TURJUMIDDA: Waxa aan uga baahannahay & Cilldaha Haysta | Cabdillaahi Raage iyo Cabdicasiis Guudcadde

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 4

  • @xafsawarsame7470
    @xafsawarsame7470 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanidiin cabdalla iyo cabdi caziiz waan daawaday ilaa dhamaadka muuqaalka waxbadanna waan kafaaiiday waxaan rajeenayaa oon qorsheenayaa inaan bilaabo turjumidda

    • @AbdillahiRaage
      @AbdillahiRaage  ปีที่แล้ว +1

      Aad baad ugu mahadsantahay Xafsa Farriintan. Farriimaha caynkan ah aad baan ugu farxaa. Turjumiddu waa shaqo culays badan lakiin waxqabad fiican. Ku soco walaal.

    • @xafsawarsame7470
      @xafsawarsame7470 ปีที่แล้ว +1

      @Abdillahi Raage mahadsanid wall cabdalla waan bilaabay alle ayaan karajeynayaa in uu igu garab galo waxaan ku waydiin lahaa wall buug baan turjumidiisa bilaabay 32 bog ayaan marayaa hada su aal baan is waydiiyay ah malaga yaabaa in buugan aad turjumeyso hore af soomali loogu turjumay,wall seen ku ogaan karaa in laturjumay iyo in kale,majirtaa meel aan ka heli karo liiska buugaagta la turjumay mudooyin kan danbe,si aana uturjumin buug hore loo turjumay

    • @cabdirixmaan123
      @cabdirixmaan123 ปีที่แล้ว

      ​@@xafsawarsame7470 wll wxa ilatahay in la waydiiyo dadka ku xeel dheer buugga ad turjumaysid mawduuca u ka hadlayo,sababtoo ah dadka nocas ahi inta badan way ka warhayaan buugta ka qoran mawduucaas.
      Mahadsanid...