- 55
- 109 571
Marwa Sharaf
Belgium
เข้าร่วมเมื่อ 27 พ.ย. 2017
Kusoo dhowow Kanaalka Marwa sharaf
Waxaa kaheli doontaa
Cunto karin Isqurxin iyo Dhiiragelin
Fadlan igu caawi Subscribe Like Share iyo Comments Mahadsanid.
Waxaa kaheli doontaa
Cunto karin Isqurxin iyo Dhiiragelin
Fadlan igu caawi Subscribe Like Share iyo Comments Mahadsanid.
Doolsho si fudud loosameeye 🥧
Waxa kasameeye
1 xabo ukun
2 koob bur
1 koob sokor
⅓ koob haaf saliid = 1koob o loqeebiye 3 meel o saliid ah
½ qaando faniilo ama heyl shiidan = 1qaando haaf ah o fanilo
1 qaando bakin
↪️weelka aad kusameyneysid Doolshada saliid mari
↪️ dhuxusha qebyar ku reeb burjikada
↪️ Ubadi dabka qeybta kore
Mahadsanidin
please
share like and subscribe

มุมมอง: 688
วีดีโอ
Damaashaad Ciida iyo daarusalam #eidadhamubarak
มุมมอง 1766 หลายเดือนก่อน
Damaashaad Ciida iyo daarusalam #eidadhamubarak
Gurigaada kusameyso #Xawaash caraf badan #dhiiragalin
มุมมอง 4027 หลายเดือนก่อน
Gurigaada kusameyso #Xawaash caraf badan #dhiiragalin
qado dhamestiran #bariis iyo #chicken somali
มุมมอง 1687 หลายเดือนก่อน
qado dhamestiran #bariis iyo #chicken somali
Rooti Burjiko #Humbegar🍔 si fudud usameyso
มุมมอง 2.2K8 หลายเดือนก่อน
Rooti Burjiko #Humbegar🍔 si fudud usameyso
Afurkii udambeeye an SAMEYSANAY #CIID WANAAGSAN
มุมมอง 1998 หลายเดือนก่อน
Afurkii udambeeye an SAMEYSANAY #CIID WANAAGSAN
hada kadib sidaan usameyso #Labaniyad ama #custard #Powder ramadan mubarak🌙
มุมมอง 3288 หลายเดือนก่อน
hada kadib sidaan usameyso #Labaniyad ama #custard #Powder ramadan mubarak🌙
#afur iyo #casho fudud sidan usameyso #healthy iftar #day 16th ramadan mubarak 🌙 by @marwasharaf
มุมมอง 2129 หลายเดือนก่อน
#afur iyo #casho fudud sidan usameyso #healthy iftar #day 16th ramadan mubarak 🌙 by @marwasharaf
Sidaan usameyso #2nooc Rooti Burjiko iyo Afurka Caafimaad leh #Ramadan mubarak 🌙
มุมมอง 6339 หลายเดือนก่อน
Sidaan usameyso #2nooc Rooti Burjiko iyo Afurka Caafimaad leh #Ramadan mubarak 🌙
Sidaan usameyso #Afur fudud iyo #quraac caruurta #Ramadan mubarak🌙
มุมมอง 2399 หลายเดือนก่อน
Sidaan usameyso #Afur fudud iyo #quraac caruurta #Ramadan mubarak🌙
Sidaan usameyso Afur fudud #Cesh iyo #chicken #ramadan2024
มุมมอง 1799 หลายเดือนก่อน
Sidaan usameyso Afur fudud #Cesh iyo #chicken #ramadan2024
Afurka ramadaanka #Rooti Turkiga si fudud usameyso #turkish #bread
มุมมอง 2729 หลายเดือนก่อน
Afurka ramadaanka #Rooti Turkiga si fudud usameyso #turkish #bread
#NAAXI NAFTAADA RAMADAANKA KAHOR #CABITAAN NAFAQO LEH 🍷🥂🧃🍹🍸🧋🥤
มุมมอง 13710 หลายเดือนก่อน
#NAAXI NAFTAADA RAMADAANKA KAHOR #CABITAAN NAFAQO LEH 🍷🥂🧃🍹🍸🧋🥤
Qado Ama Casho fudud #Muufo iyo maraq
มุมมอง 10810 หลายเดือนก่อน
Qado Ama Casho fudud #Muufo iyo maraq
#Cuntada uwanaagsan dadka Sokorta iyo dhiikarka qaba #Shaah iyo sabaad laga sameeye qamadi
มุมมอง 7910 หลายเดือนก่อน
#Cuntada uwanaagsan dadka Sokorta iyo dhiikarka qaba #Shaah iyo sabaad laga sameeye qamadi
#GURIGA KUSAMEYSO #JALAATO MACAAN 🍨🧁🍦🍧
มุมมอง 23810 หลายเดือนก่อน
#GURIGA KUSAMEYSO #JALAATO MACAAN 🍨🧁🍦🍧
#SIDA LOO SAMEYO #SUUGADA PIZZA🍕 #PIZZA #SAUCE
มุมมอง 27310 หลายเดือนก่อน
#SIDA LOO SAMEYO #SUUGADA PIZZA🍕 #PIZZA #SAUCE
#vlog #daily routine of Somali Mom👩👦🇸🇴
มุมมอง 16710 หลายเดือนก่อน
#vlog #daily routine of Somali Mom👩👦🇸🇴
##iskudiyaarinta #ramadaanka #nadaafad iyo #dhiiragelin #dhar🥼🔔iyo alaab🍽🍴🥄🔪#marwasharaf
มุมมอง 49410 หลายเดือนก่อน
iskudiyaarinta #ramadaanka #nadaafad iyo #dhiiragelin #dhar🥼🔔iyo alaab🍽🍴🥄🔪#marwasharaf
#maareenta #lacagta #biilka #adeega bilaha by#marwasharaf 📝💰💵
มุมมอง 1.8K10 หลายเดือนก่อน
#maareenta #lacagta #biilka #adeega bilaha by#marwasharaf 📝💰💵
Love you sis ❤
Thanks qali ❤️
O marki la qaso horey miya laga samyna wallo
Has walalo
❤❤❤❤
Xabiibti waan kugu heestaa horay usoco
Mahadsanid qaaliyey ❤️
M.a
M.a
maansha allaah waa fikrad fiican abayo shukran
Mash Allah
Masha allaha
Khudrada bishii maanay xumaanayn
Hada kuguso biiray abaayo guulayso horay usoco mahadsanid
Adigaa mudan xabiibty kusoo dhowoow qalbi furan gacalo ❤️❤️❤️❤️❤️
Masha Allah ❤❤qeer Allah ku siiyo gacalo Ani waan isku daye wana ku gulestay alhamdulillah dhoor jeer midi lee ku samestay buskudka dhadheer 😂 lkn cagagaas Ina soo Gato ii dhiman
Allah ku barkeyo qalbi ❤
Sidoo kale adigana allah haku xafido abayo❤️❤️❤️
❤❤❤❤
Thanks ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Maaasha lha😂😂😂😂😂😂
Mahadsanid faiza
masha allah abyo allah hakuubarakeeyo gacantaada❤
Amen abayo adigana sido kale allah haku xafido mahadsanid ❤️❤️🥰
Masha allah
Thanks
Biri ban smena m.a anig tim. Borjiko. Baan ahey😊
Welcome xabiibty wanku faraxsanahay ina isku dey sameyneysid nala wadaag comment marka sameysid
M.a
mashaAllah 🎉🎉🎉❤
Abayo warqada noso dhig
Mash allh washen❤❤
Mahadsanidin qaali
Canihi meeyay
Waan ka maarmay
Tanks macaney hore usoco
You're welcome
Meeeqa daqiiqo aaa burkuyada ku Adan
25 ila 30 daqiiqo dabka aye kuxerantahay siduu ubadanyahay ama u uyaryahay
tttttttttt❤❤❤p
Abaayo degaga xagelaga hela inshaallah.jawab
Suuqa Bakaaraha qaybta doorada
Abaayo degaga xagelaga hela
Bakaaraha
Masha Allah
Thanks
Beedka waxkale malagu badalankarayaa wll
Maya laakiin ukun la'aan waa saneysan kartaa wll
😂😂😂😂😂
🤣🤣🤣
M.a quruxeey alle haka barakeeyo waakaa hele ❤❤❤
Mahadsanid qaali qurux badan adigana allah haku xafidiyo ❣️❣️❣️❣️❣️
❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Iskudey quruxbadan mahadsanid qaali
Adigaa mudan xabiibty
M.a
Thanks
Masha allaah jasakumullahu qayran jasaa abaayo gacanta allaah kuu barakeeyo
Wa iyyaaki xabiibty sidoo kale adigana allah haku barakeeyo
tnx macaney ❤
You're welcome qali sharaf
Busd bila cano ah
Kaadisoy malugu darayo miya
Maya abayo
Masha Allah xabiibti 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Mansha allh
Thanks ❣️❣️
Gacmaha alaha kuubarakeeyo
Sudo kale allah ha ku barakeeyo
Gaaska ine udheerato miyaa
Haa dhexdhexaadna waaku karin kartaa
M. a. ❤❤❤❤
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊😊😢😢😢😢
Burjikada mida ceelbur miya jikaako ma ahan
Haa waa ceel buur mida kusameynayo Jikaako xitaa wakhti sameysan kartaa
Ukun loma bahno miyaa marwo
Ukun walo bahanyahay waad iskayarey kartaa waana badan kartaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Weligey ma aragin 15sano waa ku shaqey buskat la shiidaayo iyo la garaaacayo kkkkk yaab
Mash allah ciid mubaarak
M.a ciid wanagsan