Siyaasiyiinta gobolka Saaxil oo u mahadnaqay reer saaxil fariina u diray reer sheekh.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 28

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Odayaasha kulmiye waxay isyiraahdeen dadka kaga habsaami soo dhaweynta ee u tudha oo haku cadeeynina odayaasha xeeladaa guran

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Hadii an la dooran ciro wadankeenu bad iyo beriba khatarbuu ku jiraa

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Maasha Allah isku duubnideenaynu wax ku nahay dadkaygow ee guulaysta

  • @AAYA23
    @AAYA23 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Maansha Allah Guulaysta Wallaalayaal Ciise Muuse Meeshay Kaa xigaan Waa Derbi adag.

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Reer isibeedaldon gulesta Hamblayo dhamtin

  • @CabdirashiidMaxamed-xc9on
    @CabdirashiidMaxamed-xc9on 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waxa cad in uu kulmiye kabal kiisi dhacay

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Anoo reer hargeysa muuse waa adeerkay waan ka codaynayaa sannadkan waxaa doonayaa isbadal all gala isbadalka soo socda reer somalilandnoow

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma sha Allah ilaahay wanagga ha ina garansiiyo 7 sanno ayuu Muse waddanka haysta ku filan. Ilaahay dambigeena ha dhaafo. Is baddalku wuu fiicnaan insha Allah

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul xisbiga rajada shacabka Somaliland
    Guul waddani
    Guul Berbera
    Guul Somaliland

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gobanimo %100 Barbara iyo boorame shacabka gibileey magefe haaysto waa dad wanaagsan

  • @Axmed7222
    @Axmed7222 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gomanimo waxaa muujiseen Somaliland nimo midnimo

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah guul wadani guul Somaliland

  • @aaminamaxamed3077
    @aaminamaxamed3077 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    𝚠𝚊𝚕𝚊𝚊𝚊𝚊𝚕𝚎𝚎𝚎𝚎𝚎𝚎𝚢𝚎

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 12 นาทีที่ผ่านมา

    Horta yaa kuhadhay Xisbiga Kulmiye, ugu waxay ahayd in bahashu yara kululaato🙏

  • @NasirOsman-y9e
    @NasirOsman-y9e 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul Guul Guul

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    habar yonis marna way idingumaada deeganadiinay idinkararta marna waadu sacabtuntaan

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂COPYCAT LUGHAYAA SALDAADIINTOODU ISKU SOO SAWIRAAN UQIRA REER LUGHAYA INAAD KAGA DAYSTEED 😂😂WAA QURUX

  • @AbKaadir
    @AbKaadir 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xisbigu waxa uu badalayaa magaca somaliland mana badalikaraan guul somaliland

  • @cabdixakiinibraahin-zy6jc
    @cabdixakiinibraahin-zy6jc 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    walkay ciiise muuse baddii bay dhabarka sareen anakaale oo cad gulaysta walaladay from sacad muuse 🩸🇬🇫 lkn codku waa kulmiye💪🇬🇫

  • @mohamedadam4018
    @mohamedadam4018 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siciidow maanad xishoonayn sodon sano ayaad oo taagantahay ma rag kale oo ciise muse ah maa la waayey

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BADAN KEEYSKU SAWIRAYI WAXEEY KAGA DAYDEEN LUGHAYA

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lada kulmiye wax isbadala ma waadan

  • @FaraxCabdi-p8p
    @FaraxCabdi-p8p 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tanyou

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cabdiraxman Ciro waa Mideeye waxaan kasugeynaa in Soomaali Weyn Mideeyo. Qaar baa isoo caayi doona

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Annagu Somaliland baan nahay. Marxuum madaxwayne cigaal wuxuu odhan jiray had iyo jeer reer koonforoow horta heshiiya idinku. Maxaa annaga badahiina na galiyey

  • @Halazremo
    @Halazremo 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wer yaadaheen xisbiga wadani waxa uu soo wado dibada ayey usoo bixi doonta goor dhow intaan doorashada lagaadhin yagaa iskhashifi doona........................../

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ragaas waa ciise muuse laakin waxay ilaaween ragoodii uu laayey wadani

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saaxiib key shiine kumaad jirin hunguri ku saasiyiinta ee ma imika ayaad is qortay waa arin aan laga fleyn.