ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Barnaamijka Suways iyo Su'aalaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 มิ.ย. 2022
  • #Subscribe #Channelka #Suways #Gacayte

ความคิดเห็น • 54

  • @MaxamadBurhan-br1fz
    @MaxamadBurhan-br1fz ปีที่แล้ว

    Waa

  • @aburamlah2525
    @aburamlah2525 ปีที่แล้ว +1

    Waaa nafta waaayo qofka naftaaa sida qofkuna jirkiisu qaybna waa qoyaan qaybna waa uu qalalanyqhay.

  • @suubanhassan1394
    @suubanhassan1394 ปีที่แล้ว

    Please more walahi we need more

  • @sacdiyoxaji123
    @sacdiyoxaji123 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahalcumarcadde2841
    @sahalcumarcadde2841 2 ปีที่แล้ว +3

    Runtii dadka reer Garawe waa dad wada fani ah cajiib lkn Suways meelaha bab'liga ah tag si dadka wax garadka ah ama magaalo jooga ah aad su'aalaha u way diisid sidaas samey

  • @abshircaato9858
    @abshircaato9858 ปีที่แล้ว

    Kk

  • @sayeidomar281
    @sayeidomar281 2 ปีที่แล้ว +4

    Africoo dhan😂😂

  • @calicilmi5273
    @calicilmi5273 ปีที่แล้ว

    Dangalo

  • @salaaxjeensaar4483
    @salaaxjeensaar4483 ปีที่แล้ว

    Dhangalo

  • @Shaafici1010.
    @Shaafici1010. 2 ปีที่แล้ว

    Suweysey wllo kaa ad kordhaca ka dhigatay waa lahayaa. Anaga deris ah 😮

  • @aburamlah2525
    @aburamlah2525 ปีที่แล้ว

    Labada dumar ee lawada qabana Waxaan umalaynayaaa waxay yihiin (( Dan wadaag)) waayo midwalbaaa danteeda bay meesha utimid marka midwalbaa midakale bay danteeda lawadaagaysaaa

  • @abdifatahgaryare5039
    @abdifatahgaryare5039 2 ปีที่แล้ว +1

    First Pin❤️

  • @maxamedabdi2985
    @maxamedabdi2985 ปีที่แล้ว

    Kabaha

  • @adanibrahim3737
    @adanibrahim3737 2 ปีที่แล้ว

    Tan waala isidaa anigana wax baan sidaa dhinacna qaleel baan ka ahay dhinacna waan ka qoyanahay waxaan filaayaa waa maqaarka ama haraga

  • @canabdaahir4264
    @canabdaahir4264 ปีที่แล้ว +1

    Labada naag dangalo bay isku yihiin😂😂

  • @mohamedafrax9211
    @mohamedafrax9211 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxay isku yihiiin minyar minwayn

  • @haajigeelegeele8686
    @haajigeelegeele8686 2 ปีที่แล้ว +1

    wala i sidaa ana waxbaan sidaa waa kabaha ay dadka isticmalaan feekerkeyga weeye

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa Isku dangallo

  • @nasraahmed1169
    @nasraahmed1169 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhani dadkan buka xagay ka keenta horta 😂😂😂😂😂 wallahi daacad ban u qoslay

    • @2plus2equals59
      @2plus2equals59 ปีที่แล้ว +1

      Illaahay hadalkaaga uga baq xanuunka Waa meerto la iskuma caayo

  • @ilyaaskismaayo8378
    @ilyaaskismaayo8378 2 ปีที่แล้ว

    XIGMADO AAN KALA GO' LAHAYN & CIĹMI BAAHIN JOOGTO AH. KALI MA AADAN QOSLIN

  • @guuleedfaracade8964
    @guuleedfaracade8964 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhani dadka waalwaln bay wax waydiisa

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 ปีที่แล้ว +4

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedafrax9211
    @mohamedafrax9211 2 ปีที่แล้ว

    Waxay isku yihiin minyar iyo minwayn

  • @maxamedabdi2985
    @maxamedabdi2985 ปีที่แล้ว

    Uur.ku.jadh.ayaa.ladhahaa

  • @abdullahisaynuuni
    @abdullahisaynuuni 2 ปีที่แล้ว +1

    Dangalo
    Uurku har
    Iyo markabka ama doonta

  • @maxamedabdi2985
    @maxamedabdi2985 ปีที่แล้ว

    Dangalo.ayaa.ladhahaa

  • @maxamedabdi2985
    @maxamedabdi2985 ปีที่แล้ว

    Uur.ku.hadh

  • @mohamedafrax9211
    @mohamedafrax9211 2 ปีที่แล้ว

    Waxaasi waa dacaska ama kabaha

  • @ayaanmohamed6679
    @ayaanmohamed6679 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 2 ปีที่แล้ว

    Wa dangalo dheh

  • @ilyaaskismaayo8378
    @ilyaaskismaayo8378 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLEY LEHE, GABAR, ☆☆☆☆☆☆ GABAR G0B AHI - DHASHAY IGA DHEH. Q0S0LKII BAAD IGA DHAMEYSEEN.. ((CAANOOD)) 😄😄

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 2 ปีที่แล้ว

    SUWES FADLAN KA SOO WARAN MASHAARIICDA. HORUMAR ISKA ILLOOW SU AALAHA WAQTI LUMIS. ....

  • @xasbadbaado5523
    @xasbadbaado5523 2 ปีที่แล้ว

    Kabaha miyaa mise doonta

  • @ahmedabdulkadirabdirahman1989
    @ahmedabdulkadirabdirahman1989 2 ปีที่แล้ว

    Dad xigmad laga faa'idayo wax waydii huuno

  • @jallexassanali748
    @jallexassanali748 2 ปีที่แล้ว

    Waxa la sido waa doon

  • @alimohamedsalad3806
    @alimohamedsalad3806 2 ปีที่แล้ว

    Su,aasha ah Ana waa la isidaa ana waxaan sidaa qayb iga mida waa qalayn qayb iga midana waa qoyaan.
    Jawaabta waa nafta.

    • @pelvinabdi9947
      @pelvinabdi9947 2 ปีที่แล้ว

      Maya ee waa dontaa hoos bee kagoyantahay kor wee kagalalantahay

  • @yarkabisha9326
    @yarkabisha9326 2 ปีที่แล้ว

    Hhh wlh ma aqan waxay isku yihn

  • @salaaxjeensaar4483
    @salaaxjeensaar4483 ปีที่แล้ว

    Uurkuhar

  • @umuraxmi9005
    @umuraxmi9005 2 ปีที่แล้ว

    Dangalo baa la yiraa

  • @teambigays3148
    @teambigays3148 2 ปีที่แล้ว

    Dangalo ayay somalidu utaqataanaa

  • @hassanfarah9930
    @hassanfarah9930 ปีที่แล้ว

    Oromo afsomaliga baratay baad wax weydiineysa

  • @faaraxdheere7277
    @faaraxdheere7277 2 ปีที่แล้ว

    Labada la wada qabo malaha waa dhalfo wadaag