- 308
- 204 760
Ahmed Wacane
Kenya
เข้าร่วมเมื่อ 5 ก.ย. 2017
Subscribe
Share
Like
Share
Like
4 qodob oo kaa dhigi karta Qof aan wali Qaangaarin. Sii Faafi Muuqaalkaan.
4 qodob oo kaa dhigi karta Qof aan wali Qaangaarin.
Sii Faafi Muuqaalkaan.
Sii Faafi Muuqaalkaan.
มุมมอง: 12
วีดีโอ
Muqdisho sidey aheyd habeenkii 1aad ee 2025-ka.
มุมมอง 2219 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Muqdisho sidey aheyd habeenkii 1aad ee 2025-ka.
Nasiib xumo 2025-ka wali colaaadda waa ay taagan tahay. Eboow Umaddoo Nabad ah
มุมมอง 12112 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Nasiib xumo 2025-ka wali colaaadda waa ay taagan tahay. Eboow Umaddoo Nabad ah
Soomaalida oo Dagaal Qabiil isku laayneyso.
มุมมอง 16014 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Soomaalida oo Dagaal Qabiil isku laayneyso. Sii Faaafi Muuqaalkaan.
Nin ayaa laga dilay midna waa la dhaawacay, kadib shir Jaraa’id ayeey qabteen. Sii Faafi
มุมมอง 41616 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Nin ayaa laga dilay midna waa la dhaawacay, kadib shir Jaraa’id ayeey qabteen.
DEG DEG: ODAYAASHA CEEL BARAF OO LA SOO JEEBEEYEY IYO GABAR SI XUN LOOGU DILAY MUQDISHO.
มุมมอง 1.1K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: ODAYAASHA CEEL BARAF OO LA SOO JEEBEEYEY IYO GABAR SI XUN LOOGU DILAY MUQDISHO.
ITOOBIYA OO WAR NAXDIN AH HESHAY IYO DAGAAL BEELEEDYADA OO MEESHII UGU SAREYSAY MARAYA.
มุมมอง 4519 ชั่วโมงที่ผ่านมา
ITOOBIYA OO WAR NAXDIN AH HESHAY IYO DAGAAL BEELEEDYADA OO MEESHII UGU SAREYSAY MARAYA.
JUBALAND OO INTEEDA BADAN LA WAREEGTAY DOWLADDA & HORJOOGE AS OO LA DILAY.
มุมมอง 710วันที่ผ่านมา
JUBALAND OO INTEEDA BADAN LA WAREEGTAY DOWLADDA & HORJOOGE AS OO LA DILAY.
DEG DEG: A/MADOOBE OO ERGO USOO DIRSADAY MUQDISHO & ERITREA OO KA XANAAQDAY….
มุมมอง 1.7Kวันที่ผ่านมา
DEG DEG: A/MADOOBE OO ERGO USOO DIRSADAY MUQDISHO & ERITREA OO KA XANAAQDAY….
Xaaladda Itoobiya iyo Soomaaliya xoga cusub oo soo kordhay. Sii Faafi Muuqaalkaan.
มุมมอง 225วันที่ผ่านมา
Xaaladda Itoobiya iyo Soomaaliya xoga cusub oo soo kordhay. Sii Faafi Muuqaalkaan.
Vlog: Bangiga dhiiga Qaranka oo aan booqasho ku tagay, kadibna aan ku deeqay dhiig adna Gaar.
มุมมอง 19วันที่ผ่านมา
Vlog: Bangiga dhiiga Qaranka oo aan booqasho ku tagay, kadibna aan ku deeqay dhiig adna Gaar. Sii Faafi Muuqaalkaan. #xamar #somalia #xasan_sheekh #muqdisho #news #vlog #xamar #muqdisho #mogadishu
Dhamaan Macallimiinta waa in ay sidaan noqdaan. Sii Faafi Muuqaalkaan.
มุมมอง 953วันที่ผ่านมา
Dhamaan Macallimiinta waa in ay sidaan noqdaan. Sii Faafi Muuqaalkaan. #xamar #news #xasan_sheekh #dagaal #muqdisho #jubbaland
Saddex qodob oo Puntland ka hor istaageysa in ay lacag u gooni ah sameysato.
มุมมอง 26314 วันที่ผ่านมา
Saddex qodob oo Puntland ka hor istaageysa in ay lacag u gooni ah sameysato. Sii Faafi Muuqaalkaan.
Adduunka oo dhan ayuu ka hirgalay, Masameysay ama horey ma u aragtay. Sii Faafi Muuqaalkaan.
มุมมอง 12914 วันที่ผ่านมา
Adduunka oo dhan ayuu ka hirgalay, Masameysay ama horey ma u aragtay. Sii Faafi Muuqaalkaan.
Sacuudiga muxuu Soomaalida u diidaa oo uu usoo dhaweystaa Reer Galbeedka. Sii Faafi Muuqaalkaan.
มุมมอง 12114 วันที่ผ่านมา
Sacuudiga muxuu Soomaalida u diidaa oo uu usoo dhaweystaa Reer Galbeedka. Sii Faafi Muuqaalkaan.
Maxaad kala socotaa sheekada Labadaan Wadaad ee Saameynta ku dhax leh Soomaalida.
มุมมอง 14414 วันที่ผ่านมา
Maxaad kala socotaa sheekada Labadaan Wadaad ee Saameynta ku dhax leh Soomaalida.
Wax ka ogow ninka Qabriga Hooyadis wehelka ka dhigta. Sii Faafi Muuqaalkaan.
มุมมอง 10214 วันที่ผ่านมา
Wax ka ogow ninka Qabriga Hooyadis wehelka ka dhigta. Sii Faafi Muuqaalkaan.
Maxey tahay Kalmadda uu Madaxweynaha Jeediyey ee la hadal haayo. Sii Faafi Muuqaalkaan.
มุมมอง 10814 วันที่ผ่านมา
Maxey tahay Kalmadda uu Madaxweynaha Jeediyey ee la hadal haayo. Sii Faafi Muuqaalkaan.
Soomaali oo xal u heli weysay halkaan Mushkilad. Sii Faafi Muuqaalkaan.
มุมมอง 11014 วันที่ผ่านมา
Soomaali oo xal u heli weysay halkaan Mushkilad. Sii Faafi Muuqaalkaan.
Ficil halis galin karta Mustaqbalka Maqalka Dhagahaaga iyo Xaaladdaan cusub oo soo Ifbaxday.
มุมมอง 31614 วันที่ผ่านมา
Ficil halis galin karta Mustaqbalka Maqalka Dhagahaaga iyo Xaaladdaan cusub oo soo Ifbaxday.
Erdugan oo go’aan qaatay kuna soo wajahan Soomaaliya. Sii Faafi Muuqaalkaan.
มุมมอง 8714 วันที่ผ่านมา
Erdugan oo go’aan qaatay kuna soo wajahan Soomaaliya. Sii Faafi Muuqaalkaan.
Ciidamada Soomaaliyeed waa kuwa is jecel, bal Daawo.
มุมมอง 19621 วันที่ผ่านมา
Ciidamada Soomaaliyeed waa kuwa is jecel, bal Daawo.
Maxaa ka socda Magaalada Doolow ee Gedo?. Sii Faafi Muuqaalkaan.
มุมมอง 1.1K21 วันที่ผ่านมา
Maxaa ka socda Magaalada Doolow ee Gedo?. Sii Faafi Muuqaalkaan.
Wali mala kulantay?. Sii Faafi Muuqaalkaan
มุมมอง 4021 วันที่ผ่านมา
Wali mala kulantay?. Sii Faafi Muuqaalkaan
Waa sidee xaaladda Liido ee caawa, kadib dhowr bil ka hor oo qaraxyo lagu weeararay?.
มุมมอง 11721 วันที่ผ่านมา
Waa sidee xaaladda Liido ee caawa, kadib dhowr bil ka hor oo qaraxyo lagu weeararay?.
Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed ma udiyaarsan yahay iska celinta Itoobiya. Sii Faafi Muuqaalkaan.
มุมมอง 41221 วันที่ผ่านมา
Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed ma udiyaarsan yahay iska celinta Itoobiya. Sii Faafi Muuqaalkaan.
DALKEENA SOOMAALIYA 🇸🇴 WAA BARWAAQO. |Share
มุมมอง 26221 วันที่ผ่านมา
DALKEENA SOOMAALIYA 🇸🇴 WAA BARWAAQO. |Share
Dowladda oo Edeyn dusha kala dhacday Axmed Madoobe iyo Xogohii ugu Danbeeyey Jubbaland.
มุมมอง 35421 วันที่ผ่านมา
Dowladda oo Edeyn dusha kala dhacday Axmed Madoobe iyo Xogohii ugu Danbeeyey Jubbaland.
REER SUURIYA 🇸🇾 OO MUQDISHO 🇸🇴 FARXADOODA KUSOO BANDHIGAY.
มุมมอง 6K21 วันที่ผ่านมา
REER SUURIYA 🇸🇾 OO MUQDISHO 🇸🇴 FARXADOODA KUSOO BANDHIGAY.
Dadka reer Suuriya ee ku nool Muqdisho oo u dabaal dagay Guushii Wadankooda ka dhacday.
มุมมอง 69621 วันที่ผ่านมา
Dadka reer Suuriya ee ku nool Muqdisho oo u dabaal dagay Guushii Wadankooda ka dhacday.
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Guul dowlada qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
❤️Suuriya guul❤️
Masha Allah illahay ha ku barakeeyo
Mahadsanid wariye Axmed Wacane. Waxaan ku kalsoonahay kartida dawladeena, waxaan hubaa in ay heli doonto hab ay ku joojiso damaca Itoobiya iyada oo aan luminin saaxiibtinimada Turkiga. Guul Horumarka qaranka iyo Umada Soomaaliyeed. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mahadsenid weriye Axmed Wacane. Aniga waxaan aminsanahay, haddii aan Ilaahay ka cabsanayno waa in cadaaladda la ixtiraamaa. Axmed Madoowe naftiisa ka ma muhiimsana naftii askartii uu dilay. Axmed Madoowe safarka keliya uu gali karo waa inta u dhaxeysa xabsiga iyo maxkamada. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed. Guul ciidanka qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dadkad cunta benlow ayad tahay ee lanoqo bentas qofka ku sodhibay oo ah xasan xabale fagte uceli
Maasha Allah tabarakallah
Yaxye caamir ma barafasoor baa Mase waa bililiqayste
Fatima
Guul Horumarka qaranka iyo Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha allah suuriya guul somalia waa walaalo farxad ku noolada dhulkiina joogtan suuriya guul insha allah
Masha Allah ❤❤❤❤
Beenbadanaa😂😂😂😂😂😂
Allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul walalheen suuriya
Ma sha Allah ❤❤❤
Masha Allah suriyo Free Free Suriya for eva
Dowladda Soomaaliyeed waxay xaq u leedahay in ay ciidankeeda u dirto ilaalinta xuduudaha dalka iyo la dagaalanka Al-Shabaab. Axmad Madoowe wuxuu dilay oo dhaawacay raggii ka tirsanaa ciidanka qaranka, waana sababta uu gacan ku dhiigle u noqday. Axmad Madoowe waa in maxkamad la soo hor taagaa oo lagu xukumo si uu u noqdo tusaale laga waano qaato.. Guul ciidanka qaranka Soomaaliyeed. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Saax wlh Qisadan aniga waxat isoo dhatee
Mabruuk alf alf mabruuk
Walaalo noo soo badi ❤❤ hA dayn video Yada wllo soo badi Pls dadaal
Kalmado aad uqurxbadan seriya soamli walaalo ❤❤ Taasi waxay cadaynaysaa in sificn loola dhaqmay m.a
Nice video❤ Thanks
Mansha allah adbu umacan yahy Qunbhu❤
Alaahu akbar Wal cizatu lilaah
Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar 😭😭😭😭❤❤❤❤
Masha Allah 🤲🇦🇪
Allaahu akbar
Hore usoco pro🔥
Manshallah Syria , the dictator is gone
Axmed geeda naar umad maaha
Mashallah hambalyo ❤️
Wlhi Goob nahay ❤❤
Shalay ayaan arkayey is-gooyska baraako xitta cidu mafiireyn dadka fiirnayeyna waa dad lafaraxsanaa.
Insha'allaah falastiina waan sugeenaa xuriyadooda
Wan ku faraxsanahay guulaha walalaheen reer suriya
Allahu akbar ☝️
Allahu akbar ☝️ waan u hambalyeynaya xoriyada ay heleen walalaheen reer suriya
Wadan Islam wa somaliya
Midba calankii kadafay
Alaahu Akbar Alaahu Akbar
Walaalo that’s true
Alaahu Akbar Alaahu Akbar
Insha Allah Palestine 🇵🇸 aya ku xigi donta
InshAllah soon.
يعني راح يرجعوا ل سوريا 😢 حبيتهم مره جاو عندنا بلدنا باقي ما تعافى مع ذالك شاركنا بكل شيء وما شفنا منهم الا كل خير اليوم سوت حفله ل أجل سوريا والله ما احتفلت في زواج بنتها كذا حتوشونا اخواننا و اصدقائنا رسالتي لكل مواطن سوري لا تفرقوا كنت كردي او عربي او سني او مسيحي حالوا ما تتفرقون تمسكوا في بعض و ارحموا بعض شفتوا كل شيء ب اعينكم ارضك هي امك و كرامتك ووعزتك وبس و لو قصرنا معكم اتمنى تسامحونا كنت أتمنى بلدي تكون مثل الالمانيا و تطور ووتيعشو فيها بكل رفاهيه تعليم تأمين صحي وظايف لكن اكلنا مع بعض الخبز و زيتون ووهذا ااحلى شيء 😂 فيني دموعععع 😢 بحبكم ❤
Maanshaa Alaah Maanshaa Alaah we are so happy for you
Masha Allaha 🎉🎉🎉
M. Allah allow u siyadi farxadoda yaa rabiii
maalintey xorowday farxadaan bilaabay ayaan ilaa iyo hada faraxsanahay allow noo taam yeel yaman falastiin lubnaan iyo ciraaqna waan sugaynaa inay xorobaab iinshaa allaah
Allahu akbar anagana aada ugu faraxnay Alxamdulilaah. Falastiina inshallah mardhow la farxeenaa
Maxaa la iigu sheegi waayey waa ka qeybgali lahaa Allahu akabar