- 349
- 1 111 978
Raad Raac Qaraami
United Kingdom
เข้าร่วมเมื่อ 11 ก.ค. 2015
cabdirashiid anteena
Afka lagama Sheegto Adigoon Jaceyla Arag.Codkii.. Khadro Daahir
Afka lagama Sheegto Adigoon Jaceyla Arag.Codkii.. Khadro Daahir
มุมมอง: 211
วีดีโอ
Axmed Naaji iyo Fadumo Qaasim Heesta Salaanta Banaadiri Macaan
มุมมอง 2.5Kปีที่แล้ว
Axmed Naaji iyo Fadumo Qaasim Heesta Salaanta Banaadiri Macaan
Hees Jirjiroole Dumar Codkii Bashiir Cali Xuseen
มุมมอง 6232 ปีที่แล้ว
Hees Jirjiroole Dumar Codkii Bashiir Cali Xuseen
AUN, Maxamed Suleymaan Tubeec #Heestii_Xorriyadda
มุมมอง 5232 ปีที่แล้ว
AUN, Maxamed Suleymaan Tubeec #Heestii_Xorriyadda
jaallayaal,Codadkii Cabdi Cali Bacalaan & Faadumo Cabdullahi Kaahin Maandeeq
มุมมอง 9843 ปีที่แล้ว
jaallayaal,Codadkii Cabdi Cali Bacalaan & Faadumo Cabdullahi Kaahin Maandeeq
Abaal Hees Wadani ah,AUN,Maxamed Suleymaan Tubeec
มุมมอง 35K3 ปีที่แล้ว
Abaal Hees Wadani ah,AUN,Maxamed Suleymaan Tubeec
wadani Xaliimo Khaliif Cumar Magool,Ciidankeena dhiirran
มุมมอง 3.7K3 ปีที่แล้ว
wadani Xaliimo Khaliif Cumar Magool,Ciidankeena dhiirran
Hees Safar Ama Sibiq (AUN)Cabdiqaadir Sanka
มุมมอง 2453 ปีที่แล้ว
Hees Safar Ama Sibiq (AUN)Cabdiqaadir Sanka
labiyahow Magoolee, Hibo Maxamed Hiba Nuura
มุมมอง 4463 ปีที่แล้ว
labiyahow Magoolee, Hibo Maxamed Hiba Nuura
Ciyow Sahra Axmed AUN Dabarlow iyo Khadra Daahir
มุมมอง 6223 ปีที่แล้ว
Ciyow Sahra Axmed AUN Dabarlow iyo Khadra Daahir
Axdi lama ilaawo (AUN) Maryan Maxamed Caseyr
มุมมอง 6783 ปีที่แล้ว
Axdi lama ilaawo (AUN) Maryan Maxamed Caseyr
Xiddigii Banaadiriga Aweys Khamiis & Xiddigtii Luul Jeylaani Kaalay Kabeebey kistoo iila dheel
มุมมอง 4373 ปีที่แล้ว
Xiddigii Banaadiriga Aweys Khamiis & Xiddigtii Luul Jeylaani Kaalay Kabeebey kistoo iila dheel
Dhulkayagu Sabool ma aha Codki Cabdi Salaad Beerdillaacshe
มุมมอง 2883 ปีที่แล้ว
Dhulkayagu Sabool ma aha Codki Cabdi Salaad Beerdillaacshe
Shimbirayahow Heesaa (AUN)Xaliimo Khaliif Cumar Magool
มุมมอง 2833 ปีที่แล้ว
Shimbirayahow Heesaa (AUN)Xaliimo Khaliif Cumar Magool
Hees Taariikhda Soomaalida iyo Hoboladii Waaberi
มุมมอง 1.5K3 ปีที่แล้ว
Hees Taariikhda Soomaalida iyo Hoboladii Waaberi
LEGEND SAHRO AXMED JAAMAC. aun. WISIISI.
มุมมอง 6073 ปีที่แล้ว
LEGEND SAHRO AXMED JAAMAC. aun. WISIISI.
Heestii Vito Saado Cali Warsame. aun. Erayadii Abwaan Maxamed Cali Kaariye
มุมมอง 1.2K3 ปีที่แล้ว
Heestii Vito Saado Cali Warsame. aun. Erayadii Abwaan Maxamed Cali Kaariye
Wadankoodey u halgamaayaan Kooxdii Heegan Erayadii & laxankii Abwaan Cabdi Bashiir Indhabuur. Aun.
มุมมอง 4.4K3 ปีที่แล้ว
Wadankoodey u halgamaayaan Kooxdii Heegan Erayadii & laxankii Abwaan Cabdi Bashiir Indhabuur. Aun.
Heestii Sinaan iyo Codkii AUN Cabdi Cali Bacalwaan
มุมมอง 6703 ปีที่แล้ว
Heestii Sinaan iyo Codkii AUN Cabdi Cali Bacalwaan
Heestii Ardo iyo Codkii AUN Cabdi Cali Bacalwaan
มุมมอง 7303 ปีที่แล้ว
Heestii Ardo iyo Codkii AUN Cabdi Cali Bacalwaan
URUGADA JACAYL. Deeqo Axmed Raage. ERAYADII ABWAAN SUGAAL CABDULLE CUMAR
มุมมอง 3.8K4 ปีที่แล้ว
URUGADA JACAYL. Deeqo Axmed Raage. ERAYADII ABWAAN SUGAAL CABDULLE CUMAR
Cali Maxamed Cali Jareere Hees Wadani ah
มุมมอง 6K4 ปีที่แล้ว
Cali Maxamed Cali Jareere Hees Wadani ah
(AUN)Maxamed Suleymaan Tubeec Heestii Muxibo Qaraami hore
มุมมอง 3184 ปีที่แล้ว
(AUN)Maxamed Suleymaan Tubeec Heestii Muxibo Qaraami hore
Wow. Waan dhageeysti 10 times. Wa xasuus, wa dareen. Waan ooyi. Maxasaaniid wadaani
Hees Waddani oo cajiib iyo dhaxalgal ah , gayigeena Hodanka ah ee Soomaaliyeed. Erayadii Muusikadii Laxankiii iyo Codkii CX Nageeye , Fannaan buuxa oo Weyn iga dheh . AUN!🙏❤️🙏
Hobolkii lama illaawaanka ahaa CX Nageeye , Fanka Iyo Muusikada Soomaalida qayb libaax ka qaatay.AUN!🙏❤️🙏
2024 kii daawanaya salaan😊🎉
Legends abwaan sahal maalin ciise and sheeraan shidaad
Horta maxaad ka dhegaysataan heesha wadaniga ah ee ogtihiin kii tirieyey in toos loo dilay
Been ha harto cumar Dhule maqa din hees wadani ah ❤❤❤❤
Weli ma samaysaa
❤❤❤❤❤❤
Calayk calayk yaa cabdikhadar xasan laari raximahulaahu raxmatan waasica
Mxmed Nuur gariig waaye
Maanta lama helayo ciidan soomaaliyeed oo saas gaardiga isulanhadkaya😢
❤❤🎉❤❤😂😢😮🎉😅😊😊
❤❤❤❤
Heesta iyo sawirka isma laha
😂😂❤❤❤❤❤😢🎉🎉😅
0:33
Allh ha unxriisto abwaanka wuxu heestan u ciriyay markii mohamed siyad bre ku dhahy bulshada maxad uqabataan
❤😢❤😢
Ha Noolaato soomaali weyn
Inshllh guul somali wyn oo mida waye balantenu
Ilaahow kuunaxariiso qof laquraxa somali kumuu jirinbaa layidhi kenya ayuu ku geeriyooday sideetamaadkii
Maya walaal waxa uu ku geeriyooday dalka Norway magaalada Oslo waxa uu ahaa qofkii ugu horreeyay ee soomaalida iyagu gooni u aastaan intii ka horraysay waxaa caawin jiray jaaliyadda Pakistan sannadkii 1989 AHUN
@ibrahimMohamed-fb6yt alahaw naxariisto lkn masra ismuu soo taagi jirin miyaa maxaa loo waayay ruwaayad uu kujiro ama masrax
@NimoDaad wakhti yar buu ku jiray 1981 buu yimid Norway 1989 ayuu ku heeriyooday
Kooxdii heegan Waabari wexay kaga Fiicnaayeen, Heesaha Wadaniga ah Qaabka ay u wada qaadaan iskula helaan, iskula jiibiyaan.
Ilaahay how naxariisto cabdi tahliil dadka somaliyed wuxuu uga tegey dhaxal
Ha qaldina.ereyada.waxaa leh Xasan.sh.muumin
Cajiib
Erayadi iyo Cismaan adan askari
Kooxda iftin e wasaaradi waxbarashada weeye
Sakriymxmuud ❤ 3:31
Erayadii xuseen Aw Faarax Dubad heestan marku samaynayay Waxay wada joogen Maxamed Cali kaariye Xasan Aadan Xasan samriye Afrax garyt Waxay heestan isku mar so baxeen heestii kaariye ee xasan aadan Ee ma hayo mana sugaaye waa jacylkii kaariye ee shankarooon
❤Waa Run Guur ama Guurso Walaal..
SRC HEESHII AY DADKA KU CABSIINJIREN OO XUKUNKA ASKARTA QABSATEY DADKA ISGA LEEXIYAAN AYEY HEESTANI KA TURJUMEYSA
Waxan umalaynaya ali diriye ali gaab AUN
Heestaan waxaa iigu dambaysay 2005 caawa ayaa ii xigtay walahay waa xusuus qaali ah😢
Axsan. Xasan baashe
Heesuhu waa taariikh, hees kastaa xilli bay leedahay, haddaad jeceshahay iyo haddaad neceb tahay xiligaas waa sheeko kale, laakiin heesta ha jarjarin oo abwaankii allifay ha kaga ciyaarin. Heestu waxay ahayd " waa noo bilatay" markuu Siciid Mire dhaho ayaa kooxdu ka daba jiibinaysaa iyagoo leh "Oktoobar waa noo bilatay". Intaas dambe markii la jaray heestii waxay noqotay mid kala dhantaalan xaga murtida, miraha, laxanka iyo madadaalada. Heesaha yaan la kufsan oo laga jarjarin jiilka aan soo gaarin oo taariikh badan ka faa'iidi lahaa.
Asc😂 6:48
AHUN:-Marxuum maxamedsaleebaanTubeec❤ 5:34
Alaah hau naxariistu
Tubeec ahun jamdiina haka waraabiyo 9/5/2024 in America
WADHAF. IYO. SHINBIR. CUSMAAN. ASKARI
Waa Waqtikii laandheernimadu oo saxda aheeyd iyo karaamada ummada Soomaaliyeed Qaran jaceylkii marka laga run sheegno walaahi💔🇸🇴
Masha allaha 😢😢😢❤❤❤
Aniga ah dhalinyarada ubaxi kacaanki barakeysna ee aabo siyad allaha unaxariisto dad akhlaq ilbax oo asluub aheyn hijab wallahi qurbaha igu horeysey 1992 aan arko. Gabdhaha hijab xiran ugu daran oo ajnabi ugu badan waxa raaco
Xasus hestan waqtiga wa 2003 safarka wa Nairobi ila mandera weh
Daganaanta iyo codka furan ama fasiixa alow ku naxariiso Waa ninka kaliya heesihisa dhageysto dadki hore dad ahaa.
Ajiib cajiib cajiib🇸🇴☘️🇸🇴☘️🇸🇴☘️🇸🇴🍉🇸🇴☘️🌹🌹🍉🍉
waa heesihii riwaayadi la odhan jiray guur ama guurso waan erayadi A H U N abwaan maxamed cali kaariye
Axyaa hees abwaanba mesha ku damashaday
Mirihii xuseen ow faarax laxankii x.gareyd cadka maryan mursal ciise
Habeen jimco ah saacada 11.30, habenimk 1 August 2024 ayan dhagaysanaya. Ano jacayl iyo cidlo daremayo