Zaara oo ka shalaaysay nikaaxii sh Abdirahman iyo Oomaar oo ka aamin baxay jacaylka zaara💔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 36

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya 6 หลายเดือนก่อน +3

    Wallahi aad baan ula dhacay qaainka filinka saara iyo oomaar waan wadanaa

  • @خديجهمحمد-ض7ط
    @خديجهمحمد-ض7ط 6 หลายเดือนก่อน +3

    صلى الله عليه وسلم

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 6 หลายเดือนก่อน +1

    War kuwaan carbtu waa Shemo aan aqli lahayn 🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹☪️☪️☪️☪️☪️❤️❤️❤️❤️❤️💔💔💔💔

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 6 หลายเดือนก่อน +1

    Film laadirkii ayaa guuleystay atoorihii waa laga raayey

  • @mulkiali147
    @mulkiali147 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sax guur cayaar ma galo Mxa dints miya
    Lagu cayaaraya😢😢😢😢😢

  • @muxyadiinyare8856
    @muxyadiinyare8856 6 หลายเดือนก่อน

    Saara dhibka ayadaa isku keentay
    Oomaar haka tago.
    Sababtoo ah qof waalan cml weye
    Maalin kasta nin kadaba wareereegee.
    Kadaba waalaneee

  • @musseroble3199
    @musseroble3199 6 หลายเดือนก่อน

    WAA OMAAR MEESHA NAGI KUMA JOOGTEE KA TASHO.SIDEE NAAG AAD LA SHEKAYSAATAA NIN BAAN MEHERSADAY RUN IYO BEENBA KUU TIDHAHADAA.MASAY IYO WAREER AYAA DOONAYSAA INAY WAKHTIGA KAGA QAADO

  • @abdirahmanabdi6223
    @abdirahmanabdi6223 6 หลายเดือนก่อน +1

    Arintaan Sheikh Umal haloo geeyo

    • @hamdasahal6349
      @hamdasahal6349 6 หลายเดือนก่อน

      Wuu kahdley ma arkin mia😂😂

  • @AhmedeyTarafiko
    @AhmedeyTarafiko 6 หลายเดือนก่อน +3

    Lakin wax prank ku dhacay wax jiro ma ahan ee ninkan inta lotago sifiican halo tumo wa shaqajan

    • @AliElimi
      @AliElimi 6 หลายเดือนก่อน

      Guur prank ma kalow.

  • @MohamedAbdi37-c1u
    @MohamedAbdi37-c1u 6 หลายเดือนก่อน

    Walaahay waa xaqiiq gabadhu waa mehersantay sheekhu waa inuu furo, 😂😂😂😂😂

  • @AhmedeyTarafiko
    @AhmedeyTarafiko 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sanadkan culimo majirto wa igu qado

  • @osmaniltirehamina7927
    @osmaniltirehamina7927 6 หลายเดือนก่อน +1

    🫶🏾Omaar 💞 Saara🎉

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 6 หลายเดือนก่อน

    Aaboow aboow naagtan way waalantahey

  • @XAMARMEDIAA
    @XAMARMEDIAA 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @anisaabukar3985
    @anisaabukar3985 6 หลายเดือนก่อน +1

    War meeshaan meher ma jiro,Omar intuu baxo muu Sara ku wadaad ku Sheegaan ku hor mehersado sheekada way xirmi laheed

  • @musseroble3199
    @musseroble3199 6 หลายเดือนก่อน

    NAA NINKAAGA AAMIN WADIGII ISMEHERSATEEN.MEHARKU WAA MARKHATIGAA UUN

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 6 หลายเดือนก่อน

    Guurka qofka aan kukaftamikarin waa waliga gabadha tasale aabuhu nin kuma orankaro iyagaa ayjoogan dad markhaantigalikara hebelow gabadhayda cambaro waan kumeheriyey ninkuna dhaho waan aqbalay sidaas buu kudhacay merku xolaha merku yahay xitaa hadaan lasheegin wuu dhacayaa hadhona maherka waxa laguqadarayaa gabdhaha faceeda ah inta lagu meheriyo laakiin gabadhu haday garoobtahy ama inan marna isma meherin karto kaftan iyo runba naagi masulidayada kama aha fateeeda hay masuul katahay maxay muxram la,aan ugu aadiwayday xajka allah craxmaan ader diinta kaftan magasho cimamaduna diin manoqoto wax baro gabdhana kahar oo naag kale raadso oo rerkooda kadoon inan iyo garooba

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 6 หลายเดือนก่อน

    Tiimkaan waa tiimka waalida
    Qabiilkii soomaaliya oogu fududaa ayaa
    Halkan iskugu imaaday
    War saaro qofna ma jclo dhamaantin riyaad
    Ku jirtaan tiim waalan

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 6 หลายเดือนก่อน

    Naa waalagu qabaa ee iimaanso sh hada waalala wareegay ayadaaba baxar isgalisey

  • @Soomarmedia
    @Soomarmedia 6 หลายเดือนก่อน

    💔💔💔💔

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 6 หลายเดือนก่อน

    Sara maxaad ugu hanjabee oomar asagaa ubaahan wuuwaalan yahey

  • @Gulled-v6r
    @Gulled-v6r 6 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhaan iyada ismehrin karto hade garoob tahay

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 6 หลายเดือนก่อน

    Oomaar ma anfaceyso gabadhan way fuduudahey

  • @FadxiyaYaquub
    @FadxiyaYaquub 6 หลายเดือนก่อน

    Cagti jogsan wayda marbay ceeb lakulanta

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya 6 หลายเดือนก่อน +1

    War noowada kaftanka kkkkkk

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waxy rabaan view kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @saafi1302
    @saafi1302 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maxuu furaa mabaqabee kkkk tolow kani weligiis wax ma mehrin miyaa cabdiraxmaan wuu qaldanyahay

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😢😢😢

  • @anisaabukar3985
    @anisaabukar3985 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaaba iiga daran dadka leh gabadha soo fur , maba qabee muxuu furaa oo awood uuna laheen loo siinaayaa .

  • @ikgaranFarax
    @ikgaranFarax 6 หลายเดือนก่อน

    Gabdha miyan la dhalin rerkede mee gadhabdhn war Ka baydha

  • @mulkiali147
    @mulkiali147 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @MustafeQalbidhaye
    @MustafeQalbidhaye 6 หลายเดือนก่อน

    Dhusaa xaar ku noqotay sara