- 9
- 31 293
MADHAAFAAN MEDIA
Germany
เข้าร่วมเมื่อ 4 ก.พ. 2019
My aim is to share somali people things like peoms, old songs, benefitable stories, religous speechs, and sometimes comment major critical political issues
Cabdi Qays- Hadan Bari Guntii tegay
Hadaan bari Guntii tegay
Adna aad Galbeed u Guurtay
Gadhkaygiyo halbawlahaagi
Hadii ay is Gaadhi waayen
inagoo Gun iyo baar
u Gudboon jacalykii
Hadan Gacal is eediyo
isla Garanshawaa nahay!
maxan Geli maxad Gudi
adna Guri cadaawaad
ku Gaboobi doontaa
ana Gegi shisheeyan
Ku Go,doomi doona
waxan ahay qof labo Gobol
isagoon u kala Go,in
midba Geed ku xidhanyahee!
Adna aad Galbeed u Guurtay
Gadhkaygiyo halbawlahaagi
Hadii ay is Gaadhi waayen
inagoo Gun iyo baar
u Gudboon jacalykii
Hadan Gacal is eediyo
isla Garanshawaa nahay!
maxan Geli maxad Gudi
adna Guri cadaawaad
ku Gaboobi doontaa
ana Gegi shisheeyan
Ku Go,doomi doona
waxan ahay qof labo Gobol
isagoon u kala Go,in
midba Geed ku xidhanyahee!
มุมมอง: 6 724
วีดีโอ
Prof Hussein Tanzania|| Samatar and Bulhan
มุมมอง 7514 ปีที่แล้ว
UN and US militry intervention debate in somalia
#Subscribe Maxamed mooge iyo shankaroon allahayow nin daacada
มุมมอง 7K4 ปีที่แล้ว
heestan waxay ku jiratay riwaayadii aqoon iyo afgarad waxana curiyay abwaan maxamed ibraahim warsame hadraawi
XOG: Sanbalooshe oo Qirtay inu door kulahaa dhiibistii qalbi dhagax
มุมมอง 434 ปีที่แล้ว
SUBCRIBE, SHARE, COMMENT
Habka reference loogu sameeyo Mandelay program ka maxamud adam
มุมมอง 2574 ปีที่แล้ว
ardayda thesis book la dhiban ayuu aad fa,iido ugu leeyhay ama cilmi baadhis kaleba samaynaya fadlan subscribe garee chanelka