﴿ وَيَحْلِفُونَ عَلَى الْكَذِبِ وَهُمْ يَعْلَمُونَ ﴾ المجادلة ( WAXAY KU DHAAR TAAN BEEN IYAGOO OG INAY BEEN SHEEGA YAAN) Surat Al-Mujaadala ADEER XUSEEN
Wllo anaga waxaan caanaha unaqaano qola dabo utaqaano marka ma anaga qaldan mase umadaha kale 🤔sidoo kale ayaan anaga xageena waa magac gabar sidoo kale hindidane wa magac wil marka iskadaa dunida waxey kuu fahmeeye kaliye danahada wado ceydane waa magac wiil intaas naga badan 😊ajanibta waa yelkeed ha ubixin❤
﴿ وَيَحْلِفُونَ عَلَى الْكَذِبِ وَهُمْ يَعْلَمُونَ ﴾ المجادلة ( WAXAY KU DHAAR TAAN BEEN IYAGOO OG INAY BEEN SHEEGA YAAN) Surat Al-Mujaadala ADEER XUSEEN
﴿ وَيَحْلِفُونَ عَلَى الْكَذِبِ وَهُمْ يَعْلَمُونَ ﴾ المجادلة ( WAXAY KU DHAAR TAAN BEEN IYAGOO OG INAY BEEN SHEEGA YAAN) Surat Al-Mujaadala ADEER XUSEEN
﴿ وَيَحْلِفُونَ عَلَى الْكَذِبِ وَهُمْ يَعْلَمُونَ ﴾ المجادلة
( WAXAY KU DHAAR TAAN BEEN
IYAGOO OG INAY BEEN SHEEGA YAAN)
Surat Al-Mujaadala
ADEER XUSEEN
Dad aan is haynin buu waqti intaas leeg kuluminayaa kuwa daawanayaa kaliita 😂😂😂😂
Talent laimow dadka haday iskudhacaan iyo haday wada jogaan taaa inaad kudaxrafato waa laga fecanyhy
Wara rufiyan ma thy adi xa kagalay❤🎉
War qoftan mawaalan tahy asad cid uma baahna dadka asagaaba dhaho horey usoco marwalbana wuxuu heli karaa dhalinyero cusub rag amaba wiilal nacas umada shaŕafta leh caacda kaladultag uf somalidaan xaaka si ah
Wuu qarar san yahy wuna gari layahy wllo asgo cidna wax ka shegin bu somali yutubar usareya oo waliba curyan ah cac da nala dhaf hush guulayso asadow cadow ga unolow🎉🎉❤❤
Intuu aqligiisu ahaa ayuu hadley
Dadka madaxa ha uskugilinin talent la imow
Best talent keep going bro 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waxii Kala tagaayo hakala tagaan awal may isku koleysnayen adiga casharkan aad jeedineyso yaa ku dursaday😅😅
Bismilah nin raga iska dhig walayidhi baad ku dashay
Mxa kagalay adi rufyan mthy😂❤
Hii
RUFIYAN BAA TAHAAY MAFHMTE
Awoowe shakadaas walaso afjaray
Walal mxad u jeceshahay inad dadka isku dirto team 27 amaad ku dhaxceewowdaa dabka aad shideeyso dami aan ku dhihilahaa zxp
Xola tahay naga amus.asad fa,ido Kuma qawin e ayaka fa,ido ku qaway.kuli Asad hagio Aya so can bixiyey
Best talent dumarkaba adaa kawarbadan 😂😂😂😂😂😂😂
Hadalkan cada inuu dhahay waxbaa ka jiro maalin horena waa lasheegyay markaa cayda uu saxsanyahy hady arintaasi jirto
❤❤❤❤❤❤
Qeerkaa kumashquul qorahe dhaame aa jiro. Hardwork iyo talent la imow cunug facaa ah oo horumar gaaray haka sheekayn habeen iyo maalin e😂😂😂😂😂😂😂
Amiiro❤ceyda❤❤❤❤❤❤❤
Alamimu laa yadqul jana
Maxaa kaa galy adiga marka rufyanyahow
Wale waxan Layaba Nin Rag ah o kufikiraya inuuu ku so Caan baxo nin Asaga Asagiii Ah waraa shekadan washeko dumar
😅😅😅😅 aleylahe waad asiibtey midhaa shaneeye ayuu ahaa
Haday hadalka run noqo Asad xaajiyowo waya ku Abaala dhecen kuli 🥹
Xayaat qurux waa ku dhaafty😂
Warunta rufi yani Mada katan bada tay
Afsomali meesha kuma haysid😏😏 caaacda meeelaha la aaad
Kkkkkk waxa aad kahadly nin wayn ayaathy kaferso
Wllo beentu waa xaaran Asad iyo amiirana waxba kama dhexeeyann camal kale mala wayay subxaanallaah
Benaali aya thy views ka dadka walalaha ayu ka gale ee ka dhac nio
Waar talent mesha lakaley adiguu dadkaa uun hakashekeyn adher
Wcs wall keeping
Ruufyaan channel ubixi nio
Shekada dhocilaha ka hadleysa ma istiri
war bac kalab yohow beenta badan dowon ka ah
Rufiyaanimada katan badatay ee xishod qof wayn bad tahe gadhna wad lede maxa ka qaldan
Maxaa sheegtay hada war umada ka fariiso bisinka 😏sanadkaan kii nin ahaa iyo warjecli maxaa kala heesto yaab 🙄😡
Sxb Sussex an kuweediye beentan intee laga soo dagsada
Asd hijwo tcsiya uma talee datki katagy ayey utalaa
Mal muxuu ka hadley hada yaab anagaa aragney
Wax kale oo xiiso leh noo keen waxaan wax xiiso leh ma ehee
Beenta dhaaf amiiro hooyo ilmo lehwaye ooreer biisha muhiimna ma
Benalow
Waxaas waa beenta waye dadkaas na dad isjecl oo wllo ah waye kabax warkaas e abti mcn sheko kale mahysaa
Walalow maxaa kaa qaldan war dhalinyarada ka dhamow wax is dagaalay ma lehee hakaa nabad galaan waraa qadida rabtaye saan kugu qosli dono markaan arko ayagoo isla socda oo laamta is galinayo😂
Haguqawanina views ba kagalee
Qoraalka .....Waxaa......Soo.....Qoray.......Midka.....Kamaseertay....Kuuna Diiday....In...Uuuu....Ku...Waso....Mirah...Ku mashquulka Kheyrkaaga Qorsho Dhaamo Ayaa Jira 😂😂😂
Magaca CAYDA wiil loo bixiyo waa qalad, CAYDA waa magac gabdheed xaga carabta hada haday Arkan carabta magaca loo isticmaalayo wiil wy la yaabayan,somaliyey carabiga barta kalmada carabiga ha u isticmaalina qalad.
Wllo anaga waxaan caanaha unaqaano qola dabo utaqaano marka ma anaga qaldan mase umadaha kale 🤔sidoo kale ayaan anaga xageena waa magac gabar sidoo kale hindidane wa magac wil marka iskadaa dunida waxey kuu fahmeeye kaliye danahada wado ceydane waa magac wiil intaas naga badan 😊ajanibta waa yelkeed ha ubixin❤
Cayda waa caydaruus oo la soo gaabiyey
War mxa kaqldn nin wayn batahy dadka waxy dhihin kur hakasarn
Asad kuligood abaal bukuleeyahy
Kk soomaaali dad aan xikmad lahayn bal wuxuu qofkan ku sheekaynayo adeer tantaada raaco jooji
Nin raga tahy inaa dad xamato taaalanta la imaw nio maraxyahow
Beenlow adiga ma ku dhaxjirto alle ka cabso yarow
War orad xooloyahaw umada ka dhex bax adigoo kale garac baa thy oo bilaa tayo ah😡😡
😂😂😂😂
Ninka raga ah waxan oo kale kama hadlo xitaa gabdhaha way ka xishoodan marka adiga xagen kugu xisaabina war xishoow ceb intan aya kugu filan
Barnamish dadka kusoconayo laimow
iney been tahay anigoo og ayaan fiirsanooya war maalaa yacniga naga daa
Waa benta waka diidanye wariya joji benata 😂😂😂😂
😂 1:54
Been bad na ninkani
😂😂😂😂caasi waaye king ma ahan wuxu aheen laga dhigey doqonimo sameyey ceyda cumeer azad hajio agtisa Ku qaangaaren so barbaariyey so saarey
Wax aadan ogeyn ha xukmin
Beenta daa
﴿ وَيَحْلِفُونَ عَلَى الْكَذِبِ وَهُمْ يَعْلَمُونَ ﴾ المجادلة
( WAXAY KU DHAAR TAAN BEEN
IYAGOO OG INAY BEEN SHEEGA YAAN)
Surat Al-Mujaadala
ADEER XUSEEN
Mxa kagalay adi rufyan mthy😂❤
﴿ وَيَحْلِفُونَ عَلَى الْكَذِبِ وَهُمْ يَعْلَمُونَ ﴾ المجادلة
( WAXAY KU DHAAR TAAN BEEN
IYAGOO OG INAY BEEN SHEEGA YAAN)
Surat Al-Mujaadala
ADEER XUSEEN