HUSSEIN GEESEY
HUSSEIN GEESEY
  • 27
  • 82 088

วีดีโอ

Xagee buu ku yaalaa Masjidka club-ka loogu tukanwaayay oo hada ….
มุมมอง 3712 หลายเดือนก่อน
Xagee buu ku yaalaa Masjidka Culp-ka ku loogu tukanwaayay oo hada ….
Sidee Yurub lagu imaaday Muqaalkan Daawo
มุมมอง 522 หลายเดือนก่อน
Sidee Yurub lagu imaaday Muqaalkan Daawo #germany #tourist #hamburg #heesoo #travel #vlog
Maxaa ka Cusub Yurub iyo Germanay, Feat
มุมมอง 1583 หลายเดือนก่อน
Maxaa ka Cusub Yurub iyo Germanay #germany #hamburg #heesoo #tourist #travel #vlog
Maxaa sabab u ah Dadka Yurub ku nool qaarkood in ay Nolosha ka dhacaan. See More
มุมมอง 623 หลายเดือนก่อน
Maxaa sabab u ah Dadka Yurub ku nool qaarkood in ay Nolosha ka dhacaan. See More
Germanay 🇩🇪| Magaalada Baashaalka iyo Dhafarta oo Ku taala See More #germany
มุมมอง 1474 หลายเดือนก่อน
Magaalada Baashaalka iyo Dhafarta oo Ku taala See More #germany #hamburg #germany #travel #heesoo #vlog #tourist
🇩🇪Qariirad laga sameeyay Maar oo Dalxiisiyaal u soo Daawasho taga. #hamburg #germany #tourist
มุมมอง 874 หลายเดือนก่อน
Hamburg Germany 🇩🇪| Qariirad laga sameeyay Maar oo Dalxiisiyaal u soo Daawasho taga. #hamburg #germany #tourist #travel #heesoo #vlog #germany #hamburg
Germany 🇩🇪: Lamaanahaaga Jaceylka intaad ku balanteen Furihii Qufulka Bada maku rideen. Hamburg.
มุมมอง 414 หลายเดือนก่อน
Germany 🇩🇪: Lamaanahaaga Jaceylka intaad ku balanteen Furihii Qufulka Bada maku rideen. #hamburg #hamburg #germany #heesoo #travel #vlog
Hamburg 🇩🇪 Maxay kugu qaadan kartaa inaad ku Dalxiisto Yurub, #hamburg #germany
มุมมอง 954 หลายเดือนก่อน
Hamburg Germany 🇩🇪 kugu qaadan kartaa inaad ku Dalxiisto Yurub, #hamburg #germany
HAMBURG, Nolosha Dalxiiska Jarmalka 🇩🇪 muxuu kaga duwan yahay dalalka kale,
มุมมอง 535 หลายเดือนก่อน
HAMBURG, Nolosha Dalxiiska Jarmalka 🇩🇪 muxuu kaga duwan yahay dalalka kale,
🇸🇴Taariikh la ilaaway iyo Goobihii Caanka ahaa oo dalka ka jira
มุมมอง 383ปีที่แล้ว
Taariikh la ilaaway iyo Goobihii Caanka ahaa oo dalka ka jira
Waxaan soo arkay meel Maldives u eg iyo Dalxiis Cajiib ah.
มุมมอง 169ปีที่แล้ว
Waxaan soo arkay meel Maldives u eg iyo Dalxiis Cajiib ah.
Waxaan booqanay Goob Dalxiis leh oo aan dadka intooda badan ku baarugsaneyn Wax ka baro.
มุมมอง 268ปีที่แล้ว
Waxaan booqanay Goob Dalxiis leh oo aan dadka intooda badan ku baarugsaneyn Wax ka baro.
Dhismaha ugu dheer Afrika oo laga dhisaya Muqdisho
มุมมอง 13Kปีที่แล้ว
Dhismaha ugu dheer Afrika oo laga dhisaya Muqdisho
Xamar weyne old City, meel Taariikhi ah oo aan la ogeyn
มุมมอง 490ปีที่แล้ว
Xamar weyne old City, meel Taariikhi ah oo aan la ogeyn
Waxaan booqday meel Subadxdii dadka lagu toogto Galabtiina loo Dalxiis tago.
มุมมอง 526ปีที่แล้ว
Waxaan booqday meel Subadxdii dadka lagu toogto Galabtiina loo Dalxiis tago.
Safarkii Egypt Masar aan ku tagay iyo Goobo Muhiim ah
มุมมอง 88ปีที่แล้ว
Safarkii Egypt Masar aan ku tagay iyo Goobo Muhiim ah
Tartanka Gabayada Soomaaliyeed oo maanta ka Furmay Muqdisho Hussein Ali Gesey (Warbxin Maay ah)
มุมมอง 1473 ปีที่แล้ว
Tartanka Gabayada Soomaaliyeed oo maanta ka Furmay Muqdisho Hussein Ali Gesey (Warbxin Maay ah)
HALKII UU KU DHASHAY FANAANKA XASAN ADAN SAMATAR
มุมมอง 60K5 ปีที่แล้ว
HALKII UU KU DHASHAY FANAANKA XASAN ADAN SAMATAR
Wareysi Xiisa leh Tariikhda Faneed ee Degmada Diinsoor
มุมมอง 7305 ปีที่แล้ว
Wareysi Xiisa leh Tariikhda Faneed ee Degmada Diinsoor

ความคิดเห็น

  • @MuuseAli-ic5er
    @MuuseAli-ic5er 4 หลายเดือนก่อน

    Super

  • @FerihaFeriha2022
    @FerihaFeriha2022 4 หลายเดือนก่อน

    Wow😮

  • @AliOsman-i2t
    @AliOsman-i2t 4 หลายเดือนก่อน

    Wariha weeyn aad iyo ad

  • @zeinabAdan-o4b
    @zeinabAdan-o4b 4 หลายเดือนก่อน

    Husein iyo raaci hee

    • @HusseinVlogger
      @HusseinVlogger 4 หลายเดือนก่อน

      🎉🎉🎉 hhhh

  • @haboonomarmire
    @haboonomarmire 5 หลายเดือนก่อน

    Xusenow wll idalxisgee😅🥰

  • @MuuseAli-ic5er
    @MuuseAli-ic5er 5 หลายเดือนก่อน

    👌super

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 5 หลายเดือนก่อน

    Waxa uu fanka soo galay sanadkii 1971 waxa uuna qeyb ka ahaa fanaaniintii kusoo baxay barnaamijkii "Hergelinta Heesaha". Heeskii ugu horeeyay ee uu ku luuqeeyay waa heeska "Haboon" midhaha iyo laxanka heeskaa waxaa lahaa Aun, Abwaan Maxamed Cumar Nuur (Nidamaaye) halka riwaayaddiisii ugu horeysay ee uu jilliinkeeda masraxiyadeed qeyb ka noqdo ay ahayd riwaayaddii (Gar-cadaawe Iyo Caashaq) taa oo uu Alifay Aun, Abwaan Yuusuf Aadan Xuseen (Allaale) oo ay walaalo ahaayeen isna Aun, Abwaan Cismaan Aaden Xuseen (Cismaan Askari) waxaa jilliinkeeda masraxiyadeed la metelay riwaayaddaa 1972, waxaa'se xusid mudan in qeybihii hore ee riwaayaddaa uu Aktar ka ahaa Aun, Cabdillaahi Diiriye Sooraan halka qeybaheedi kale uu Aktar ka ahaa Xassan Aaden Samatar. Alle cimriga iyo caafimaadkaba haw barakeeyo Legend Hassan Aadan Samatar.

  • @fe8445
    @fe8445 8 หลายเดือนก่อน

    Congratulations Dahabshiil. Inaan dego Dahab Tower baa ii qorshaysan. Insha Allah.

  • @AbudiBekrimavio-nz6dt
    @AbudiBekrimavio-nz6dt 8 หลายเดือนก่อน

    Midka masar xageet ku qarisen

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 10 หลายเดือนก่อน

    Mashallah wa hormar

  • @rashiid187
    @rashiid187 11 หลายเดือนก่อน

    Qashinka iska gura

  • @rashiid187
    @rashiid187 11 หลายเดือนก่อน

    Mashalah tabrakalah salan sare walslyasha reer muqdisho nool iyo nabad. ❤️ from.burco

  • @NotwiththeCrowd
    @NotwiththeCrowd 11 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah ❤️

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 11 หลายเดือนก่อน

    Miyaad waalantahay walaaloo?. 25 dabaq ah baa Africa ugu dheer?. 50 ilaa 70 kuwa ah baa Africa kabuuxa.

  • @VidByte_
    @VidByte_ 11 หลายเดือนก่อน

    hidii uu dahab tower uu yahay 25 floor manoqon karo kan ugu dheer africa, oo waxaa ka dheer iconic tower oo kuyaala egypt ama masar kaas oo kakooban 77 floor, lkn waxaan rajeyaa inuu noqdo kan ugu quruxda badan i.sh

  • @LiibaanmahdiBulaaqo
    @LiibaanmahdiBulaaqo ปีที่แล้ว

    Mogadishu somalia🎉❤

  • @Najkajosef
    @Najkajosef ปีที่แล้ว

    Wow m.a alcaasimah😊

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 ปีที่แล้ว

    Beenta jooji adeer

  • @LexlutherVII
    @LexlutherVII ปีที่แล้ว

    ma noqon doonto Dhismaha ugu dheer afrika ee beenta jooji

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 ปีที่แล้ว

    Waa dabaqa ugu dheer shanta soomaaliyeede beenta joogi, wlhi aad baan ugu faraxsanahay in muqdisho laga dhiso 25 dabaq. Maansha allaah

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 ปีที่แล้ว

    bashiir baabow diinsoor ayuu kudhashay waa la illooway

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 ปีที่แล้ว

    mansha allah ❤

  • @LST25
    @LST25 ปีที่แล้ว

    😂😂😂

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️

  • @Daryeeltv9564
    @Daryeeltv9564 ปีที่แล้ว

    Xaafadee waaye Muqdisho?

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur4156 ปีที่แล้ว

    Cumar nuur cabdulle . Awey hee sahal macalin ciise.

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur4156 ปีที่แล้ว

    Xasan Diinsoor wllkeey isku dugsi ayaan aheyn

  • @mohemedshide3369
    @mohemedshide3369 ปีที่แล้ว

    Darbana muudey baidoa that's night I have been there long time

  • @cabdimacalin4819
    @cabdimacalin4819 ปีที่แล้ว

    Yariisow Dabaqa muqdisho ugu dheere waaye

  • @HassanMohamed-cx7ho
    @HassanMohamed-cx7ho ปีที่แล้ว

    Allaaha unaxariisto Abtigeey Cumar nuur Cabdulle

  • @daadirmohamed6580
    @daadirmohamed6580 ปีที่แล้ว

    Dabaqa udheer afrika ma ahane bes Masha allh

  • @Waryastopit
    @Waryastopit ปีที่แล้ว

    Ninyahow it won’t even be the tallest in east Africa or even the Horn of Africa, research samey before posting something and making a claim. Thanks.

  • @acacius9903
    @acacius9903 ปีที่แล้ว

    Hawiyow ha na ceebeynina. 25 stories high building do not that high. Kenya and Ethiopia has many building higher than that.

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII ปีที่แล้ว

      haa wallahi, kk, somalidu been bay jecel yihiin, 😂 Ethiopia and kenya has many buildings that are over 40 stories

  • @abdukadirfarah9984
    @abdukadirfarah9984 ปีที่แล้ว

    Dahabshiil wax fiicanaysamaynaysaa

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah maasha Alaah Barakee alow xamar aamiin 🎉.dahab shiil ilaahey habarakeeyo aamiin good 👍

  • @royalprince1332
    @royalprince1332 ปีที่แล้ว

    alla yaa usheego

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 ปีที่แล้ว

    Maasha allah waaye caafadee laga dhisaayaahee dabqaan quruxda badan

  • @ahmedmuse4701
    @ahmedmuse4701 ปีที่แล้ว

    Maaha ka ugudeer

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 ปีที่แล้ว

    Waxaan ka arkaa muusigiis taha aan aqoon saday Daauudcal Beer falle Qalliif ahmad Hasan caato intii dhimatay Allaah haw naxriisto Salaan huud ayaan udirayaa dhamaan fanaa niinta Sigaar ahxasan aaxan samatar

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy ปีที่แล้ว

    only 25, this can not be the tallest in Africa, stop lying please

    • @A.Hakim1806
      @A.Hakim1806 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII ปีที่แล้ว

      haa wallahi, kk, somalidu been bay jecel yihiin, 😂

  • @momedhussein7737
    @momedhussein7737 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @abdulsaeed5540
    @abdulsaeed5540 ปีที่แล้ว

    Xiligii Kacaanka keligiis taliska ahaa lama arki jirin qof meel dhisme ka socdo bilaa koofiyad(hard hat) ku joogaa ma jirin iyaguna 2023 bay dacas iyo macawis la dhexmeeraysayaan, war sida isu dhaama Reer Banaadika cusuboow.

  • @abdulsaeed5540
    @abdulsaeed5540 ปีที่แล้ว

    Dhismaha ugu dheer Afrika wuxuu ku yaal Qaahirada cusub. Waan jeclaan lahayn in wadanku noo dhismo laakiin weli ma joogno meel aan Afrikada kale muruq dhaqaale ugu faano.

  • @shaairguled9274
    @shaairguled9274 ปีที่แล้ว

    Africa dabaqya boqolaalgaarayaa jiraan so iskuxishoo?

  • @mohamedkhalif3938
    @mohamedkhalif3938 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 ปีที่แล้ว

    Aaway Qalabkii Bad qabka shaqaalaha (koofiyadihi,, Kabihii) ? Maamulka shaqada Halaga cayriyo

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 ปีที่แล้ว

    Fadlan ka daa ka badbadiska foolxumo u keenee, dabaqa ugu dheer africa inuu ahyn waa la wada ogyahee, Nairobi iyo Adis oo kaliya hadaa firinee, wanaag inad ula jeedo dareemayaa lkn runtu wa lama huraan. Thank you Dahabshiil we're grateful ❤❤❤

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 ปีที่แล้ว

      I know I dislike the lies with titles they do which makes Somalis poorly informed and educated about things . It's 25 floors so the tallest in Somalia not even East Africa

    • @darishore814
      @darishore814 ปีที่แล้ว

      Take it easy, caadi iska dhiga if you don’t agree with them ka soco

    • @AbaanduuleZaki
      @AbaanduuleZaki ปีที่แล้ว

      Xagee ku xanuuntay wll😢

  • @jama377
    @jama377 ปีที่แล้ว

    Waa BEEENTAA dadka ha marin habaabin ... Daarta ugu dheer Africa waxeey ku talaa Egypt waa 393.7 meter , 77floors ama 77 dabaq. Dadka anan waxba ogeen u sheeg sheekada mooryanimada beenta ku samleysan.. google ama TH-cam fiiri

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 ปีที่แล้ว

      It's not even the tallest in east Africa

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle ปีที่แล้ว

      Pinnacle Tower nairobi ayaa noqon doona fooqa ama dabaqa ugu dheer africa waxaana dhisan doona nin somali reer Khaatumo state ah Hass Petreleum

    • @fariida6236
      @fariida6236 ปีที่แล้ว

      ​@@wiilkaReerCigallemuu ka dhiso Somalia deeganadiisa

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII ปีที่แล้ว

      haa wallahi, kk, somalidu been bay jecel yihiin, 😂

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle ปีที่แล้ว

      @@fariida6236 Dabaqa africa ugu dheer somalia hada uma diyaarsana xaga korontada iyo biyaha Somalida dalkeena sababta ay u maalgashan waayeen waa korontada oo qaali ah ama yar biyaha oo yar iyo dhaqaale badan oon kaasoo galayn

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว

    CIA ayaa kuhoos dhuumanaysa, kii kahadlana waa terrorist.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว

    Waa wixii ingiriisku kenya kutafaafulay si aysan dadku uga didin weligiisna udheefsado kenya waxayna ahayd sixirka gaalada.