xasuustay waayayaan nolashana dib u bilaabyaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 มิ.ย. 2024
  • #iladaawo #illadaawo_plus #iladaawo_films
    insta :
    / illadaawofilms12
    @iladaawofilms @QulasadaFilimada
    insta :
    / illadaawofilms12

ความคิดเห็น • 45

  • @ArwaAhmed-qt4br
    @ArwaAhmed-qt4br 8 วันที่ผ่านมา +13

    Filimaan badan oo aad bilawday ayaa jira maanad dhamayn isku day filimaantaad bilawdid in aad dhamayso😊😊😊

  • @user-sd2wm6mu7w
    @user-sd2wm6mu7w 8 วันที่ผ่านมา +8

    Wali gay filimaantada u ma helin nasiib inan noqdo qof ka ugu horeya ee ka hadla comments 😢😢❤

  • @butterflyha1889
    @butterflyha1889 8 วันที่ผ่านมา +17

    Khayimada base rani way i khiyantay😂😂😂😂😂😂

    • @user-rv5ju7hv3j
      @user-rv5ju7hv3j 7 วันที่ผ่านมา +4

      Nin kley guursanysa😂

    • @user-bt8qd7cu2h
      @user-bt8qd7cu2h 6 วันที่ผ่านมา +1

      Si fcn baad uxafideen ardey wanaagsan baad thn beri xaflad baan idiin dhigayaa sii diyaar garooba ardeydiyeey🎉😂

  • @Nisa_Ali277
    @Nisa_Ali277 7 วันที่ผ่านมา +2

    Adi 90ka Filmka Wa inoo bilaawe noma dhameeneysid mxa dhacy

  • @user-mz2eh1tk2p
    @user-mz2eh1tk2p 7 วันที่ผ่านมา +1

    Naa wllo cayaarta naga daayee filimadii hore usocday bl noo soodha meestir midkle nga dhaaf waxaan isbuuc lamaqnaaneesid hduusan mashquul kuheesanin😊

  • @user-cf1yz7ux8n
    @user-cf1yz7ux8n 8 วันที่ผ่านมา +1

    Anaa uhoreeyo maanta🎉🎉🎉🎉

  • @r.c.pramadanchalengepubgmo1385
    @r.c.pramadanchalengepubgmo1385 8 วันที่ผ่านมา +3

    Filimada carabta noo bilow sis❤

  • @thekindnessofaperson..
    @thekindnessofaperson.. 8 วันที่ผ่านมา +2

    Kii kale away hee?
    Waanba sugaaye intaano dhan

  • @user-ns9cm1tj4g
    @user-ns9cm1tj4g 8 วันที่ผ่านมา +1

    qaliyeey Hagad ka dhacday wan ku wayey aniguye her waxnn maraya an video hore iskaga noqdo koley meel iskamadan fadhiyin ee ilahay haku fuday dio anagana hana ilawin pL😢😅❤

  • @zacadmuuse4304
    @zacadmuuse4304 8 วันที่ผ่านมา +2

    Qorkii ugu horooyey ee like saara maanta waa aniga❤

  • @cafiif4
    @cafiif4 8 วันที่ผ่านมา +1

    Ma noqn karaa qofka ugu like badn😢❤

  • @zamaqalpih8369
    @zamaqalpih8369 3 วันที่ผ่านมา

    Plz plz hees uu ku dhamado flinku yaa qaadaa🙏🙏🙏

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma 6 วันที่ผ่านมา

    Keep going sis 👸 ✌️

  • @user-yt5cl5qn5n
    @user-yt5cl5qn5n 6 วันที่ผ่านมา

    Ku aaway

  • @FouadyoussoufDagia
    @FouadyoussoufDagia 6 วันที่ผ่านมา

    Ino soobadi wll

  • @AyanAyan-vi2wx
    @AyanAyan-vi2wx 6 วันที่ผ่านมา

    So badi walo filimaanta

  • @ZeinabE5
    @ZeinabE5 7 วันที่ผ่านมา

    Nayaa wllo filimkii hore so dhamaystir kii kale ee aad bilowdayna waad ka sartay caadi iska dhig 😂😅❤

  • @ayaancabdikariin5153
    @ayaancabdikariin5153 8 วันที่ผ่านมา

    Please soo badi xppti ❤

  • @AsmaAbukar-mi1mm
    @AsmaAbukar-mi1mm 7 วันที่ผ่านมา

    Prt 2 plz

  • @NadiyaKhaalid
    @NadiyaKhaalid 7 วันที่ผ่านมา

    Wlla heesta mageceda ii sheega please 🥺😢

  • @user-pi4cb3nt8k
    @user-pi4cb3nt8k 8 วันที่ผ่านมา

    Wandawanay

  • @user-sw8pn8ui5z
    @user-sw8pn8ui5z 8 วันที่ผ่านมา

    Waan ku salamay aboyo❤

  • @user-xy1wb8oo8z
    @user-xy1wb8oo8z 7 วันที่ผ่านมา

    Plz filmkii turkishka ah noo dhamestir plz plz

  • @user-vk7yw9if4l
    @user-vk7yw9if4l วันที่ผ่านมา +1

    👁️👁️
    👃
    👄

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 7 วันที่ผ่านมา

    Walley musalsal mataanaha kabilowdey nosoodhameystir plzz

  • @user-mn1md1uu4w
    @user-mn1md1uu4w 7 วันที่ผ่านมา

    Filimdi hore noo soo dhmee

  • @MuniiraIsmail-sb9qf
    @MuniiraIsmail-sb9qf 7 วันที่ผ่านมา

    Keep going sister 🎉🎉🎉🎉

  • @SucdiXasan-ho8hl
    @SucdiXasan-ho8hl 8 วันที่ผ่านมา

    thnks duni🥰

  • @abdiladifmohamed103
    @abdiladifmohamed103 7 วันที่ผ่านมา

    Filimki aad mataanaha soo dhigtay maxaa u deledey

  • @AhmethInho-vd7dr
    @AhmethInho-vd7dr 7 วันที่ผ่านมา

    Kan mid uu eg yay filmka oo ad so dhigtay

  • @mushtaqabdiqani5512
    @mushtaqabdiqani5512 8 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid ❤

  • @sabirinmaxamed226
    @sabirinmaxamed226 7 วันที่ผ่านมา

    Abyo kii hore oo gabdha dhagoosha mxa ugu bixsay soo gali so dhamestir ❤️🫶

  • @jamilojimcale2543
    @jamilojimcale2543 8 วันที่ผ่านมา

    Wlly film ka gabdhs dhagoosha aheyd aaawe

  • @MuniiraIsmail-sb9qf
    @MuniiraIsmail-sb9qf 7 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉

  • @user-my3cz1ev8f
    @user-my3cz1ev8f 8 วันที่ผ่านมา

    Shaydanka iska naar

  • @ridwanmoha1168
    @ridwanmoha1168 8 วันที่ผ่านมา

    First❤

  • @ayaandayib7093
    @ayaandayib7093 8 วันที่ผ่านมา

    Filimki matanaha noso dhameystir

  • @user-kg4eo7tf6t
    @user-kg4eo7tf6t 8 วันที่ผ่านมา

    What is the title for the film

  • @Sara7Jk
    @Sara7Jk 7 วันที่ผ่านมา

    Drama name 😢

  • @user-hv1pf7hn2e
    @user-hv1pf7hn2e 8 วันที่ผ่านมา

    Filmki away anowaday abayo 😢

  • @UgbaadXasan-th3cw
    @UgbaadXasan-th3cw 8 วันที่ผ่านมา

    Naa walaalo maxaad filmkii udhamays tiriwayday😢😢

  • @shaaficimoh3070
    @shaaficimoh3070 8 วันที่ผ่านมา

    Frist