Horta aniga 25 sano jiraa xariirka sadexaad ayaa marayaa Hal nin kaliya la socdaa Shukaansi badan maba jecli howlaheyga ka badan ninka aa la socdana kama waalo haduu gadaal u sikado anigana gadaal u sikadaa mararka qaar waxa isdhahaa dabecadaha nimanka ledahay Kamaba ogolaado erey qaldan o kaftan eh Lacalla haduu i dhaho asigo kaftamayo aan kala tagno waxa ku dhahaa waa caadi Inaa calaacalo nafteyda iigala weyn waayo markasto waxa ka fikiraa nafteyda sidaa u hormarin lahaay Ninka iska kee indho tiraayo hada arko anigana sida uu sameyay lee sameyaa easy. Lacalla hadii aa maseer dareemo xitaa salaad tukadaa anigo liga dareemin illahey xagiisa u cararaa. Waqti badan waxa galiyaa inaa barto nimanka dabeecadoda iyo sida ee u fikiraan taas ayaa ii fududeesay. Kamana cabsado inaa runta usheego waxa ku qanacsanen haduu iila imaado si cad aya u dhahaa waxaan kuma qanacsani. Alxamdulillah gabdhaha waxa dhihi lahaay salaada badiya illahey isku xiro waxwaliba alle ayey gacantiisa ku jiraan allena weydiista wixi kheyr idin ah naftaadana number 1 haku ahaato❤
Masha Allah Mahadsanid wlkey horay u soco wax yabo cajib ah ayad naga sheegtay si kastaba ha ahayee anagana wan feejignan donaa Insha ALLAH 😅 qashkaas kuwa sida qaldan u isticmali donaa Qodob aad u muhiimsan ayan ka bartay farqiga u dhexeya wiil iyo nin Sida nin lagu hanan karo xogaa noga taabo mar kle ❤
@@HooyoPodcastninka gacanta adag kasoo hadal sabaha lagu garto nin aduu kudhaho markan kuguursado ayaan kusinayaa miyuu gacan adag yahy abowe IGA Soo jawaab celi fadlan
Niyow shax fiicna na siisay inkasto aan kala baranay man iyo boy hdana midka qalbigeena usocda digtonow gelenee. Kuwaa badn baa jira gabar waqti fcn geliya marka ay usoo jeesatana ay si dhab u jeclaato waji kalaa la soo baxayaan Bal kuwaas ayagana talo sii
Hadii si joogta ah aad ula hadasho marwalba waxaad ka ogaan kartaa dabcigeeda, tan kale hada ma eyagaaba la xishooda dumarku todobaadkaas ineey sheegsheegaan.
@HooyoPodcast waxaan jecelday nin dacadan waa unoqoday macanah poskasta waan upuxiyay tasan alle waa illa ogyahay hadaan sii piilla sapap ayuu kadiis igag tagay maxaan sameeya illa talli
Bro Cabdullahi gabar abtigey dhalay ayaan jeclahahy so ma toos ayaan ugalaa mise waan iska xariiriya le😢 wxaan ka baqaa hadaan iska xariiriyo inay walaaltinimo u maleyso
Leganaw wax badan baan isakaga mid nahy lkn wax aand qeexinba jira oo ah gabdh aad argtay ayad ka heli karta adoo wada maraya Waxand fursad usiiin karta qof kan inad barato waliba barsha ku dhisan waltinimo si isfahan ka dib waxa lga ayba inay nqoto noloshada , ma ihi dadka jecel ma inay mediaha wax ka bartan. tas macnahedu kama dhigna inad tahy wiil oo tiitii jidka kaga hor imataba inad la hadasho aad rabto
Ninka ku raba kaliya jirkaaga ayuu rabaa, illaa uu ka heleyana wax walba oo aad ku sameeyso dood ma keeno khalad iyo saxna adiga ayaa usaxan marwalba, ninka ku jecel koow waqtigaaga ayuu rabaa, hadalkaaga ayaa qiima la leh, naftaada ayuu hormar la rabaa, waa nin maya iyo Haa ku dhihi kara.
Horta aniga 25 sano jiraa xariirka sadexaad ayaa marayaa
Hal nin kaliya la socdaa
Shukaansi badan maba jecli howlaheyga ka badan ninka aa la socdana kama waalo haduu gadaal u sikado anigana gadaal u sikadaa mararka qaar waxa isdhahaa dabecadaha nimanka ledahay
Kamaba ogolaado erey qaldan o kaftan eh
Lacalla haduu i dhaho asigo kaftamayo aan kala tagno waxa ku dhahaa waa caadi
Inaa calaacalo nafteyda iigala weyn waayo markasto waxa ka fikiraa nafteyda sidaa u hormarin lahaay
Ninka iska kee indho tiraayo hada arko anigana sida uu sameyay lee sameyaa easy.
Lacalla hadii aa maseer dareemo xitaa salaad tukadaa anigo liga dareemin illahey xagiisa u cararaa.
Waqti badan waxa galiyaa inaa barto nimanka dabeecadoda iyo sida ee u fikiraan taas ayaa ii fududeesay.
Kamana cabsado inaa runta usheego waxa ku qanacsanen haduu iila imaado si cad aya u dhahaa waxaan kuma qanacsani.
Alxamdulillah gabdhaha waxa dhihi lahaay salaada badiya illahey isku xiro waxwaliba alle ayey gacantiisa ku jiraan allena weydiista wixi kheyr idin ah naftaadana number 1 haku ahaato❤
Haa abayo tasa ben ehen boqranee
Cajiib❤️
gacalow ani iyo adi isku faker bnu nahay
Allah ku xafido apyoh❤😊
Same xapiipi isku fikir daceeda nhy whu❤
mashalaah caqlaiga Alla ha ku barkeeyo ani waxa iqabto kuw idhaho xirir maledahay kaale ceeji
Masha Allah Mahadsanid wlkey horay u soco wax yabo cajib ah ayad naga sheegtay si kastaba ha ahayee anagana wan feejignan donaa Insha ALLAH 😅 qashkaas kuwa sida qaldan u isticmali donaa
Qodob aad u muhiimsan ayan ka bartay farqiga u dhexeya wiil iyo nin
Sida nin lagu hanan karo xogaa noga taabo mar kle ❤
Wxaan firsanayaa in qalbiga laiga xado
Lkn waaba firisaday sidee qlbga laigaga
Xadaa I’m dead runti 🫶🏾😭😂
Waa qasab in qalbigaaga la xado ee walba qof uqalmo ha xado kk
Aniga hada kugu bilaawayo kwrn hee😅
@@HooyoPodcast Hye wllo amuraha Ilahey haku sahlo 💓❤️🔥
@@HooyoPodcastninka gacanta adag kasoo hadal sabaha lagu garto nin aduu kudhaho markan kuguursado ayaan kusinayaa miyuu gacan adag yahy abowe IGA Soo jawaab celi fadlan
Orgagi oowr noqon doona ariga waa ka tilmaamanyahay, nin maanta gacan adag barrina wax haka sugin.
Hade caqli le yihin NimanKa wa lo shege sida wax u rabno😂❤aniGa ninkan wa tagera wlhi❤
Ssx
Wxd ii shegtay inan qalbigayga la xadi karin waa point aad u muhima wayo waa ka ad adkaanayaa sodan ahaa 😊
Thnks wllky muqldada wan jclhy inta so glisay midh igma fakan noso badi inshallh❤
man'sh allah wllhi Fariid batathy
Waa Shax Wanaagsan Gabdhahow Ragga Iska Celiya,Shaxdan Haddii Aan Adeegsano Waan Hubaa In Aad Jaceyl kiina Sheegan Doontiin.
Hiil dumar allha ku zharfo wllky mcn🤴❤❤❤
Cajib qof adoo kale aha waligey ma arag alle haku barkeeyo wllo
Waryaa nacas walashey macaan wlhi ixtiraam gaar ah waaye thanks aboowe c/laahi tedakale qodobadaan anaaba wax ka faa,iidey 😅
❤
The goat if youtubers❤wllkey jiroo joog
Shaqsi wax badan og waqtiga iyo waayahaya ayaaa wax waliba u sababa bro congratulations 🎊
Shir albaabadu uxiranyihiin baa halkan ka socdee lkn daaqadan u is taagaynaa hablow😂
Mahadsanid boqor ❤
Waryaa Nacas walaashyda mcn waa eryga kaliyeen kaga helo vedio yada wllky apdulaahi😂❤❤
Shaxda anaga xitaa wa fahanay yala gadaa farax so shiido mahadsanid ustaad 😅😅😅
Walla qali ah 🎉❤❤
Ay mhdsanid mclinkena❤
Examka waan baasay sxb waxaan ku baasay A+
Masha Allah hampalyo hampalyo wl
❤@@sucdimahamed6637
Hamplyo
Wll meeshaan shukaansi aa lagu baranooyaa waxbarasho ma ahan😂
Ku soco wiilasha markood xaq uleeyihiin in wax loo sheego😅atoosh wey notaal wiilasha noo balamisey😂😂
Halla igu qaato sahrooy kk
Hayaay 🎉 xaasaasi waaye 😮 Catoosh Alle hakaa Abaal mariyo wanaag ayaad tabinaysaa ❤
Mahadsanid wll waad na kaafisay 😊
M.a❤
waa ka heynaa shaxdha 😂😂
Nagsogarbax
Guulayso walal ❤❤
Abwe 🥰🙏
WA no ha dashay wle😊
Maclinkeyga❤
Wllh ano naaag eh a qodobada qar ka faiday mahad sanid wllkei allaha ku sharfo😊❤
qodoba muhiima ayaad kahadashay sxp guuleyso
Ustad qeybta farax inoo qish hee😂😂
Waan soo wadaa insha allah
Mahadsanid milyan jeer Sxb sare
Intaan dhagaysto ayaan caydhina mrkan saan ku arko😂2025 xanto😂
Wad mahdsanidthy ❤😢
Allaha kubarakeyo wall macn ❤
Oo aniga nala jirteyy saxibow 😊
❤❤❤m.a apowe
Mahadsanid sxp ❤
For you advice 😘
Hore u soco walal❤🎉
Isoo dhaweya meshan hadaa igu horeysa🎉
Mahadsanid wllken❤❤❤
Mahadsanid nooso badi agote🫡
Waa mahadsan yahy wllky video yada dhiri galinta nasoo badi hadaa dumar nahy😂❤
M.a🥰🥰
Adi xarir ma ledahy hadi adan lahen iso jwb hadi ad ledahy neh najma dhipka daa iso dhèh😂❤
Sxb walhi mar walbo waan ku daawada waan ku taageraa sxb
Hooray usoco😊
Al manta nag so gar bax😂😭
Mahadsanid sxp
Taliye only Ragga ku wacnaan lahaa qishkan hda Xaliimoz way nala jooganbe sidee uga dhaadhicinaynaaa wakaase😅
😂😂
Gulayso sxp
Legend
Keep going
Aduunka waa lacga ❤
Afmaal, balaaqi yaqaana wuxu ka hadlayo guulayso wll.
Ereyga nah nah nah ka qorey😂
Waku wata sxb ina iga dhax hadleysa moda😢
Ninrageedii waa soo dhacay
Midbaa sheekada iguwada hada malaa aduu kusoo dhegysty lkn anu buugta psychology ga aad u akhrista io natureka rga io dabcigoda so ina ninkudhoho wakahely hka yaabin mustqblkyga kle iyo cibadayda kumashqula
Unukana nga soo gar bax cabdalle❤😂
igu qaata markaan kk
Gabadhi iyadu haku tiraahdo waan kaa helay marka hore qodob kaas waan dhaliilay si wayn
Wax walba waa ka keensasho.
@HooyoPodcast ragu kaa qaadan mayane wiilasha sheegayso usheeg ina adeer🫣
Waa sax marka laga reepo 2 qodob😊
Hadallada aad u wamagsan aad sheegtey runtii aniga horta qof dumar oo wada mareysa iskuma mashquliya xitaa hadey goob waxbarsha ila jooga halka kuwa ani jiilaka islanahay walanyihiin catoosh
Lgnd kep going
Ka sabar kulahaa 😂
Masheege marka muuse mana fashileeee😂😂😂😂
Naxariista mopylka lagu muujinaayo waa nocee 😮😮masa naxariista waxaa laga badalay gadaashay
Anaa ugu horeyp 😀
legend
ninka dunida pig respect wlky hore u soco❤
Alle waa side laygu hantay.🫣
Ninqalbigisa see lohadta kuso xigi anagaba wad nafashishii😂👍
Zxp videoyada nosobadi inkasto oo aan ogahay inee dhib badanyihiin lkn noo soo dadadl
Isi gacanta sedi😂😂
Mahad sanid ❤❤❤
Xiriirka iyada hakuu soo bandhigato aaaaa sheeko
Koley manta hadaa gabdho nahay waay nagu boode abtiyow
Base dhib malahan stiil gaariga waa saaran nahay baaqaa baaqoosid wuu nasoo gaarayaa😂👍
Halkoo mar ragga ukala kicinayay igu qaata kk
Ok marlabad maya lkn😂
Abdullahi si walbo uadkeyo qalbigeeygah mid laxado naqada maxaa dhacay jacel io naxriis hadii aam qof siiyo dhawac muxu igu badalaa maxeesa dadka wanagsan dhib umaraan dhawacana uhelaan😢
mahadsnid
Niyow shax fiicna na siisay inkasto aan kala baranay man iyo boy hdana midka qalbigeena usocda digtonow gelenee.
Kuwaa badn baa jira gabar waqti fcn geliya marka ay usoo jeesatana ay si dhab u jeclaato waji kalaa la soo baxayaan
Bal kuwaas ayagana talo sii
Marna na dheh side qof qalbigaaga loga jaraa marna side lo xada na daa wllo 😅😢
The one an only lagend always lagend
Taliyow walasodahdi 😂😂😂
Gabadha see kudhahee nin waa kaa helay taa unban kaso horjeeda aniga macalinow inta kale wakugu raacsanahy.
Hadii lagaa keensado ceeb ma ahan inaad nin ku dhahdo sidaas😃
Gabadha iyado xiriir dhexda uga jirta ha is aragto muudhahay mise Ana moday brother tasi ma dhacdo 😂
Shaxdaas marar bdn ayaan tijaabiyay hahaha
We need qish anaga neh yarow😂🙈
Diyaar kk
😂 naga so gar bax hee anaga nh 😂
Why did you change sides
Todobaadka sidee ku ogaada sxb
Hadii si joogta ah aad ula hadasho marwalba waxaad ka ogaan kartaa dabcigeeda, tan kale hada ma eyagaaba la xishooda dumarku todobaadkaas ineey sheegsheegaan.
@HooyoPodcast waxaan jecelday nin dacadan waa unoqoday macanah poskasta waan upuxiyay tasan alle waa illa ogyahay hadaan sii piilla sapap ayuu kadiis igag tagay maxaan sameeya illa talli
@@HooyoPodcast sxb maxay sababtaan haasawaha ugu fashilmo ?
Qofkaas hortiis waad nooleeyd, gadaashiisna waad noolaan doontaa, ka soco marka.
Marwalba dad khaldan ayaad waqti galisaa, naftaada waqti gali hada kadib.
Bro Cabdullahi gabar abtigey dhalay ayaan jeclahahy so ma toos ayaan ugalaa mise waan iska xariiriya le😢 wxaan ka baqaa hadaan iska xariiriyo inay walaaltinimo u maleyso
Rayaa😂
Lkn ani 16 jiraa😢
Hadii aad jirtana
War Ninku Runbadanaa😂🎉
Wll wan ku salamay horta lakin team aqli Hadan nahay wad naqashif tee raga naa noso qashif
Leganaw wax badan baan isakaga mid nahy lkn wax aand qeexinba jira oo ah gabdh aad argtay ayad ka heli karta adoo wada maraya
Waxand fursad usiiin karta qof kan inad barato waliba barsha ku dhisan waltinimo si isfahan ka dib waxa lga ayba inay nqoto noloshada , ma ihi dadka jecel ma inay mediaha wax ka bartan.
tas macnahedu kama dhigna inad tahy wiil oo tiitii jidka kaga hor imataba inad la hadasho aad rabto
Waa saxantahay, waxa aad sheegtay waa wax dhici kara lkin ma badna dabcan.😊
Asc wll sede Ninka qalbiga uga xadi kartaa?❤
Hilip siii😂
Todobaadkeeda kulaha yaa nin wax kala hadlo ama usheegayo
Ma dhawid adi
Cabdulaahiyow abowe su'aashaan iga jwb
Ninka ku jecel iyo ninka ku raba sidee baa kula garan kartaa?
Ninka ku raba kaliya jirkaaga ayuu rabaa, illaa uu ka heleyana wax walba oo aad ku sameeyso dood ma keeno khalad iyo saxna adiga ayaa usaxan marwalba, ninka ku jecel koow waqtigaaga ayuu rabaa, hadalkaaga ayaa qiima la leh, naftaada ayuu hormar la rabaa, waa nin maya iyo Haa ku dhihi kara.
asc
Adi maa kuxadid qalbiyadoda hadey shekadas soconeso