Heestan waxan ku xasuusta gabar an jeclahay ina badana iyada darteed u dhagaysan jiray. Hadana. Waxan rajayn ina mar dhow nosha ku miidowno dadka qoralkan arki dona waxan ka codsanaya inay noso duceyan aniga iyo jacalkayga 😍
Ma grn kro xirirka naga dhexeya heestan 😢 kaliya qalpigyga ayay wax weyn u so jiida marka maqlo 😢 alla yaaa ii sheega xirirka nagaa dhexeya heeskan 😢😢 Still listening 2023 30.8😮 arbaca
NiN Baa LaGu yidhiih😂😀 Wad been badantahy🤔🤗 Markasu yidhi ninka telephone Wata igaa been badan😂 Hada taN ayado sariirtah Saran ayay kuledahy jamacadah Joogaah😂😂😂😂😁😀😀😀😀
Magaci Sxbtey Samiiro Ali Hussein Mohamett maxamud Abuukar Heestan Inta ayda jeclhy in ka bdn ban jeclhy Cos magaceda ku jiro wax kasto ayada ku sabsan waa Jeclhy Sxbtey 2/11/2023 November Hbn jimco so galeyso ❤👸
Heestan waxan ku xasuusta gabar an jeclahay ina badana iyada darteed u dhagaysan jiray. Hadana. Waxan rajayn ina mar dhow nosha ku miidowno dadka qoralkan arki dona waxan ka codsanaya inay noso duceyan aniga iyo jacalkayga 😍
Iski waara🤗
gabadhi MA midowden mise😁 faraxd kuu rajeyna😍
Allha Ha isku kiin daayo 1 Sano ka hor ayaa soo Qortey Comantigaan Hadda waxaan Filayaa inaa isla joogtaa 💑🥰
Guleysta abid🥰🙏
Ale hamigaga ha kuu rumeeyo
Who is 2024😂
It's me 😂🧚♀️
@zeynuu7 still watching
@@aminlaporte8296 😂😭
@@aminlaporte8296 😂✌
@@aminlaporte8296 aniga😂😂 lkn hore udaan jire
nuur qaari waad ka baxsatay wey i dhax qaaday heestu anigo samiira ah thankz pro "waan lumay waan liitay samiiray la'aanta waan liicayaa" waaw best song
2016 firsan jiray hdana San uradayy 2024 firsana❤😢
@@najmocabdiwali welineh iskabulo tahay miyaa
6 years ago still listening sake of my love's name samiira ❤
🥰
Ma isla socotaan wali😂
@@warsame260 wali ma isla socotan
Heestan 5 sano ka hor ayaan dhagaysan jiray anoo primary dhigta waliba fasalka 6 imikana jamacad dhigta
Heestan wakhti ahayd jacaylkaygana dugsiga wada dhiganjirnay wlhi imikana waan is qabna m.a m.a m.a 🥰😍😘😘
Intii TikTok ku soo aragty ciidanka 🙏
Aniga ciidan ciyaalka ah
@@XasanMaxamed-ne1yf sem
Heestan waxn dhegaysan jiray labda kun yo 18kiii waxn kusoo noqday manto ay tahy 2023
Still watching my favourite song 😋😍
23/7/2022😊
Haddaa dib ugusoo labaty heestan
Like iisar 👍❤
28/9/2023 kusoo laab tay
@@abdirizakqalbi_same922 6/11/2024🔥😂
Qofka daawanaya 2021 ismuujiya 👀😂
Inee
2017 baan dhageesan jiray anoo bila mobile ah😅caawa ayan dib uso booqday anoo u xiisay wakhtigi yarabta ee bila stress ka Aha❤😊
Ilaa 2020 ayan dawnya like dhac kusiii inti ila mida
Allah heestaan saan ujeclaa cawa tiktok ku arkay xusuus igu ledahay waxaan ku xasuusta edaday aan mopilkeeda kadhagay san jiray 😢❤
Heestan 2016 ayaan dhageysan jiray lkn caawa 2021 lagu jiro ayaan dip ugu soo noqdo 5 sano kadip alla wakhtigu muxuu cararayaa
Ana 4 sano ka dib waaniga comment kasoo bixinaya 😂😂😂
@@abdishakourmuhumed 2024
Zamiira inta la dhahO ha iz mujiyaan🤗😜👍
Hppp💋✌
Mee ❤❤ yreyyyyyy
Ma grn kro xirirka naga dhexeya heestan 😢 kaliya qalpigyga ayay wax weyn u so jiida marka maqlo 😢 alla yaaa ii sheega xirirka nagaa dhexeya heeskan 😢😢
Still listening 2023 30.8😮 arbaca
2024 still watching 😢
Inta dawanaysa 2021 like iisaara
inta 2024 Dib ugu so noqday hestan Wa idin salamay🤩
Wanu ka qadaynay 👋
NiN Baa LaGu yidhiih😂😀
Wad been badantahy🤔🤗
Markasu yidhi ninka telephone
Wata igaa been badan😂
Hada taN ayado sariirtah
Saran ayay kuledahy jamacadah
Joogaah😂😂😂😂😁😀😀😀😀
kkkkkkkkkkkkkkkkk wlhi daacada u qoslay😂
Hhhh wlhi waad iga qoslisY
Iii
Ibraahim Shakul Yare kkk
Ibraahim Shakul Yare 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
Si kadis ayaan markale 2021 ku arkay waxaan xasusta dhageysiga hestan inan jeclaa marwalba xasuus jaceel
From Tiktok Ciidanka Ciyaalka Ah 😂👋
Heestan waxa dhagaysan jiray 2017 waxa dib ugu soo noqday 2023 6sano kadib ala muxuu wakhtigu ordayaa
2/5/2023 12:44 duhurnimo salaasa ah intii iga danbaysay mustaqbal fican idin rajaynaya❤
Hda dhagesana hh
wooow inapa caadi maahan zxp cod buuu illahay kuugu deeqay Raxmaanku haku dhowroo geezi farxad ku waar nuur qari
Xasuus igu qaali ah ma ilaawayo heestaas 7year kadib🤗🤗🤗
awww masha allh heestan waxaan mooday in ani layqaaday xubak xukab ana axukabk yaa xabiibi
Nawal Nalka 😚😚😚
2019 baan dawanaya hees aan jeclahay weye 😘🔥
Zido.kle.zxp.heesta.
❤ku.ahy
@@asmamohamed1383 2022 lagujira imikana 💔
wwww mash alh nuur Qaari wan ku tageeraa Wana ku jecelhy lkin fanan nimo fa ido malaha please iska daa heesaha 😍😘😘💋
Sahar C 💟💟💟💟
WeY Reer Jigjiga Style Ba Ku dHamadaY. 😍😍😍😍😍✅
Nuur qari.❤
anigaba ee gaan naag saas oo kale ujeclaaday woow nuur qari hajabin hanadhin waanku tageersanahay sxb good song
2024 dawanoya😢😂
Heestan sidaann u jeclaa 2016 ilaa 2018 wax kale maba dhagayssan jirinba maantan soo helay hadana🥲😂
Ayayaa 😁 nuur qari legend nolow inbdan❣❣💘❤
2021 wllhi waan hesa jecahaye baaburka markan saranahye shitaa😘😘😘😥
Ani ma ku dhalay 😂😂
Inta samiira aH love buuraN❤❤
siciid cabdirisaq 😋😋😋😋😋😋😅
Ala heesta maxn jeclaa ilaa hada 2020/7/3 it’s my favorite song 🎼❤️👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
Heestan waxan dhagaysan jiray ano jiro 14sano sanadka Oo sii dhamaanayo 2022 waniga so xasuuztay heestana wakhtigu muxu is gurayaa
2023
2016 ila 2020 heestan dhagesanaya qof ila mid ah ma jiraa
Ana kula mida samiira Lay dhahaa
Hestan 2016 dhagaysan jira xasus 😢
Manta ooy tahya 2022
Ayaan so boqday xasua ayan galay
Adunku oraad badana 🥺🥺
Kula mid walal xasuus Waqtigu wuu cararaya wallhi 🥰🥺 ciid mubaarak
2024 dawanaya ala muxu wakhtigu is gurayaa xasuus 🥺🥺🥺
2024 ❤ I love this song
Heestii Heesaha Still Watching 26/12/2021🔥♥️
Heestan.saan ugu ceshto yaa.ilamida.best song.👏❤
Ya 2020 ila dawanaya Heeesti samira
Legends still watching after 7 years🥰xasuus
2016 baan dhagaysan jira
2019 baan hadana soo booqday
Inta 2023 weli dhageysanasa👍
2021 ayan dawayanaya hestan wan ka helay
Wan dalay SAN u radinayay Heestan 😍😍
Still listening after 7 years 😊
🤔🤔🤔🤔🤔🤔War heestu macaanaa marka earphone lala gashto ama sameecad wayn lagu dhagaysto
Inta daawaneysa.2022
inagoo lamaane labinteena jeceloo😥❤️💋
18/6/2020 wxii iga danbeeya😂😂wali wn joogaaa🤭🤭🤭
It has to be the song of the year 2016.....and nuur has to be the best somali singer of the year...
Luqman ina Ugaas
Maheshey
Mahadsanid anigaa samiira wan kalhey heetan walahi kal iyo lab anigaa cod ayaa dhagesanayayheetan hadaba arkaya wiilkaa qaday mahadaasanid 💖💖💖💖
Inta 2021 dib uso raadisay is muujiya
2021 wixii kadenbeeyay hadaa daawanisid like 👍
Waan luuumaY waan liitaY hooyoy La,aanta waa liicayaa 😢waan luumaY waan liitaaa hooyoy la,aanta waan liicayaaa ❤😢❤
😢😢😢😢
nice wlh wan ka hely hestan aniga in lee so qade pan moode
Zamira Zamra Ali eheheh
Faadimo
Samra The last Queen 💞💞💕💜
Axsan hees ana lay qaaday heestan❤❤❤
Thank you boy for using that name SAMIIRA
Magaci Sxbtey Samiiro Ali Hussein Mohamett maxamud Abuukar Heestan Inta ayda jeclhy in ka bdn ban jeclhy Cos magaceda ku jiro wax kasto ayada ku sabsan waa Jeclhy Sxbtey 2/11/2023 November
Hbn jimco so galeyso ❤👸
2021 ban dhagysanayaah Heesta samiira My name
The best wllhi ❤2024 the first time I listening the song ❤
Yaa Daawanaayo 👀👀
2020
👍👍
7 Mars 2024 after 9yrs who is there with me ❤
5 yrs ago still love this song❤️🥺
me too😊
Zamee😊❤
hes mcn samira inago lamano libintena jecelo las hareda cabayA wooooooookkf wxsa hesa anigu sidydba wan jecely nuur qarni hesihisa heso mcn bad mAr walba qada
Hestan waxan dhagaysan jiray 2017 xasuus dheer san u jecla mantana 2024 /9 /18 dawanaya wakhtigu uu is gurayaa🥺🥺🥺😍😍❤️❤️💋😭😭
Mobile man La Hen wakhtiya😂
Zxbky nuur qari waxaan fanis uhaa ilaa 2014kii imikana waa zxbky ilaahay haku dhawro zxb
Samira❤❤my nolashaydaaa
Heestan xaaskaygaa loo qaady
Beenaale taydaa loo qaaday
Hhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 tayda loqady iyo tayda loqady 😂😂😂😂😂😂😂
Heestan xasuus gaara ayey igu leedahay safar aan keli ku Ahay ayaan dhegeysanayey waxaana ii dirtay inan aanu marka sheeko noo socotay2016
nice video nuur asal song ayaan ka hayaa sxb wan ka helay runtii
Inta 2024 dhamaadkiisa daawanaysa waan salaamaya
Waankaa qaaday
Ilaa hada 2019 yaa ila dawnya
Ala heestan waxan dhagaysan jirey anoo yar 2016 ilaa 2017 Ala maxan jeclaa❤😂
7 yrs ago dageysan jiray xasus
After 7yrs watching 👀 😌
2022 anoo waynaaday daawanayaa 😂😂😂😂
Markii hore caruur
Anoo daawady 2016 ahaan hadana kh ceshtaa sand kasta iyo bil kasta after 6 years 2022🤣🤣
Yaa dib ugu soo noqday sideyda oo kale 2024❤️💯
iiiinta shaleemo ka Dawan jirTy❤
Heesta sidii iny ani igu socoto iskul kla bxy😂❤❤
Xasuus hore old is gold 2016 memo
waaaaaaaaaaaaaaaw nuuuur qari waad shidan tahay ilaaa xad
sacdiya reer dhagax buur mad tahay mise wad sheegataa uuun
Jundi media please wll ila so xirir icawi wll huuno qli ila so hadl 🙏🙏🙏🙏
Heestan wxa dhegysanyaah 2023 /6_4 ..waxn jeclhy gabdh samiira ladhoho mudo shansanoh ilsa so conah ...
2022 baad dawaneysa hestan sax🥰 heesta qarniga
2024 dawanaya kawaran wakhtigu muxu is gurayaa 🥺🥺🥺
2019 Yaa ila DaWaNaYa lakta zara
2
0
1
8
YADA WANAYO💝🙋
Mohavic Jr 💌❣💞💙
Kama leexanaye samiirayyy ogsoonoww❤ what a song 🎵 👏
Heestan sakay tiktoka ku arkay aso dada iku dhar eg xiran😂❤
Hhh askarta wiiLKa kor uqaadaya kasoo raacday soomaaha😂❤
2018 ❤2024 tani hees wey dhaftay😮😊
Yaa ila dawanaya 2022😍😍😍💯
Heestaan anoo primary dhigto dhageesan jiray iminkana jaamacad dhameeyy
Waaw heestan ma cusba laakiin waa macaan
Isku mid ayaan nahay😁😁😁😁
samiira inagoh lamahan libiyisa jaqanay waligah ogosonow woooooow
Juweria Ahmed kgeuwydeerdgj
Juweria Ahmed
waawo
nuur
ILOVE
you
nuur
7 years ago still watching ❤ ciyaal 2023
heestan xasuus bay igu leedahay waxan dhagaysan jiray 2016 kii hada 2024 ka hada daawanayaa😢🥹😫
6 years ago and and still listening this hees Wlhy xasuus dheer bey igu ledahy 😢😢
nice wllhy waqtigii college ayayba isoo xasusisay
Hestan anigo ciyaala ayaan ad u jeclaa Hadana xasus ii thy inan maqlo 🎧🎶🎵