Sharma Boy ft Maslax Mideeye | Waa Dani ( Live performance 1 August Puntland Garoowe )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 843

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 3 ปีที่แล้ว +164

    We love you Maslax,Deeq , xayat,Sharma iyo group kiina from Minnesota.

    • @haruni_official
      @haruni_official 3 ปีที่แล้ว +2

      Igurso Wll♥️🥰

    • @fadumomusse2132
      @fadumomusse2132 3 ปีที่แล้ว

      @@haruni_official kkkkkkkkk Kal iyo lab ♥

    • @haruni_official
      @haruni_official 3 ปีที่แล้ว

      Mxa Kuqosli Shrfey,..♥️🙏
      Jcylka Wx igala qabo

  • @basramoud3267
    @basramoud3267 3 ปีที่แล้ว +74

    Guul putland 🇺🇿🇺🇿🇺🇿 from walalihiin nijecel🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว +4

      Thank you Walal! Anaguna Waanu Idiin Jecelnahay Reer Jabuuuti.

  • @daganismail6086
    @daganismail6086 3 ปีที่แล้ว +20

    Waar labadani waa imtixaan madaxdii iyo mujahidiinti bay ruxeen ☺️❤️❤️ Sharma iyo maslax mideeya noolada 👏♥️

  • @ninnah383
    @ninnah383 3 ปีที่แล้ว +85

    War Janaka waa hanti qaran hanaga jabina. Sharma iyo Maslax caawa another score aa dhigteen General Morgan inuu wali jag yahay aa nastusteen. Cimri dheer Allaha siiyo aamiin 💙🤍💚

  • @100KSubsChallengee
    @100KSubsChallengee 3 ปีที่แล้ว +31

    DADKI JECLA XABIBKENA MAXAMED LIKE SAARA HHHH

  • @ahmedguedimaandeck8560
    @ahmedguedimaandeck8560 3 ปีที่แล้ว +16

    Congratulations puntland from Djibouti land happy 1august

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว +90

    Masha Allah Tabaaraka'Allah. Ilaahoow Idin Daa. Sharma Boy, Maslax Mideeye, Deeq Darajo Iyo Xagaad Kaajol 😙😙😚😚😚😍😍😍

    • @mohamedactorzeeee6883
      @mohamedactorzeeee6883 3 ปีที่แล้ว +2

      Waaad runtaaa maryaney ❤️

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamedactorzeeee6883 Walaahi Dhalintaan Gacmaheey Isqabsadeen Ee Aanu Garab Istaagno Oo Uhiilino.

    • @mayaden9136
      @mayaden9136 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah waxa wanaagsan baa loo daxaa. Laakin meeshaan fidno iyo fasaad baa ka socdo.

    • @maryamadahir1199
      @maryamadahir1199 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mayaden9136 Puntland Tagtayee Buuqa Igadaa. Inaad Kaxuntahay Waa Kaamuqata Ee Xaasidnimadda Hala Dhiman. Lool

  • @xikmadcisman7624
    @xikmadcisman7624 3 ปีที่แล้ว +21

    Wlhi wan farxay hora loosonayaa form. Hargaysa 😍😍😍😍

  • @najuucabdalla2263
    @najuucabdalla2263 3 ปีที่แล้ว +34

    Masha allah dhiiga ikacay wlhi from mogdisho one love somalia🥰🥰🥰

    • @manaalmuse3247
      @manaalmuse3247 3 ปีที่แล้ว +1

      Thank you abaayo masha Allah ilahow nabad nasiib

  • @apdirahmanali2838
    @apdirahmanali2838 3 ปีที่แล้ว +18

    Hanplyo reer buntland guul iyo gobonimo idiin rajaynayaaa from gopolka raga burco Somaliland

  • @Ahmeddhago
    @Ahmeddhago 3 ปีที่แล้ว +79

    Walal gacantaada ugu raxee saliga nabigeena scw❤

  • @sahramohamud494
    @sahramohamud494 3 ปีที่แล้ว +125

    Thank you maslax and sharma boy
    For celebration 1 August putland
    Thanks

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ 3 ปีที่แล้ว +24

    Genaral morgan another level wlhi waa furay saan uqoslayy illhw dalka iyo dadkaba noo xifdi😆❤️

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 ปีที่แล้ว +16

    Wooow marka nabad haysatid waa sidaan manshallah Puntland hambalyo🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱👑🙏

  • @Xariif_1
    @Xariif_1 3 ปีที่แล้ว +12

    Legend fanankii ugu horeeyay ee madaxwayne u kaca

  • @skillhup_Som
    @skillhup_Som 3 ปีที่แล้ว +136

    Sharma Boy FT MasLax Mideye
    Labo Nin Wakhti Mideyey 🔇😎Legendary
    Xayad Kajaal Best TH-camr Women ❤😎

  • @bushromohmud3802
    @bushromohmud3802 3 ปีที่แล้ว +22

    Jeneral morgan sunta ddka ka ilmeysiisa😂♥
    Hmplyo ddki lyga peray♥♥

  • @aliabdillahi6904
    @aliabdillahi6904 3 ปีที่แล้ว +4

    Hhh sharma iyo maslax ilaa iyo siyaasiyiintii ay ka ciyaarsiiyeen ❤ salaan qaali ah iga gudooma reer puntland🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇸🇴 from Djibouti 🇩🇯🇸🇴💉❤

  • @somalipeople3515
    @somalipeople3515 3 ปีที่แล้ว +51

    Gen.morgan halyeeey puntlander ah
    Madaxdeena see dhalinyartooda ula
    Faraxsanyihiin eega bal wlhy waa dareen gooniya ❤❤🙌🙌👏👏👏

  • @En.Hassan625
    @En.Hassan625 3 ปีที่แล้ว +27

    Poqorka poqortooyada 🇸🇱✅ General morgan wa ciyaal waberidi hore🤩💯💯🌷🌷🌹🌹ilahow nodaa waa hanti qaran

  • @stopcrimescyberbullyingnow5726
    @stopcrimescyberbullyingnow5726 3 ปีที่แล้ว +13

    Hambalyo 1st Reer Puntland all around the world😍💖🥳walaahi waan qosle General morgan Dadaxweyn Deni wayka farxiyeen Legendska mataanaha ah Sharma and Maslax😂💐🌹🥰👏

  • @abdillahinagad5015
    @abdillahinagad5015 3 ปีที่แล้ว +15

    Happy Independence putland from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว +3

      Thank you Huuno!

    • @ninnah383
      @ninnah383 3 ปีที่แล้ว +2

      Thanks 🙏 but it’s anniversary not independence huno Independence Day is 1st of July

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 3 ปีที่แล้ว

      It's not independece lol it's anniversary dear Puntland is Somalia walaal Thank you very much

  • @zamzambashir8586
    @zamzambashir8586 3 ปีที่แล้ว +26

    Woooow maslax io sharma kor ahaada waligiin ayy maslaxa wey qurxiyeen❤️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @AliHassan-wq4xf
    @AliHassan-wq4xf 3 ปีที่แล้ว +7

    Guul DANI from jabuti 👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @naniyare3036
    @naniyare3036 3 ปีที่แล้ว +5

    Woow walhi aniga xitaa waan bashalay happy to happy waye😂😂♥️♥️💪🇸🇴💪💪

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 3 ปีที่แล้ว +17

    General Morgan One Love 💘from US

  • @dahabimodel6522
    @dahabimodel6522 3 ปีที่แล้ว +3

    Sharma boy and maslax mideeye shidayaasha meel walba kuwaan waa lagu daalayaa wlhi ku dhegis malahan🇸🇱💯🇸🇱🇸🇴💯🇸🇴

  • @faatuzhofficial4872
    @faatuzhofficial4872 3 ปีที่แล้ว +12

    Cwa inan garwe jogo jeclan lahaa fii qulubina waan uxisay wlhy😥😥

  • @krm...2350
    @krm...2350 3 ปีที่แล้ว +61

    Sharma iyo maslax waa tageen ku dhagis maleh 🥰🥰🥰

  • @faysaldaahir3458
    @faysaldaahir3458 3 ปีที่แล้ว +7

    Maslax dadka wu dhelsiyay wlhi dadkan wey tagen nacabka hos sharma iyo maslax kor ❤️❤️❤️❤️

  • @mikram8496
    @mikram8496 3 ปีที่แล้ว +5

    Waaaw and waaaaw you I can't count how many times I watched this. Hambalyo puntland my blood

  • @istahilmohaofficial279
    @istahilmohaofficial279 3 ปีที่แล้ว +4

    Kal laba puntland guul iyo gobonimo my dhiga 🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @mushtaaqxirsiyuusuf3888
    @mushtaaqxirsiyuusuf3888 3 ปีที่แล้ว +8

    Ayy madax weynahena dani jaaska wuu yaqana ka bax😂😂💋❤🇸🇱

  • @hudaamuun9867
    @hudaamuun9867 3 ปีที่แล้ว +7

    Sharmo boY iyo maslax wan imanaya garoowe ee sdan oo kale igu kacca

  • @ninnah383
    @ninnah383 3 ปีที่แล้ว +130

    Ar kuwaana General Morgan iyo Deni ay ka boobootiyeen 🤣 Noolaada 🇸🇴🇺🇿
    General Morgan ❤️

    • @fadumomusse2132
      @fadumomusse2132 3 ปีที่แล้ว +3

      @Playstation Sverige shuubadi ku dhashay aa dhiig cabtay.mooriyanyahow ka bax meesha

    • @kikokayaahee7951
      @kikokayaahee7951 3 ปีที่แล้ว

      Morgan gadhamiish gadh cawsle cabtooygu meeshii waa kharibay ileen anaa joogaye iwaraystoo 😂

    • @fiihimbashir6986
      @fiihimbashir6986 3 ปีที่แล้ว

      @Statistical dhiladii ku dhashay nooh

    • @fiihimbashir6986
      @fiihimbashir6986 3 ปีที่แล้ว

      @Playstation Sverige doqomada meshan loogama baahna kaalaxadii ku dhashay wase

    • @zarahmohammed573
      @zarahmohammed573 3 ปีที่แล้ว

      Morgan maasha Allaah dad wadadki hore❤

  • @zaamabdirahman8335
    @zaamabdirahman8335 3 ปีที่แล้ว +4

    Cadowgiin ma libin sheegto cududiin maso liicdo HaPiipayaal allow idin barake puntland tagtay kanaxo nafta waaa my Homeland

  • @zakarieofficial2760
    @zakarieofficial2760 3 ปีที่แล้ว +14

    General morgan Allaha daaye wa xamaasadeesan yhy cimri dheer io caavimaad

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 3 ปีที่แล้ว +5

    M.a rer plnd Hanbalyo Hanbalyo meelad jogtan ilaahy ha idinku xafido wadanka rabi yaxfid hum iyo somalia oo dhan🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @chukrisalah5932
    @chukrisalah5932 3 ปีที่แล้ว +9

    Sharma and Maslax waa rageedii waa kiciyeen madaxdii dance Qatar ah waaaw🔥🔥🔥🔥🔥✌️🤟

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 3 ปีที่แล้ว +41

    Xafladihii hore ee sanad guuradii waa ay ka duwan tahay tani, xita madaxdi bay ciyaarsiiyeen labadan wiil, Illahay ha idin Xifdiyo dhamantiin

  • @Arweelo
    @Arweelo 3 ปีที่แล้ว +16

    Sharma boy iyo maslax wlha dadkiii qalbuutodii bay dageeen gulaysta

  • @kayf6950
    @kayf6950 3 ปีที่แล้ว +13

    Sharma boy nin sxbtinimoda wax ka yaaqnaa 🥲🥲😭😭♥️

  • @aminaahmed5534
    @aminaahmed5534 3 ปีที่แล้ว +20

    Adeer Morgan cimri dheer, aragiisaan kufarxay🤲🏼🤲🏼🤲🏼we love you Sharma iyo Maslax❤️❤️❤️

    • @abdirahmanhassan573
      @abdirahmanhassan573 3 ปีที่แล้ว

      Habayo siiciid dani❤❤💛🧡🧡🧡🧡🧡💟💚💯

  • @nafisajama4405
    @nafisajama4405 3 ปีที่แล้ว +24

    Amazing… they make me smile.. farxad

  • @amaaladan2372
    @amaaladan2372 3 ปีที่แล้ว +4

    Xayaat kajal reer puntland aynu gaarsiino 100k🇸🇱gabdha markaan waa puntlander

    • @manaalmuse3247
      @manaalmuse3247 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha waa runtaa ina adeer

  • @nimaobashir8745
    @nimaobashir8745 3 ปีที่แล้ว +4

    Gen morgan abihiiiii umada puntland gulayso 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🤍🤍mslax iyo sharma hanti qaran weye

    • @hawohindajama8720
      @hawohindajama8720 3 ปีที่แล้ว

      General Morgan waa masuul Somali u soo shaqeeyey oo dowladii Somalia xil ka soo qabtey. Ma aha aabihii Puntland aasaaseheedina ma aha laakiin waa odey reer Puntland ah.

  • @mohamedbashir1772
    @mohamedbashir1772 3 ปีที่แล้ว +5

    War labadaan waal waalan
    Adeeradeey dhibka ka daaya dheh
    Heeeey
    Hambalyo dadkii layga beeyroow ♥♥♥♥

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 3 ปีที่แล้ว +10

    🇸🇴❤️Xayaad, Deeq darajo, maslax, sharma, iyo dhalinyarada caawo xalkaas jooga mustaq bal fiican 🇸🇴❤️

  • @tahliilibrahimabdi71
    @tahliilibrahimabdi71 3 ปีที่แล้ว +13

    Heestan Farmaajo halaga qariyo
    DANI.💪💪

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashalaa my famli maslax sharma iyo deeq darajo xayaad waad tumaten odayashin waad ka ciyarsien nashalaa tabarkalaa illahey ha idin xafido kuligiin ❤❤❤❤❤❤❤❤🙏❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋🙏🙏🙏🙏🙏

  • @queenaaliya2891
    @queenaaliya2891 3 ปีที่แล้ว +10

    Jiniyaha mazlax kujira izk jeclahy mazlax in the building 🤴♦️♥️ gaalkcyO noogu imaada PooweyaaL♥️

  • @aadanqarjab8653
    @aadanqarjab8653 3 ปีที่แล้ว +95

    General morgan made my day 😂😂

    • @aminam1535
      @aminam1535 3 ปีที่แล้ว +1

      Ich auch😂😂😂😂

    • @fadumomusse2132
      @fadumomusse2132 3 ปีที่แล้ว +6

      @Playstation Sverige shut up he is our hero

    • @abdirahmanhapiip747
      @abdirahmanhapiip747 3 ปีที่แล้ว

      Qarjaboow meel walba ma Joogtaa😂😉

    • @gopaad155
      @gopaad155 3 ปีที่แล้ว +4

      @Playstation Sverige this is talent maraxow 😂😂😂😂😂

    • @rubaabqueenofficial9277
      @rubaabqueenofficial9277 3 ปีที่แล้ว

      Yrt48p0p9099990909889o00000

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +39

    Mashalllah best song dani sharmo maslax rag adag keep gowing guy's

  • @aaminoladan8839
    @aaminoladan8839 3 ปีที่แล้ว +5

    Maskax mideeye iyo sharma boy waaa laysla helay keep going

  • @xaalixalane2317
    @xaalixalane2317 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Alaah rag rag dhalay iyo nus 😅😅 tookadaan maslax wacdaruu dhigay 💃 ana goobtaydaa kudheel dheelayaa😅😅

  • @zuleeqayar665
    @zuleeqayar665 3 ปีที่แล้ว +25

    Maslax gobwaye Madaxweynihii Fadhiga kakiciyay 🌹🌷🥀🍁👈

  • @charkohamze9494
    @charkohamze9494 3 ปีที่แล้ว +1

    Vous deux le meilleur cest Mr maslax on support maslax

  • @cabdinasircabdulahinuur3781
    @cabdinasircabdulahinuur3781 3 ปีที่แล้ว +56

    Ar adoygi Morgan ahaa
    By ka ciyarsiyen kuwana
    Wax kale 😁💯👍

  • @ruqiaali5181
    @ruqiaali5181 3 ปีที่แล้ว +7

    Waaaaaw maansha allah guuuul Puntland dhalinti SYL baa Somali u dhalatay 🥰

  • @mohamedinshaar8787
    @mohamedinshaar8787 3 ปีที่แล้ว +18

    Sharma wuu Dami Qalbigada ka bixi🥰💥

  • @vipzi7177
    @vipzi7177 3 ปีที่แล้ว +2

    Daaadka adunka rogay wa kuwan adigo iska socoto aya wxd argii sharma boy heestisa bila music wil iyo wayel qadayo wlhi 💘💫💫

  • @mariaali496
    @mariaali496 3 ปีที่แล้ว +14

    Farxd darteed bn la ilmeeyy wlhi adeer moorgan waan laqiiroody😢💪🇺🇿❤

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 3 ปีที่แล้ว +27

    guulaysta dhalinta walaalaha xayad deeq shamar maslax bashaka iyo dhamaantii dhalintiina somalinimada isku keen keentay guulaysta

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 ปีที่แล้ว +5

    Allah idin daaysto Sharma boy iyo maslax mideeye iyo deeq darajo iyo xayaat kajol aadbaan idin jeclhy saad nooga farxiseen waaaw dabal dag iga dheh waaw

  • @mubarikbulshaawi229
    @mubarikbulshaawi229 3 ปีที่แล้ว +29

    Sharma boy Taliyani Roma joga nolaw legend

  • @maxamedjamaackhaliif4513
    @maxamedjamaackhaliif4513 3 ปีที่แล้ว +4

    Madax waynaheenu waa Dani dhiiga biyumaha buntiland from dhulka uduga galkacyo fanaakeena sharma🤗🤗🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @ayaanqurux6595
    @ayaanqurux6595 3 ปีที่แล้ว +6

    Dalka gushisu wa daniii🇸🇱🦁🤴🏾💪❤❤❤

  • @aishakiin4071
    @aishakiin4071 3 ปีที่แล้ว +5

    Farxada la oye wlahy man'sha alh sharma.noloshu kuma ciisho tolkaaga iyo kabahaagadhexda loga jiraa

  • @jamaalfankaofficiall8141
    @jamaalfankaofficiall8141 3 ปีที่แล้ว +20

    Ganeralka wuu jalboday waaw😍

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 3 ปีที่แล้ว +22

    Guuleysta walaalayaal guuleysta reer puntland masha ilahow dhulkeena nabad nooga dhig xuruxdas adeer General Morgan ciyaar fiican 😁😁😁🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️

  • @kaltunsalah4933
    @kaltunsalah4933 3 ปีที่แล้ว +12

    Maslax mideyee Rooxaanta Music ga😅😅 One Love guys❤🌹

  • @falisbashir1548
    @falisbashir1548 3 ปีที่แล้ว +2

    Sharma boy io maslaxa xalay odayashi wa ka yabsaden gulaysta💙❤🇸🇱

  • @hafzaelmi1990
    @hafzaelmi1990 3 ปีที่แล้ว +8

    ganeral moorgan aabihii puntland geesi halyey wayn oo quluubtena kuwayn🦁♥️

    • @sahraxaali5085
      @sahraxaali5085 3 ปีที่แล้ว

      💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💔💔💔💔💔💔💔💋💋💋❤❤❤💕💕💕👍👍👍👍👍👍👍👍☝

  • @sharuuyoung8726
    @sharuuyoung8726 3 ปีที่แล้ว +4

    Maslax mideye iyo sharma boy ❤❤🇸🇴🇩🇯 sxptinimadina ilaliya oo waligina sidan ujooga ❤❤

  • @abdiqanikacaan393
    @abdiqanikacaan393 3 ปีที่แล้ว +4

    Waaaa runey daney teen waa dane hore ku soco abae dane🥰🇸🇱🇸🇱💚🇸🇱🤍🤍🇸🇱🤍🤍🇸🇱🤍🤍🤍🤍🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱my dadkey waaan niney xizey

  • @munoAbdi123
    @munoAbdi123 3 ปีที่แล้ว +27

    Hamplyo Hamplyo Dadkii la iga beeray buuray 🇸🇱❤️‍🔥💪🏽🥺🙌

  • @mohamedabdiaziz7550
    @mohamedabdiaziz7550 3 ปีที่แล้ว +2

    Sharma wiilka aan abtiga u nahay keep going cadawgaaga cagta hoostiis

  • @BashiiryYusuf
    @BashiiryYusuf 3 ปีที่แล้ว +1

    Sharma iyo maslax waan idin wata guuleysta kuwa idinku dhagan aya dalaya howshina wata . sharma maslax xayat deeq daro Bashka malyuun guleysta sxbal nolasho idima ciisho insha allah

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 ปีที่แล้ว +13

    Sharma boy legend maslax mideeye legend ❤️

  • @ahmedcagaf5437
    @ahmedcagaf5437 3 ปีที่แล้ว +6

    Janaraalkii mujaahidka aha wali wanolyahy jilbuhu dhulka dhigtay xamassada qaaday wllhy mansh allh

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +15

    Reer PUNTLAND hambalyo❤💋darizkena xalazha🙏from duriyada

    • @Arweelo
      @Arweelo 3 ปีที่แล้ว +3

      Duriyda alow hanoo wayin tan shalay hamabalyadiina arkayay wa inooyo 18 may inshallh gulaysta

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว +2

      Waanu Idinka Gudoonay Dariska Xalaasha Ah. Mar Hadeeyddaan Ka Ooyeenin Sunta Idoorka Ka Ilmeeysiisa General Moorgan 😂😂😂😂

    • @c.caziizbidixo8946
      @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Cici_mimi waxaz waqti bay ahayd walaley ⚠️morgan hada miyuu cid wax yeeli kara. Dagaal haday moqoto wad garanayza waxa dhici kara💪💯💯lkin Somali in ay iz dagazho ma jecli wllhi🚫🚫❤wallo

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว +1

      @@c.caziizbidixo8946 Dagaal Hadduu Dhaco Ba Iyo Hoog Baa Idiin Sugnaatay Ee Edabtiina Lahaadda. Afkaas Baad Kabooteeysan Ee Bootadiina Iyo "Doowladdiina" Iska Heeysta Nimanyahow. Anaga Iyo Idinku Waanu Isnaqaanee.

  • @mohamedciribey5664
    @mohamedciribey5664 3 ปีที่แล้ว +20

    General Morgan living legend 👏🇸🇱❤💯

  • @maxamedbare8377
    @maxamedbare8377 3 ปีที่แล้ว +16

    Sharma boy maslax mideye
    & MADEXWAYNE DENI 🤲
    Guul bn idi rajayna🙏💗👍👍

  • @mondeaimeabdimonde260
    @mondeaimeabdimonde260 3 ปีที่แล้ว +3

    super super sharma boy et maslax mideeye sortent une vouvell chanson avec président région pudland

  • @suhayrabdi3199
    @suhayrabdi3199 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sharma boy iyo maslax mideye alle ha idin xafido

  • @axmed_gaba_8
    @axmed_gaba_8 3 ปีที่แล้ว +39

    Another level sharma io wlkey maslax

  • @mohamedfarah4905
    @mohamedfarah4905 3 ปีที่แล้ว +180

    General Morgan im the house

    • @omarabdi5916
      @omarabdi5916 3 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhh

    • @mohamedfarah4905
      @mohamedfarah4905 3 ปีที่แล้ว +2

      Alll the way from Denmark !!!

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamedfarah4905 From Washington here hhhh

    • @maryan4436
      @maryan4436 3 ปีที่แล้ว +1

      All the way from canada my puntlandlers

    • @ahmedmahad442
      @ahmedmahad442 3 ปีที่แล้ว +2

      From china. Hanbalyo reer puntiland.

  • @maanocade836
    @maanocade836 3 ปีที่แล้ว +21

    Jeneral morgan oo wlhi ah wa legend taalo haloo dhiso oo bilaahi ah🙏♥️ cimriga io cafimadka alleh haku barakeeyo

    • @manaalmuse3247
      @manaalmuse3247 3 ปีที่แล้ว +4

      Waa runtaa General Morgan wuxuu kamid yahay hantida noogahartay dadkeenii hore cafimaad ayaan u rajeynayaa

  • @nassalman6599
    @nassalman6599 3 ปีที่แล้ว +2

    Sharmboy Iyo Maslax Mideeyo kawaala 14 August Galmudug dhuuso mareeb keep going ha joojina dadka xanuusen

  • @asadyacquub4505
    @asadyacquub4505 3 ปีที่แล้ว +1

    Sharma boy waa fanaan jiro wlhi iyo maslax waxey kaciyeen madax weyne dani ayee kursiga ka kiciyeen

  • @maxamedistaarofficial1485
    @maxamedistaarofficial1485 3 ปีที่แล้ว +11

    Waaw hambayo reer Puntland

  • @iqroahmed7908
    @iqroahmed7908 3 ปีที่แล้ว +16

    Sharma guul walaalkey kuwata 🥰🥰🥰💪💪 horay usoco

  • @hamdiabdi5991
    @hamdiabdi5991 3 ปีที่แล้ว +2

    Sharma iyo maslax wax an idinku tilmamo maaqano m.A

  • @URvimez
    @URvimez 3 ปีที่แล้ว +1

    Aaway kuwii lahaa Sharma tuulada garoowe ayuu tagey wuuna dami ...wallahi daarod maihi lkn runta Ayan jeclahay.. Sharma wuu tagey ..ku dhagis maleh ..wooow

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว +1

      Tuulo Qarax Iyo Cabsi Taalo Walaahi Waa Xamar. Meel Waxaad Kusoo Tooseeyso Aadan Hubin Oo Isdhexyaac Ah Buu Kayimid Waana Kasaa Garoowe Kuqurux Badnaaday.

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว +1

      Wuutagay Oo dhaqaaqay Sharma Boy Yare.

  • @sumayoahmed5960
    @sumayoahmed5960 3 ปีที่แล้ว +44

    I like the energy of maslax damn 🔥🔥🔥

  • @rahmorahmomohamedgacal4513
    @rahmorahmomohamedgacal4513 3 ปีที่แล้ว +8

    Shib iska dheh weey ruxeen they rock it 🎸 🤘

  • @muniirmousejama2167
    @muniirmousejama2167 3 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi meezha mazlax mideeye ayaa zhoday🎆🎇✨🥳😂😂🤏

  • @salman-gamer22
    @salman-gamer22 3 ปีที่แล้ว +10

    Walaahi farxad ayaan la oo yay ayo
    Qosol isgujira ilhaw wiilasha nookacay
    Isha kadu hanbalyo walaalahay puntlan waan ini jeecelnahay horey usocoda dhulka uduga
    Waan inii iman doonaa 💜♥️🌹🎊🎉🎆from djibouti 🇩🇯

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว

      Amiin Amiin Yaa Rabbi. Sharma Boy Iyo Maslax Mideeye Waa Labo Nin Oo Da'a Yar Oo Isjecel Isna Fahmay. Mahadsanid Walal. Washington Baan Joogaa Lakiin Dhulka Udugaan Kasoo Jeeddaa. One Day I Will Go To Djibouti.

    • @salman-gamer22
      @salman-gamer22 3 ปีที่แล้ว

      @@Cici_mimi walaal waad mahaad santahay aniguna waxaan joogaa djibouti walaahi sidaan ujecelahay inaan wada arko dhulka aay soomaalidu dagto oo dhan een ujecelnahay ma qiyaasikaro farxad iigu noolaada walaalahay puntlan ♥️✋🇩🇯🇩🇯

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว

      @@salman-gamer22 Mahadsanid Walal. Dee Nin Maslax Mideeye Ahaana Waanu Idinka Dhacnay Oo Gabar Reer Puntland Ah Baanu Kudareeynaa. Wallee Katahay Soo Siideen Meeyno. 😂😂😂. Walal Mar Kusoo Safar Dhulkaaga Hooyo. Aniga Koonfurta Soomaaliya Oo Aan Kudhashay Iyo Puntland Oo Aan Soo Joogay 2/1 years Iyo Somaali Ethiopia Aan Tagay Intaas Aan Ka Arkay Dhulka Soomaaliddu Dagto. Mardhow Inaan Djabouti Usoo Dalxiis Tagaan Rabbaa Iyo Dhulka Uduga Puntland. Insha Allah.

  • @amaalasad45
    @amaalasad45 3 ปีที่แล้ว +3

    Waf inaba caadi mhn sharma N masalx meel walbay tagaan saas bay u shidan

  • @ISMAIL-ICC
    @ISMAIL-ICC 3 ปีที่แล้ว +18

    Sharma iyo maslax madaxda sida lacagta lagu qato wey yaqana hadalkoda lacag uu geynaayo hore u socda legends madax weynaha america idin ka soga sida lacagta ugu so qadi laheden 😂

    • @makaveli8453
      @makaveli8453 3 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkkkkkkkkk rag adag weeye

    • @biggstone3573
      @biggstone3573 3 ปีที่แล้ว +1

      War ragaan america wax geeya ama.ka caawyo bay la.ayihin canshuur bixiye yaal bay noqon lahaayen 30kun dolar iyo ka badan waa sameeyan bil walbo iyakoo waliba ka faideysan social media
      Ragaan waxooda waa wataan 🇺🇸 u baahan xaqiiqdii waliba singers artist marka ay yihiin fiisadoda waa banaanka canada orod waaye taas

    • @ISMAIL-ICC
      @ISMAIL-ICC 3 ปีที่แล้ว +4

      @@biggstone3573vizo wax micno ah ma ahna dhanka fananimada woo hela lkn awe hee asaa uso jedin nin dalkiso ku raxeysa nayo waye mide kle ninkan hda america tago wan ogahy ino cadanka lacag ka qadayo wayo codkisa marke dhagasanayan waxe dhahan ninkn music xago ka kenay dad badan oo cadana hesehisa dhageystan The time will come when he will come to America✌ ani ahn wan amin sanhy sharma poy

    • @ayanosman2485
      @ayanosman2485 3 ปีที่แล้ว +2

      @@ISMAIL-ICC Sharma adeerkiis Ahmed Hussein aaba ah wasiirka socdaalka Canada 🇨🇦 waana xildhibaan. Ee ragaan dalkooda ayeey aamineen