tiktok dambe ma isticmalikartid mobilkagana kuma arkikaro ayuu idhahy ninkeyga maku saxsanyahy

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 72

  • @hassanmahamud3850
    @hassanmahamud3850 9 วันที่ผ่านมา +11

    Ninku Khalid muulahan waayo iyadoo xaas ah sidee ayay oogu muhatay haasaawe???
    Guys xaqiiqda yaanan laga war wareegin.

    • @UmuRaxmaInabashiir
      @UmuRaxmaInabashiir 9 วันที่ผ่านมา +3

      Block hadii ay saari lahyda wuu jecelaan lahaa ninkeeduu lkn maysamayne aaayra ayay jecelaatay

    • @Abu-aazar
      @Abu-aazar 4 วันที่ผ่านมา

      Waa isla qabnaa. In isagana qaldanyhy iyaduna ay tahay dayuusad illahay ayan kamagan galnay in ficilkas uu reeraha islamka ku faafin gabar laqabo oo marwo ah in ay ……afka kaxishoonayo

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 3 วันที่ผ่านมา +2

    Sheeko fiican oo lagu quus qaato weeye. Naagta lafuray way istaahishaa in lafuro.

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 9 วันที่ผ่านมา +8

    Muna waa khalada in aa dhahado ninkaa khaldana ninku mushukaan San lahaa hadii ay block iska saari layda oo ay dhihi lahayda xaas ayaan ahye iga xishoo ninka nina in ay tikoko kala hadasho xaqa uma laha iyda oo xaas aha maya waalantahy

  • @baxraani
    @baxraani 4 วันที่ผ่านมา +1

    Gabadha qisadu ku dhacday malaha waa iyada sababtoo ah ninkay khaladka saartay hadaba haday talo doon tahay waxaan oran lahaa ninkii iyo caruurtii ku noqo oo shaqaale BOOYEYSO AMA JAARIYAD u noqo waaba intaasoo uu kuu maxariistaaye , hadaad quusatayna ODAYGAAGAA IIMAANSO

  • @abdirahmanhirsi784
    @abdirahmanhirsi784 7 วันที่ผ่านมา +2

    Maya walaale qaladka waxaale miskiinta tiktok markii hore maara looga waayay. Naag kasta oo tiktok isticmaasha saas baa kufiican nin kaasna aad buu u mahadsanyahay

  • @allimohamad1ahmed727
    @allimohamad1ahmed727 6 วันที่ผ่านมา +1

    Hhhhh ninkaas wuu saxnaa waayo wuu waaniyey weyna didey marka Mar kasta ninkale ayaa sidaa YEELI lahaa marka go aan ayuu ka khaatay

  • @Nadiya-v-p2d
    @Nadiya-v-p2d 5 วันที่ผ่านมา

    Gabadha qalad ka le side usurowda ada xas ah in ninkale been kushego ama salan ad ugaqada ceeb wayn weye aniga oo xaas ah side ilmahaga katag ninkaaga katag joloshada ubaabi nin ajnabi ka ah subaxanalaah

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 3 วันที่ผ่านมา

    bal waxan cadaalad dara deeda day ninka kadanbeeya kuye ninku sokuu lataliyay ee yidhi tikto tirtir waxa daaya laydin dhaho fadlan iska daaya ileen isma difaaci kartaan marwo sharaf leh oo dagan ayey ahay in ninkale afka lagasho maxay rabtay markaa bal iisheeg useles weeye bilaa dhaqan bilaa diin ah

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 5 วันที่ผ่านมา

    Iimaan la'aan baa qaadey!!. Qofka bilaa diinta ah ayey ku dhacdaa tan oo kale waayo iimaan maleh.

  • @mariankasim-go8le
    @mariankasim-go8le 4 วันที่ผ่านมา +1

    Ayadane wee khaldaneed ayadoo la qabo mexee nin kale ula hadashay, waliba sawir ugu dirtay waala i qabaa mexee u dhihi weysay markiu sawirka weydiiyay ileen single ma eheyne, teeda kale gurigeeda qaabkee u burbirin leheed nin kala talinaayo xataa hadee calaf isku helaan gurigiisa asigaa la burburin lahaa, caqliga ha shaqeeyo gabadhaa khaladka iska leh 99% runta hala isku sheego

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 8 วันที่ผ่านมา +4

    Ninkaa qaldam kulahaa kkkk adeer dhilonimada iyo saqajaanimada naaguhu ha joojiyaan hadii kale sidaasaa u dambayndoobta

  • @TasnimSultan-k1o
    @TasnimSultan-k1o 14 วันที่ผ่านมา +2

    Asc abyo waxaan raby in aan kuwaydiiyo suaal muhiim ii ah plz isoo qabo😢

    • @Barocarabi
      @Barocarabi 13 วันที่ผ่านมา

      Wcs qaali xagen kasoqabta

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 3 วันที่ผ่านมา

    Qalad malaha sababta uu ugu diidayay ayay qabta TikTok….. waanu ku saxsana arinta uu sameyay… haduu ninkale iyadoo laqabo kala shekeysan laha social media sidaa ayunbay ku aqbali lahayd

  • @abdulahibare1668
    @abdulahibare1668 8 วันที่ผ่านมา +1

    naayaa aacad matihide been jooji qaladka naagtaasaa leh imaankayna ladahay ayodoo nin cayaalhasata melee kufalee ninkale alaha nooyoosiyo gabdhaha dhaqanka wanagsana alaha nagu hanuuniyo

  • @ahmedabdi0
    @ahmedabdi0 7 วันที่ผ่านมา +1

    Qaladka naagta leh maxa iyada shukansi galiyay waba laqabaye . Gabdhaha iyago la qabo shukan sanaya diin la anta haysa runta usheg waxba ha oran ninka qaldan !cajiib

  • @abujole3992
    @abujole3992 11 วันที่ผ่านมา +2

    Arintaan way jirta walashedi run wayey

  • @Waa_yaab
    @Waa_yaab วันที่ผ่านมา

    Waligiin nimanka eedeya ninka naagtan Aladan xun iskadaa ayu ku dhahay waa diiday, wuu tajaabiyah mise ninkale ayay u hanqal taageysa, maxay u haysaa, magaalada hagasho

  • @Saciidawjamac
    @Saciidawjamac 8 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha allaah allaah hakubarkeeyo

  • @yusufmohamud1237
    @yusufmohamud1237 15 วันที่ผ่านมา +1

    العربية تقول تستحق ما جر عليك

  • @Mohamed_573
    @Mohamed_573 4 วันที่ผ่านมา

    3:18 yaab dumarnimada yey ku qaadin 😂waalo jeda qofka khaldan.
    Kasoqaad ninkeda maaheyn soo khain soma noqon laheyn.

  • @MacalinCabdinaasir
    @MacalinCabdinaasir 2 วันที่ผ่านมา

    Waxaa fiicnayd isaga on kawaalin in ow iska fura waa shaydaan ninkaas xaqiidii ayada waxay ku jurtay qalad maxa ow isaga furi waayay isaga on hawa been kasoo ridin Aakhirana xisaab ayaa ka horaysa isheedana way heli doontaa

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 7 วันที่ผ่านมา

    Waa naag waalan naagtani. Kulahaa ninkaa khaldan. Dumarka Soomaalidu in yar mooyaane waa noocaasoo miidhan. Iyagoo la qabay luuq walba jiifaan. Malaha tan soo niqaabatay lafteeda ayay sheekadani ku dhacday. Belo idin guursatay cawaanyahay.

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 7 วันที่ผ่านมา

    Tik tok ma lihi mana u baahni
    Naan nin qabo ma ubaahna

  • @sahalorhaye5407
    @sahalorhaye5407 2 วันที่ผ่านมา

    Nin wanaagsan weeye saas in loogalo ayadaa mutaysatay

  • @salaatcali
    @salaatcali 7 วันที่ผ่านมา +1

    Saan kuu dhageysanaayey ayaad balaayo kugu dhufatay iga keentay naa heedhe cadaalad xumidaa waadbo sheegtay naagtu in aay khaldaneede see ninka ugu Soo leexisay mise waa adiga waxeey ku dhacday qisada

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 8 วันที่ผ่านมา +1

    Doqon kinirtay
    Ayey noo xayay siinsa

  • @SmilingGazingIguana-nb7dy
    @SmilingGazingIguana-nb7dy 6 วันที่ผ่านมา

    Islaan laqabo oo nin kale tiktok kashukansatay ayad leedahay way saxantahay cajiib dumarkii wata tii aan laheen way xijaabatahay EE waa shiikhad 😅

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 7 วันที่ผ่านมา

    Adigii barnaamijka soo jeediyay ayaa hore ka xukmiyee ninka sidee qalad ku leeyahay waa tuu ka celiyay markey diiday darteed ufurtay haduu nin kale sidaas ushukaansan lahaa wey ka raaci lahayd wuu iska gaaray iyadaa gurigeeda burburisay taas muran kama taagna

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 8 วันที่ผ่านมา

    Dee waa runtiisa ee iskaddaa oo ha isticmaalin waa khaladdee

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 7 วันที่ผ่านมา +1

    She agreed to cheat her husband

  • @AmardidGalef
    @AmardidGalef 5 วันที่ผ่านมา

    Sax waye

  • @yusufmohamed5202
    @yusufmohamed5202 7 วันที่ผ่านมา

    Haa waayo tiktok waxa uu dilaa akhlaaqda dadka
    Markaa isagaa ka masuula waa inaad maqashaa

  • @CabdirashiidMuxumad-mg7lm
    @CabdirashiidMuxumad-mg7lm 8 วันที่ผ่านมา +1

    Labadaba qaladksaar sidaasa sax ah

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 8 วันที่ผ่านมา +1

      Gabadha qaladka uguwayn gashay markay qalbiga ufurtay ninkale iyadoo xaasa

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 7 วันที่ผ่านมา

    Aniga waxay ilatahay naagta qaldan labo jeerba 1 ninkeeda markuu yiri iskadaa TikTok way ku amar diiday 2 iyadu xaas ah oo laqabo ayey xariir sameysay marka inta naqaab noo soo xirataan baad leedahay isaga qaldan miyaadan diin ahaan uwadan niqaamka naag kasta oo nin xalaal ah heshay kuna xad gudubta saas ayaa ku fiican kuwa qaainiinta ah

    • @sheekoyinkamona
      @sheekoyinkamona  7 วันที่ผ่านมา

      Haduu dhihilahaa walaaley aniga makula rabo waana dhipsadey inaad isticmasho tiktok ee iga daa wey iska dhaafi leheed lkn siduu ulahadley qofna meyqadateen markii hore ayuu xumeeyy

    • @Abdinur-s2n
      @Abdinur-s2n 5 วันที่ผ่านมา

      @@sheekoyinkamona waxaad moodaa in ay qusadu adiga kugu dhacday lkn haday aragtay ninkeedu in uu ka xun yahay tictok in ay iskadatso ayey aheed in uu usheeko maba aheen in Ay wajigiisa ka daalacato ayey aheed way qaldan tahay waana naag xun allah hanaga ilaasho iyada iyo nuooceedaba

  • @Anwar-r2q
    @Anwar-r2q 13 วันที่ผ่านมา +1

    Gardaro cad waayy

  • @CabdirashiidMuxumad-mg7lm
    @CabdirashiidMuxumad-mg7lm 8 วันที่ผ่านมา +1

    Xalimo ayad uhilinaysa maisdudhi

  • @AbdiAhmed-x9c
    @AbdiAhmed-x9c 7 วันที่ผ่านมา

    Naag nin qabo Yaa ubaneeye in eey nin shukaansato waaba ku sax sanaa ninka runti

  • @moubrekyare1829
    @moubrekyare1829 วันที่ผ่านมา

    Sheeko raqiis ah

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 7 วันที่ผ่านมา

    Over somebody that she never even seen alive

  • @MustafAlfaTube5521
    @MustafAlfaTube5521 6 วันที่ผ่านมา

    Qoftaas adi miyaa noo cadeey😂😂😂

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 7 วันที่ผ่านมา

    Khalad iyadaa leh sxb

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 7 วันที่ผ่านมา

    Gabar hooyo ah tigtg maxa kala maqantahy waa yabe

  • @mdahir4284
    @mdahir4284 2 วันที่ผ่านมา

    Ayaa qaldan

  • @yakubyarrow9844
    @yakubyarrow9844 6 วันที่ผ่านมา

    Asaga dumiye guriga xaqiqdii

  • @medovepenman
    @medovepenman 8 วันที่ผ่านมา

    Allahu akbar isaga is kale khaladka ayay leedahay waliba.
    Wuxu sameeyay sidi ugu wacnayd ee samayn karay.
    Iyado laqabo oo xasa allah ubad siiyay diinta u ogoladay inay ninkale shukansato diinte waye walaloy adan ku waydinayaye.
    Iiman li'ida ay gabadhasi iyo kalsooni darada ay lahayd miya hog kuridaysa.
    Allaha inawafajiyo tubta toosan dhexdenana ha kayeelo xushmad ,naxariis iyo kalgacayl bi idnilah kariim

    • @sheekoyinkamona
      @sheekoyinkamona  8 วันที่ผ่านมา

      Isga yaa xaq usiiyey inuu waxaa kusameeyo uudabin udhigo hadey khiyaano rabto kahir ayey khiyami lehed ee isagaa khaladka iskaleh

    • @sheekoyinkamona
      @sheekoyinkamona  8 วันที่ผ่านมา

      Aamiin yaarabi lkn isaga xitaa diintee u ogolaaty in sidaa uusameyo❌️ hal dhinac ha eegin wll

    • @medovepenman
      @medovepenman 8 วันที่ผ่านมา +1

      @sheekoyinkamona dee isagu waxba masamaynba kaso horjeeda diinta kaliya uu ciqabay taso udhiganta kalsoni darada ay lumisay.
      Isago waliba usi digay kana tuuray tiktok isago ka hortegayay inay tani oo kale imanayso nin loodigay lama dilin sxp iyada iskugu wacan. Waxay taadinayzayna way helshay alhamdoulilah geesi ay aha ninkasi

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 5 วันที่ผ่านมา

    Qofka lamaba daba galo,

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir2025 7 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂
    Markiin aan danteeda aqoon ayay ahayd

  • @ismotube2784
    @ismotube2784 7 วันที่ผ่านมา

    woman mind so u chat on u husband over text then u blam him to devorce u 😂😂😂😂😂😂

  • @AdamMukhtar-x3z
    @AdamMukhtar-x3z 7 วันที่ผ่านมา

    Wacdoga tiktok miya😅😅

  • @KhadiijoshAbuukur
    @KhadiijoshAbuukur 8 วันที่ผ่านมา

    scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 5 วันที่ผ่านมา

    Naagaha sidaas bay u badan yihiin, iyago laqaba bay niman kale sex chatting iyo balaayo kale Kula jiraan.

  • @maden7818
    @maden7818 7 วันที่ผ่านมา

    Sheekadaan hada ayay nagu aliftay been badanaa.

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 7 วันที่ผ่านมา

    are you kidding me

  • @MaryanIsmaaciil-tj7gj
    @MaryanIsmaaciil-tj7gj 8 วันที่ผ่านมา

    Washroom.layaable.waxmagarato.ayey.ehed

  • @yusufmohamud1237
    @yusufmohamud1237 15 วันที่ผ่านมา +2

    السلام عليكم

    • @TasnimSultan-k1o
      @TasnimSultan-k1o 13 วันที่ผ่านมา +1

      وعليكم السلام

  • @omarjimale8799
    @omarjimale8799 6 วันที่ผ่านมา

    Adika miyaa qoftaas kkkkk

  • @abdirahmanismail1387
    @abdirahmanismail1387 7 วันที่ผ่านมา

    Dhibka idin haysta qalad iyo sax maba kala taqaaniin bo bal waxaan ku way diiyay adigan qisada nala wadaagaayo adiga oo xaas ah inaad rag kale shukaansato sax miyaa Mise qalad
    Intaas Hadaa kala garatid Waa fiican tahay hadii kale ma ahoo clip kaada iska raadso Adeer ALLOW ALLE

  • @mohamedhassen7979
    @mohamedhassen7979 5 วันที่ผ่านมา

    Abayo adiga ma madax banana tahay

  • @mohamedjibril-gk4vr
    @mohamedjibril-gk4vr 7 วันที่ผ่านมา

    Adi dhiman dhiman maa tahay see ninku u khaldan yahay may block saarto

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 8 วันที่ผ่านมา +2

    Ninka Khaladka lahaa maaha inuu xaaskisa isku qariyo nin kale ayuu iskaga dhigay waana jajusnimo.
    Haday islked u shukansato iyadaa xisabta qaadi karta

  • @kfh8717
    @kfh8717 8 วันที่ผ่านมา

    Iska fur soo ma aq balin