KANSARKA DHUUNTA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 มิ.ย. 2024
  • Haddii aad isku aragtid dhuun xanuun, barar, codka oo ku xirma ama xabeeb yeesha, qufac qallalan oo joogto ah iyo adigoo dhiig tufa mararka qaar, wax laqidda oo ku dhibta, dhuunta inay wax kaaga taagan yihiin mar walba, kuus adag iyo miisaankaaga oo si dhakhso ah u luma, waa muhiim in aad casharkaan safiican u dhagaysatid lana wadaagtid bulshada.
    Tel: 0791 800000 / 0796 700000
    #cancer #cancersurvivor #cancerawarness #throatcancer

ความคิดเห็น •