Jacayl iyo Corona Qamar Suugaani by Aamin Samadoon 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Jacayl iyo Corona
    Erayada Aamin Samadoon
    Laxanka Qamar
    Music by Furinle
  • เพลง

ความคิดเห็น • 439

  • @abdalajamaal
    @abdalajamaal 4 ปีที่แล้ว +123

    Waqal studio 💪

  • @yaasirhussein2005
    @yaasirhussein2005 4 ปีที่แล้ว +158

    Qamar sugaani inoo yahay fananka 2020 uugu shidan hdaad u aqoonsantahy like iigu sharaf 🙏🙏

  • @qnvatimahaliish4824
    @qnvatimahaliish4824 4 ปีที่แล้ว +26

    ayyyy qamarka tegey oo talabsadey mucjisada dad badan oo fananiin sheegta suuqa ka xiray hda igu raacsathy like ha ila dhaafine

  • @cabdikariinminisoto5430
    @cabdikariinminisoto5430 4 ปีที่แล้ว +27

    qamarka waa ninka kaliya ee fanka somalida gacanta ku dhigay hada❤💯

  • @mohamedhandule9742
    @mohamedhandule9742 4 ปีที่แล้ว +34

    Fanaanka fiican waxa lagu gartaa waxa waqtigaa taagan ayuu ka heesaa.....Waxasa fanaan lagaa dhahaa Xitaa cronihi aduunka kala xidhaybu ka heesay Qamar suugani Axa Fanaan ✌️🙏🙏

  • @abdalleayser6830
    @abdalleayser6830 4 ปีที่แล้ว +44

    Heestani markay 1milion views gaadho like igu sharfa ✌️✌️✌️

    • @dacarmaxamad2800
      @dacarmaxamad2800 ปีที่แล้ว

      Ilaa hada ma gaarin😂

    • @Farayare451
      @Farayare451 ปีที่แล้ว

      @@dacarmaxamad2800 illaa hdda ma gaarin 😂

  • @allizaosman2958
    @allizaosman2958 4 ปีที่แล้ว +115

    4 sano kadib ano la kulmi rabo jclkeyga corona i qonsaday ha waaro jclka 😭😭

    • @csalaanclaahi8677
      @csalaanclaahi8677 4 ปีที่แล้ว +3

      Oh xanuun waye alle Nabad qab haysku kiin keeno

    • @mohamedcm4848
      @mohamedcm4848 4 ปีที่แล้ว +2

      Kula mid ayaan ahay 4sano iyo badh maan arkin

    • @abyaislamofficial6132
      @abyaislamofficial6132 4 ปีที่แล้ว +1

      😭 ani 5sano manu kulmiin 2015 bishi 4 29 keydi iku dhabeysey

    • @layloqaalib7764
      @layloqaalib7764 4 ปีที่แล้ว +4

      Asxbey boqol like waligay ma helin ilahay dartiis igu sara

    • @sabriincabdirsq3535
      @sabriincabdirsq3535 4 ปีที่แล้ว

      Ax😓

  • @iamsharmakeabdi7233
    @iamsharmakeabdi7233 4 ปีที่แล้ว +25

    Qamar laxankiisu caadi maaha heesihiisuna waa kuwo aad sifiican u fahmaysid horay u soco bro ❤🤟😎

  • @CadeQarawe
    @CadeQarawe 4 ปีที่แล้ว +10

    *Waàlidkaaga janada ilaah hageeyo ilmo qeyrqabana ilaah hagu siiyo haddaad ilmo haysto ilaah hakuu barakeyo wll iga farxi ilaahey waxaad ku faraxdo ha ku siiyo inshalh wll ha iga xasdin inaad like isaarto*

  • @khadarabdirahmanvollgs6421
    @khadarabdirahmanvollgs6421 4 ปีที่แล้ว +187

    QAMAR SUGAANI INTA TAGERTA LIKE ISAAR 👍❤

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 4 ปีที่แล้ว

      Subacribe sxp isar

    • @ADIRAHIM.JAMA123
      @ADIRAHIM.JAMA123 4 ปีที่แล้ว

      @@catiiqtv3893 waan kuu saare ii saaar sxb

  • @ibrahimlixlecikrama6139
    @ibrahimlixlecikrama6139 4 ปีที่แล้ว +7

    Dareenkaygiiyo fariin udiroo
    Dartaa da'yarkii waa dalambaabi 💯
    Golden voice 🔥🔥🔥🔥qamarka loo daayay

  • @khadarabdullahi3005
    @khadarabdullahi3005 4 ปีที่แล้ว +11

    Legend qamar suugaani,
    Munaaaan udarsaday hees aan caadi ahayn😍😍😍

  • @abdizamethomer1477
    @abdizamethomer1477 4 ปีที่แล้ว +34

    Inta heesaha Qamar si gaara utix galisa like dhac

  • @masumchannel7624
    @masumchannel7624 4 ปีที่แล้ว +101

    Hadaad jiifka ku dawaneyso like me like😂🥰

    • @niizaibrahim2509
      @niizaibrahim2509 4 ปีที่แล้ว +2

      Waan kuu saaray walaal adna hadaad iisaartid waankaaga mhad celinaayaa

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +99

    Jacayl iyo carona maxa kala haysta 😂
    IMISUU maherkooda carona kala xidhay 😂
    Farta so taga
    Anu kuma jiro😂😂😂😂

    • @dheemansheikh4219
      @dheemansheikh4219 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😂😂😂

    • @shabcanhassan7644
      @shabcanhassan7644 4 ปีที่แล้ว

      ✌🏻😭😭😅

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว

      @@dheemansheikh4219 😂😂😂😂

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว

      @@shabcanhassan7644 😂aleh haku sahlo

    • @NuSAbdi
      @NuSAbdi 4 ปีที่แล้ว

      Anih😭

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 4 ปีที่แล้ว +104

    Inta laga maqanyahay covid horjogo😭 like saara

    • @ayaanaxmed1664
      @ayaanaxmed1664 4 ปีที่แล้ว

      Adi malaga maqan yahy
      Hpo ishka 🙄

    • @queen_azhwaaq9157
      @queen_azhwaaq9157 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaanaxmed1664 walhy wa qosley🤣🤣🤣 haaa hpo

    • @MohmetAmad
      @MohmetAmad 4 ปีที่แล้ว +1

      @@queen_azhwaaq9157
      mxad kuqosli waa suaale
      xbbti

    • @Awil14311
      @Awil14311 4 ปีที่แล้ว

      Walal la igama maqna Hadana Like ban ku saaray micnihi wn rajayn inaan Gbdh maqan wx isku Darsano😂

    • @najmoindhoadag5976
      @najmoindhoadag5976 4 ปีที่แล้ว

      @@Awil14311 umada 1991kawdii kadan beeyay iny walayihiin maan umaleyaayaa ilhyow hanaqasin

  • @romokowhandule3591
    @romokowhandule3591 4 ปีที่แล้ว +20

    Fanaanka aan laga daba hadli karin 2020 qamar suuqani inta igu raacsan inuu fanka calanka u sido 🚩

  • @mr.ismail6713
    @mr.ismail6713 4 ปีที่แล้ว +51

    Inta suugaanta suugaani taageerta like ku taageer😂🙏

  • @fihiimamohamuudmohamuud3103
    @fihiimamohamuudmohamuud3103 4 ปีที่แล้ว +6

    Qamar Waxan ka Zugaa waa adooo mgcyga ku hezaYa
    Mucjizda fnka tagero weyn😘😘❤

  • @murtimidadalotube601
    @murtimidadalotube601 4 ปีที่แล้ว +3

    Furinle heestu faraha ula tago waxaad ka garata wuu ka hadlaya musciga macalin long life

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin 4 ปีที่แล้ว +17

    Qamarka hirgalay aaway heesti nadiira inta sugi lah 💖💖💖💖

  • @dhalgoped4477
    @dhalgoped4477 4 ปีที่แล้ว +50

    Maanta anaa igu horeeyo 3:00am like ta🤣

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 4 ปีที่แล้ว +14

    Heestan Waxay Ku Socotaa Dhamaan Lamaanayasha Nolosha Wadaagay Iyo Kuwa Rabay Inay Guri Galaan Ee Waayaha Nolosha ee socda Kala Xidhay 😢😢😢 waxaan Ku Jiraa Kuwa Uu kala Xidhay Corona Jacaylkoodii

    • @fadumomohamed3033
      @fadumomohamed3033 4 ปีที่แล้ว +1

      Saxiix huno qali

    • @zakariemohamed8279
      @zakariemohamed8279 4 ปีที่แล้ว

      Weliba waaxay ku dhacday Aamin samadoon zhpkii BBC ayuu u waramaya

  • @iam_zalman0726
    @iam_zalman0726 4 ปีที่แล้ว +13

    Qamarow wan ku wataa gar iyo gardarba nio 😂😂😂👑❤️🥰🇬🇷🇬🇷🇬🇷

    • @ruush1562
      @ruush1562 4 ปีที่แล้ว

      waa tahriibeysaa miyaa abti

  • @abdihamse2222
    @abdihamse2222 4 ปีที่แล้ว +14

    Golden vioce Qamar suugani 🥳🔥

  • @yazier_4456
    @yazier_4456 4 ปีที่แล้ว +50

    Hada xafada ku ciidey
    like saar😂😂

  • @mohterry850
    @mohterry850 4 ปีที่แล้ว +25

    Qamar heesihisa danbe lyrics u wada badan yiin inta ila aragtay like

  • @khalidapdalla137
    @khalidapdalla137 4 ปีที่แล้ว +6

    Fanaan qamar suugani la tartama la waa👌💎

  • @stonegold7461
    @stonegold7461 4 ปีที่แล้ว +19

    Eid wngsn sonka iyo salada aa sosontay alle hanaga Aqbalo dhamanten❤️💝🙏

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 4 ปีที่แล้ว +5

    Heestan in ay iga hadalysaad moodaa 🙏qamarka fanka

  • @uk_mohamed_uk
    @uk_mohamed_uk 4 ปีที่แล้ว +9

    The best Studio waqal hore u soco adiyo Qamar

  • @duubledarwiish3873
    @duubledarwiish3873 4 ปีที่แล้ว +51

    ilaahay Hasoo Hanuunigo Cid walboo fanka Wax wacan uhaysata Raali Makatahy Aduu wllo

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 4 ปีที่แล้ว

      Alshabaab qudhmay inaad tahay shaki igama jiro. Suugaanta iyo fanka waa waxa Afsoomaliga kobciyo doqonyahow sheekada wahabiga rumaystay.

    • @abdillahijama7871
      @abdillahijama7871 4 ปีที่แล้ว

      @@Abdulkga waxaagu waa caqli yari diin daro xataa mahan😂😂😂😂

    • @duubledarwiish3873
      @duubledarwiish3873 4 ปีที่แล้ว

      @@Abdulkga Aar yaahee SxP BilaaCaqlisaniDaa Xitaa Jaahilnimaa Kuu RaacsaN FAN iyo SUUGAAN sookala Baro Hadhow ilasoo Hadal ok DoqoN.

    • @duubledarwiish3873
      @duubledarwiish3873 4 ปีที่แล้ว

      @@abdillahijama7871 Aar Mayee NooCan Waxaa LayidhaaHdaa 2015🤣

    • @nasraabdullahi9406
      @nasraabdullahi9406 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣wllo ma yara wareertay🙄

  • @amaaladan6501
    @amaaladan6501 4 ปีที่แล้ว +19

    Waxad moodaba in heesta aniga la ii qaaday 😥

  • @ahmedfaajuge4406
    @ahmedfaajuge4406 4 ปีที่แล้ว +6

    Big legeNd Maxamed Cabdi Cabdulaahi🔥🔥

  • @mohametofficial3839
    @mohametofficial3839 4 ปีที่แล้ว +9

    Waqal best video Maker Keep going 🙏

  • @zaamialilegendpoi9584
    @zaamialilegendpoi9584 4 ปีที่แล้ว +189

    IntA JIIFKA KUDAAWANAYSA LIKETA HAYLA DHAAFINA😂😂😂

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 4 ปีที่แล้ว +1

      Subacribe sxp isar wll

    • @khaalidaadan6700
      @khaalidaadan6700 4 ปีที่แล้ว

      Haaye xishood Ku dar

    • @halkaracademy
      @halkaracademy 3 ปีที่แล้ว

      👨‍👩‍👦🤰🤲👆🤟💯🤍🤪😋😁

    • @maaidozulyman5969
      @maaidozulyman5969 3 ปีที่แล้ว

      istaaga kudawanya kwrn

  • @somali_dhalad1207
    @somali_dhalad1207 4 ปีที่แล้ว +4

    Qamarka fananka sanadka waqalka best youtuber

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +11

    Amiin Samadon iyo muna maxa kala haysta😍😂

  • @yaxyeadan9631
    @yaxyeadan9631 4 ปีที่แล้ว +5

    Qamarka qamarada alle xig mada haku siyadiyo😍✌✌

  • @majidhochannel4820
    @majidhochannel4820 4 ปีที่แล้ว +7

    Like iisaar hadad qamarka uqirtey inuu yhy fananka 2019/20 ugu saamenta badan 🙏🥰❤✋majidho from BUNTLAND love u jamhuriyada barakeysan iyo ciidagalaha hirgaley qamarka hirgaley✋🥰🙏

    • @khalidmahad7796
      @khalidmahad7796 4 ปีที่แล้ว

      Waa lagaaa qaaday ugaaas🙏🙏🙏

  • @zacahmet844
    @zacahmet844 4 ปีที่แล้ว +32

    war horta ciyaalkan like maxey ka faaiidaan heesta micnaheeda ka hadla iyo erayadeeda , hees walba like ii saara micno sooma kordhineeysee.

  • @apdullahiphotograph2240
    @apdullahiphotograph2240 4 ปีที่แล้ว +11

    Fist Comment Love Dhac ku sii Tagero Qamar Suugani❤🎤❤

  • @apdikarimck5864
    @apdikarimck5864 4 ปีที่แล้ว +1

    Xnuunka dadkiyo dunida ka la xidhay xanuunka I haya ka sii daranoo dalkii hooyiyo munaa u darsadaY qamar sugaani wllhi fanaan cod layaab leH tageero 1❤❤👌👌👌

  • @aqoonguud5479
    @aqoonguud5479 4 ปีที่แล้ว +1

    Qamar sugani hoosta dhita karona iyo xiisaha ku haya dhaman ok aaal waa runti inad asaxabtada iyo cida ku damqanaysa inad uu daysoo aayay ok ku haye sxb horay uu soco waan ku tagera alalalalalalal waa ruuunti 🤠🤠🤠

  • @najepbile1321
    @najepbile1321 4 ปีที่แล้ว +6

    Eidal avia mohamed abdi abdillaahi bulxan inanka inamadda

  • @nouvvr7756
    @nouvvr7756 4 ปีที่แล้ว +14

    Ana ugu horeeyey maanta inta Eid pranku sameysay Like isar plz

  • @hajjikaraama9784
    @hajjikaraama9784 4 ปีที่แล้ว +1

    Qamar the one and only go forward saaxib lkta ha ila dhafina la idinku dhufaye🤟😍

  • @riyokuqosle3959
    @riyokuqosle3959 4 ปีที่แล้ว +4

    Oo imika sanaadba wrkga ucadaysay imika qamarow inaad nasiim uguursatay inaad qurbaha Aado 😂👍

  • @apthiphatahzuudi1418
    @apthiphatahzuudi1418 4 ปีที่แล้ว +4

    Anaa u horeeya wlhi manta liketa uun iisara 🙏🙏🙏🙏

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 4 ปีที่แล้ว +1

      Subacribe sxp isar wll

  • @zomaliofficial
    @zomaliofficial 4 ปีที่แล้ว +220

    Xaadir waligay 50 like ma gaadhin😭

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 4 ปีที่แล้ว

      Subacribe sxp isar wll

    • @safaa624
      @safaa624 4 ปีที่แล้ว

      Gadhy ba wllky😁

    • @mukhtarosmanjama6676
      @mukhtarosmanjama6676 4 ปีที่แล้ว

      Ku gadhsine wax ku cun 🤣🤣😂😂

  • @abdullaahimuuse4262
    @abdullaahimuuse4262 4 ปีที่แล้ว +7

    Axsan yaaa hees wx ilaa fahmi karah qfki laga maqan yhy sidaa anigo kle hdd laga maqan yhy like igu qabo oo ilaa oooooy

  • @mustafedurun2576
    @mustafedurun2576 4 ปีที่แล้ว +27

    Qamar in uu yahay fanaan isku kaloon asxaabta igu raacsan like dhac igu sii
    Kabtadu nooma gasho qamarow

  • @xasancabdi6160
    @xasancabdi6160 4 ปีที่แล้ว +4

    Axyaa fanaan qamar salaan sare🤙💋💋

  • @zamzamabdikarin3745
    @zamzamabdikarin3745 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi xaladeyduu ka hadlayaa xeen soo maraaa ayey mareyaa xaalka 😭😭😭😭😭😭

  • @Omer-EilmogeH27
    @Omer-EilmogeH27 4 ปีที่แล้ว +3

    Mucjisada fanka Qamar😘

  • @abdirizaqomerabdilahi9587
    @abdirizaqomerabdilahi9587 4 ปีที่แล้ว +3

    Qamarki hirgalay🎤👏

  • @ahmedabdillahi25
    @ahmedabdillahi25 4 ปีที่แล้ว +5

    Qamarka suugaanta go forward

  • @abdikadiryusuf
    @abdikadiryusuf 4 ปีที่แล้ว +3

    Fanaan jira horey usoco boowe

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle Ha izu keeno cid kazto kala Fog ❤

  • @deeqhanadofficial9945
    @deeqhanadofficial9945 4 ปีที่แล้ว +5

    inta Coronaha xasuusatay like ii saara 😁😁

  • @abdirisakkhadar9502
    @abdirisakkhadar9502 4 ปีที่แล้ว +1

    Waqtigan wax lagu jiraa waqti la yidhado qamar suugani fan waayo wiilkan waqtigiisii ugu wacnaa ayuu ku jiraaaa

  • @abdulazizkaamill4235
    @abdulazizkaamill4235 4 ปีที่แล้ว +5

    Tubeeca iyo dhuulle oo laysku daray, layaab awowe🤔❣

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 4 ปีที่แล้ว +14

    QAMARKA FANKA INTA TAAGEERTA LIKE IGU SHARAF NACALAA SHAYDAANKA IDIINKU YAALE 🤣🤣🤣

  • @halabuurhibomohamed4827
    @halabuurhibomohamed4827 4 ปีที่แล้ว +5

    Team waqal
    Dar alle iso booqda walalayal ❤💏

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 4 ปีที่แล้ว +4

    Horay Usoco Qamar sugaani 🙏🎊🧨🎋

  • @beerlulahaajimohamed2040
    @beerlulahaajimohamed2040 4 ปีที่แล้ว +1

    Corona Dhib Weyn Ayuu No Geystay Wlhi ciiil 😭😭😭😭😭😭

  • @josephaden8968
    @josephaden8968 4 ปีที่แล้ว +5

    Qamar sugani 🤩🤩🤩🤩🥰

  • @munaabdiqadir4463
    @munaabdiqadir4463 4 ปีที่แล้ว +12

    Dalkoi hooyo iyo munaan uu darsaday
    Will End Soon 😭

  • @abdiqanianshuur363
    @abdiqanianshuur363 4 ปีที่แล้ว +11

    Heestaan qofkii kaleye like iisaara

  • @mohamedsomaali
    @mohamedsomaali 4 ปีที่แล้ว +5

    Qamar suugani fanka soo galyoo xidigii geeska wax sheegay???? Mana dawan🙃

  • @cabdifataxkuriya3906
    @cabdifataxkuriya3906 4 ปีที่แล้ว +1

    Qamar fanki o cagale
    Wan ku wataa gar io gardarava

  • @ahlaampahnaan7002
    @ahlaampahnaan7002 4 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan heeshiisa wlhi iska wada jecelhyyy

  • @liibaanofficial5167
    @liibaanofficial5167 4 ปีที่แล้ว +2

    Walal qamar 👑❤ waqal waa aqab tiraha fanka

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 4 ปีที่แล้ว +20

    😂waar muxuu yidhi. Coronavirus. Kkkkkkkkkkkkkkkk waleee Dhoofkii buu ka xidhay wacadalla.
    Ee ninka xanuunkii ka baqi maayo.

  • @zakariemohamed8279
    @zakariemohamed8279 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxa sameeyey Abwaan Aamin samadoon wuxuna u sameeyey zhpkii oo dalka dibadiisa jooga Jacaylkiisuna Hargeisa joogto , kaalay ayuu islaha Balse Corona Ayaa xidhay

  • @intawalanwalalkod5211
    @intawalanwalalkod5211 4 ปีที่แล้ว +2

    Top 👌💯❤️ keep going bro 👌💪💯😎💯

  • @haniyohimilo8060
    @haniyohimilo8060 4 ปีที่แล้ว +4

    Qamar ala garacsanaa

  • @abdiqaniropin878
    @abdiqaniropin878 4 ปีที่แล้ว +5

    Heeestn ana islaha qda wayo qamr nio wax walba kudaynaa

  • @amiinsamadoon9560
    @amiinsamadoon9560 4 ปีที่แล้ว +9

    Qalbiga doog iyo xiisaa dubayoo
    Qurbiyo dibed baa i daashadaye
    Miyaan daganeey kaa daahi lahaa
    Adaa duuloo dabaysha cirkaay
    Duruufaha jira ka dhego-dedane
    Dareenkaygiyo fariin u diroo
    Dartaa dhe yarkii waa dalanbaabi
    Kooris
    Xanuunka dadkiyo dunida kala xidhay
    Damaqa i hayaa kasii daranoo
    Dalkii hooyiyo munaan u darsaday
    Bogga 2
    Cidliyo darbigaanu wada darisnoo
    Waxaan dugsadaa xusuus durugtoo
    Rajaan dacalkiyo darifka haystaa
    Xalaan dagal dagal dawaafay dhulkoo
    Hargeysana daan walbaba dulmaroo
    Qoraxda degdegaysay bay dabartee
    Riyaan dahabooy kugu daawan lahaa
    #Waqalstudio🙏

    • @ayssr3302
      @ayssr3302 4 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂

    • @WaqalStudio
      @WaqalStudio  4 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin Samadoon Abwaankayga waan ka hayaa

    • @murtimidadalotube601
      @murtimidadalotube601 4 ปีที่แล้ว

      Amiin+qamar+furinle=100%

    • @xamsezoofe1274
      @xamsezoofe1274 4 ปีที่แล้ว

      abwaan waan ku wataa

    • @suhaipmohamed6486
      @suhaipmohamed6486 4 ปีที่แล้ว

      abwaan heesahagu waxay ku soo baxaan uun #qamarsuugani adigiyo xadari

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 4 ปีที่แล้ว +1

    Cidliyo darbigaan wada darisnoo
    Waxaan dugsadaaa
    Xusuus durugtoo
    Rajaaan dacalkiyo
    Darafka Haystaa
    Xalaaan Dagal Dagal
    Dawaafay dhulkoo
    Hargeisana daanba ....👌🌹

  • @salmaanabdi457
    @salmaanabdi457 4 ปีที่แล้ว +1

    Xanunka dadkiyo dunida kala xidhay damaqa i hayaa ka sii daranoo xaskaygi monaan u darsaday 😍

  • @adabduqadir4734
    @adabduqadir4734 4 ปีที่แล้ว +4

    Qamarkiii fanka mucjiso koonkale la Keenay 🤣🙏

  • @amaaramir5591
    @amaaramir5591 4 ปีที่แล้ว +1

    Dalkii hoyoy munan u darsaday
    Mohamed saleban yusuf iyo dumshiday muna allah ha idin sharfo

  • @abdirizakaburaaz7629
    @abdirizakaburaaz7629 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going qamar suugaani

  • @khalidmahad7796
    @khalidmahad7796 4 ปีที่แล้ว +2

    Inakii inamada✅✅✅✅✅✅👌👌👌

  • @A.H.3530
    @A.H.3530 4 ปีที่แล้ว +3

    Jacayl iyø Carøno.
    Qamar ZuuGani Cizze iyø Zharav Ku Noløw Prø.

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 4 ปีที่แล้ว +1

    Qamar sugaani seedi love you wlhi 💯💛

  • @intisar3260
    @intisar3260 4 ปีที่แล้ว +1

    One first comment fadlan love Saar inta Khadar waaaa jecel

  • @farhiafunny5589
    @farhiafunny5589 4 ปีที่แล้ว +1

    Wooooow hees hees katagtay qamar hore usoco my bro

  • @mohanhussein4540
    @mohanhussein4540 4 ปีที่แล้ว

    Corona lamane yaaal badan isku iman lahaa ayuuu kala xidhay hestu dadkaasey ku socota ☝️

  • @engabdirahmanbillegurigube8656
    @engabdirahmanbillegurigube8656 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 inta dawanaysa 💖 dhac Ku sjj

  • @cabdirahman5991
    @cabdirahman5991 4 ปีที่แล้ว +2

    Qamar waan taageera wkhi5

  • @mohamedahmed-bu4hb
    @mohamedahmed-bu4hb 4 ปีที่แล้ว +3

    First person i'm ur Fans qamar

  • @munabood8423
    @munabood8423 3 ปีที่แล้ว +1

    QaMaRKENa ♥️👑

  • @maxamedkhadar6725
    @maxamedkhadar6725 4 ปีที่แล้ว +2

    Mucjisada fanka waa la yaabay

  • @munamohamed7897
    @munamohamed7897 4 ปีที่แล้ว +2

    Markii labaad qamar magacayga hees u qaday my best name

  • @sheekhdhilay951
    @sheekhdhilay951 4 ปีที่แล้ว +10

    QAMAR HEESI HIISA HADUU VIDEO KUSO DUUBO WAXA DAWAN LAHA MALAYIN LKN WAA WAXA UU SOO DUBA CODKA OO KLIYA
    QAMAR SUUGAANI🎅

  • @ruwuydafesal5477
    @ruwuydafesal5477 4 ปีที่แล้ว +3

    Qamarkii HirGalay❤❤❤

  • @yaxyeadan9631
    @yaxyeadan9631 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan ku wata qamar ka legend 😊✌

  • @cabdiraxmaanmaxamed3437
    @cabdiraxmaanmaxamed3437 4 ปีที่แล้ว +3

    First anaa like isk leh maanta