Dumar Caayihii Daaciga sheegtay !! 4 Qodob oo Ku saabsan Nin kaa Dumarka caaya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Nagaad Tv haddaanu nahay waxaanu idinla wadaagay naa Qisooyinkii Nabiyadda naxariis iyo Nabadgalyo Korkooda ha ahaateee ku asxaabta ,kuwii Dadkii Xikmadda lahaa
    wacdiyo iyo waxkasta oo bulshadeena wax tar u leh dhaqan iyo diin labadaba
    fadlan ku soo biir Barteena Dhiiri Gali oo sii gaadhsii Dadka wanaaga .

ความคิดเห็น • 55

  • @snw9257
    @snw9257 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid Nagaad TV

  • @Cadar49
    @Cadar49 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runta mid aamusa iyo mid faaxisho iyo marin habaabin ka hadlaa la noqday waan u baahan nahay rag badan oo sidaadda oo kale wanaaga umada u sheega wax ma garatada naga qabta Mahadsanid

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 2 หลายเดือนก่อน +6

    Waa nacas aan aqoon meesha uu ka yimi iyo sida lagu soo koriyey waxa uu ilaawey hotads uu canaanyo in isaga dhashay la dhalatay Ma istaahilo in loo jawaabo 😭😭😭😭😭😭😭

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dullikugudhac yashega wixi isaga hooyadi kusokorisay .
    Kaasu wacaqlika faaruq
    Allow dhawr hooyo MCN
    Aqiro io aduunba.
    Aamiin yarabi 🤲🤲🤲

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 2 หลายเดือนก่อน

    Hoyo danbika Allaha dafoo❤

  • @tazniimhupii8266
    @tazniimhupii8266 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subhnllh kan daacunka hdalkisa kawiswisaa wlhi ani mba dhgysto dumar naceyb kujiro dumarkna wa kii nabigeena suban scw kadardaarmay wax ladhaylsado mha

  • @Amina-lt2jg
    @Amina-lt2jg 2 หลายเดือนก่อน

    Xamarna kasoo erya yuu hooyoyinkiin idinku hor caayine

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah haku sharfu labaduba waa labu Nina oo Somali 🌟⭐️🌟⭐️⭐️⭐️

  • @adamfarah1952
    @adamfarah1952 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aflagaadada wamid isaga kusionoqonaysa hooyooyinka uu casyayo mazuuliyadii adadigu gabtay iyo midka kula midkaa oo sheekh shaydanka bayhayaan dumarka dheh shaydankan daaciga isu bixiyey

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan Qaasim waa nin wanaagsan meel fiican buu Somali ka geli lahaa, runtiina waa nin fiican, balse siyaasadda iyo qabyaaladda ayuu marmar walaaqdaa oo ummad dhan oo shiikh iyo sharriif leh cay u miisaa ama TV giisa laga caayaa

  • @kamaludiinabikar3735
    @kamaludiinabikar3735 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mantaad ugu fiicantahay sxb qaasinow inagadaa arrimaha siyaasada oo buufi kuwa bilaa caqligaha

  • @alihassandaksale2866
    @alihassandaksale2866 2 หลายเดือนก่อน

    Waa dameer

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii aanay soomaalidu haysanin haween ilaahay karti aan qiyaas lahayn siiyey qurbe iyo dibadba waa lagu baabi'i lahaayeen.

  • @alyascalu
    @alyascalu 2 หลายเดือนก่อน

    Geesi ❤ weye dancing saalax

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤thank bro ❤ninkan walaso diray😢

  • @Miimisom
    @Miimisom 2 หลายเดือนก่อน

    Kaasookale waa daaci tuug 🤛🏽

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 หลายเดือนก่อน

    Horta doqoni yaa waaye

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 2 หลายเดือนก่อน

    Barii bulshadu waxay noqdeen bahalo galeen.

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan wax xun maa sheegin bila,adamka nimcada maxijin karo

  • @alihassandaksale2866
    @alihassandaksale2866 2 หลายเดือนก่อน

    Horta
    Gabadh bay isku xumaadeen.
    Marka. Midaas uun in uu ku ekeeyo bay ahayd kuli dumarkii bu isku qaaday.
    Hadii uu leeyahay gabdhuhu hadii aan Allah ku khasbin in ay guriga joogto baa u fiican. Wuu saxanyahay

  • @MoustaphaDaherAhmed
    @MoustaphaDaherAhmed 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan maxkamada ha la keno

  • @Amina-lt2jg
    @Amina-lt2jg 2 หลายเดือนก่อน

    Wll waan ku salamy nimanka kusoo yaacaya gabadha runta sheegty maxay uqaban waayeen dadka akhlaqda xun jeelasha halaga buuxiyo dadka wanagsanba wayku ciqaabaane jeelashee kuwanaa ciqaab ubaahan

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c 2 หลายเดือนก่อน

    Raga soomaliyeed iyo waxgaradkeena waa inay iska qabtaa Mooryaan Saalax

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน

    waa doqon Afkisah dacaydah weyn bay kah muqatah nocan bah u ah somali wadad ku sheg waxan kah xumahay nocan kuwah dhegaystah waxaa wajibah in nocan lah dhegaystoh waxaa wajibah in kan lagu diloh dhagax

  • @LJama6119
    @LJama6119 2 หลายเดือนก่อน

    waa nacas. waxaan wadaagnaa magaca 'rag' lakiin kani ciyaal suuq aad u aqlaaq xun. rag badan shahaa iyo tomaandhadaa ayaa lagusoo koriyey.

  • @hassanabdi3502
    @hassanabdi3502 2 หลายเดือนก่อน

    Somali runta way necebtahay oo waxay ku mahmaahan,run sheeg waa balasheeg.
    Ninkan😢run iyo waxjira yuu ka hadlay.

  • @snw9257
    @snw9257 2 หลายเดือนก่อน

    Ragu waa iyo rag la mood kani rag iyo dumar midna maaha

  • @abdirahmanjibril8671
    @abdirahmanjibril8671 2 หลายเดือนก่อน

    In la shaabuugeeyo ayuu ku fiican yahay. Daaci maaha ee waa ceebeeye diinta laawe ah.

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 2 หลายเดือนก่อน

    Ninliita weeye duli

  • @Filsanmohamed-w1o
    @Filsanmohamed-w1o 2 หลายเดือนก่อน

    Wax garadkeena❤

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 2 หลายเดือนก่อน

    Caan aad noqotiid ayu sida uku hadla

  • @abusultan011
    @abusultan011 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa nasiib darra ah kuwa waraysta iyo dadkuu ku dhex nool yahay isagoo caayaya hablahooda iyo hooyooyinka

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaani waa in nalio soo xidha amase Raligalin bixiya

  • @nassiraw-said6584
    @nassiraw-said6584 2 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa wll noocisa waxaa loo yaqaan Narjisi ama (النرجسي) amba luqada qalaad(narcissistic) Daawo ma leh waa gudaafad.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน

    xita waxa laga yaabaa in ninkan caayaya dumarka in hooyadis yaanyo iyo shaah siday qoraxada ugu iibineysay ay kuso korisay oo wax kubartay

  • @MaryamDirieAli
    @MaryamDirieAli 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan hooyo buu u baahanyahay

  • @cilmiyool8241
    @cilmiyool8241 2 หลายเดือนก่อน

    Adigu farriin isu dir qabyaalad iyo isku dir iyo dhiiga islaamka iska daa ninkan qolaaba eryanaysee

  • @musseosman3369
    @musseosman3369 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkii dumarka ku biirayo ha ku biiri raga iyo dumarku way kala dwnyhin dhinackastaba lkn ninkii funaafaq ah ha xagxagto ninka runta sheego

  • @saidali6971
    @saidali6971 2 หลายเดือนก่อน

    Iminkana ma arimihii iidoorkaad irsaqad karadisen Dhulbahantooy😅

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 2 หลายเดือนก่อน

    Waa khaldaan kani culimo ceebays ahi cillad iyo cudur isaga ugaar ahaa ayuu dumarkii oo idil kudabaqay wuxuu kamid yahay dadka magac diimeedka diinta kudumiya ee dadka nacsiiya hadmu diin bidiini yacnii bi.ismi diini digtoor qaasim mahadsanid 💯🇬🇲🇬🇶🇬🇲🇸🇴🍇☂️

  • @Xaq-raace
    @Xaq-raace 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan aflagaado kuuma hadal inta aan ka maqalay waxa qudha uu sheegay Dumarka Raggoodu wanaajiyaan ee aan marna arkayn Wanaaga ninkeeda.
    Ee meeday meeshuu ugu gafay Hablaha dhamaan?.

    • @afnancumer8907
      @afnancumer8907 2 หลายเดือนก่อน

      Caqli ku dar dhariga waxa karka kakeenay waa kulaylka soo dhamayso wuxu ka hadlo oo dhn

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 หลายเดือนก่อน

    macne u yeelayoo soo gud binaya inaad Adigiba ka mid tahay manilowsan tahay???😢 qof ka marka la daawado la sheeg xunbsheego ayuuu sii waashaa😢😢

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 2 หลายเดือนก่อน

    Kan cadowga oo uqabo dumarka wayni badanaa asaga ma geedbaa dhaley.

  • @mohamedfarah5700
    @mohamedfarah5700 2 หลายเดือนก่อน

    War wuxu akhlaaq xumaa muxuu ahaaa ???bisinka, runtii anigu markii hore waa dhagaysan jiray oo inuu miyir qabaan uqabay lkn, maanta kadib waa Iga xaaraan xataa aragiisa,war anigaa hooyaday igu sookorisay tamaandho iyo basal,allaha ka,abaalmariyeee

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 2 หลายเดือนก่อน

    Kani waa afkadhuus ah gabadha soomaaliyeed hadey madax xanuun hadey gabadha soomaaliyeed dhimato asagaan uhaysanaa meel kastoon joogno 5 taqaaradood aan joogno hadaan gabadha soomaaliyeed. Kan hooyo madhaline wey dhuustey

  • @SonSharib
    @SonSharib 2 หลายเดือนก่อน

    Ammuu yahay oram afsoomaali bartay oo gaaladu u soo dirtay aflagaadaynta dheemanka iyo dahabka soomaaliyeed .

  • @AminaGAli
    @AminaGAli 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaay u badantahay inuusan caafimaad qabin oo kalsuunidu kuyartahay ama caqligu.

  • @SaynabCabdi-l9n
    @SaynabCabdi-l9n 2 หลายเดือนก่อน

    Meelbuukagadhacay hooyomacaan

    • @SaynabCabdi-l9n
      @SaynabCabdi-l9n 2 หลายเดือนก่อน

      Waxhalagaqabto ninka

    • @SaynabCabdi-l9n
      @SaynabCabdi-l9n 2 หลายเดือนก่อน

      Waxhalagaqabto ninka

  • @maryanali6192
    @maryanali6192 2 หลายเดือนก่อน

    Somaali mid walba isaga ayaa isla quman ,ninkani waxba dumarka uma dhimin wey jiraan dumar ragoodu u shaqeeyo oo lacg haysta hadana doonaya inay shaqeystaan oo fadha laga kari la,yahay

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 2 หลายเดือนก่อน

    Waar waxan qof maskax ahaan caadi ah maahee halaga bixiyo maryaha hana laga xiiro gadhka alle duleega jaahilkaa

  • @abdirahmanjibril8671
    @abdirahmanjibril8671 2 หลายเดือนก่อน

    Waa jaahil, cuqdadeysan, oo caqli xun. Yaa dhegaysta waxaan?

  • @mustafaali7560
    @mustafaali7560 2 หลายเดือนก่อน

    Is he talking about our mother and our sister very ignorant guy after all our mothers did to us he suphallah suphallah suphallah suphallah suphallah suphallah suphallah