Ani filimkan wuu igu socda hodan hamse umulkheyr sacdiyo xaynosh wan wata wa dad fanny ah way iga qosliyen from nairobi❤horay usocda dawashadina kama dale❤
#Hamze shaacir Godkiisii ayay biyo ugu galeen Naag caano adhi ku kortay ayuu alle daba dhigay Inkaartii umulkhayr Oo ruux laga soo dhigay oo waliba aad u talaabo dheer ayuu gacanta u galay 😂😂😂😂😂😂😂
Xamse maqastey maad dha dha a misid sax Sacdiyo ma anaa dha dhamiyo ma sodonkii weer inaa raaco ayaad rabtaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 labadaan way inaga walaayaan wllahi
Horta waa mahadsantihiin waxan ku talin lahaa in aad sunta ka daysaan waayo waxa idin daawanaaya bulsho ka la duwadan oo wax walba leh Hodon wanaag bay wadaa lkn Cadaw Bay u haystaan familygu
Asalaama calaykum walaalayaal waxaan idiin dardaarrmayaa cabsida allaah waxaa jirta xisaab qof kastaana wuu dhimanayaa waa inuu ka fekero lakulanka allaah markaa walaalayaal meel kasta oo qofku joogo waa inaanu ilaawin cabsida allaah Asalaama calaykum
Hadda ayuu bello noqday flmka deeda kale runti geberda wan jeclaaday oo jileyso rer badiyo wan kahelay wana quruxley m.a nolow waliga ❤❤❤❤❤❤
Qofki labad ayan naqaday dhamantin wan idiin wad salamay anigo idinka dawanayo wadanka barakesan ee halkas iyo sacudi carabiya allow ramadanka samo iyo cafimada nagu garsi❤
War Away raagi geela libaxa kaa ridan jiray kulaha sacdiyo way iga qoslisay team qasal horey uu socda ❤ From djabuti
Umul qeyr haku furo bx Ku dheh odey godhoose xaynoosh maa awalba Ku dhigma adoo qanjandaas ah Viva umul qeyr❤❤❤
Ruwaayad mug iyo misaan leh, waxay i xasuusisay ruwaayadihii hore, horay u socda teamka aan jeclahy🎉
umuuraha aduunyadani kariimkaa maamulee umul.umulkheyree adoo kale dhaayaheygu may arag.umadyahay idinkuna fariinteyada gaarsiiya 😭😭(❤)
😂😂😂😂😂😂 umul khayr maad jeclaatay
haaaa😢
@@cismaanxasan6555 hhhhhhhhhh
Haday single tahay ka raadi Nairobi
Nasiib kaaga tijaabi
Alle ha kuu sahlo wll xgee joogtaa
Ani filimkan wuu igu socda hodan hamse umulkheyr sacdiyo xaynosh wan wata wa dad fanny ah way iga qosliyen from nairobi❤horay usocda dawashadina kama dale❤
Asc bahda qasaal TV aniga runtii rawayadan aadban uga helay waliba gabada rer baaadiyaha jiliinkeda iyo shukaansiga xamse shaacir mahadsanid abdi shukri😂😂😂😂😂😂😂😂
Balo kuk dhici weeysay war ninka iska celi kabadha hadayicinee waat salaamantihiin dhamaantiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walashe wa dhalma Doon wan idn salama
😂😂😂😂😂😂 naa ninka ha igu dilin kulhaaa ala xmsoo fuleeeey wynaady aan kuqabto 😂😂😂😂😂 War waa insalaamy tiim qasaal dhamaantiina. Aad ayaan iidiintaageeraaa❤
umal khyr waa raaliyadi lasheegijiray wlhy allah haku amaansado sister taagere lambar kow
Team qasaal wn idin tagera inbdn jiroo jooga 😂😂😂😂😂 riwaayadu waygu socotaa xamse iyo sacdiya shiday
Waa warey oo gabadhan réer badiyaha ah show waba dilaa caadi ah 😂
Xaarafid weyn reer baadiyahaa good point ❤❤❤❤❤ murwadii malafuray sorry qaali next time no older man 😂
Xamze aqirkis gebedan budili doona😂 ...MashaAllah wori usocda inshaAllah filmka dereya
Gubiddii iyo gawracii gaw layskaga siiyay WAXA inoo xiggay kabbo biyo koob guntiis lagu weeleyay Allow sahal Ammuuraha
Shuftigii o shuftu helay dilbay qorsheyen😂😂😂😂😂
Hodanay khayr hafalin shar kuma imaade😢😅😂😂😂
umulkeyr ilove❤❤❤😢 filimkan taariikh buu ii yahy ilen .....
Sacdiyo god qiyaamo ha qodin ka joog Haddad qodid ha dheereyn inaad Ku dhacdid baa Laga yabaa armuu xaynoosh cabaa sunta 😢😢
War xamse aaa abahah waa sigteen adiyo scdyo ❤❤🎉😂😂😂😂 team qasal keep going
Gabadha reer miyiga qalanjo waanku salaamay
Hamse intuu eedadiis is lahaa soo afjar aabihiis naftiisa halis galay
Hamza Fera Yare Oo Cawa Qarjunayo Eedo 😂😂😂😂😂 Dhadhami Waa Diiday
Umul kheeyr walaasheed waan jeclaaday❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Nambarkeda isiiiya
Anaa ku siigeystay zxip 😂
😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
Aniga laabta igali umulkhayr hno❤❤❤
Maash Allaaa
سبحان الله
Hakufakirin,inaa naf disho
Kkkkkk😂😂😂 Hamze nin ba ku hasusta wlhi sahib Acteur hajib taha from Djibouti
Filimati noo biria wani salamia guul wacane
Hodan waxeey. Rabtaa. Inay
Ilmo hidiyo. Kusoo. Beerto😂😂😂😂😂
Xamse iyo sacdiya waa is fahmeen reer waa ogayaan hadii aan la kala gaarin😢😂😂
Oo tan rer badiyah gabdha gorme cadow ku noqotayi 😅😅
Anoo xaamila oo ilkaa ku socdo oo neef neef sanayo caga bax bax sanayo meelahaas magaalada socdo 😂😂😂 sodohda is'not easy 😂😂😂😂😂
😂😂😂
😅😅😂cayshka cida kucuntay kuqabay nagta rey badiyaha xasidsana abeso laso dhaweystay waaye 30ki weyr aaa
Xmze iyo scdiyo waa shideeen wlhi filmka😂😂😂😂 1 2 3 blilif يموت في الطريق😂😂😂😂😂
Shaaciroow qoftaan tigid one way ah usoojer to Gaalkacyo Arigeeyga ha iiraacdee😂😂😂😂😂
Orta odogu fudeed badanaa dabinka umul qeyr maxaa daba dhigay😂😂😂
Warxame waryaa idinhelay xamsoow maxaa dibir kugudhacay😅😅😅😅😅😅
Goyska somali meelkasta haa joga waa iskumite walahi i from Djiboutie arrinta waa true history
Gabadha Reer baadiyaha ku jilayso waa actarad
Horay usocda wll ❤❤❤❤
Sacdiyo mid maaha sadex saaamoodley kulahaa😂😂😂😂😂😂😂😂
Hamse wlhi waan ka helay❤😢
Waa warey war kadaaya dad baa run umaleeyee
Duqa knows how to act wlhi 😂😂
Sunxallah inader dirac fican xiro bahalkaga cad ayaan arkaa
1.2.3.waay ku deyseY😂😂😂😂
midpaan kuwareeray rer mudugoow gabadha sodohda ah e xaynoosh ayeeyo kuleh maxay thy hooyo waykudhihikarta ileen wa sodohe ama ayyo lkn ayeeyo 😂 wax aqliga galikara nadhaha rer mudugoow from burco
Noo soo badiya fmika
Hhjjjjj indhahagaa kuu modobaa😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Waa suntuu Xaynoosh ku dhiman lahaa
Wartan reer badiyaha ah waa ma naxdo sedex samoodley ayey u qastay gabadha
Some kulah qumayo iyo reer badinimo halgugu ilbaxo waa sidan😢
abwaaan geeseey haloo duceeyo weligee laif uma arag lkn wan iska taageersanaaa si qalbi ahaanna wan ku jeclaaa oo wllnimo ku jirto
Kkkkkkk gabadha ban jeclatey
Waa qos wad eed sonatas waa yab
Scw ❤❤❤❤❤you will be able and confident 😅😅you ❤❤your love
Salallaahu calayhu wasalam Sallalaahu calayhi wasalam SCW salallaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam
Scwscw
27 nin baan waray ku lahaa kkkkkkkkk fulow guuli kuu dhaweydaa
Filimki waan kugeystaa lkn waxaan kusoo kordhinlahaa cabdi shugri keena
Hamze io sacdiyo cawa berka ixanujisen san u qoslaye labo kala daran😅😅wan idin wata jalayal ❤
Ala ciil badnaa naa umul qyreeey sacdiyo iska cayri😂 ambu
Adigana waxa utimid hanbada meesha noo taal is racisid 😂😂😂 ala xamse waa rer mudugiii cadiga ahaa
Dhamantena waan in slmy, taan wa ruwayad lkn aniga aya kujura xaldan mudo 8 sano ah runtii waxan umaleyna in aad aniga iga hadali haysini 😢😢😢
Rabi ha ku siiyo abooyo
Runtii wan ku dareemaya
Ducada badi inshaa allah wa helaa
Rabi hakaa soo farxiyo xppti wad heli inshlh niyda khyr usheeg istiqfaarka badi io saliga nbiga scw
Xamse gogol ku xaar ayaa thy eedo iyo abo ayaa dhex taagan thy 90ka marka reerka haduminin 😂😂
#Hamze shaacir Godkiisii ayay biyo ugu galeen Naag caano adhi ku kortay ayuu alle daba dhigay Inkaartii umulkhayr Oo ruux laga soo dhigay oo waliba aad u talaabo dheer ayuu gacanta u galay 😂😂😂😂😂😂😂
Suu udhac dhoco day 😂😂
Kkkkkkkkkk war adigakuxigo umulkher iskajir nagta cadimahe
Hhhhh sacdiyo waa dhibaato 39 wer bn ku dile kulahaaa
Xamse maqastey maad dha dha
a
misid sax
Sacdiyo ma anaa dha dhamiyo ma sodonkii weer inaa raaco ayaad rabtaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 labadaan way inaga walaayaan wllahi
Asc wa Jimcale rer dhalma don cadi matihidin waxa tahin Kalman sacdiya xamsa Nin Ku noqon Maye fulayga hagursan
Waaw diligaadhy O'Day dii
Aa
Kkkkkkkkkkll❤❤❤❤
Filimka wuu fiicanyahay sunta kadaa
Reer.badiye.xasimaleh
Sodoh haday sunshine iyo hay subaga siiso waa isku mid bal eeg siday u hayso iyo wuxuu aaminsan yahay
sir maqabe saabkaa biyo u qaada baa layiri bal eeg biyihii summeysnaa duqii baa ku tagi lahaa hadduu cabi lahaa kawaran umulkheyr asaay bay saaran lahaa miyaaaa??😭😭😭😭😭
oo kaxishoo ayadaa
Waa laba dilaa kuwaan.
Sadex tilaabo utiri waa taalaa waa taalaa ba'aa naa naga tag waa socotaa maahee sagaal tilaaby socotay😂😂😂 walhy waa ku qoslay xamsiyo qoftaan waa ka baxsaden
6:06 sacdiyo iyo xamse shaacir waa isku soo baxayaan haleysku daro
Qac baa ka yeertay naagtan 😂
Xamzoow afdheeridii miyad fulay nimo ku darsatay 😂😂😂😂
Viva Hodan
😂😂😂😂 soddon iyo sagaal weer iyo laba dawaco
Hhhhh xamse shaacir fulaysanaa war gabadha ninka ka celi
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ala cawo yaa ila qoslooooy xmse qsaaraa lagu higy caawo gud sireed haqodin hadaad qodane hadheerayn kudhici doontaa mo ogid e😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Suntaad ku disheen riwaayadii waxaas dad baa idiika dayankara
Wlh wan kanaxay ilmo yar yar adawan kara sun markey shegtay harerahan fiirshay ficnanan laheda halka in laga jaro
Wlh wan kanaxay ilmo yar yar adawan kara sun markey shegtay harerahan fiirshay ficnanan laheda halka in laga jaro
Xamse wa fulaay tugii bu kabaqay😅😅😅
Asc Ruwaayadan haloogu magac daro. Halawaasho daganaan ma jirtee reer ku wuu isku Xiiqaye.
Horta waa mahadsantihiin waxan ku talin lahaa in aad sunta ka daysaan waayo waxa idin daawanaaya bulsho ka la duwadan oo wax walba leh Hodon wanaag bay wadaa lkn Cadaw Bay u haystaan familygu
War talow sodohdu hadal yaqaansanaa
Maa nookeentaankulahaa
Kkkk sacdiyo iyo xamse hadii aysan kujirilahayn Riwayadan waxay lamid ahaan ahayd
Ciyaaraha maamul Goboledyada oo galmudug kamaqan tahay😂😂😂
Mid ila magac imaneysa yas yas
War xamsoow othigan Xeynosh eh gacantadha umbas kudili donta, waxay othiga marna atha jibiyay marna sun baad cabi rabay aaad qastay
tan cusub baaba war la timi hhhhhhhhhhhhhh
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 0:45