Dikri qadiriya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 22

  • @143-k1d
    @143-k1d 10 ปีที่แล้ว

    Masha_P_l_l l Waa Towxiid Kii Sheekh Awees Dheere Oo Dejiye Alaya Raxma Raaximiin Aamiin, Ayaa Saacii Ilal Mowlaa Eeka Bilaabataa, Masha Allah !

  • @liibaanosman1575
    @liibaanosman1575 9 ปีที่แล้ว +2

    waa dikri hadaysan ayaga ahaan lahayn soomaali gaalo ayaan ahaan lahaayeen allaah ayaa ku mahadsan thuma suufiyada

  • @lajecel1
    @lajecel1 11 ปีที่แล้ว

    Jazaa kumullahu kheyran walaal mukhtaar. aad ayaan ugu farxay digrigaan qiimaha badan Qaadi Armiye iyo Qaadiyasha kaleba Waan salaamayaa.

  • @technova-m
    @technova-m หลายเดือนก่อน

    mashalaah

  • @ciiltiremaxamed6630
    @ciiltiremaxamed6630 9 ปีที่แล้ว

    Masha allah qeyr alle hasiiyo

  • @asmabilan7535
    @asmabilan7535 6 ปีที่แล้ว

    Maasha alah

  • @abdullahiabdihussein9925
    @abdullahiabdihussein9925 11 ปีที่แล้ว

    maashaa allah waa nimco eebe. allaha ziyaadiyo. dalkoo dhan allaha kala gaarsiiyo , inta necebna mafahamsanee allaha fahamsiiyo .

  • @cumarcisman3343
    @cumarcisman3343 11 ปีที่แล้ว

    Wa qadiriio masha alaaaaaaaaaaah al shabab ka quusta kkkkkkkkkk

  • @ibrahim3171
    @ibrahim3171 11 ปีที่แล้ว

    maasha alaahu walaahi caadi maahaan waxaane maleynaayaa halkaan ineey tahay magaaladii asalka u aheed diinta islaamka fidinteeda ee magaalo xeebeedka warsheekh sida aan dareemaayo maxaa yeeley waxa aii muuqda rag waaween oo daakiriin ah sida ARMIYE iyo rag badan markaa ilaahey ajir aan la soo koobi karin ha idin siiyo dhamaanteene ilaahey hanoo naxariisto aduunka iyo aakhiraba insh alaahu axbaabii waa idin salaamey

    • @nuurisahin1436
      @nuurisahin1436 9 ปีที่แล้ว

      Masha Allah ilahow shekh uweys fadligisa ilahow igu sahal murdkn adag an leyahy ya rabi

  • @qaysabdulqaadir3361
    @qaysabdulqaadir3361 11 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @Yaquulu
    @Yaquulu 11 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah

  • @IbrahimAli-wb7tl
    @IbrahimAli-wb7tl 11 ปีที่แล้ว +1

    I Loved

  • @karashcade7551
    @karashcade7551 10 หลายเดือนก่อน

    Ò

  • @midnimoqarankhaliil9340
    @midnimoqarankhaliil9340 8 ปีที่แล้ว +3

    yasiin jamac naarta haku cunto

  • @cumarcisman3343
    @cumarcisman3343 11 ปีที่แล้ว

    Yes

  • @HassanHassan-sf5xd
    @HassanHassan-sf5xd 7 ปีที่แล้ว

    very true bro

  • @midnimoqarankhaliil9340
    @midnimoqarankhaliil9340 8 ปีที่แล้ว +1

    qawarij aj uraawo ayaatahay oo wahaabisam ah