Waryaa Oomar shaqaad ka digataye naga xishood. Maxaad hadaladiisa 15 ka hor ah maalin kasta u soo qaadaneysaa. U sheeg walaalkaana sidoo kale ayuu u soo qaataa. Waa la soconaa waxaad sameyneysaan. Jooga 18 maalin baad maalintiiba 3 vedio baad 3 TH-cam soo galisaan isu geyn maalintii 9 video oo Oomaar oo cabanaya soo galisaan.
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw 0:25
Subxaan allaahi culwankabiira
Waxa baa lataagey weyjirtaa
Dalkii soomaaliya 🇸🇴 oodhan
Lataagey walaahi waa yaab
Soomaaliya amxaaro 😱 ayaa taagey😢
Waryaa Oomar shaqaad ka digataye naga xishood. Maxaad hadaladiisa 15 ka hor ah maalin kasta u soo qaadaneysaa. U sheeg walaalkaana sidoo kale ayuu u soo qaataa. Waa la soconaa waxaad sameyneysaan. Jooga 18 maalin baad maalintiiba 3 vedio baad 3 TH-cam soo galisaan isu geyn maalintii 9 video oo Oomaar oo cabanaya soo galisaan.
Omar needs hospital