AMIIRA SUNDUS ASAD IYO ANIGA YAA UGU XASUUS FIICAN OOYIN KA DHACDE🤣🤣..?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 512

  • @umulkheyra2089
    @umulkheyra2089 7 หลายเดือนก่อน +98

    Agah sundus 😢 maskiin asadoo gabdhaha u naxariiso subxanallaah 😢 miyaadan laheen damiir

    • @Mineyyyyyyy
      @Mineyyyyyyy 7 หลายเดือนก่อน +4

      Show badanida😂😂

    • @mohamedosmanfarah7710
      @mohamedosmanfarah7710 7 หลายเดือนก่อน

      Maxa kalale😅😅😅😅😂😂

    • @gadaf1436
      @gadaf1436 7 หลายเดือนก่อน

      Mesha wa la ciyaara wana dad is fahansan Wa maxaa Calacalka wado

    • @Sabirinahmed-h8o
      @Sabirinahmed-h8o 7 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂

  • @NajmaomarNuju
    @NajmaomarNuju 7 หลายเดือนก่อน +82

    Sundus walahi walaga farmecestay maskinka😢😢😂

  • @msakariye825
    @msakariye825 7 หลายเดือนก่อน +80

    An kuwada salino nabigena mohamed scw ❤

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 7 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw sce scw scw❤❤❤

  • @xulkoxulko1751
    @xulkoxulko1751 7 หลายเดือนก่อน +52

    Sundus markale kusoceli faniwaye😂😂

  • @sundusmaha6485
    @sundusmaha6485 7 หลายเดือนก่อน +43

    Qosolka iga dhamaadeyey sundus is not easy 😂😂😂😂

  • @CawoFaizal
    @CawoFaizal 7 หลายเดือนก่อน +35

    War caawa wllahi qosolka igah dhamaaday cayda sundus mar kle Soo qabo😂😂😅

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 7 หลายเดือนก่อน +194

    Inta amiiro meel ay kujirto kamaqnaanin wa idin salamy 😣😳😂

  • @Abdulluhi232
    @Abdulluhi232 7 หลายเดือนก่อน +180

    Aaway dadkii jeclaa nabi maxamed scw ❤❤

    • @YusufJomo-q1k
      @YusufJomo-q1k 7 หลายเดือนก่อน +3

      Asc❤❤

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 7 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤

    • @IlhanFarxan
      @IlhanFarxan 7 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @SunishCadey
      @SunishCadey 7 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

    • @DNMusalsal
      @DNMusalsal 7 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤

  • @ruya-lg2ps
    @ruya-lg2ps 7 หลายเดือนก่อน +49

    Amiiro iyo sundus best chemistry ❤😂

    • @hothanmoha5282
      @hothanmoha5282 7 หลายเดือนก่อน

      Meesha ma cigaal secondry paa la joogaa is jaji come down❤❤❤

    • @ruya-lg2ps
      @ruya-lg2ps 7 หลายเดือนก่อน

      @@hothanmoha5282 chemistry means Isfahan 🤗

  • @MaxamedXassan-fh1oi
    @MaxamedXassan-fh1oi 7 หลายเดือนก่อน +42

    Dunidan Ma so Marin Rux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed Scw(❤ﷺﷺ❤)

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 7 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤

    • @fatxoabdinasir3200
      @fatxoabdinasir3200 7 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 7 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ♥️

    • @MaryamoCabdi-n1d
      @MaryamoCabdi-n1d 7 หลายเดือนก่อน

      Scw scw

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen 7 หลายเดือนก่อน +106

    Caydoow musalsalka xayntiisa Nooso dhiga🥰 Team war jecli😂😂

    • @Nalkanur1234
      @Nalkanur1234 7 หลายเดือนก่อน +6

      Wali lamaba bilaabine xayasiin noocmaa kahadlaysa ayeeyo 😂

    • @IqromaxmedBare
      @IqromaxmedBare 7 หลายเดือนก่อน +1

      Musalsal miyry bilaabayaan 😅❤

    • @xananxadari9202
      @xananxadari9202 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@IqromaxmedBareᴀɴᴀᴀʙᴀ ʏᴀᴀʙᴇ ᴍᴀ ᴍᴜsᴀsᴀʟʙᴀ sᴏ sᴏᴄᴏᴅᴀɴᴀ 😮

    • @Hadiyadaalle
      @Hadiyadaalle 7 หลายเดือนก่อน +1

      Isninta maba sugi ladihin kwrn hadii bil kdib ladhihi lha 😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 หลายเดือนก่อน +1

      😂 war wayba lasoo daaheen xayaysiinta waayo haday ba og yihiin inay Film soo wadaan waxay ahayd inay bil kahor soo xayaysiiyaan hadan bari ama habeen danbe ha soo daayaan hadii kale hore lee ka bilaaba waaye waayo isniinta waa Ramadaan

  • @MaryanNalka
    @MaryanNalka 7 หลายเดือนก่อน +26

    Sundus waa qosol socda part 3 soo sameeya

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 7 หลายเดือนก่อน +119

    Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🌙🕋💓

    • @YusufJomo-q1k
      @YusufJomo-q1k 7 หลายเดือนก่อน

      Asc❤

    • @Bari_queen
      @Bari_queen 7 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw 🥰

    • @fatxoabdinasir3200
      @fatxoabdinasir3200 7 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw

    • @KuusinAhmed-tz7pq
      @KuusinAhmed-tz7pq 7 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 7 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ♥️

  • @Duunioquruxchallenge
    @Duunioquruxchallenge 7 หลายเดือนก่อน +12

    Ku salin nabigena wa qofki ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammed sallallahu calaaya waasalaam ❤❤

  • @IfraaxCadeeye
    @IfraaxCadeeye 7 หลายเดือนก่อน +7

    Aanku salino nabigeena maxamed scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time 7 หลายเดือนก่อน +56

    Inta musalsalka soosocda uu dhaafi doonin wa idin salamy 😣😂

  • @Queen-m.j
    @Queen-m.j 7 หลายเดือนก่อน +19

    Sunduzeyy saa u qoslayy beerka ixanuunay you are so funny 😂😂😂

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 7 หลายเดือนก่อน +30

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤❤❤

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 7 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 7 หลายเดือนก่อน +7

    Wah gabarta yar waad dilaysa Asad xajiyow naxarislow wahid🫢

  • @Aishacuud-c9t
    @Aishacuud-c9t 7 หลายเดือนก่อน +7

    Sundus qosolkiyo qof weye wallhi 😂😂😂 sauqaslayay feraha ixanunay 😂😂😂

  • @masbal9180
    @masbal9180 7 หลายเดือนก่อน +45

    Filimka airishada Amira atoraha ceyda team Qabqab ❤❤❤❤❤❤

  • @shukrihassan8437
    @shukrihassan8437 7 หลายเดือนก่อน +23

    Alla sundus maskiin waye game ka mafahansano wey is gaday 😂😂

  • @mrbeastFanPortuguese
    @mrbeastFanPortuguese 7 หลายเดือนก่อน +30

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine All created prophet Muhammed 》_SCW___]❤🕋😥☝
    👇
    👇
    👇

    • @Samaanbadnishera
      @Samaanbadnishera 7 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw amiiira qurux

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 7 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤

  • @jimcalejirdeasmarka
    @jimcalejirdeasmarka 7 หลายเดือนก่อน +12

    Ku sali nabi Muhammed SCW❤❤❤❤❤❤❤

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 7 หลายเดือนก่อน +10

    Ceyda iyo akhyarta waa nisalamey team 27🙌🙌 ceyda waxaa sugeena one week 700k insha allah Ramadan Kariim mel walba aad joogtaan cafimad qab👏👏👏👏👏

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed1728 7 หลายเดือนก่อน +7

    Ala caawa waa fuuray SAA uqoslayay amiiro qurux iyo sundus funny😂😂😂

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 7 หลายเดือนก่อน +12

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 7 หลายเดือนก่อน +13

    Ar sundusaa qosolkey iga dhameysey😂😂😂😂

  • @shukrishukricabdi
    @shukrishukricabdi 7 หลายเดือนก่อน +5

    Ceydow in aad musalsal salah jj kusoo darto oo aad koko iyo cumeer ka reebto allaha kaa ogaada no face aa thy wllhi koko atriisho haka noqota filimka

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 7 หลายเดือนก่อน +4

    Musalsalka atoraha ceyda atarishada amiira ka dhiga qurux bu noqanaya❤❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 หลายเดือนก่อน +7

    Musalsalka atoraha ceyda atarishada amira ❤❤❤

  • @nastehamoha1945
    @nastehamoha1945 7 หลายเดือนก่อน +31

    Wlhei waa fuurey cwa😂😂😂 so badi ceyda plz asad io amiiro haka so tagin😂😂😂

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse 7 หลายเดือนก่อน +2

      Cunsuriyad hoogto sundusna

    • @nastehamoha1945
      @nastehamoha1945 7 หลายเดือนก่อน +2

      @@Amina_Isse Xaa ku haayo wlley😂😂😂

  • @Baro25
    @Baro25 7 หลายเดือนก่อน +5

    Macaan gooyaha xasuusta oo nabigiinna ku salliya, nagusoo biir oo noloshaada beddel waan hubaa naguma khasaari doontid.

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 หลายเดือนก่อน +25

    Musalsalka atoraha ceyda atarishada amira ka dhiga qurux bu noqanaya❤❤

  • @KaadriinYuusuf
    @KaadriinYuusuf 7 หลายเดือนก่อน +6

    Amiira qalbi wanaagii oo qofa❤❤❤

  • @QueenHayatmoha
    @QueenHayatmoha 7 หลายเดือนก่อน +11

    Alla sundus wa miskiin waa laga maceestay😢

  • @Mssjanoooo27
    @Mssjanoooo27 7 หลายเดือนก่อน +18

    King ceenda this challenge is so funny😂❤

  • @user-hiwaaqmusTaphe
    @user-hiwaaqmusTaphe 7 หลายเดือนก่อน +13

    Away DaDkiH NaBiGaH JeClaH❤️‍🔥👑

  • @liiluuofficial5468
    @liiluuofficial5468 7 หลายเดือนก่อน +12

    Asad waji malaha gawadha wee ku cusubtahay game unaxriiso😢

  • @Nimcaanaxmtth805
    @Nimcaanaxmtth805 7 หลายเดือนก่อน +8

    Allahayow caafimaad qab nagu Gaadhsii BISHA barakaysan ee ramadaan 🤲❤️

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 7 หลายเดือนก่อน +8

    King ceyda
    Hore u soco wllo❤😂

  • @HaHiirad
    @HaHiirad 7 หลายเดือนก่อน +5

    Ku salli nabigeena❤ scw

  • @Jihaan999
    @Jihaan999 7 หลายเดือนก่อน +7

    Walahi sa uqoslaye wadalay sundus so funny😂😂😂😂

  • @cabdishakurmahamed8404
    @cabdishakurmahamed8404 7 หลายเดือนก่อน +4

    Suduz wllahy maskaxda Taaagan hhhh Wllahy Hadey Gamekan Mar dampe Timaado wxey Sheegteypey Illaaaweysa...miskiin😂😂LIKE 👍

  • @katraabdullahi9241
    @katraabdullahi9241 7 หลายเดือนก่อน +8

    Our king ceydaa my fav human being

  • @RidwaanArwaax-d9e
    @RidwaanArwaax-d9e 7 หลายเดือนก่อน +8

    Muslalka atarishada amiira atoorh ceyda

  • @shadiyaabdishire5121
    @shadiyaabdishire5121 7 หลายเดือนก่อน +17

    Musalsalka Ramadaanka mugoo wa sigooya❤️🤣🤣 I.a ilahayoow cafimaad nagu garsi🤲🤲🤲🤲

  • @rodashacir143
    @rodashacir143 7 หลายเดือนก่อน +9

    Ceyda waa ku barya waa ku tagera dhamantiina ila so hadal❤

  • @sumayahabdull7176
    @sumayahabdull7176 7 หลายเดือนก่อน +9

    😂😂😂this was the best video. Sundus is so funny

  • @Faatmaa.1m
    @Faatmaa.1m 7 หลายเดือนก่อน +12

    MY favourite All Team 27 ❤

  • @sareedaosman4718
    @sareedaosman4718 7 หลายเดือนก่อน +4

    Sundus waa funny markale nokeen caydow ❤😂

  • @sabariinmaxamed3
    @sabariinmaxamed3 7 หลายเดือนก่อน +13

    Sundus isn't easy ❤❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 7 หลายเดือนก่อน +6

    Allah is one 😢❤☝️

  • @ismahaan-vd7pc
    @ismahaan-vd7pc 7 หลายเดือนก่อน +3

    Meqa qof challengan ka heshay😂❤👆

  • @IqbaalAadan
    @IqbaalAadan 7 หลายเดือนก่อน +8

    Walhi anaa ka naxay tii sundus ku dhacdy ar asad xaasid Sanaa sundus kulaha ma ku jiri ciyaartan😂 masoconyso😅😂😂

  • @sawdasaleban5373
    @sawdasaleban5373 7 หลายเดือนก่อน +11

    Keep going my brother king cayda ❤

  • @MaxameddeeqsharmakecaliM-ye3zg
    @MaxameddeeqsharmakecaliM-ye3zg 7 หลายเดือนก่อน +13

    Ceyda iyo asad gabdha u naxrista

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 7 หลายเดือนก่อน +8

    Caw qosol wllhy😂😂😂 funny weye😂😂

  • @Nasteho892
    @Nasteho892 7 หลายเดือนก่อน +6

    Wlhi funny waye sundus walhi shah cabayey wu ika daday😂😂😂😂😂

  • @anisowarsame-i4l
    @anisowarsame-i4l 7 หลายเดือนก่อน +10

    Asad way saas ugu dishay masaakiinta 😂😂😂

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx 7 หลายเดือนก่อน +12

    Sundus hadeed keena waaba funny😂😂

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time 7 หลายเดือนก่อน +9

    Asc walayal waxan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya waxa sodhow bil barakeysan ee ramadan I dhirigaliya

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 7 หลายเดือนก่อน +12

    Allaha Nagu Gaar Siyo Ramadanka Nabad Iyo Cafimaad Inshaallah ❤

  • @Hayaat835
    @Hayaat835 7 หลายเดือนก่อน +2

    Yaa arkay video ga wilka koreanka ah lagu qasbayo inu madaxa gawadha dhalo uga dhufto lkn gacantisa ka hormarinayo se udaremin lkn kuwan janais ku dilan radinayan gabdhaha wllhi nimanka somalida dumarka siloxushmeyo mayaqanan😢

  • @Sabiriinfahad
    @Sabiriinfahad 7 หลายเดือนก่อน +2

    King is always king ceyda babi 700k coming soon 🎉💪❤️

  • @WiizUbdik
    @WiizUbdik 7 หลายเดือนก่อน +10

    Only hoyoo mcn ❤

  • @Moha_Gerrard
    @Moha_Gerrard 7 หลายเดือนก่อน +15

    One like 👍 team king ceyda 🫅✌️

  • @CRFATE
    @CRFATE 7 หลายเดือนก่อน +3

    Asad waa nacas war gabadhaha ha dil sida raga Uma 11:00 fara adkee 😢

  • @Sadiiq2027
    @Sadiiq2027 7 หลายเดือนก่อน +11

    INTA KINGCEYDA WADATO ONLE LIKE

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 7 หลายเดือนก่อน +7

    gabdh hà haloo naxriisto😢

  • @RabicaSiyad-n5r
    @RabicaSiyad-n5r 7 หลายเดือนก่อน +3

    King ceyda coming soon 700k 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 7 หลายเดือนก่อน +3

    Caawa wa naga daahde cayda🥺🤴

  • @ssmunna3140
    @ssmunna3140 7 หลายเดือนก่อน +8

    Sundus maskaxdaa taagan😂😂😂

  • @AMIINjeey
    @AMIINjeey 7 หลายเดือนก่อน +6

    Team king cayda ismujiya ❤

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 7 หลายเดือนก่อน +5

    Mashaa Allah inshaa Allah❤

  • @Cazmi.Cudoon
    @Cazmi.Cudoon 7 หลายเดือนก่อน +20

    Inta ila sugeyso musalsalka CALAF IYO CAASHAQ🎉❤
    CEYDA sundus mar waliba no keen intiina lee funny wahe wlhi😂😊

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 7 หลายเดือนก่อน +2

    War san uqoslaye.dariska ila.yabay😂 sundus waa funny😅 asad kadarn isbital maku geynaa kulalh😂😂😂

  • @qeyscade4507
    @qeyscade4507 7 หลายเดือนก่อน +3

    Aan Ku salino xabiibkeeena maxamed SCW ❤

  • @Nimcoiid-d8f
    @Nimcoiid-d8f 7 หลายเดือนก่อน +2

    King cayda Wan ku salamay huuno ❤

  • @Fathiyahmedsheik
    @Fathiyahmedsheik 7 หลายเดือนก่อน +8

    Abowe ragan mxa ka qaldaN caadi dumarka oola ciyara

  • @MaxamedIbrahim-t4e
    @MaxamedIbrahim-t4e 7 หลายเดือนก่อน +4

    King ceyda keep going

  • @xamdidaauud5754
    @xamdidaauud5754 7 หลายเดือนก่อน +2

    tallow musalsalka lasoo wado yaa atarisho ka ah hadaysan amiiro k ahayn kuma jjro😂😊❤

  • @Queen-px4hr
    @Queen-px4hr 7 หลายเดือนก่อน +4

    Sundus is funny whli 😂😂❤

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wadba ujeda inanta sida xoga leh ugu dhuftay maxa anaga noga jare akkhs ilhy haynika jaro

  • @Nur.Ducale
    @Nur.Ducale 7 หลายเดือนก่อน +1

    War sundus caawa wlhi waa garaacdeen gabadha inaa unaxariisataan ayeey aheyd amiira wlhi weeyka xumaatay qosolka xitaa weey joojisay miskiin😂😂

  • @sadaam_king1
    @sadaam_king1 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dhamaantiin ramadan karin all malasion🎉🎉

  • @HamseToni
    @HamseToni 7 หลายเดือนก่อน +4

    Team 27 waxan kala yaabay wax aysan somalidu lahayn dumar camera lagu hor garaacayo anagaa yaab aragnay, waa game baa lagu leeyahay siiba 😮😮

  • @Naima...89
    @Naima...89 7 หลายเดือนก่อน +6

    😂😂 ala sunduseey maskax fuundo asad xaasisinaa😅

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 7 หลายเดือนก่อน +2

    Team qab qab hada tihiin atooraha iyo atrishada Amiira iyo ceyda noga dhiga ladirkana asad police IAMK

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 7 หลายเดือนก่อน +6

    Alla manooli sundus nosoo celi markle😢😂😂

    • @CRFATE
      @CRFATE 7 หลายเดือนก่อน

      Maxa lasoo celin wayba oydeee 😢

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 7 หลายเดือนก่อน +3

    Challenge kan wan ku haystaa😂😂

  • @QeirowAhmed-zt7no
    @QeirowAhmed-zt7no 7 หลายเดือนก่อน +4

    Arimahena Soo qawo ceyda ❤❤❤

  • @mohamedsiciidnor4096
    @mohamedsiciidnor4096 7 หลายเดือนก่อน +2

    Congratulations ceyda 700k camingsoon

  • @user-gc9rn8dh4
    @user-gc9rn8dh4 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wanku Sally wllka wen king ceyda haahey😂

  • @Zayna-x6n
    @Zayna-x6n 7 หลายเดือนก่อน +3

    Musalsak hurdhaciis Kam heyno cayda Nak soo dadji hurdhac filimkaa

  • @Mahmudcraxmaan
    @Mahmudcraxmaan 7 หลายเดือนก่อน +8

    Asad sundus hadiyad hasiiyo😮waa cafis waa tunteen maskiinta

  • @zaafaniihassan6789
    @zaafaniihassan6789 7 หลายเดือนก่อน +3

    Hhhh sundus iga qoslisay wlhi😂😂

  • @Hayaat835
    @Hayaat835 7 หลายเดือนก่อน +2

    Teamkan wilashoda nici rawa oon aqoon sida gabdhaha lola dhaqno xata hata tumesid tartib😢

    • @akramyare5931
      @akramyare5931 7 หลายเดือนก่อน

      Waxaan game wye😂😂😂

    • @Hayaat835
      @Hayaat835 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@akramyare5931 nimanka asianka game kan ka adag ayago dhilayo dhalo Madax ugu dhufo la dhoho gacandoda ka hormarinayan lkn kuwan ilahow gafta dhahan se utuman somali gorme qimaha dumarka baranayan

  • @NaimoAhmed-k9w
    @NaimoAhmed-k9w 7 หลายเดือนก่อน

    Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed

  • @bushromaxedismacil
    @bushromaxedismacil 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sundus wlhi waa xarabo soconaya😂😂😂