CHALLENGE HEESAHA : IDIRISKA IITAABO OO WACDARO CUSUB LASOO BAXAY & BAAQULI & KABTAN BAARA OO YAABAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • CHALLENGE HEESAHA : IDIRISKA IITAABO OO WACDARO CUSUB LASOO BAXAY & BAAQULI & KABTAN BAARA OO YAABAN

ความคิดเห็น • 192

  • @Captanbaaraofficial
    @Captanbaaraofficial  7 หลายเดือนก่อน +21

    th-cam.com/video/-8MkLgCtsqo/w-d-xo.htmlsi=BSG79T1enTahIqNN❤❤

    • @XaliimoCumarkaahin
      @XaliimoCumarkaahin 7 หลายเดือนก่อน

      Kabtan af carabi khaldan baa i bartay macalin
      انت من هدا العردن
      Waa la igu haystaa macalin soo badal

  • @adenfadhag1700
    @adenfadhag1700 7 หลายเดือนก่อน +42

    Quraanka Rabbi sidaan uga tar tama.

    • @prothercabdiqaadir_10
      @prothercabdiqaadir_10 7 หลายเดือนก่อน

      Shactaro laga rabaa Qur'an kna lagu ma kaftami kro wll ina wax fahanto isku dy ❤

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 7 หลายเดือนก่อน +19

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏

  • @Ustaadibrahim23
    @Ustaadibrahim23 7 หลายเดือนก่อน +24

    Xabiibkayna ku saliya ❤❤❤

  • @BishaarJey
    @BishaarJey 7 หลายเดือนก่อน +11

    Captain baara full respect 🙏 ❤

  • @abdiwahid997
    @abdiwahid997 7 หลายเดือนก่อน +5

    Kaptan shamuure casuma wa idin barya la ciyaara

  • @shukri2903
    @shukri2903 7 หลายเดือนก่อน +37

    Saaan suwac maka ronow

    • @prothercabdiqaadir_10
      @prothercabdiqaadir_10 7 หลายเดือนก่อน +3

      Shactaro laga rabaa Qur'an kna lagu ma kaftami kro wll ina wax fahanto isku dy ❤

    • @ahmedabdiali1296
      @ahmedabdiali1296 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@prothercabdiqaadir_10saax

    • @FarxiyoSaciid-b8s
      @FarxiyoSaciid-b8s 6 หลายเดือนก่อน

      Sax

  • @AbdullAmin-rv9lv
    @AbdullAmin-rv9lv 7 หลายเดือนก่อน +4

    Captanka we love you 😅

  • @MohamettAmien
    @MohamettAmien 7 หลายเดือนก่อน +3

    Part 3 plz verry funny wlhi chelengigan😂😂

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.Muhiyidin 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wallhi bilah tallhi this team i love them 😂😂😂😂😂

  • @Neyruus143
    @Neyruus143 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kabtaan baara Soo subciya halmar legends hada tihiin baquli boy idiriska kabtanka iyo wasiirka

  • @SadaamBare-o8b
    @SadaamBare-o8b 3 หลายเดือนก่อน

    Reer muqdisho raabkay yaqaanan😮❤😢

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 7 หลายเดือนก่อน +5

    Barnamishkan waa funny waana mudka ugu xiisaha badan 2024 balse waxa xiisaha uga cayaraayo heesta qofkii gafo hala ganaaxo yaana la dhaafin qofkii gafo coqabtisa ha maro

  • @steamfeisal13
    @steamfeisal13 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha aliha ❤️🤙

  • @fadumoabdi-o9l
    @fadumoabdi-o9l 7 หลายเดือนก่อน +6

    Full respect 🫡 part 3 legend ❤

  • @walaltima
    @walaltima 25 วันที่ผ่านมา

    Challenge ka dambe, qofkii gefo dhulka halalajaro😂😂😂

  • @abdiwahid997
    @abdiwahid997 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kaptanka plz soo noqday shamuure ama noo keena wa codsi ninka loogu jecelyahay hada waye

  • @ShipirtaDuusha
    @ShipirtaDuusha 5 หลายเดือนก่อน

    Dadkan aan firsadey mana qoslin kama yelayo intii qosolka ku suuxdey 😂😂😂😂😂😂😂i soo racaa

  • @Brothers_official2
    @Brothers_official2 7 หลายเดือนก่อน +2

    Cbtn ila yaran teydu Ku taageri jiray keep going ♥

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wx ahay ku xiranahay you uap kada sxb isoo duceeya waan jabanahay wll yaal

  • @jomboltan7832
    @jomboltan7832 7 หลายเดือนก่อน +2

    Subcis quraan gala

    • @prothercabdiqaadir_10
      @prothercabdiqaadir_10 7 หลายเดือนก่อน

      Shactaro laga rabaa Qur'an kna lagu ma kaftami kro wll ina wax fahanto isku dy ❤

  • @AbdioOmarkukai-ud1io
    @AbdioOmarkukai-ud1io 6 หลายเดือนก่อน

    Yes we can bro

  • @liibaanabdullahichenal1760
    @liibaanabdullahichenal1760 7 หลายเดือนก่อน

    Part 3

  • @abdiwahid997
    @abdiwahid997 7 หลายเดือนก่อน

    Shamuuri keena😂 masha allah insha alaah

  • @mahdimo6276
    @mahdimo6276 7 หลายเดือนก่อน

    Idiriska caadi ma ahan qosol waa fuuray war hana dilin nio 😂😂😂😂😂😂 idiriska yaa naga qabto

  • @daauudmaxamed337
    @daauudmaxamed337 6 หลายเดือนก่อน

    Quran kusoo xejiya waa ramadane

  • @suniilcadde770
    @suniilcadde770 7 หลายเดือนก่อน +4

    Part 3 legend

  • @abdikhadarcali8551
    @abdikhadarcali8551 7 หลายเดือนก่อน +1

    Soo badiya walhi waa fanni😂😂😂😊

  • @MuxudinMaxamud-om9ze
    @MuxudinMaxamud-om9ze 7 หลายเดือนก่อน

    Chaptan para Lengd🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @AyaanMohamed-nn4ru
    @AyaanMohamed-nn4ru 7 หลายเดือนก่อน

    Meshini ku noqda home halkan wey inigu folxuntahaye😊😊

  • @BashiirJohn-xk8is
    @BashiirJohn-xk8is 7 หลายเดือนก่อน

    Illahy ka baqa noi wlhi haben dhan ayan qoslayay😅heesihi wa ku dayen

  • @ruqiyahassan5437
    @ruqiyahassan5437 7 หลายเดือนก่อน

    King baquli boy from Minneapolis Minnesota ❤

  • @RuqiyaxasanbarreChasiar
    @RuqiyaxasanbarreChasiar 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 ar idirisaa😂 waxaas heesmiyaa 😂😂😂walhi funny ayaatahay

  • @NimcocabdiMaxamed-j2w
    @NimcocabdiMaxamed-j2w 7 หลายเดือนก่อน

    Soobadiya pls shactaro miiran waaye😂😂😂

  • @cadeeymohamed8282
    @cadeeymohamed8282 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂iga taga waa furay wlh kabtanka qofki la jogo farxad waku waraa😂😂😂

  • @shukriyanokhalif6848
    @shukriyanokhalif6848 7 หลายเดือนก่อน

    Kaptan dheeylada ani aya bixinayo xageen kalasoxarira🤝🤝🤝🤝

  • @roblehmanish9259
    @roblehmanish9259 7 หลายเดือนก่อน

    Ala hooyoy 😂😂😂😭

  • @daahirjeylaani8202
    @daahirjeylaani8202 7 หลายเดือนก่อน

    Kabtan part 3 keen wasiirka wixiisa foodo waaye😂😂

  • @Amaalchannel976
    @Amaalchannel976 7 หลายเดือนก่อน

    Ala caawa waan fuuray plz kabtan sobadi 😂😂😂😂😂😂

  • @saciidbaari6824
    @saciidbaari6824 6 หลายเดือนก่อน

    Soobaday heesahaan❤❤

  • @nastahamuseabshir9054
    @nastahamuseabshir9054 7 หลายเดือนก่อน

    Part3

  • @mohamedkhadar5793
    @mohamedkhadar5793 7 หลายเดือนก่อน +2

    Kabtan walalkey macaan❤🎉

  • @xiiray880
    @xiiray880 7 หลายเดือนก่อน

    wlahi beerka i xanunay san u qoslayey😂😂😂😂

  • @YusufGaraad-f4h
    @YusufGaraad-f4h 7 หลายเดือนก่อน

    Part 3 plz

  • @yaxyeabdi8510
    @yaxyeabdi8510 7 หลายเดือนก่อน

    Part 3 kuwa India noga dhiga😅😅 plz

  • @hassenyussuf931
    @hassenyussuf931 7 หลายเดือนก่อน

    Full respect captan

  • @liibanabdullahicumar9741
    @liibanabdullahicumar9741 7 หลายเดือนก่อน

    Captanka talented waaye 😊

  • @osmanabdi7976
    @osmanabdi7976 7 หลายเดือนก่อน

    Kaptan pleas challengkan noo soo badi 😂😂😂😂

  • @SharmaOzman
    @SharmaOzman 7 หลายเดือนก่อน

    Legends of somalia 🇸🇴 Allah idin cafido

  • @Faqdid
    @Faqdid 7 หลายเดือนก่อน

    Bahasha dheldhelka dhigteen halatuma qofki gafaa c xarera uyeelata

  • @Fananayman563
    @Fananayman563 7 หลายเดือนก่อน

    Man to man rabnaa wllka captanka ❤🎉

  • @abdiaziizabdullahi2460
    @abdiaziizabdullahi2460 7 หลายเดือนก่อน

    Captain bara guleyso zxp wa kutageraa

  • @mohamedfuad6318
    @mohamedfuad6318 7 หลายเดือนก่อน

    Part 3 zxp

  • @yasiinahmed3453
    @yasiinahmed3453 7 หลายเดือนก่อน

    Alha ha idin dhoro axaabey😂😂

  • @KING__ZAKI0
    @KING__ZAKI0 7 หลายเดือนก่อน

    Part 3 baara

  • @abdirahmansheikhomar9672
    @abdirahmansheikhomar9672 7 หลายเดือนก่อน

    Part 3 icant wait

  • @KhadarUpdyrahman
    @KhadarUpdyrahman 7 หลายเดือนก่อน

    Codkii ahaa wuunii fadhiyaa😂😂😂

  • @ZahraAdaan
    @ZahraAdaan 7 หลายเดือนก่อน

    Part3 soosameyaaa nooh

  • @KING__ZAKI0
    @KING__ZAKI0 7 หลายเดือนก่อน

    Part 3 baaara

  • @zakariahaji463
    @zakariahaji463 7 หลายเดือนก่อน

    Kabtaan atho raali suwac quraan nokeeno

  • @blackdaimond4685
    @blackdaimond4685 7 หลายเดือนก่อน

    Dadkan waa weyn imika ma fayawa u maleyna laakiin waa iga qosliseen 😂

  • @FahadDixleey-mo2gp
    @FahadDixleey-mo2gp 7 หลายเดือนก่อน

    Kabtanka challenge dhagool halagu soodaro

  • @CabadiXasan
    @CabadiXasan 7 หลายเดือนก่อน +1

    Babajey ciwankiisi Awaay hee

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 7 หลายเดือนก่อน

    CABTAN. WAA. LUCAMIRTEEN.
    PART 3. Soosamee❤❤

  • @AlvaRes-q3h
    @AlvaRes-q3h 7 หลายเดือนก่อน

    dheelada waa diyaar kaptan luuqa igala soo hadal

  • @hamzahassan-id8oi
    @hamzahassan-id8oi 7 หลายเดือนก่อน

    Diyara uahay e Xagen idhinkalasoxarira America lee mahane Canada joga aniga aya ariga bixinayo Idiriskanah take away gisa wa diyar

  • @Oontira123
    @Oontira123 7 หลายเดือนก่อน

    Ar idiriskaaa 😂😂😂Wuxu rabo ku hadlaaa 😅

  • @yonisalihussein3874
    @yonisalihussein3874 7 หลายเดือนก่อน

    Ma jiro ma jiro ma jiro

  • @pessakariye1101
    @pessakariye1101 7 หลายเดือนก่อน

    Part 3 udiriska big legend

  • @YusufMuhumed-r4f
    @YusufMuhumed-r4f 7 หลายเดือนก่อน +1

    Man to man❤❤

  • @khadarmaxamuud1235
    @khadarmaxamuud1235 7 หลายเดือนก่อน

    Wlh wan qoslay

  • @axmedmaxamed9753
    @axmedmaxamed9753 7 หลายเดือนก่อน

    Waka haya wllka

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 7 หลายเดือนก่อน +1

    Legend captan paara barnaamij fiican weeye❤

  • @mohamedhassan-m9d
    @mohamedhassan-m9d 7 หลายเดือนก่อน

    yes

  • @halbeegmedia3585
    @halbeegmedia3585 7 หลายเดือนก่อน

    Ganaax la'an ma soconaayo barnaamijkaan ganaaxa adkeeya lkn Waa funny 🤣

  • @runsheegmedia3525
    @runsheegmedia3525 7 หลายเดือนก่อน

    Captan diyaar wye dhaylada ana malgalinayo next game

  • @AyuubkamasAyuubkamas-k9w
    @AyuubkamasAyuubkamas-k9w 7 หลายเดือนก่อน

    Cabtan❤😊

  • @SiidcalimaxamedAadan
    @SiidcalimaxamedAadan 7 หลายเดือนก่อน

    Prt 3

  • @calimaxamed567
    @calimaxamed567 7 หลายเดือนก่อน +1

    Captain Baara 🤟

  • @hassansubow398
    @hassansubow398 7 หลายเดือนก่อน

    Dad aan jeclhy dawashadod igu slan adi iyo teamka

  • @CadnanXigmawi1022
    @CadnanXigmawi1022 7 หลายเดือนก่อน

    Studio away kaptan baraa

  • @abdullahimalab476
    @abdullahimalab476 7 หลายเดือนก่อน

    Cabtan bat 3

  • @geesigadahabsoore2392
    @geesigadahabsoore2392 7 หลายเดือนก่อน

    Part 3 please 😅😅

  • @IssaAhmed-xy2xc
    @IssaAhmed-xy2xc 7 หลายเดือนก่อน

    Fataxow San Noga wad

  • @axmedcolaad129
    @axmedcolaad129 7 หลายเดือนก่อน

    Part 3 so samey oo hees😂😂

  • @ayubbb.1
    @ayubbb.1 7 หลายเดือนก่อน

    Ohh Salan from uk 🇬🇧 London

  • @maxamuudcabdirashiid5681
    @maxamuudcabdirashiid5681 7 หลายเดือนก่อน

    Captanka wa alagu qabtey hhhhhh

  • @NaciimoAbdullahiGacal
    @NaciimoAbdullahiGacal 7 หลายเดือนก่อน

    Arkuwabaa 😂😂 from tiktok😢

  • @SaabirCadeh10
    @SaabirCadeh10 7 หลายเดือนก่อน +1

    😮😮😮

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 funny tihin wlhi

  • @alishraf4126
    @alishraf4126 7 หลายเดือนก่อน

    Wanewata wlalahaaa🎉

  • @lionakluka8740
    @lionakluka8740 7 หลายเดือนก่อน

    Brt2 Soo maroya 😅😅

  • @maxamedsamow1168
    @maxamedsamow1168 7 หลายเดือนก่อน

    Captan part3

  • @Fatherofali1
    @Fatherofali1 7 หลายเดือนก่อน

    Subac ajira ka heli leheden

  • @Meja.fatiiz
    @Meja.fatiiz 7 หลายเดือนก่อน

    legend always legend

  • @Lajeclyda23
    @Lajeclyda23 7 หลายเดือนก่อน

    part 3 plz😂❤

  • @AbwaanHanad-v7w
    @AbwaanHanad-v7w 7 หลายเดือนก่อน

    Cpt baara legend

  • @cabdisalamxaajicali907
    @cabdisalamxaajicali907 7 หลายเดือนก่อน

    Qosol igu dilsheen walaahi afarkala daran isku imaaday😅😅

  • @muhsin4745
    @muhsin4745 7 หลายเดือนก่อน

    Part 3 😅😅😅 captain

  • @feysalyareofficial1526
    @feysalyareofficial1526 7 หลายเดือนก่อน

    Asc kabtan melwalbo su'aal ayaan idinka soweydiyay ilaa iyo hada wax jawaab AH idinkama haayo su'aasha ayaa AH babjey dhankiis maxaa ku dhacay males fahmiwaayay mise aniga dhankeyga ayaa wax kaqaldan❤

    • @Misssuraley-z5i
      @Misssuraley-z5i 7 หลายเดือนก่อน

      Saa waxa ufanatay waye kaptanka waxo kashaqeya astaan Tv baba jeyana ino leve sogalayo waxo kudhacay kashegay marka kaptanaka waxa ladhahay hada rabtida ina astan kasheqeso baba jeey ugooyo baba jeyana woo diday marki u dhahay kaptanaka rali galina kabaxi mafanatay hade ana xanta iga dawo genayo lol 😆