WAA KUMA NIN SOOMALIGA AHAA EE HARAR DARBIGA KU WAREEJIYEY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 23

  • @xoxo-yg6gb
    @xoxo-yg6gb 2 ปีที่แล้ว +13

    Taariikhda been haka sheegin, dhexdana haka soo Bilaabin. Sheekh cumar binu rida ayaa aasaasay magalada harer. Ilaa haddana qasrigiisii waa la booqdaa. Ahmed gurayna wuxuu ka soo faracamay sheekh Fiqih cumar, waana beesha sheeqaal.

    • @abdimalikaden4467
      @abdimalikaden4467 ปีที่แล้ว

      Sheeqaalta aasheegaysi miyar jirtay wagaa kkkkkk Axmed gurey waa nin laandheere daarood ah oo Garikoombe ah

    • @xoxo-yg6gb
      @xoxo-yg6gb ปีที่แล้ว

      @@abdimalikaden4467 miskiin ayaa tahay. Imaan Ahmed guray tafiirtiisii ayaa harer joogta. Jaahil ayaa tahay. Beesha sheekhaal Waa beesha geeska africa Oo dhan diinta keentay. 9 qarni ayeyna diinta fidinayeen. Buugta ayeyna ku qoran tahay. Ee soo baar qasrigii Fiqih camar binu rida Ee harer ku yaala Ee uu diinta ka bilaabay. Ahmed gurayna 5 qarni ayaa ka soo wareegtay goortii uu u dagaalayey diinta ay awoiweyaashii u dagaal u dagaali jireen. Markii dambena bortoqiis ayaa dilay.

    • @Mooge890
      @Mooge890 5 หลายเดือนก่อน

      Hoyadaba jidhay nadal yahow​@@abdimalikaden4467

    • @yaasminothman9272
      @yaasminothman9272 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdimalikaden4467marka ma adaa jiray caqli xumida kk axmed gurigay shegayso me meel banan bu ka taliyey adeer nin fiqi omar ah o shiikhaal ba dhisay magaalada axmed gureyna wa nin mursada ah baro taarikhda rera islanka afka haku so tagine kkkmmmm

  • @amirismail9396
    @amirismail9396 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa muhiim ahaa saw magaalo somaali leeadahay maahin, Haye iska aamusa oo nacasnimada naga daaya we are in 2023

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers ปีที่แล้ว +2

    Founded by mussa abaadir warwajecle marehan in 550th
    Made famous by ahmed gurrey reer garaad marehan
    Waxaa daxlay amir nuur reer amir nuur marehan
    Reason siyad barre wanted to go in history as marehan offspring of kings of harar

  • @SOMALI-FANPROJ
    @SOMALI-FANPROJ ปีที่แล้ว +2

    Sheikh abadir umar ar rida ayaa ugu horeeyay taariikhda nikii aas aasay buu ahaa harar

  • @Mooge890
    @Mooge890 5 หลายเดือนก่อน

    Tarikh da ben ta kada magalan waxa as asan shiekh fiqi cumar al rida ahmed gurayna wa farci shikha

  • @mohamedhussein5613
    @mohamedhussein5613 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @aamirkalif5902
    @aamirkalif5902 ปีที่แล้ว +1

    Beenaale cumar arridaa ayaa aasaaskeeda lahaa magaaladan ilaa mantana qabrigiisii ku yaalaa

  • @thecentury1200
    @thecentury1200 2 ปีที่แล้ว

    Maanta ayaan joogaa

  • @hassuliyakale1514
    @hassuliyakale1514 2 ปีที่แล้ว

    Ma ogid sanadkan dadka internetka

  • @haniye3693
    @haniye3693 3 ปีที่แล้ว

    Waxaad ka ilowday markuu dilay boqor galowdiyos inuu surka kasoo jaray gurigiisa alabkiisana surtay tan kale awowgiis inuu aha sheikh abadir muse WarWaje’le wana sheikha asasay magalada harar

  • @hassuliyakale1514
    @hassuliyakale1514 2 ปีที่แล้ว +1

    Beenta ka dhaaf dadka it was it was abadiar al rida tariqda waxba ka mataqanit

  • @awiyehelp4003
    @awiyehelp4003 3 ปีที่แล้ว +3

    Nin QOOMIYADA (GADABUURSI) ka Soo Jeeda Buu Ahaa

    • @haniye3693
      @haniye3693 3 ปีที่แล้ว +4

      Nur ibn mujahid Waa marexaan waxaa lagu xusay fatuxul al xabasha inkasto samaroon & marexaan walaalo yahiin

    • @sharmakehersi534
      @sharmakehersi534 2 ปีที่แล้ว +1

      @@haniye3693 waa runtaa sxb waa ree gedo

    • @Hasawayaar
      @Hasawayaar 2 ปีที่แล้ว +3

      Waa Beshaa khiiqaaal Ayu Ahaaa

    • @adamnordinrogers
      @adamnordinrogers ปีที่แล้ว

      Marehan founded harar sheikh abaadir warwajecle
      Ahmed gurrey marehan
      Amiiir nuur reer inna nuur

  • @fadumayahie6610
    @fadumayahie6610 ปีที่แล้ว

    War haka sheegin beenta .Eida bu ahaa

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 11 หลายเดือนก่อน

    been bay somali ka dhigaymèel loo raaco malaha qazaad ahubaysaan ma jirto