FAYSAL MUNIIR ILWAAD QURUX{OFFICAIL VIDEO}2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2023
  • ERAYADA IYO LAXANKA - ABDIRAHMAN JAMARTI
    MUSIC- AYUB HARUUN
    CODKA- FAYSAL MUNIIR
    CAMERA AND EDIT- MAAME DAYAX
    Social media
    / 8rpgwneg
    vm.tiktok.com/ZMjhLHFaf/

ความคิดเห็น • 191

  • @user-ql2np9gz1w
    @user-ql2np9gz1w 10 หลายเดือนก่อน +2

    yaa salaam eesh calaa hees codka fanaankani waa asal

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 10 หลายเดือนก่อน +4

    SOO DHAC WALEE WLLKY IYO DUMAASHIDEY ADUUN KOO IDIL AYAAN ADIGAA KAA ILAASHADEE BAL ARAG OO II IGOOW INAAN…JAH JAH ❤ AJAANIB TII WAAD NAGABUUFI SEEN HEES WALBAA JAWI IYO ACTION IYO NASH QADEY YAAB LEH WLHY WLLKY ANIGU WAAN KU FASAXEY MAR HORE 🙏🙌🙌

  • @ZAKARIYEMAAFIYO
    @ZAKARIYEMAAFIYO 10 หลายเดือนก่อน +38

    Aʟʟᴀʜ ɪs ᴏɴᴇ ❤☝️😰

    • @mohamedbashirgedi7344
      @mohamedbashirgedi7344 10 หลายเดือนก่อน +3

      To Him we will return 😢

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 10 หลายเดือนก่อน +2

      Allaah

    • @fardousafarah9389
      @fardousafarah9389 10 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉😮😅😊

    • @shaambelcabdinasir7534
      @shaambelcabdinasir7534 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamedbashirgedi7344😢😢😢😢😢😢😢

  • @badrauk6940
    @badrauk6940 10 หลายเดือนก่อน +11

    Jaceylku macanaa Marka Daacad La isku yahay😭💔

  • @hafsohayaat6531
    @hafsohayaat6531 10 หลายเดือนก่อน +6

    Wooow labada fanaan oo kaliyah Somalia dhan Ka dhaqeysti waan sugi la ahay 😮😮😮😮❤❤

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA 10 หลายเดือนก่อน +5

    Waxaasaa fanaan iyo fankii lagaa dhahaa 👏
    Run ahaantii waxaad tahay taalantgii oo qofa codkaaga darenkale markan maqlo fankii horaan xusuustaa @faysal 🙏

  • @cfitaaxaxmedbaadi8361
    @cfitaaxaxmedbaadi8361 10 หลายเดือนก่อน +3

    Golden voice ❤faycal muniir
    Xaqiiq tan hees waadhaaftay inkabadan 1kjeer waandhagaystay ❤❤❤

  • @maxamedabdu4862
    @maxamedabdu4862 10 หลายเดือนก่อน +15

    Isaga oona qof ijecel haysan ayaan dareemayaa hadana😢😢😢 what a voice🥰

    • @neima6584
      @neima6584 10 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@neima6584wiilka adigu jecloow wlloh😢😅😅😅

    • @faysaabdi7316
      @faysaabdi7316 10 หลายเดือนก่อน +4

      Anaa ku jecel huno ❤❤❤

    • @maxamedabdu4862
      @maxamedabdu4862 10 หลายเดือนก่อน

      @@faysaabdi7316 Tnx huuno🥰

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 10 หลายเดือนก่อน

      @@faysaabdi7316 huuno jecloow wiilka qruxeey

  • @deeqoowyare
    @deeqoowyare 10 หลายเดือนก่อน +6

    Layaab layaab legend wllkey faysay muniir qof aan taageero horay usoco sxp qali

    • @deeqoowyare
      @deeqoowyare 10 หลายเดือนก่อน +2

      Faysal wll waxaN rabaa inaan kula soo xariiro xageen kaala soo xariiri karaa

  • @hudiitha4465
    @hudiitha4465 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wow eshcala hees 😮❤Asxaabey wiilka 1m gaadhsiiya please 🙏

  • @muhiimcolaadyusuf7271
    @muhiimcolaadyusuf7271 10 หลายเดือนก่อน +1

    waaw jacel igalay aniga tan hees wey dhaftay

  • @NaciimamahdiXayd
    @NaciimamahdiXayd 10 หลายเดือนก่อน +2

    MiyaaN kaa ahaaN karaaa😢 Zamiir abdirahman ❤❤❤

  • @diiiriyeaset7602
    @diiiriyeaset7602 10 หลายเดือนก่อน +2

    Axsan hees erayada iyo laxanka iyo biijkaba Kal iyo laab❤

  • @amiiraapdi9678
    @amiiraapdi9678 10 หลายเดือนก่อน +2

    Faysal codkaga wa top level 😢❤

  • @nesterooymohamed6782
    @nesterooymohamed6782 9 หลายเดือนก่อน

    Mshallah heestaan wallhi sidhaba ujeclay sxp faysl munir guul iyo gobanimo waan kutaageeraa

  • @SHIINE_YARE
    @SHIINE_YARE 10 หลายเดือนก่อน +2

    Legend Jawiga Jclka Ciriiri ayad ku qabatay❤❤😊

  • @asmaryare7497
    @asmaryare7497 10 หลายเดือนก่อน +1

    The legend Big Fanan Sami Faisal muniir

  • @user-vv1pb7vv4s
    @user-vv1pb7vv4s 10 หลายเดือนก่อน +1

    Miyaan Kaa ahaan Karaa ❤
    Awooddeydaa tehee❤🎉😢

  • @ibrahimhassan1624
    @ibrahimhassan1624 10 หลายเดือนก่อน +1

    MY One And ONLY Signer F.Muniir.
    Sigaara Heesahaaga Usugaa Legend in the House 🏠 GuulaYso ❤

  • @user-vm8fu4ny2x
    @user-vm8fu4ny2x 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ax😢😢😢😢😢😢😢😢😢itiii wax jecel 😢😢😢😢😢😢😊

  • @shukriismacil7428
    @shukriismacil7428 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ayy hees weydhaaftay tani ❤

  • @abdikanidiiriyecllaahi36
    @abdikanidiiriyecllaahi36 10 หลายเดือนก่อน +1

    Aduunkoodil ayaa kaa ilaashda
    Muna❤❤❤❤

  • @samiiryare4881
    @samiiryare4881 10 หลายเดือนก่อน +1

    Only heestan ninka just now jeceel saaid ah haye ku baxeysaa😢❤😮

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 10 หลายเดือนก่อน +7

    Wuxuu ibadaan ogaa ayaamahaan soo maree😢😢😢 ma ilaawayo wakhtiyadii murugada insha allh nasiibkaygana waan sugayaa ilaahayna wuu isiinayaa waana ku raja wayn ahay insha allh🤲

    • @user-uw4ks5ke2u
      @user-uw4ks5ke2u 10 หลายเดือนก่อน +2

      Enshalh wll😢

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 10 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@user-uw4ks5ke2u😢😢insha allh sharfanid boqortooyo

  • @abdifatah__kaka__cade1128
    @abdifatah__kaka__cade1128 10 หลายเดือนก่อน +2

    Super Feysal 🔥✨

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 10 หลายเดือนก่อน +1

    Jah legend codkiisa heesaha jacaylka si garay ii tabtaan🥹❤️😍

  • @muztafeadamnouh7010
    @muztafeadamnouh7010 10 หลายเดือนก่อน +1

    Faysal muniir waa fanaan heersare lkin muu helin wxii uu mudnaa ❤guulayso✊

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 10 หลายเดือนก่อน +1

    GO,AT soo rogaal celi aabihii codka faysal muniir 😢

  • @abdilahiismail9150
    @abdilahiismail9150 10 หลายเดือนก่อน +6

    Golden voice 😮🎉😊

  • @dahirsuldanpro2143
    @dahirsuldanpro2143 10 หลายเดือนก่อน +3

    10 sano waa Fananka keli ah een heesihisa si Taxane ah U dhegaysto. Dhawrkii Bilba Marbaan Dib Uga Raadiya heesihisa wixi cusub ama I dhaafay

  • @zaki_ilkacase_officail3065
    @zaki_ilkacase_officail3065 10 หลายเดือนก่อน +1

    Aabo codkagu waa raashiin horay usoco zxp faysal muniir wax tayo leh

  • @apdirashidali2295
    @apdirashidali2295 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah. Hestii hesaha 🥰 allaw isku kiin daaa ❤

  • @hamdamohamedqueenofheart4879
    @hamdamohamedqueenofheart4879 10 หลายเดือนก่อน +1

    My fav fanan faysal muniiir waan kaa hayaa taasna❤

  • @user-sx6yw4iw6t
    @user-sx6yw4iw6t 10 หลายเดือนก่อน +1

    wow what avoice the only legend

  • @kidspart538
    @kidspart538 10 หลายเดือนก่อน +3

    Miyaan kaa ahaan karaa Awoodaydaa tahee😢 war gabadh intaa an uqoro mala waayey

    • @hodanosmaan9203
      @hodanosmaan9203 10 หลายเดือนก่อน

      Insha allh waay sosocota usamir❤

  • @mohamedabdilatif
    @mohamedabdilatif 10 หลายเดือนก่อน +2

    You can never ignore faysalka fanka🎉

  • @eidleone4330
    @eidleone4330 9 หลายเดือนก่อน

    Faysal muniir
    Fanan heesta uu qadayo laga damareemo dareenka ay xambarsantay ❤🎉

  • @abdirahiimabdulaahimahamed6846
    @abdirahiimabdulaahimahamed6846 10 หลายเดือนก่อน +3

    BOQORKA CODKA FAYSAL MUNIIR❤

  • @ziizoyareofficial8807
    @ziizoyareofficial8807 10 หลายเดือนก่อน

    Runtii ❤❤❤ hee Stan waxa dareemi kara qof haysa qof jecel isku faraxsan is weshada is ilaashada runtii Aniga ahaan si Gaara I taabanysaa

  • @caynidumar6371
    @caynidumar6371 10 หลายเดือนก่อน +1

    Apdirishiit 🤴💋❤️🫂

  • @ZakiboyZakiboy-qd1pp
    @ZakiboyZakiboy-qd1pp 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waw boqorka Codka gulayso bro taageero from Djibouti

  • @MaxamuudCabdiqani
    @MaxamuudCabdiqani 9 หลายเดือนก่อน +1

    Legend is legend f.muniir

  • @sharkeeyyuusuf1263
    @sharkeeyyuusuf1263 10 หลายเดือนก่อน +2

    Feysal muniir fanaanka aan dhageysto❤

  • @Raxmacllaahi-wi7ok
    @Raxmacllaahi-wi7ok 10 หลายเดือนก่อน +2

    Oh my Faysalka fanka ❤

  • @nimcohassanhasan1930
    @nimcohassanhasan1930 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mn sha allah marwdii wllky faysal

  • @mowliidmaxamed5592
    @mowliidmaxamed5592 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi heestaan washidantahay ani wan wataa ilaa 5 jeer ayan ku ceshceshanayey

  • @dabdheere5724
    @dabdheere5724 9 หลายเดือนก่อน

    Mar Mar show wada jooga waxaa dhama isŵaaga heesta midhaherda waxaa qerxi kara qof JACAYL ❤ dhab ah soo haleelay waa qisooyinka mahadhooyinkaa ee xasuusahaygii waayo aan soo maray lagu qeexayo intaan jacaylkoodii dhabta ahaa calfan Ayaan diwaankooda ku jiraa
    ha waaro jacaylku ❤

    • @ahmedzaki4314
      @ahmedzaki4314 9 หลายเดือนก่อน

      Aad ayaan kuula dareemayaa

  • @AA-ce6lq
    @AA-ce6lq 9 หลายเดือนก่อน

    Erayadii Abwan Abdirahman jamartii
    One love ❤

  • @canabmaxamedyare7140
    @canabmaxamedyare7140 10 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allaah beautiful family insha Allaah ubad kheyr leh

  • @Liibaandaacad12
    @Liibaandaacad12 10 หลายเดือนก่อน

    Nooleeyaha ,badbaadiyaha fanka faysal muniir

  • @caynidumar6371
    @caynidumar6371 10 หลายเดือนก่อน +1

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 9 หลายเดือนก่อน

    Tani Way Hees Dhaftay 💯

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ereya iyo laxan 100%
    Codka 1000%
    Jilitanka 100%
    Boqorka codka

  • @ms.liciaga
    @ms.liciaga 5 หลายเดือนก่อน

    Mash’Allah beautiful song I like it keep going legend ❤❤

  • @user-tb3lf6ex2h
    @user-tb3lf6ex2h 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hestan anoo jacayl ihayo ayaan laba jeer ku ceshtay muniir fanaanka fanaaniinta wan ku tageeraa sxp❤

  • @saleyeduwanearsenal3891
    @saleyeduwanearsenal3891 10 หลายเดือนก่อน +1

    Amazing 👏

  • @abdinasibxigmawi3215
    @abdinasibxigmawi3215 10 หลายเดือนก่อน +3

    Feysal munir the Legend 🥰

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 10 หลายเดือนก่อน +1

    Best romantic ❤ Awoodaydaa tahee 🎉

  • @fosiyaibrahim2930
    @fosiyaibrahim2930 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha allah my family ❤ farxad iigu nolada

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 10 หลายเดือนก่อน +1

    Great🎧🤩

  • @zeynabahmed5690
    @zeynabahmed5690 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan hesihisa wan ku heystaa wllhi❤

  • @user-ww5ci8rq5k
    @user-ww5ci8rq5k 10 หลายเดือนก่อน +2

    Golden voice keep going

  • @nafisaibrahim2402
    @nafisaibrahim2402 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤🎉🎉🎉🔥🔥🔥🔥

  • @cumarcr561
    @cumarcr561 10 หลายเดือนก่อน

    Woooow legend another level sxb🎉🎉🎉🎉🎉

  • @xigmoxasan3675
    @xigmoxasan3675 10 หลายเดือนก่อน

    Jah axsan hes keep going my pro fananka kaliya geyiga somalida anka tagero🎉❤

    • @DjimalehHassan
      @DjimalehHassan 10 หลายเดือนก่อน +1

      OG cod dahab ah yey leyihiin

  • @laylosiciid3071
    @laylosiciid3071 7 หลายเดือนก่อน

    Jah wxas hees ka ah

  • @ayaansomali1126
    @ayaansomali1126 10 หลายเดือนก่อน

    Jecliyaa wada jogiina ❤

  • @saadaqmaxamed1712
    @saadaqmaxamed1712 10 หลายเดือนก่อน +1

    Legend ❤😊

  • @Musam377
    @Musam377 10 หลายเดือนก่อน +2

    Legend what voice

  • @ahmedabdalla1792
    @ahmedabdalla1792 10 หลายเดือนก่อน +7

    Golden voice Faysal Munir ❤

  • @ahmedzaki4314
    @ahmedzaki4314 10 หลายเดือนก่อน +1

    Golden voice

  • @xananjamac5918
    @xananjamac5918 10 หลายเดือนก่อน

    Www Mansha allh isku waara fanaanka kaliye tegero

  • @sharmaakeCabdi-ps2pz
    @sharmaakeCabdi-ps2pz 10 หลายเดือนก่อน

    Legend faysal muniir

  • @Cabdimaalik1
    @Cabdimaalik1 10 หลายเดือนก่อน

    ganaanka fanaanada faysal muniir 💯💯💯💯

  • @abdikariimfaarax6623
    @abdikariimfaarax6623 3 หลายเดือนก่อน

    Inďhaha aragadooyiyeey
    Iftiin baad iitahoo
    Qalbigu eraygaaga Wacan
    Ayuu intifaac Sadaa
    Agtayda markaadan Joogin
    Naftaydu ma aamustee
    Miyaan ka ahaan karaa
    Awoodeydaa taheee
    Aduunkoo idil ayaan
    Adiga ka ilaashadee
    Bal aragoo ii ogoow
    Inaan ifka kuu jeclahay

  • @abdikanidiiriyecllaahi36
    @abdikanidiiriyecllaahi36 10 หลายเดือนก่อน +1

    Faysal muniir halgaan coidka❤❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 10 หลายเดือนก่อน +4

    Inadha arkoodiyee😢. Iftiin
    baad ii tahoo inadhaha aragaga jecel 😢. Qalbigu eraygaaga wacan😮 ayuu inti faacsada 😮
    Agtayda markaanada joogin😢 naftaydu Ma aamustee 😢 miyaan ka ahaan karaa awoodayda tehee aduunkoo idil ayaan ka ilashadaa 😮 bal aragoo ii gow inana ifka ku jecelahay 😢

    • @khadiijohassan8454
      @khadiijohassan8454 10 หลายเดือนก่อน +2

      Hesaha sida lagu dhahayo hadee run ahan laheed sowma wacanen😮

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash 6 หลายเดือนก่อน

      @@khadiijohassan8454 wa run sxp heesaha intoodad badani Wllhi 😢

  • @HilinShow
    @HilinShow 10 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo🎉

  • @Haskamaalim
    @Haskamaalim 10 หลายเดือนก่อน

    Legend wakusalamii sxp sare

  • @user-nm7pw7lm8g
    @user-nm7pw7lm8g 10 หลายเดือนก่อน

    Faysal fanaan aan jeclahay isaga iyo heesihiisaba oo cod mcn

  • @saxarlasabawaag7050
    @saxarlasabawaag7050 9 หลายเดือนก่อน

    Hees iyo badh❤

  • @AdnaAbdullahi-ty8gq
    @AdnaAbdullahi-ty8gq 10 หลายเดือนก่อน +1

    My favorite Fanan of all time🥰

  • @bilancabdi5397
    @bilancabdi5397 10 หลายเดือนก่อน

    fanan tageero u ahay

  • @CabdullaahiMuumin-dc1xi
    @CabdullaahiMuumin-dc1xi 10 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah

  • @ShucaybYare-sv9ki
    @ShucaybYare-sv9ki 10 หลายเดือนก่อน

    F.muniir waxaa fankii oo qofa
    Heesaha uu qadoo oo dhan makala dhacaan allah inii xiftiiyo my family 👪

  • @JamaalMaxamed-jg7vp
    @JamaalMaxamed-jg7vp 10 หลายเดือนก่อน

    Faizal Muniir best singer

  • @lipaanibraahim5070
    @lipaanibraahim5070 10 หลายเดือนก่อน

    FanankaygiiH❤❤😢😢

  • @amaalabdullahi2155
    @amaalabdullahi2155 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @fadumaabdillahi8510
    @fadumaabdillahi8510 8 หลายเดือนก่อน

    I ❤ the song so beautiful.❤❤❤

  • @theebobby45
    @theebobby45 9 หลายเดือนก่อน

    Actually it's my best song for the new month of October...Any lyrics please I wanna learn the song 😍😍

  • @manshaalaahsheikhfadumo5997
    @manshaalaahsheikhfadumo5997 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allan huuno

  • @abshircabdixayi
    @abshircabdixayi 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allh

  • @ilhanali2669
    @ilhanali2669 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤🔥🔥🔥🔥

  • @sacdiyo1100
    @sacdiyo1100 10 หลายเดือนก่อน

    Fanan,keygi❤

  • @warsamamed368
    @warsamamed368 4 หลายเดือนก่อน

    Indhaha arago diyeey.
    Iftiin baad iitahoo
    Qalbigu eraygaga wacan ayu itifacsadaa
    Agtayda marka aadan joogin naftaydu ma amuste.
    Miyaan ka ahaan kara
    Awoodayda teh hee
    Aduunkoo idil adiga ka ilaashade
    Bal arag oo ii ogow inaan ifka ku jeclahay

  • @muwahibmukhtar
    @muwahibmukhtar 10 หลายเดือนก่อน

    Bata oo barkooba ❤❤❤

  • @muqtaarnuur9144
    @muqtaarnuur9144 10 หลายเดือนก่อน

    Feysa muniir Esh calaa soot my big brother keep goyin to my family 1 love you too much

  • @user-ef8gi4tp8l
    @user-ef8gi4tp8l 5 หลายเดือนก่อน

    Jacyal ma arki karo 😢💔

  • @shafiiisse9230
    @shafiiisse9230 10 หลายเดือนก่อน

    🔥🔥

  • @roobleyare2727
    @roobleyare2727 10 หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️