DEG-DEG: DABIN CUSUB OO LOO DHIGAY A/MADOOBE, GO'DOOMINTA HOTELKA UU DAGNAA & ARRIN AAN LA FILEYN...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 19

  • @dhaqansabrie7664
    @dhaqansabrie7664 11 วันที่ผ่านมา +3

    Nin dhaqtar aaday, iyo nin yurub ku dalxiiso ma isku midbaa ? Waa qalad waxa lagu sameynayo qof xanuunsan ,hore u bax A.madowe dhaqtarkaada aad. Ilahey ha ku caafiyo.

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 10 วันที่ผ่านมา +1

    Subhanallah war illah ka cabso ee umada kada beenta yahu😮😮😮

  • @MaamaKeyf
    @MaamaKeyf 10 วันที่ผ่านมา +2

    BEENAALE BUKA

  • @SayidSadaad-np7zb
    @SayidSadaad-np7zb 10 วันที่ผ่านมา +2

    Intaa xasan bakhti u sujuude ka siista &10dollar

  • @AbdulaahiWarsame-w7o
    @AbdulaahiWarsame-w7o 10 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤asc

  • @Mko-u7g
    @Mko-u7g 11 วันที่ผ่านมา +3

    Xasan ma kiinya ayuu xukumaa say ku qaaday

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 11 วันที่ผ่านมา +2

    Miskiin jahil safaaraha kiinya joogaa ma xamar bay hoosyimaadaan say amar usiin kartaa waa hadal layska yiri
    Tankale xasan sheekh jaadka isagaa faa iido ku qabee muu joojin karaa asaga ku khasaari

  • @SayidSadaad-np7zb
    @SayidSadaad-np7zb 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkii aduunka u hanyaraa hada u fulaysnaa madaxda dunidu waxay ku xasantaan hadduu naxo wuu isku xaaraa

  • @arooryo7463
    @arooryo7463 11 วันที่ผ่านมา +1

    Waa xiran yahay iyo emirates usocdaa

  • @hurrekoje2146
    @hurrekoje2146 11 วันที่ผ่านมา +3

    Beenta iska daa! Somalia dowlad kama jirtee

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 11 วันที่ผ่านมา

      Gudoomiyihii baxsadka ahaa lugahiisa ayuu xabsi Ku doontay😂😂

    • @hurrekoje2146
      @hurrekoje2146 10 วันที่ผ่านมา

      @Xuseenaadan-nl7im anigu waxan xog ogaal u ahay in Sh Ahmed uusan xidhnayn bal ee aad uga muhiimsan yahay Hassan. Mida kale Ahmed Nairobi waa magaladiisii kenyana rag ay famil yihiin baa xukuma kana go’daa maamulkeeda.

  • @Mko-u7g
    @Mko-u7g 11 วันที่ผ่านมา +2

    Hawiyow doqonimada soo iskama days aan waad uun ooyaysan Nairobi soomagaaladiisii ma aha manimbaa gurigiisa lagu waardiyayn beenaale see kubaxay

    • @diasmahamud9330
      @diasmahamud9330 11 วันที่ผ่านมา

      Nayrobi kuukuuyaa leh,,gurigiisa waa jig jiga iyo gaarisa waana la adoonsadaa

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 11 วันที่ผ่านมา

      Dawlada ma hawiye ayaa dhisatay Waa laga gudbay sheekadii Reer hebel 😂

    • @billeabdi1061
      @billeabdi1061 10 วันที่ผ่านมา

      Xool nool oo iska hadley uma xumid jahilyahow 😮​@diasmahamud9330