BASHRAM LYRICS
BASHRAM LYRICS
  • 563
  • 1 896 661

วีดีโอ

YURUB GEENYO | AFKAAN KAGA SHEEGAYA | HEES CUSUB 2024 FULL HD
มุมมอง 2024 หลายเดือนก่อน
YURUB GEENYO | AFKAAN KAGA SHEEGAYA | HEES CUSUB 2024 FULL HD
KHAALID KAAMIL - HAYGA QARIN - OFFICIAL MUSIC VIDEDO 2024
มุมมอง 534 หลายเดือนก่อน
KHAALID KAAMIL - HAYGA QARIN - OFFICIAL MUSIC VIDEDO 2024
Iskalaaji | Dhaqso iigu Soo Noqo| New Somali Music Video 2024 (Official Video)
มุมมอง 7154 หลายเดือนก่อน
Iskalaaji | Dhaqso iigu Soo Noqo| New Somali Music Video 2024 (Official Video)
Cabdirisaq Anshax | Naga soo tun | Official Music Video 2024
มุมมอง 754 หลายเดือนก่อน
Cabdirisaq Anshax | Naga soo tun | Official Music Video 2024
SAALAX SANAAG [ QUUS JACAYL ] OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
มุมมอง 1484 หลายเดือนก่อน
SAALAX SANAAG [ QUUS JACAYL ] OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
XAMDA LAASKA : AJNABI MADDOONO : OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
มุมมอง 4198 หลายเดือนก่อน
XAMDA LAASKA : AJNABI MADDOONO : OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
YURUB GEENYO | KU ILOW IXTIRAAMKA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
มุมมอง 5099 หลายเดือนก่อน
YURUB GEENYO | KU ILOW IXTIRAAMKA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
ISMACIL AARKA - KA XOROW NAMIIM KEENA - OFFICIAL VIDEO 2024
มุมมอง 4099 หลายเดือนก่อน
ISMACIL AARKA - KA XOROW NAMIIM KEENA - OFFICIAL VIDEO 2024
AMIIN YARE II FUR BUUGA NAXARIISTA HEES CUSUB | ILINTEEYDU BAAQWEEYE 2024
มุมมอง 3.1K9 หลายเดือนก่อน
AMIIN YARE II FUR BUUGA NAXARIISTA HEES CUSUB | ILINTEEYDU BAAQWEEYE 2024
SAALAX SANAAG 2024 HEES AROOS HEES CUSUB
มุมมอง 498ปีที่แล้ว
SAALAX SANAAG 2024 HEES AROOS HEES CUSUB
SULDAAN SEERAAR - ISMA OGI - OFFICIAL MUSIC 2024
มุมมอง 707ปีที่แล้ว
SULDAAN SEERAAR - ISMA OGI - OFFICIAL MUSIC 2024
Hodan Abdirahman -Xamdi- Official Music 2024
มุมมอง 536ปีที่แล้ว
Hodan Abdirahman -Xamdi- Official Music 2024
KHAALID KAAMIL- NIYADAADU YAY JABIN 2024
มุมมอง 679ปีที่แล้ว
KHAALID KAAMIL- NIYADAADU YAY JABIN 2024
ABDIJIBAR GACALIYE || KU OGOLI || OFFICIAL MUSIC 2024
มุมมอง 244ปีที่แล้ว
ABDIJIBAR GACALIYE || KU OGOLI || OFFICIAL MUSIC 2024
ISMAIL AARKA || WAAN KU DHAAFAY || 2024
มุมมอง 133ปีที่แล้ว
ISMAIL AARKA || WAAN KU DHAAFAY || 2024
Khaalid Kaamil_ Hees Cusub_Qalbiyada Nadiifka ah 2024
มุมมอง 1.2Kปีที่แล้ว
Khaalid Kaamil_ Hees Cusub_Qalbiyada Nadiifka ah 2024
FEYSAL MUNIIR - HEES CUSUB- EHLU SHARAF 2024
มุมมอง 314ปีที่แล้ว
FEYSAL MUNIIR - HEES CUSUB- EHLU SHARAF 2024
GULLED SIMBA | XIDIGTII BAAR-DHEERE | 2024
มุมมอง 737ปีที่แล้ว
GULLED SIMBA | XIDIGTII BAAR-DHEERE | 2024
MOHAMED MAAME | QOFKUU WADNAHAAGU RABO 2024 @ISHAARMEDIA
มุมมอง 255ปีที่แล้ว
MOHAMED MAAME | QOFKUU WADNAHAAGU RABO 2024 @ISHAARMEDIA
QAMAR SUUGAANI HEES CUSUB JACAYLADII IGA SAQIIROW 2024
มุมมอง 629ปีที่แล้ว
QAMAR SUUGAANI HEES CUSUB JACAYLADII IGA SAQIIROW 2024
UGBAAD ARAGSAN IYO AMIIN YARE 'AMOORE MIA' HEES CUSUB 2024
มุมมอง 449ปีที่แล้ว
UGBAAD ARAGSAN IYO AMIIN YARE 'AMOORE MIA' HEES CUSUB 2024
QAMAR SUUGAANI 'DARTEED SILIC WAAN U SII MARAYAA' HEES CUSUB 2024
มุมมอง 226ปีที่แล้ว
QAMAR SUUGAANI 'DARTEED SILIC WAAN U SII MARAYAA' HEES CUSUB 2024
MURSAL MUUSE II FARAXSANOW OFFICIAL MUSIC 🎶 2024
มุมมอง 173ปีที่แล้ว
MURSAL MUUSE II FARAXSANOW OFFICIAL MUSIC 🎶 2024
HABOON NUURA & MUBAARAK OCTOBAR | HEES CUSUB DHAMEYS 2024
มุมมอง 584ปีที่แล้ว
HABOON NUURA & MUBAARAK OCTOBAR | HEES CUSUB DHAMEYS 2024
MAXAMED DAYAX - XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
มุมมอง 388ปีที่แล้ว
MAXAMED DAYAX - XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
FARHIYA KABAYARE | GARASHO | OFFICIAL REMIX 2023
มุมมอง 389ปีที่แล้ว
FARHIYA KABAYARE | GARASHO | OFFICIAL REMIX 2023
HABOON NUURA IYO SAKARIYE KOBCIYE _WAXAAD TAHAY SAMEEYA _ HEES CUSUB 2023
มุมมอง 311ปีที่แล้ว
HABOON NUURA IYO SAKARIYE KOBCIYE _WAXAAD TAHAY SAMEEYA _ HEES CUSUB 2023
QAMAR SUUGAANI FT UGBAAD ARAGSAN (OFFICIAL MUSIC REMIX
มุมมอง 252ปีที่แล้ว
QAMAR SUUGAANI FT UGBAAD ARAGSAN (OFFICIAL MUSIC REMIX
HABOON NUURA | NABSI | HEES CUSUB 2023
มุมมอง 1.1Kปีที่แล้ว
HABOON NUURA | NABSI | HEES CUSUB 2023

ความคิดเห็น

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 วันที่ผ่านมา

    Curadkii abahay ayaa kudhintay. Waxuu kushahiday karaa mardho hosteda meshan layirahdo xaadoow

  • @abdirizakariif9884
    @abdirizakariif9884 7 วันที่ผ่านมา

    Rabbi ha unaxaristo general ali samatar waxa uu ahaa halyey qali ah oo aan marnaba tariqda katirtirmi donin iyo somali qulubteda

  • @Salma-w4ii
    @Salma-w4ii 10 วันที่ผ่านมา

    🫀❤️😲😅🙆

  • @odaykaarto102
    @odaykaarto102 13 วันที่ผ่านมา

    Barnaamijkan xagee laga helaa

  • @nasirmohamed4062
    @nasirmohamed4062 18 วันที่ผ่านมา

    23-01-2025 maalin khamiisa

  • @nasirmohamed4062
    @nasirmohamed4062 18 วันที่ผ่านมา

    Waxani hees way dhaaftaye

  • @AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g
    @AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g 18 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @HousseinAden-f8m
    @HousseinAden-f8m 19 วันที่ผ่านมา

    Oooo mashclla Awale Aden 😅❤❤❤❤

  • @AadabIsaaq
    @AadabIsaaq 22 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮😊❤❤❤❤

  • @NastexoHilowle-g1l
    @NastexoHilowle-g1l หลายเดือนก่อน

    9/1/2025 Allow intii kushahiiday Ee cidanka somalyeed unaxariiso Amiin malinta sidaan aheyn manta farqi weynba udhaxeeya qof damiirleh ee xila jogay manta arakya xlda kusuganhay wlhi qalbigu kaoyaya lkn jiilkeena danbe madeemi karno fowda kuwada dhalanay

  • @AbdiazizJimxale
    @AbdiazizJimxale หลายเดือนก่อน

    SOMALIA WAA NOOSHAHAY

  • @hasanadsaman3910
    @hasanadsaman3910 2 หลายเดือนก่อน

    sokoreeey walaal arin baan wataa heesta ineey saan dhahayso mooday intaas baa serch dhahday 🤣🤣

  • @BileFarah-hs1jw
    @BileFarah-hs1jw 2 หลายเดือนก่อน

    Vivis Somalia military 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AhmedMadhiin
    @AhmedMadhiin 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haunaxariisto geesiyadii snm

  • @SaadaDjama-qm8wm
    @SaadaDjama-qm8wm 2 หลายเดือนก่อน

    Viens viens viens viens.

  • @MomedNon-z8f
    @MomedNon-z8f 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂❤

  • @mohamedabdiali5085
    @mohamedabdiali5085 2 หลายเดือนก่อน

    Show kumanan arag agagarka juba ayay ahayd waxu yiri agagarka joog

  • @mohamedabdiali5085
    @mohamedabdiali5085 2 หลายเดือนก่อน

    Wa u qalday erayada dhandhankani

  • @AbdiMaxamednuur-n5m
    @AbdiMaxamednuur-n5m 2 หลายเดือนก่อน

    Hada ma nool yahay

  • @MaxamedMaanso
    @MaxamedMaanso 3 หลายเดือนก่อน

    Been 😊😊

  • @maxamedjimcaale2230
    @maxamedjimcaale2230 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NourObsieh
    @NourObsieh 3 หลายเดือนก่อน

    Gessi cawale aden

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 3 หลายเดือนก่อน

    dagaalkii 77 cashar udhignee

  • @Mawliid-y1o
    @Mawliid-y1o 4 หลายเดือนก่อน

    1977❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @ABDI-SHAKUR-DAHIR1
    @ABDI-SHAKUR-DAHIR1 4 หลายเดือนก่อน

    11/10/2024 ayaan Daawanooyaa ayadoo Itoobiya Badeenii iyo Barigeenii nagu heysato ayadoo ilowday Dagaalkii 77 marka Soomaaliya Allaha is Fahansiiyo;

  • @SeynabLiibaan
    @SeynabLiibaan 4 หลายเดือนก่อน

    Ayyy hes iga dheh ❤❤❤

  • @sacadmuhumed9376
    @sacadmuhumed9376 4 หลายเดือนก่อน

    kkkkkkkkkkkkkk waa been cali samatar been ayuu ka sheegay maxaabiista wuxu kuleeyahay anaga 17 ayaa lanaga hayay iyagana 6000 askari kamida askarta barigaasi oo aan la kulmay anuu wuxuu ii sheegay in guuto dhan oo kamid ahaa gacanta lagu dhigay iyagoo nool

  • @AbdifataxAbdi-i4z
    @AbdifataxAbdi-i4z 4 หลายเดือนก่อน

    Horta Madaxdii hore mxa isku cad ka dhigay😂😂

  • @AxmedDayib-if8eo
    @AxmedDayib-if8eo 4 หลายเดือนก่อน

    Gulaysta yaloow heedhaha

  • @mohamedissack5974
    @mohamedissack5974 4 หลายเดือนก่อน

    Allaha hakunaxarista

  • @AbdirizakMaslah
    @AbdirizakMaslah 4 หลายเดือนก่อน

    Eey baqti cune eh oo madhibaan eh buu ahaa cali samatar jaajuz ushaqeya afweyne . Nacamleye afweyne buu ahaa ilahey naarta haka warabiyo dilkii sarakiisha iyo culimada ragii abaabulay buu kujiray

  • @CabdifitaaxXasanxasan-n9g
    @CabdifitaaxXasanxasan-n9g 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow unaxariiso gesiyadii somaliya casharka udhigeen masha alaah

  • @Cabdiqaadircali-z5r
    @Cabdiqaadircali-z5r 4 หลายเดือนก่อน

    Allah,unaxriso,Jen,managed,cali,Samantaray,waakeesi

  • @Adamabdi-w3m
    @Adamabdi-w3m 4 หลายเดือนก่อน

    Aniga oo laiqoray 1978 number keyga Waxuu ahay 136963

  • @BinuTukaanle
    @BinuTukaanle 4 หลายเดือนก่อน

    😭hees qalbi Xanuun leh

  • @canbuul9375
    @canbuul9375 4 หลายเดือนก่อน

    😢 1:44

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 5 หลายเดือนก่อน

    Allaah unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya rabi ganaraal samatar ❤❤❤❤❤geesiyadii Africa ee somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @XasanIbraahin-e8m
    @XasanIbraahin-e8m 5 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay hawnaxariisto axmed xasan cawke

  • @sharmaakeyare6533
    @sharmaakeyare6533 5 หลายเดือนก่อน

    Ninku Ma Qamar baa😮😮😮

  • @AbwaanAliSamaan
    @AbwaanAliSamaan 5 หลายเดือนก่อน

    Dagaalkii itopia ee 77kiii.hubka dhigis caadiya ayuu ahaa. Walahi.6k maxaa biisa aaaa

  • @Abdiwali114Yuussuf
    @Abdiwali114Yuussuf 5 หลายเดือนก่อน

    Geesi soomaliweyday buu ahaa illahey ha unaxaristo

  • @abdinuraden968
    @abdinuraden968 5 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxariisto geesaiyadii Soomaaliyeed ee ku dhigtay dagaaladaas.

  • @abdinuraden968
    @abdinuraden968 5 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxariisto Gen. Samatar. 77 haddii laxasuusto waa in lasuusto wariye Axmed Xasan Cawke.

  • @gudcade-4267
    @gudcade-4267 5 หลายเดือนก่อน

    Waatan falastiinba la weerarayo maxay u waayeen dawlado awood leh oo isbarbartaaga

  • @hamdahodan9159
    @hamdahodan9159 5 หลายเดือนก่อน

    Marku fank ka baxay inta dhagysanysa

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂 aun sareyo labo nin darajo sareye gute noqday sareyojeneral maxamadCali samatar ito sareye guro jeneral maxamad siyad bare iminka bashir gobe sareyo gute la siyay sareyo guto waxa noqon karo ninka dhisay ugu yaran afartan kun cidan ka xoga dalka bashir gobe cidan dhisay ma jiro indho qarsho ka ron dhisay cidan badan cunugi yara odawa ka ron cidan dhisay garado jeneral so bodo noqotay ambassador nimada farhia ismail waange kale UN ka le waye bashir gobe sareyo gute nimadisa qoto qoto le waye aniga ambassador guriga jogo mushar iyo xafis laheyno ya maqlay arkay qof kasto wax isin jiray adiga madax UN I dhaha dhib galay dhef an helo iska daye maskin nimo waxa ku heli😂😂😂

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 5 หลายเดือนก่อน

    Jahanama ku waar Cali Ciilqabe. Midgaan Illaahay darajo yar siiyey oo halku ku shukri niqi lahaa oo ummada u samafali lahaa, ku kacay dulmigii awowgii Bocor Bacayr iyo isirkiisu kula kaceen khalqiga ee Illaahay ku jebiyey ee ku duleeyey mid kun jeer ka daran. Taasoo isirkiisa dhaxalsiisay in aan cidi u hiilin oo wax kasta oo ku dhaca dadku yidhaahdaan "waar haw hiilin haw samafalin waa dirtii Bocor Bacayr oo samafalks iyo hiilka way kaga sii darayaan oo ku kibrayaan sidii Cali Ciilqabe iyo awoowgii"

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 5 หลายเดือนก่อน

    Allow idiin naxariiso somali kama dambayn ❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaan Xasuustaa Kaaramadha waxaan ku Arkey ASKARtii Dagaalka ku jirtay oo meel Turub ku cayaaraya oo BARKIMO KA DHIGTAY MEYDKA XABASHIDA.

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb3065 6 หลายเดือนก่อน

    🔥🔥🔥 Jiilaalka Danbe Heesahay Dhagaysan Doonaan Bay Ka Mid Tahay