    @kingshort-_ ปีที่แล้ว

    Wllo caaDi wax u faham sii. Dadka 😢

  • @Abdishakurmc
    @Abdishakurmc 3 ปีที่แล้ว

    Zxb side telephone loo rote gareeya ne adigo mhdzn cashar noga zo zameey

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว

      walal telegramka igala so xidhiidh ama whatsappka

  • @cimranomar5746
    @cimranomar5746 3 ปีที่แล้ว

    Walal progaramkee isticmaalee

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว

      walal appska aan isticmalayo waxa ay yaalan telegram channelkena, linkiga telegram channelkenuna waxa uu yaala qaybta ifafaalada e muqalka e hoose iyo commentga usareeyaba

  • @teeloadan1317
    @teeloadan1317 3 ปีที่แล้ว +1

    Thangs pro

  • @ZuhayrshAli-js9vq
    @ZuhayrshAli-js9vq ปีที่แล้ว

    cashirka ma fahmin rote ku waa maxa6

  • @suhaybahmed8714
    @suhaybahmed8714 3 ปีที่แล้ว +1

    Mhtd saNiD MacaLiN wllhi cyber security aad baa ugu baahnaa

  • @Mahdimohed
    @Mahdimohed 3 ปีที่แล้ว

    Plz sxb waxaa rabnaa casharo ah how to change sowftoware your version in mobile

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว

      Maan fahmin walal suaasha how to change software maxa ku xiga

    • @Mahdimohed
      @Mahdimohed 3 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 sida loo badalo software mobile ama version

  • @Golesame
    @Golesame 2 ปีที่แล้ว

    Bro labada file iga caawi please waa rabaa inaa root ku sameeyo talefankayga Wan u bahanahy Rootka mahadsanid

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      fileshani waxa ay yaalan telegram channelkeena ee ku biir oo kala dag wll

    • @Golesame
      @Golesame 2 ปีที่แล้ว +1

      @@SomaliTech0 hadan root ku sameyo waxa igu jiraa amay iga vaxayan wallo

  • @FarhiyaMohamuud-x5g
    @FarhiyaMohamuud-x5g 11 หลายเดือนก่อน

    😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @mukhtarismacil8747
    @mukhtarismacil8747 ปีที่แล้ว

    Soo badi sxp

  • @AbdikaamilAder
    @AbdikaamilAder 9 หลายเดือนก่อน

    Saxib

  • @ridwanmohamedclaahi7755
    @ridwanmohamedclaahi7755 3 ปีที่แล้ว

    Mahadzanid ustaad 💯🙏🏻

  • @someshorts-m1k
    @someshorts-m1k 11 หลายเดือนก่อน

    Falaysha xagee ka keenaua

  • @Cabdulahi701
    @Cabdulahi701 6 หลายเดือนก่อน

    Maclinow number kaa iisheg waan ubaahan ahay please my teacher ❤❤

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  6 หลายเดือนก่อน

      +252657917414. Waakas wll, waa whatsapp number

  • @LALAYS1
    @LALAYS1 3 ปีที่แล้ว +1

    Plz roooot rabna wll maad so dhigin plz

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว

      igala so xidhiidh whatsapp wlal

    • @carafaatcali9992
      @carafaatcali9992 3 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 noo sheeg what's appkaaga zxb root kaa rpaayee

  • @HassanAli-ud9yg
    @HassanAli-ud9yg ปีที่แล้ว

    Waxa jeclahay inan barto hacker koofiyada cad.

    • @KHAALIDCAAMIR-z5k
      @KHAALIDCAAMIR-z5k ปีที่แล้ว

      No.non kawaran hadaan noqono koofyada madow 😊

  • @black_error3827
    @black_error3827 ปีที่แล้ว

    Hye lph

  • @Hbi11
    @Hbi11 ปีที่แล้ว

    Kali maxakawada😮

  • @KhayrDoon1
    @KhayrDoon1 ปีที่แล้ว

    Files kan halkee ka helayaa sxb

  • @kaamilmedia6310
    @kaamilmedia6310 3 ปีที่แล้ว

    Ustaadii by iPhone ka Soo dhig

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว

      nasiib daro ma suspport garaynayo iphoneku oskan walal

  • @Maxamed-qg3zp
    @Maxamed-qg3zp ปีที่แล้ว

    Sxb amafahmin markale kusocli ado kala dhogadhigayo😊

  • @Sheeko404
    @Sheeko404 2 ปีที่แล้ว

    Xgge ka halee filesha

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Telegram channelkeena wll, linkigiisuna waakan: t.me/somalitech0

  • @suhaybahmed8714
    @suhaybahmed8714 3 ปีที่แล้ว

    Lkn mobilka sida loo root gareeyo maad soo galisid macalin

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว

      whatsappka igala so xidhiidh walal

  • @Mohamedqani18
    @Mohamedqani18 11 หลายเดือนก่อน

    Nio codka iska hagaaji music baaba kugu furane

  • @cabdinaasircumar3064
    @cabdinaasircumar3064 3 ปีที่แล้ว +1

    Suaashii aan kusoo Waydiiyay Eed iiga Soo Jawaabtay WhatsAppka iyadoo Faahfaahsan ayaan kuugu soo Diree Dib usoo fiiri iigana soo jawaab Mahadsanid Wll

  • @cabdinaasircumar3064
    @cabdinaasircumar3064 3 ปีที่แล้ว +1

    Suaashii Aan kusoo Waydiiyay WhatsAppka Een Kusoo siiyay Iyadoo Faahfaahsan Fadlan iiga Soo Jawaab

    • @Maxamedkayse27
      @Maxamedkayse27 ปีที่แล้ว

      Ustaadka whatspp kiisa isii zhp

  • @umucali9238
    @umucali9238 2 ปีที่แล้ว

    Ablikishinka ma igujiro xageekahelaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Telegram channelkeena wll, linkigiisuna waakan: t.me/somalitech0

  • @somaliacadamy4306
    @somaliacadamy4306 3 ปีที่แล้ว

    Hackerka 1xbet ka noosoo sameeh

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว

      waa xalqado taxane ah walal e laso wlal

  • @Xeerta-Liido
    @Xeerta-Liido 2 ปีที่แล้ว

    Wara tell malagu sameyn karo hackers shiekhow

  • @siraajibuule5681
    @siraajibuule5681 ปีที่แล้ว

    Cadi matihid mclin

  • @Edna.mohamed
    @Edna.mohamed ปีที่แล้ว

    Halkee laga Heli karaa file kaas

  • @abdallasaid7503
    @abdallasaid7503 2 ปีที่แล้ว

    Nio aduunka dhan adoo hacker yaqaan maxaad uxakumi waysay Janis idhafinyasaa somali dayra tahee aduunka gacantada kuxukun meel kalena waad jogtaa yacni aduun calamiya

    • @FM34573
      @FM34573 11 หลายเดือนก่อน

      Jaahil baa tahay qofka barta aqoonta aqlaaq in uu kudarsado ayaa labaraa ee aduunka in uu qarbudo umabarto Aqoonta laguma takrifalo Aqlaaq beey leedahay barashada hackingka hadaad aqlaaqdaas katagtana Somalia hadaad joogto xitta Policeka interbol Xalane ayuu fadhiyaan horaa lagasoqabanaa Waxba ma ogid aduunka waalagategaa waxaad barato sharaf iyo aqlaaq kula dhaqan bulshada

  • @asadmaxamed7700
    @asadmaxamed7700 3 ปีที่แล้ว

    Add Madame ibtaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว

      maan fahmin walal qoraalkaga

  • @maxamedkhaliif422
    @maxamedkhaliif422 3 ปีที่แล้ว

    Computer miyaan lagu isticmaalayin wll

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว

      Waad ku isticmaali karaysa, hore ayaynu udiyarinay qaabka loogu isticmaalo, o dhamaystiran ka eeg playlistgena ethical hackingka

  • @MuxiyadiinKayse
    @MuxiyadiinKayse 7 หลายเดือนก่อน

    Sxb saa losadajiya

  • @forestplante8223
    @forestplante8223 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @ShucaybCismaan-k1h
    @ShucaybCismaan-k1h หลายเดือนก่อน

    Aa naga daa beenta

  • @Zuhaip_edite
    @Zuhaip_edite 3 ปีที่แล้ว

    Wllo number watsaoka isoo dir🙏

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  3 ปีที่แล้ว

      252657917414. Wakas walal

  • @A-x8s
    @A-x8s 3 หลายเดือนก่อน

    soobad

  • @cabdi_-ev9iw
    @cabdi_-ev9iw 6 หลายเดือนก่อน

    𝕀𝕘𝕒𝕤𝕠 𝕔𝕦𝕦𝕟 𝕞𝕠𝕓𝕖𝕝𝕜𝕒 𝕙𝕒𝕔𝕜𝕚𝕟𝕒 𝕨𝕒𝕕 𝕟𝕒𝕓𝕒𝕣𝕒𝕪𝕤𝕒 𝕥𝕖𝕔𝕟𝕠 𝕨𝕒𝕟𝕒 𝕤𝕚𝕕𝕒𝕥𝕒 𝕤𝕖 𝕨𝕒𝕩𝕝𝕖𝕕𝕒𝕙𝕒𝕪 𝕝𝕡𝕙

  • @Alhilaayamedia
    @Alhilaayamedia 8 หลายเดือนก่อน

    𝘮𝘶𝘶𝘲𝘢𝘭𝘢𝘥𝘢 𝘯𝘰𝘰𝘤𝘢𝘯 𝘯𝘰𝘰 𝘴𝘰𝘰 𝘣𝘢𝘥𝘪