inta badan wadamadad tageyso isku dey bro waxay caanka ku yihin,meelaha ugu quruxda badan ee loo dalxiis tago,dhaqamada ay caan ku yihin dadka ku nool,taarikhdooda like full document. rayi ahantay street food la tijaabiyo waxa igala wacan wadankas street food ka ay caanka ku yihin. good luck and i’m big fan for you🙌🤍
Waar meelaha ugu dhooqada badan soo duub, innagaba markay inoo yimaadaan (Youteberradda ajannabiga ah), meel xashiish yaallo iyo meel dukhsi ku xoonsanyay ayay soo duubaane.
@@Dolphin8680 atleast im not a hatter like you are. Stop talking bad about people who you can’t win over them. Atleast be proud of him because he’s from Gsa. Anyway im happy for him because he’s putting us on the map unlike you
Please Subscribe muqalkana like sar❤ Thank you
Bro, I have a concern. Was that chicken slaughtered Islamic way? If yes,well done.
Singapore street food looks delicious, I want to try it 👍
🔥🔥
❤🫡
inta badan wadamadad tageyso isku dey bro waxay caanka ku yihin,meelaha ugu quruxda badan ee loo dalxiis tago,dhaqamada ay caan ku yihin dadka ku nool,taarikhdooda like full document.
rayi ahantay street food la tijaabiyo waxa igala wacan wadankas street food ka ay caanka ku yihin.
good luck and i’m big fan for you🙌🤍
Haye bro Thanks
@@PerfectZizou 🤍
Hee melaha dalixiska wusodubaay ee vidioga hore firso walalo
Dhaqamadooda inama khuseeyayan wixii aan islam ahayn lkin meelaha ugu quruxda badan in laduubo waa good 👍
Waar meelaha ugu dhooqada badan soo duub, innagaba markay inoo yimaadaan (Youteberradda ajannabiga ah), meel xashiish yaallo iyo meel dukhsi ku xoonsanyay ayay soo duubaane.
Halkan ka soo daawo Singapore❤🎉❤❤
Halka iga soo daawo Singapore❤🎉❤🎉
Yes
Halkan ka soo daawo Singapore❤🎉❤.
Masha Allaah wadankaan wan jeclahay waxaa rajaynayaa inaan maalin uun tagi doono insha Allah
Wll kor ahow adna❤
Zizu iyo wallkaya streets food ku dhammatay kaman muuqato😂 mashallah Alle lkn keep go wallkay
Mashallah perfect 💕
100k coming soon i.a❤
Zxp + wll The zizu
Keep up bro
Nice job brother ❤
Keep going from hometown and village mate😂❤next China😇😅🤣😂
Masha allah keep going bro
Thanks❤
Horay u soco wll qali🤗
❤❤
Cuntoyinka bisinka kuwada bilow mid walba si dadka ajanibka ay ugartan inad muslim tahay wlal😁❤️
Hore usocco wll ❤❤❤ MachaAllah
❤
SC. Walaal haddii aad waqtigaaga iyo dhaqaalahaagu ku baxo safarka dunida, isku dey in aad buug ka qorto.
war hungurigad naga soridaysa 😂😂
Wlal waxa noso dubta warbinta wax barasho iyo mesha wax kusabsan Horay usoc pro
Waarbixin ku saabsan Singapore ❤🎉❤❤🎉
Haye❤
Haa wan jeclahy inaan xidhiidha cusub saneyso lkn inaan dadka gal galo wa necabhy haduu isoo galana qof fur furan ahy lkn ma sii wadi karo 1 malin ka badn xidhiidhkas haduu qofka kle iaagu wadin xidhiidhkayga
zizu I wait your travel to Thailand 🇹🇭
Waa Next week In Sha Allah
Chicken ka halal kuma aha wll mar hadi aan bisinka lagu qalin.
I like your vids tho keep going 😊
Zizu aniga mount kenya kasugaya i.n
Qofkii 1baad😂 xilimaynu vlog izla duubna tagerahagan ahaye😂😂🙏🏻🤝
Vlog mise street food midh dooro😂
@@PerfectZizou may may dalxiise ahay hadan bilaw ahay ee markad somaliya timadid ma kuso qabtaa aan ka faa idaystee sxb😂🤝
Wa na cebeyse adigo garissa ka imadhe miyaa English ka garaneynin 😂
Athiga ayu kagarani bo wacha mchezo
@@habibamohamed3738 who the hell are you?
@@Dolphin8680 atleast im not a hatter like you are. Stop talking bad about people who you can’t win over them. Atleast be proud of him because he’s from Gsa. Anyway im happy for him because he’s putting us on the map unlike you
Sxb singapore pasaboor somali miyad ku gashay
Somaliya dalxis ahan uimow wlhy Melo said uqurxan bakuyal waliba gobolka bari iyo gobolka sanag. Iyo dagmada. Eyl. Gobolka bari melaha ugu qurxan olagu dalxiso waxa kamida. Degaan xeebedyo said uqurxan biyo dhacyo dabici ahna wayleyihin melaha waxaa kamada. Murcanyooo caluula xaafuun Bandar bayla. Mela badan onlatirin karin Bay ledahay
Nasty faraha ayuu ku taabatay why he's not wearing gloves? 🤢