GUUL HAWIYE FARMAJO UGA CODEEYEY QOLKA DAHIR CALASOW,XASAN SHEEKH DHULKA LAGU JIIDAY,NABAD IYO NOLOL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • GUUL HAWIYE FARMAJO UGA CODEEYEY QOLKA DAHIR CALASOW,XASAN SHEEKH DHULKA LAGU JIIDAY,NABAD IYO NOLOL

ความคิดเห็น • 283

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +19

    maashaa allaah guuleyso madaxweyne farmaajo ilaahay hasoo celiyo

  • @legendcabdikafichannel
    @legendcabdikafichannel หลายเดือนก่อน +18

    Mohamed abdullhi farmjo gull❤

  • @MohamuudaadanShariif
    @MohamuudaadanShariif หลายเดือนก่อน +14

    Xapipul malayiin maxamed cabdulahi farmajo ❤❤❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 หลายเดือนก่อน +7

    Ilaahow farmaajo usoo Celi wadanka marlabaad oo NABAD iyo NOLOL.Mahadsanid walalo❤💯🙏 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zeinabahmed6453
    @zeinabahmed6453 หลายเดือนก่อน +15

    Wacan ah Isaaq farmaajo guuuul Waa wadani Xasan Sheeq nah Waa qabiil

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +15

    wa run farmaajo madaxweyne dhab ah buu ahaa ilaahay haso celiyo

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน +16

    Farmaajo Waa Xabiibul Malaayin❤❤❤

  • @IstahilYusuf-gl5yc
    @IstahilYusuf-gl5yc หลายเดือนก่อน +14

    Guul guul farmaajo ❤❤❤❤❤

  • @user-ep8ws5kt7l
    @user-ep8ws5kt7l หลายเดือนก่อน +13

    VIVA PRESIDENT FARMAAJO OF SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m หลายเดือนก่อน +20

    Farmajo waa muwaadin guuleyso guuleyso

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 หลายเดือนก่อน +1

      Asc farmajo waxba mandolin gargurte boobayiuu wadaa sonoqo xabibal malayiin abe farmajo

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 หลายเดือนก่อน +1

      Darood viva hawiye waxba MA mamuli karan booklet wadan ok

  • @AbdisalanSalat
    @AbdisalanSalat หลายเดือนก่อน +28

    Farmajo guuul insha allhu 🇸🇴❤

    • @AbdallaSamatar
      @AbdallaSamatar หลายเดือนก่อน +3

      Sbdalla Hussein Samatar Farmaajo Ayala Dalka & dadkaba u Roonaa

  • @CabdiraxmaanBare-bd4nj
    @CabdiraxmaanBare-bd4nj หลายเดือนก่อน +7

    Guul guul maxamed abdulaahi farmaajo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Raho339
    @Raho339 หลายเดือนก่อน +6

    Iskumidba Ma’Ahee Maxaa leyskugarabdhigayaa Odeygan Xasan Munaafaq Ah & FaRmaaJo Ismasoogaadhaan Waa Faras & Dameer Iskumeelba Mamarikaraan,Guuleyso MW FaRmaaJo 🇸🇴♥️❣️

  • @ismaanjamal55
    @ismaanjamal55 หลายเดือนก่อน +8

    Xabiibul malaayin maxamed cabdullahi farmaajo❤❤❤❤❤

  • @barlin1622
    @barlin1622 หลายเดือนก่อน +10

    Xabiibu mallaayiin ❤️✌️🎈⭐

  • @CaliCxakiin-hq3dp
    @CaliCxakiin-hq3dp หลายเดือนก่อน +5

    Farmaajo waa wadani Somaliyeed 🇸🇴🦅

  • @user-yn1kt6uh9v
    @user-yn1kt6uh9v หลายเดือนก่อน +14

    Mundane madaxaweyane Maxamed cabdulaahi faramaajo waa wadani dhab ah oO yaqaan hogaaminata Dalka iyo dadka guuleyaso waligaa inashallahu ♥️♥️🇸🇴🇸🇴 from shiiqaal faramaajo ma aha caadaqaate

  • @user-vs4cp7kj5l
    @user-vs4cp7kj5l หลายเดือนก่อน +25

    Farmajo guul

    • @ElmiMahamoud
      @ElmiMahamoud หลายเดือนก่อน +1

      Halasugo guul soosocota ❤

  • @user-ss4cs8ek6i
    @user-ss4cs8ek6i หลายเดือนก่อน +15

    Farmajo guul❤❤❤❤❤

  • @user-oi4ob7sb5i
    @user-oi4ob7sb5i หลายเดือนก่อน +21

    Foormajo ayaa fiican ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedAxmedmaxamed-uk2bz
    @MaxamedAxmedmaxamed-uk2bz หลายเดือนก่อน +4

    Xabiibu malayiin muddane maxamed cabdullaahi maxamed farmaajo guul iyo gobadhimo

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah mudane madaxweyne Mohamed Abdulahi Mohamed Farmaajo xabiibu malaayiin waxaan ku jecla in ucadaalad sameeyey umda Soomaaliyeed ciidanki iyo dawladdnimadi umada Soomaaliyeed soo celiyey laakiin xasan dal xaraashe iyo kooxdiisa xasan
    Qabyaalad
    Musuq
    Ciidanki Soomaaliyeed oo lamishimay labaabiyey umadi Soomaaliyeed uu kala qaybiyey ilaahay umada hadhaafiyo from D5

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 หลายเดือนก่อน +9

    Madaxweeyne farmaajo aloow noo soo celi

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z หลายเดือนก่อน +7

    Ex mw.farmajo he is come back Xafidullah ❤

  • @MalafaayoMalafaay
    @MalafaayoMalafaay หลายเดือนก่อน +4

    Ismaciil cumar kiish famaajo waa wadani rabiyoo markale

  • @AhmedAbdi-md5lt
    @AhmedAbdi-md5lt หลายเดือนก่อน +9

    ASC Aduunka somalia Qiimo Ay kaLahaayeen ❤

  • @user-qy2wm2ug8c
    @user-qy2wm2ug8c หลายเดือนก่อน +4

    alayamaxaa isukeena farmaajo iyo🎉 xasan waaraabe

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n หลายเดือนก่อน +6

    Farmajo waa mawaadin guuulayso guuuulayso

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 หลายเดือนก่อน +13

    DAAHIR BAAC MW FARMAAJO IDINMA BAAHNA SOOMAALIWEYN.AYAA SOO CELINAAYA INSHAALAAH MW FARMAAJO VIVA

    • @ahmedjama6298
      @ahmedjama6298 หลายเดือนก่อน

      Adaa baaca daahir wa saxsanyahay ku soco

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 หลายเดือนก่อน

      WAXBA HA CAYTAMIN XAMAR CIDINA UMA SOCOTO SOOMAALI HA TASHATO CADOWGOODIINA WAA U MIDOOBEY❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @Ismailabdi-x7u
    @Ismailabdi-x7u หลายเดือนก่อน +7

    Farmajo❤

  • @barlin1622
    @barlin1622 หลายเดือนก่อน +15

    ✌️✌️✌️🥇⭐Farmaajo guuleeyso

  • @1yukey12
    @1yukey12 หลายเดือนก่อน +6

    Farmaajo ❤ soo laabanaya

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm หลายเดือนก่อน +12

    Farmajo tuug ma ehen.qabuuraha ma.qufan hanti dowladedna ma dhicin maskina mabara.kicin rashinki.cidamdana.ma.gadan cidamada.xooga.dalkana.ma.babininin jufadisana.xilkimawada.safin sida xasan ximaar

  • @fadumoyola8112
    @fadumoyola8112 หลายเดือนก่อน +6

    Dal iyo dad jacely baa lugu doranayaa Farmajo

  • @user-wp6vw7ys7n
    @user-wp6vw7ys7n หลายเดือนก่อน +7

    Farmaajo mw uroon dadkaiyo dalka ha gulesto farmaao guul

  • @saciidahmeddauud8376
    @saciidahmeddauud8376 หลายเดือนก่อน +7

    Farmaajo❤❤❤❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 หลายเดือนก่อน +3

    Farmajo waxa uu madaxwayne wadani Somali ah, dalkiisa iyo dadkiisa jecel. Aan boobin hanti qaran. Dadka masaakiina ah aan barakicinin. Somalida nool iyo kuwii dhintayba ka babaadeen👍❤💯

  • @yurubsamatar4433
    @yurubsamatar4433 หลายเดือนก่อน +6

    A s c guul farmaajo

  • @yurubsamatar4433
    @yurubsamatar4433 หลายเดือนก่อน +6

    Soo noqo soo nabada farmaajo

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahayoow Farmaajo Karaamee siduu Noo Karaameeyay Aniga oo u hadlaya Soomaali oo dhani waxay rabaan inuu dalkaygu ku soo noqdo Tartanka dalalka Africa Carabna jaantaan u wadhaynaa waxaa nagu filan Qadar iyo Turki Carabi waa dilaaliin Raga kala iibsad Ilaahayoow Farmaajo noo daa Muslimkan Urdugaan

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 หลายเดือนก่อน

      ADEER DALKAN XALANE AYAA LAGA XUKUMAA IYAGA AYAANA INNOO DIIDDAN DAWLADNIMO IYO KALA DANBAYN IYAGAANA FARMAAJO RIDEY AYNNU HESHIINNO OO CADOWGEENNA U MIDOWNO

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf หลายเดือนก่อน +4

    Formagio Heykal Dowladed ba muqday wax badane waa u dhisay

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 หลายเดือนก่อน +4

    DAAHIR BAAC MARKEEY FASHILMEEN HAWIYE AYUU MW FARMAAJO U NAAGEENAYAAN SHALAYNA FARMAAJO WAA MAREEXAAN FARMAAJO WAA DAAROOD FARMAAJOOW VILADA KA SOO BAX ADUUNYO WAKAAS KKKKK AAWAY XASAN BAKHTI GAALEED U SUJUUDE ALAHA RIDO AAMIIN

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by หลายเดือนก่อน +2

    Darwiishow waan Ku sallaamay midakale muxamed cabdullahi farmaajo iyo xasan waxay isku yihiin cirka iyo dhulka intay isku jiraan ayay isku jiraan waa wadani iyo shisheeye

  • @shaybaaraxmed245
    @shaybaaraxmed245 หลายเดือนก่อน +4

    farmaspjo...waa..wadan
    i..yes
    ...
    yes...

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 หลายเดือนก่อน +3

    Farmaajo wuxu rabay dowlad-
    nimo,balse, Xasan munaafaq
    wuxu u dhaqma sidii qab-
    qablayaasha dagaalka.!!!!!
    Wuxu aruursanaya hanti,
    Qoyskiisa-na ayu jagooyin
    kusafay,haddana dhulboob.
    Dulligas ilaahey hanaga
    qabto aamin.

  • @AhmedGaan
    @AhmedGaan หลายเดือนก่อน +3

    Amaano xafid daldhis famaajo hayayga soomaalida nool soonoqobaan leenahay

  • @ConfusedDandelion-rl4uj
    @ConfusedDandelion-rl4uj หลายเดือนก่อน +3

    Wll farmajo wanin qaran xasan wanin xafaded

  • @user-qv4qb6vk1k
    @user-qv4qb6vk1k หลายเดือนก่อน +2

    SomaaLi. Nin. Alle. Ka. Baqaayo. Oo. Aan. Boobaynin. DaLka. Iyo. Dadka. ALaha. U. SahaLo. Aamiin🤲🤲🤲🤲🤲. Iinsha. ALaah

  • @cabdilahi6320
    @cabdilahi6320 หลายเดือนก่อน +3

    Anigu kama hadlayo balse tuug iyo ninka sharciga ilaaliyaa ma isku midbaa xasan shiikh taatuug farmajo na waa qof daacada

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 หลายเดือนก่อน +1

    Muqdisho na satay Allaha u siyaadiyo mdxw prof xasan shiekh

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo ❤❤❤maxaa kale xabiibul malaayiin Daahir candho

  • @ahmedjama6298
    @ahmedjama6298 หลายเดือนก่อน +1

    Daahir calasoow wuxu ogyahay ninka raga oo kudilo ku nooleeyo midaas wa ku raacsanahay daahir calasoow saaxib ku soco

  • @Raho339
    @Raho339 หลายเดือนก่อน +2

    FaRmaaJo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💫💫💫💫

  • @cumarmaxamed233
    @cumarmaxamed233 หลายเดือนก่อน +3

    Farmajo wadani somalinimodacadnimo aminimo

  • @user-hn3wx2mw1w
    @user-hn3wx2mw1w หลายเดือนก่อน

    Barakicinta shacabka dhul boobka iyo maytadii ayuu barakiciyey waxaan la sii yaabay meytadii alle sxwt ha unaxariisto oo lafahooda la sii iibinayo waa murugo iyo yaab😭😭😭😭

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g หลายเดือนก่อน +1

    Farmajo will come definately and to restore this nation.
    He (farmajo) knows
    On how to put on the right track this nation.

  • @legendcabdikafichannel
    @legendcabdikafichannel หลายเดือนก่อน +3

    hassan sheikh muhammad down

  • @cabdicawale4413
    @cabdicawale4413 หลายเดือนก่อน +2

    8:01 🎉

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo waa nin dal iyo dadkiisaba jecel xasana waa tuug farmaajo ❤

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y หลายเดือนก่อน

    SOMALIYEEY together with can elected our president who cared about our country farmajo 2025 ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️

  • @user-hj3fj4ts3j
    @user-hj3fj4ts3j หลายเดือนก่อน +2

    Xassan hadii lasugo intuu xilka dhameynayo wlhi somaliyo in laweynayaa haga soo garo wadankan intuu daba jarin

  • @Caliya7
    @Caliya7 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxweyne dalka,diinta iyo dadka uwanaagsan Aloow adigaa naga og ee nookeen Yaa Allaah.

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi หลายเดือนก่อน

    Ilaheyow xabiibul malaayin viiva farmaajo nosoo celi mudan madaxweyne farmaajo guul ❤❤❤❤

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 หลายเดือนก่อน +1

    Runtii markaan kahadlo somali ma taqaan midka u roon iyo midka u daran waxaan Illahay ka baryayaa mw caadil ah oo badbaadaha dalka iyo dadka isinkana aamiinta raaciya

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh waa Qabyaaliiste Wadankiina wuu baabiiyey balse Madax weye Farmaajo waxuu ahaa madax weyne Qaran oo wadani dhab ah Jecelna dalkiisa iyo dadkiisaba Xafidulaah ilaahey Nabad dalka ha ugu soo celiyo

  • @xaawocumarcali51
    @xaawocumarcali51 หลายเดือนก่อน

    Maashs allh madaxweyne maxamedcadulashi farmsajo,xsbiibu malasyiin

  • @JohnIbrahim-pj9vi
    @JohnIbrahim-pj9vi หลายเดือนก่อน +3

    😂

  • @FaatimaApdi-j1m
    @FaatimaApdi-j1m หลายเดือนก่อน

    Xabiibul malaayiin mxamed abdullahi farmaajo guuleyso guuleyso I.n❤❤❤❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q หลายเดือนก่อน +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay หลายเดือนก่อน +1

    Farmaja ufiican uskag weye xasan shiikh hawiye wala xukume wax xukume maha maxkamad halaso tago xasan shiikh

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 หลายเดือนก่อน +2

    🇸🇴#FARMAAJO✅ WAA WADANI DOWLADNA RABA INUU DHISO ✅❤✅%✅
    XAFIDULLAH , #GOOD #PRESIDENT #FARMAAJO ❤#VIVA #LONG #LIVE
    --👎MUNAAFAQ 👎XASAN SHEEKH 👎 HA DHACO 👎WAA TUUG XUN OO IN DOWLADI DHISANTANA AAN RABIN , WUXUU RAADINAYANA WAA BOOB DHAC IYO TUUGO IYO BILILIQO WAANA QOF NGO XAARANA KU SOO ILMO KORSADAY OO DOWLADAHA SHISHEEYAHA U SHAQEEYA WIXII HORUMAR U AH SHACABKA SOMALIYEDNA KA SOO HORJEEDA . EEBOW NA MOOTI .

  • @user-wh5mq5ng2p
    @user-wh5mq5ng2p หลายเดือนก่อน

    Welcom 2 mudane Farmaajo insha Allaah 😢😢❤❤❤

  • @foosfarah7645
    @foosfarah7645 หลายเดือนก่อน +1

    farmaajo guulayso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow farmaajo noo sooceli amiiiin yaarabi mahadsant walaalkey

  • @IsmaciilXaaji-e5k
    @IsmaciilXaaji-e5k หลายเดือนก่อน

    DAHIR CALASOW WALLAAHI GEESI GEESIDHALAY WAAAAAAAYE

  • @user-qv3kr4bw3u
    @user-qv3kr4bw3u หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkk daahir calasow waa sheedan qofkuu galo wey u dhamaatay

  • @mahamedmahamoud-co1hf
    @mahamedmahamoud-co1hf หลายเดือนก่อน +1

    Dm formajo waxaa dhisay dalki iyo dadkiiba md guuul

  • @isninoali9533
    @isninoali9533 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo waa dawlad ❤❤❤❤❤ waana geesi geesi dhalay

  • @muxubomaxamed1559
    @muxubomaxamed1559 28 วันที่ผ่านมา

    maxamed cabdullahi farmaajo waa nin wadani ah dalkana meel sare geeyey allaha noo soo celiyo

  • @barlin1622
    @barlin1622 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkkkkjkkkkkkkkkkkkkkkkkk🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @user-ll3mf6jf5q
    @user-ll3mf6jf5q หลายเดือนก่อน +2

    Farmajo horumar

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน +1

    MARKALE FARMAAJO SOO LAABO.I.A.

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 หลายเดือนก่อน

    Dani war iga sii faramajo muxu ku dhahay somali qabiil iyada la dhafey dowlad fiican lama srkayo weligey faramaja tagersana waxna iskuma nihin dowlad dacada lee raba ❤❤

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 หลายเดือนก่อน

    Fromajo waa wadani Hanoolaado Xasan sheikh Allah nagqabto.

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 หลายเดือนก่อน +1

    Viva Farmaajo 🙏

  • @AxmedRuush-u6u
    @AxmedRuush-u6u หลายเดือนก่อน +1

    xasan waatugu mudane famajo axsan barasidan farmajo. waxn. Jiova borama

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 หลายเดือนก่อน +2

    Welkom 🤗 Darwiish

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah farmaajo waa wadani dalk iyo dadk daacad u ah farmaajo waa geese gee gabre dalkeen kacayreyey farmaajo noolow ensha Allah Amiiiiiin

  • @user-vi3yp9vy7j
    @user-vi3yp9vy7j หลายเดือนก่อน +1

    FARmaajo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BashirDaratole
    @BashirDaratole หลายเดือนก่อน +1

    Formation daacad xasa sheekh toog

  • @user-ll3mf6jf5q
    @user-ll3mf6jf5q หลายเดือนก่อน +2

    Farmajo rajo dawladnimo

  • @fatimaaweys1588
    @fatimaaweys1588 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo. Waa nin xaqa yaqaano oo xishood badan farmaajo nin ilaahay noo soon diray alxamdulilaah ilaahay xaxafido cadowga alpha ka qabto cimrigiisa alpha ha u barakeyo aamiin xasan io farmaajo waxay Kala yihiin habeen. Io. Maalin

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 หลายเดือนก่อน +1

    Farmajo waxa uu ahaa muwadhin Somaliyeyd qabil qaranka ooga weyntahay,Dalka meel muqato soo gaarsiiyay,Dabadhilifka iyo Shisheya faragalintooda meel kuxiray,balse kuwa xarash qaran matida barakiciya,Cidamadii wada shirqolay,

  • @DahaboMaxamed-js2yq
    @DahaboMaxamed-js2yq หลายเดือนก่อน

    Guuuuuuul alaha xiftiyo farmajo

  • @AWALLEHDARAR
    @AWALLEHDARAR หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤ farmajo

  • @cabdiaxmed231
    @cabdiaxmed231 หลายเดือนก่อน

    waa madax waynha kaliya eednta dalka iyo dadaka danta u.ah

  • @user-sw4qk8jb7c
    @user-sw4qk8jb7c หลายเดือนก่อน

    Xabiibul malaayiin xafidullah ❤️🦾🇸🇴❤️

  • @YasiinDharaar
    @YasiinDharaar หลายเดือนก่อน

    Asc. Madax. Wyne frmajo. Wa hormod ka. Shacab ka. Somaliyed. Gulyso frmajo. Madono. Xasan

  • @AxmadmaxamadSalad
    @AxmadmaxamadSalad หลายเดือนก่อน

    Guul jarmaajo soonoqo❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 หลายเดือนก่อน

    Waaaaaaaaaaw ❤❤❤❤❤