HAYAAN XALQADDA 2-AAD | “ WAAN DILAYAA “

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 645

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +390

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +383

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw

    • @KalsoonAbdy
      @KalsoonAbdy ปีที่แล้ว

      Bwhhhyuquytgxdfxbjga8ffhh❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢

    • @abdoulkadersaidzakaria862
      @abdoulkadersaidzakaria862 ปีที่แล้ว +5

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @hafzaali5924
      @hafzaali5924 ปีที่แล้ว +7

      Scw 😢❤

    • @amalafnaan3928
      @amalafnaan3928 ปีที่แล้ว +2

      Salalaahu caleyhi wasalam

    • @Kbsl621
      @Kbsl621 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @updy_khayreaaqilkaynan
    @updy_khayreaaqilkaynan ปีที่แล้ว +86

    Ilahay nama cadaaboh😢 Dad muslimiin eh baan nahaye😢😭🥲

  • @sacdiaqurux4078
    @sacdiaqurux4078 ปีที่แล้ว +73

    Waxan aad uga helay wiilka musasalka wada Akhlaqdisa iyo deganantisa iyo muqalkisa sidey isugu began yihin masha allah Farxad ku nolow abwe❤❤

  • @amiiramustafe9709
    @amiiramustafe9709 ปีที่แล้ว +149

    Hadaa aragto magca nabigeena muxam Ed like saar

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +334

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @Aarkalaasgeel
    @Aarkalaasgeel ปีที่แล้ว +111

    ILAAHEY DARTII IGU CAWIYA waxaan ahey curyaan bilaa camal ah Ilaahey dartiii wax igu tara😢😢😢😢😢

    • @dhoorelyrics
      @dhoorelyrics ปีที่แล้ว +4

      Qur aanka aqriso oo cibaadeso

    • @Aarkalaasgeel
      @Aarkalaasgeel ปีที่แล้ว

      @@dhoorelyrics wayey

    • @hanaabdillahi54
      @hanaabdillahi54 ปีที่แล้ว +2

      Alahaa ku gargaro wllo moustaphe manta duco unban kugu garab istagii kara. Ilahay waxan kabaryayaa inu camal khayr qaba kusiyoo iyo cafimad tamaa🤲😢

    • @hanaabdillahi54
      @hanaabdillahi54 ปีที่แล้ว

      ​@@dhoorelyricswaa runtii walahii qurankuu wa xalka dhibatoyinka oo dhan

    • @Aarkalaasgeel
      @Aarkalaasgeel ปีที่แล้ว

      @@hanaabdillahi54 shugran wllo

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 ปีที่แล้ว +142

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝🕋😥

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan ปีที่แล้ว +139

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @bushra8712
      @bushra8712 ปีที่แล้ว +2

      صلي الله عليه وسلم

  • @Bashiiir186
    @Bashiiir186 ปีที่แล้ว +39

    Filmkuba hadii ay shacni ku jirto waa film dhamaystiran ❤

  • @mguhad
    @mguhad ปีที่แล้ว +19

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Sc

  • @muniirakhairdon2690
    @muniirakhairdon2690 ปีที่แล้ว +9

    Guuleed yar waan ku raacsanahay labadiisa aragti😢😢😢wlhi waa xaqiiqo jirta maraar badan aan iswaydiiyay 😢

  • @fufuadn1020
    @fufuadn1020 ปีที่แล้ว +2

    Somali gar ahaan reer hargysa waxan u shegi laha inay wax ka badalan sida hadalka filimanta lugu matalayo ee qalqalafsan kalmad kalmada oo idinkoo happy ah wax duuba

  • @maryanyare673
    @maryanyare673 ปีที่แล้ว +9

    M a wlalyl kusaliya habibkena scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AishaMohamedAdam
    @AishaMohamedAdam ปีที่แล้ว +17

    Cawa waa jimco kusali rasuulken muxamed❤

  • @ruqiyacasanyo3245
    @ruqiyacasanyo3245 ปีที่แล้ว +33

    Astaan tv waxadtiihin tvga ugu haysta somali musalsalada lkn horumar kiina wxd ku dartaan in filmku socon karo 2hours ama 3
    Sida aflamta calamka o kale ❤
    The best tv astaan❤

    • @NafyarMaxamed-he1xe
      @NafyarMaxamed-he1xe ปีที่แล้ว +2

      Dhadhan yeelan meysoo markaa film dhaqsuu dhamaanaa

  • @maxamedxassan1407
    @maxamedxassan1407 ปีที่แล้ว +31

    Astan waa mahadsantihiin filimkan waa best 😢😢

  • @rahmasayit6851
    @rahmasayit6851 ปีที่แล้ว +18

    Mama xadiyo iyo shacni film ay ku jiran hubal wu shidanyahy😍🥰😘

  • @fadimaayglan6284
    @fadimaayglan6284 ปีที่แล้ว +3

    Horta hablahaan wada bilaa hagoog la,anta naa wax saarta madaxa iyo gamcihiina bananka yaala😢✍️

  • @ayaan850
    @ayaan850 ปีที่แล้ว +15

    Ubah fahmo ayaa kujirta filmka woow anather level weeyi👏

  • @MOHANATH82
    @MOHANATH82 ปีที่แล้ว +12

    slow motion wow daganaanta filmka ka muuqata baan wax loo dhigaaba jirin
    actor acting kiisa wan ka hellay { go forward team astaan }
    ❤‍🩹❤

    • @hodan21
      @hodan21 ปีที่แล้ว +3

      Filimku so ma macaana zaxip cadi maha walahi🥰 hargaysu ijeclaysiiyay filmkanu❤

  • @zakariyecabdiraxmaan2703
    @zakariyecabdiraxmaan2703 ปีที่แล้ว +55

    As I said earlier, Kamal plays a big role in this series, and I also congratulate Hana in her role, Kamal's cousin. Congratulations To Astaan Tv @Astan TV

    • @sukhrajanmmac6340
      @sukhrajanmmac6340 ปีที่แล้ว +1

      can tell me what he did

    • @zakariyecabdiraxmaan2703
      @zakariyecabdiraxmaan2703 ปีที่แล้ว +1

      @@sukhrajanmmac6340 You can't understand this feeling in the sense of being based on yourself and being a mystery, you know? Your potential, your ideas, your positivity, and learning about yourself and what you are ...... tge real Karizma of who you are??

  • @selma-pi8ib
    @selma-pi8ib ปีที่แล้ว +54

    Best flim of somaliland❤❤❤❤😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir ปีที่แล้ว +12

      Wll runta haddii lasheego muqdisho idinka qurux caasimada wax jilitankana kuwa reer muqdisho ayaa kuwata prankiyadii ramadaanka xataa dadko dhan ayaa shegayey tankle astaan muqdisho ayaa lagaleyahay sowmogid dadkanna wadashaqayn baa kadhaxaysa dadku kalama go.aane❤❤✍️✍️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @selma-pi8ib
      @selma-pi8ib ปีที่แล้ว +1

      @@khadiijaabdqadir qadiyada jooji quruxy anigu dal kaman hadline flim ka sheekeye wll seweye

    • @inaabdu-j3w
      @inaabdu-j3w ปีที่แล้ว +3

      ​@@khadiijaabdqadiris deji naa astan hargeisaaba way kutaale 😏

    • @Riana098
      @Riana098 ปีที่แล้ว +5

      @@khadiijaabdqadir naa waaxay muqdishadan aad nala hor cararaysaa naga dhamow muqdishadada wase

    • @xaalejr1064
      @xaalejr1064 ปีที่แล้ว +1

      Maden dawan fimkii ardayda Isheeg makaso tayu ku dhanyahey😂 Isheeg
      Kuwan book talee ku maqan😅

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz ปีที่แล้ว +7

    Kan kale ee ah ilintii qarsooneed waa nawduuc kale oo xiisa leh.
    I liked the hints of our youth.
    I appreciate you.

    • @ApdifitaaxMoha
      @ApdifitaaxMoha 11 หลายเดือนก่อน

      Kaas filin wuu dhaafey😂

  • @Inadhanto
    @Inadhanto ปีที่แล้ว +12

    Wow astaan marlabad bey wacdareheedii latimi😢no wada wow🎉❤

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 ปีที่แล้ว +9

    Film ku waa an other level balse booska jilitaanka gabadha jigjiga katimi mamoodaa inay bahdileeyso oo ay muujineyso in aanay wax horumar ah ka jirin jigjiga taasoo aan ognahay in jigjiga ay waxwalba kaga horeeyso hargeysa.

    • @amaldaganchannel4557
      @amaldaganchannel4557 ปีที่แล้ว

      Baw xishoo nio

    • @SSTV5080
      @SSTV5080 ปีที่แล้ว

      Xaqiiqa runtu waxay tahay in aan jigjiga laga xishoon.
      Mida kale walaal ogoow waxani wa wax dhaxal Gala oo bulshada cirif ka cirif meel walaba oo Dunida kamida gaadhi doona marka see beentaas iyo bahdilkaas loo gadaa

    • @KhaalidMusfateali
      @KhaalidMusfateali ปีที่แล้ว +4

      Hargeisa laydhku ma tago😂😂 balaayo hormaar sheego ado jigjiga jooge

    • @Ayaan-405
      @Ayaan-405 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk wlhi jigjigi hargeisa daaye boorame ma gaadhayso jigjigada week week laydhku maqnaado een xataa internet haysan

    • @asadfabinho3593
      @asadfabinho3593 ปีที่แล้ว

      Hargeysa laydhka #8:00 matago
      Oo #2015 kii masoo marayso oo weli messi xagiinaa world cup kamuu qaadin

  • @zakariyecabdiraxmaan2703
    @zakariyecabdiraxmaan2703 ปีที่แล้ว +61

    دور العمة في هذا السلسلة يشمل على أكمل وجه لما فيه من معنى الكلمة من كيفية التعامل الوالد لأبنائه وخاصة عند قولها "فالفل" وعندما أشارت الى شاي ليبتون وقالت # يا لعصر هذه ❤😁تحياتي للعمة في هذا الدور الجميل

    • @zakariyecabdiraxmaan2703
      @zakariyecabdiraxmaan2703 ปีที่แล้ว

      @@hamdihersi-xz7kc من يفهم يضع قلب إلى من لا يفهم يضع ضحكة مثلك انت

    • @zakariyecabdiraxmaan2703
      @zakariyecabdiraxmaan2703 ปีที่แล้ว

      @@hamdihersi-xz7kc ىغم صغر سنك ونعوم أظافرك وتريد أن تجادل يا رضيع

    • @cadnaansaid8318
      @cadnaansaid8318 ปีที่แล้ว +1

      حلوه شديد والله ي زول

    • @amolfoat1597
      @amolfoat1597 ปีที่แล้ว +1

      منجد ادت الدور باكمل وجه

    • @zakariyecabdiraxmaan2703
      @zakariyecabdiraxmaan2703 ปีที่แล้ว

      @@amolfoat1597 شكرا 🌹

  • @taliso143
    @taliso143 ปีที่แล้ว +4

    Guuleed doorka film ka uu kuleyahy way itaabatay wlh nolosha way adagtahy 😢😢

  • @ShaakirXamdi
    @ShaakirXamdi ปีที่แล้ว +3

    Nom :shaakir Mohamed Ali Messi ❤❤😮❤❤

  • @grassfilmis4275
    @grassfilmis4275 ปีที่แล้ว +13

    Filim codkiisu wuu gaaban yahay ee soo dheereya jaalayal😊

  • @IqraMustafe
    @IqraMustafe ปีที่แล้ว +3

    Sow wadan horu maray ma joogno hadal iga gadan😢😊❤

  • @aliamohamed709
    @aliamohamed709 ปีที่แล้ว +8

    Marba hadii ay maamo ubax fahmo ku jirto malin I dhaafi maayo😊❤😂

  • @ruuneyrelaxingmusic
    @ruuneyrelaxingmusic ปีที่แล้ว +3

    Kamal hdaldisa dhan si xigmadesan ayuu uhdlaa m.a

  • @AbdirisakYusufAli-oy7wp
    @AbdirisakYusufAli-oy7wp ปีที่แล้ว +8

    Gabadha ku jilee mariya waa atariisho buuxdo magaceeda haley soo sheego waan tageeahe❤

  • @SuhaybMohamoud-s9k
    @SuhaybMohamoud-s9k ปีที่แล้ว +3

    Rule ka film taxanaha in maalin walba aad soo galisaa fadlan si xidhiidha ama wakhti u sameeya thankz wan ka helay

  • @zackhan3873
    @zackhan3873 ปีที่แล้ว +9

    Bile waxooda ruwaayad maheen oo maba fiirsan lkn Astaan Habbon iyo midaan waa 🔥

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 ปีที่แล้ว +9

    Kamal acting kiisu wa another level 😮

  • @AminaIdiris-bd4op
    @AminaIdiris-bd4op ปีที่แล้ว +25

    Wllo hanu kusalaino xabiibkena muxamed salalahu calauhi wasalam

  • @SamsamCumar-ld9ov
    @SamsamCumar-ld9ov ปีที่แล้ว +1

    Me Allah hu unaxariisto ayeeyo mcn 30/ 10/ 2021🥺🥺🥺🥺😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢😢🥺🥺

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 ปีที่แล้ว +33

    Astaan TV keep up❤❤ Ican't wait 3rd episode 🎉

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 ปีที่แล้ว +2

    Walahi film waa iga gadan yahay❤

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 ปีที่แล้ว +5

    Wow amazing movie waxn ku frxsanahy xubno kamida bahda codaynta Astaan inay filmka qayb ka yihiin🥰❤🔥

  • @Ibna.Aadami
    @Ibna.Aadami ปีที่แล้ว +41

    Waxa ila fiican in dadka aan nolosha xaqiiqadeeda laga duudsiin, qaabkan uma wada taalo nolosheenu, hadaan Soomaali nahay.

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 ปีที่แล้ว +31

    Horta soomaalida waxaan ku nacay dhaqama aaylaheen bee iska doon doonaan bal ubaxaan xaguu usocdaa yaab 😂😂

    • @xaawoluulmuxudiin4731
      @xaawoluulmuxudiin4731 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @shugriali4556
      @shugriali4556 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂😂😂 wlhi waan dacad qoslay

    • @Xamdi_xilkas
      @Xamdi_xilkas ปีที่แล้ว +2

      Wa runtaa wllo dhaqankas ma lihin wa waxa inaguso kordhay

    • @Ahmedkafi-
      @Ahmedkafi- ปีที่แล้ว

      Waa run oo malihin lkn waa ila wnaagsamyey

    • @naimomohameddahir6650
      @naimomohameddahir6650 ปีที่แล้ว +3

      Ubaxa Ciid gar ah malahan wa Astan farxaded waxkasta dhadhil ayad u radinaysan midakale ma ahan film kasta in dhaqanka somalida un lagujilo gormey somali film jilijirtay sowax cusub ma ahan maxa ubaxa didaya

  • @Zack_Officiall
    @Zack_Officiall ปีที่แล้ว +4

    Wow Amazing wllhi Wan ka helay Flim kan good job 👏 👍

  • @zakariyecabdiraxmaan2703
    @zakariyecabdiraxmaan2703 ปีที่แล้ว +6

    ان تكون حريصا على حالة جيرانك إنها لمروءة و أمر جميل جدا والله ❤

  • @faizaabdi4754
    @faizaabdi4754 ปีที่แล้ว +3

    Fuuuuf baa ku dhacay alla manooli mamo ubax fahmo allow ku barakeeye😂😂😭

  • @fatmakiin
    @fatmakiin ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢😢😢 ilintii qarsoon wlhi wax ka xanuun bdn majirto

  • @shamsoxaashi2523
    @shamsoxaashi2523 ปีที่แล้ว +8

    Aad iyo aad oga helo musasalka ❤

  • @Kiki_afcad-c9d
    @Kiki_afcad-c9d ปีที่แล้ว +13

    Maama ubah fahmo waa funny 😂

  • @hassandj133
    @hassandj133 ปีที่แล้ว +16

    Kamaal is another level!!!

  • @HindaZuldaan-bt6wm
    @HindaZuldaan-bt6wm ปีที่แล้ว +6

    Magceyga hinda yaaa ujedoh🎉❤

  • @najmomohamud-zr3hc
    @najmomohamud-zr3hc ปีที่แล้ว +8

    Ayy qoslaye 😂 waxa garn karo dadki barnamijka salmha firsan jirey hanus iyo qoslaye😂😢team astaan😂😢❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว

    Wallaahay Oohinba Idhahayga Iskusoo Taagtey markuu Kamaal yidhi Ereynaxariisleh Matidh Walaalka o laabtamagelisay😢

  • @Sirta_nolosha_7
    @Sirta_nolosha_7 ปีที่แล้ว +8

    Mamo ubax fahmo hadaanay filinkan ku jirin maan daawadeen❤😁

  • @fidaa.932
    @fidaa.932 11 หลายเดือนก่อน +1

    Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aamiinsaadiq2425
    @aamiinsaadiq2425 ปีที่แล้ว +3

    walhi mach allah waa film an la dhacay runtii ❤

  • @zamzamsalah1780
    @zamzamsalah1780 ปีที่แล้ว +21

    Inta sugeeysay farta taga odashay👇

  • @mjjelani2280
    @mjjelani2280 ปีที่แล้ว +15

    مسلسل الراقي جدا بي معنى
    كلمة إبداع في كل شيء

  • @HM.Nihaa79
    @HM.Nihaa79 ปีที่แล้ว +1

    wa Iga gadan Yhy Filmkani woow 🎉🎉🎉

  • @abdoulkadersaidzakaria862
    @abdoulkadersaidzakaria862 ปีที่แล้ว +3

    Walaleyale kuu saliya nabigena

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir ปีที่แล้ว +4

    Kii haboon ayaa qurux badnaa xaqiq 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @nasapohmalapoh6664
      @nasapohmalapoh6664 ปีที่แล้ว +1

      Ya ku weydiyay ka qurxna 😂😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir ปีที่แล้ว

      @@nasapohmalapoh6664 maxaa kagalay adigu magaalada xataa muqdisho ayaa qurux caasimada hada waad so eegikartaa

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir ปีที่แล้ว

      @@nasapohmalapoh6664 warka iska jooji soo eeg

  • @abdirisak.dek.3527
    @abdirisak.dek.3527 ปีที่แล้ว

    War ilamderyal tani sheeko way dhaaftay of caleyk ❤

  • @juweumar5075
    @juweumar5075 ปีที่แล้ว +7

    Re hargeisa xaganka salamya ❤

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir ปีที่แล้ว +2

      Kuwa muqdishana✍️🇸🇴🇸🇴❤

    • @juweumar5075
      @juweumar5075 ปีที่แล้ว +2

      @@khadiijaabdqadir muqdisho muqbilan wn salamya dadkeda quruxda badan ❤💯

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir ปีที่แล้ว +2

      @@juweumar5075 m.a anigana hargeisa cadey ayaaan salaamay❤❤

  • @MaxamedAde-b8h
    @MaxamedAde-b8h ปีที่แล้ว +4

    Scw scw scw scw scw❤❤❤

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 ปีที่แล้ว +25

    Director ku hku noqdo gurigan cidladaa ee labada habro wadaagta daganyahiin, iyo islaanta safarkaa😂

  • @hodan868
    @hodan868 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wllo barti 3 lasoo dhoqsada wllo idiin koo mahad saan❤

  • @xamdaabdilahi116
    @xamdaabdilahi116 ปีที่แล้ว +10

    Scw❤❤

  • @princesskajal9595
    @princesskajal9595 ปีที่แล้ว +16

    Kamaalku qurux bdnaa🤣😫🙈

    • @ayaan850
      @ayaan850 ปีที่แล้ว

      😂 haa sowmaha masha allah na uraaci

    • @Ayaan-405
      @Ayaan-405 ปีที่แล้ว

      Faysal ayaa ka qurux badan wlhi masha Allah

    • @inantaSomalilandkufanta7766
      @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว

      Guuleed aya ka qurux badan😂

    • @princesskajal9595
      @princesskajal9595 ปีที่แล้ว

      @@Ayaan-405 fesal ke wye😀🙈

    • @princesskajal9595
      @princesskajal9595 ปีที่แล้ว

      @@inantaSomalilandkufanta7766 oo cadaa😀

  • @lailaabdi5554
    @lailaabdi5554 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah best film
    Jimce wanaagsan akhyaarta

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 ปีที่แล้ว +8

    Filmkan ayaa wlhi Xaqiqda uga dhow filmka arday

  • @Muhanat744
    @Muhanat744 ปีที่แล้ว +5

    Flim qurux badan 😢❤ shacniyeeey maxey meesha jileyso adiga dhanka jcylka ayad isku fiicneeden lkn dhibmalhn guys wad mahadsanitihiin dhamaantiin❤❤❤❤❤

    • @arwaahiiiz2258
      @arwaahiiiz2258 ปีที่แล้ว +1

      Way jilaysaaa shacni

    • @Muhanat744
      @Muhanat744 ปีที่แล้ว

      @@arwaahiiiz2258 🌹😍🌹😍

  • @FaisaMohammed-vj7kk
    @FaisaMohammed-vj7kk ปีที่แล้ว +5

    Manshllah wiilashaydu qurux badanaa

  • @jananka4116
    @jananka4116 ปีที่แล้ว +7

    M,a war filmkaan waaba ku haystaaba si gaara acting ka UBAX FAHMO i like it👍👍👍

  • @walaalkaumadda1834
    @walaalkaumadda1834 ปีที่แล้ว +6

    Moma ubax daaahir alle cimriga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo❤

  • @NadiraAhmed-ws4pq
    @NadiraAhmed-ws4pq ปีที่แล้ว +31

    Flimkan yaa durba ila jecladay

    • @cabdimursal5566
      @cabdimursal5566 ปีที่แล้ว

      Aniga 😂

    • @habonmohamed
      @habonmohamed ปีที่แล้ว

      Ani waan kahelay filimka

    • @caashajeylani6828
      @caashajeylani6828 ปีที่แล้ว

      Aniga wan Sugaayi Mar Kasta Waan weydiijiri Anigoo kaquustay ayaa Doraad iska Arkay Waanba Farxay

    • @umunashaad5341
      @umunashaad5341 ปีที่แล้ว

      Aniga wan kahelay

  • @Naima-43
    @Naima-43 ปีที่แล้ว +1

    Alla mamadii an jecla jilinkeeda ee kujirtey musalsalki mama xaadiyo baa ku jirta qatar iga deh

  • @zacdasagal8274
    @zacdasagal8274 ปีที่แล้ว +20

    Ninkaas Kamaal
    C/karim Guji u eekaaH😂😂

    • @fahmiyare13
      @fahmiyare13 ปีที่แล้ว +4

      Garacoow saas waa kula qabaa😂😂😂

    • @nimcojaamc8287
      @nimcojaamc8287 ปีที่แล้ว

      Ala kaligay ba ismoodayay😂😂inaan arkayo😂

  • @Luul_Ally
    @Luul_Ally ปีที่แล้ว +5

    Hay dhihina gabadhnaa ka tarishad ah iskuma soo baxayaan iyda iyo kamaal
    🤦🏾‍♀️ ma dareemeysidba mana sawiran kartid iygoo is jecel 🥺

  • @Ymhsey_chary2310
    @Ymhsey_chary2310 ปีที่แล้ว +5

    Omg filinku wuu shidan yahay☺️

  • @samsamjaamac2143
    @samsamjaamac2143 ปีที่แล้ว +7

    ✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️astaaneey raali ahaada ilaahay amarkii😂😂😂

    • @bjama1625
      @bjama1625 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂kuu soo noqonee kunjeer raali moqo bn qaadaynaa

  • @Sahrahqaali
    @Sahrahqaali ปีที่แล้ว +4

    Best series❤❤

  • @SalmaXuseen-p3v
    @SalmaXuseen-p3v 10 หลายเดือนก่อน

    SalalAA HOCALAY HIWASLM❤❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว

    Kamaal Waa Biggest roll in this film 💯

  • @mohamedYuu12
    @mohamedYuu12 ปีที่แล้ว +1

    Asxan film astaan hormar wacan waxaa thy mada daaliyaha bulshada

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 ปีที่แล้ว +7

    Astan media, hore usoco Waa kugu xiraney

  • @maxdar11
    @maxdar11 ปีที่แล้ว +6

    Nolosha guuleed legends badan wallee way soo mareen

    • @taliso143
      @taliso143 ปีที่แล้ว +1

      😢😢beentaa mahan ilahy biniaadam nooma baahiyo 😢

  • @Abdalebulbul
    @Abdalebulbul ปีที่แล้ว +1

    Kamaal waa jila sare 🎉

  • @afgooyebishe2236
    @afgooyebishe2236 ปีที่แล้ว +3

    Horta gabdhaha reer hargeysa baati yari maa heeso waa maxay taraaxadaha aan xabadkoda dabooleyn eey sitaan garvasaara saarta from xmr

  • @salmanuura7873
    @salmanuura7873 ปีที่แล้ว +1

    Best filim waaye 🥺hayaan

  • @Hoodomohmettosmaan
    @Hoodomohmettosmaan ปีที่แล้ว +9

    l can't wait😮

  • @bilecabdimohamoud
    @bilecabdimohamoud ปีที่แล้ว +5

    cajiib horoy usoocda bahda astaan tv

  • @NuuraxasnmuseNuuraxasnmuse
    @NuuraxasnmuseNuuraxasnmuse ปีที่แล้ว +1

    Caruur tay habar yar tay dhashay habar wadaag ma dhihi karo wllo ban dhaha😂😂😂😂

  • @ahmedhaykalofficial9157
    @ahmedhaykalofficial9157 ปีที่แล้ว +1

    Kan flim waa dhaafsy ❤❤❤

  • @zainabmohamed1644
    @zainabmohamed1644 ปีที่แล้ว +1

    Kamaal ❤❤❤

  • @Shekhubaba7
    @Shekhubaba7 ปีที่แล้ว +8

    Art department or set designer is very important in filming astan should also know that 😢

  • @saidahashi9921
    @saidahashi9921 ปีที่แล้ว +3

    Qaybta Guuleed noloshayda cml Wlhi hoyo iyo abbé la aan hadana cid ku dareenta adan haysan 😢😢

  • @Abdirisak-almito
    @Abdirisak-almito ปีที่แล้ว +2

    Hayaan ma'ahan mid iqancisay gadaal waxay ka noqon ma'aqaan marka naga soo gaba gabeya

  • @bureeqa32
    @bureeqa32 ปีที่แล้ว +11

    Ishcalaa film baan dhahnaa hada nahay reer xamar 😊😂

    • @Maria_mlpzn-0
      @Maria_mlpzn-0 ปีที่แล้ว +1

      Inabti anba wn dhaha ye😅🤣🤣

  • @zuhaipofficial7179
    @zuhaipofficial7179 ปีที่แล้ว +1

    Kamaal gabadha haka daayo Habar wadaag si caadiya wllo ha dhaho