- 46
- 830 245
Rugta Maansada Soomaalida
เข้าร่วมเมื่อ 5 ก.พ. 2017
Ku soo dhawaada hoyga Maansada soomaaliyeed.
Gabay cusub silsiladdii Dhuumabadane qaybta 2-aad Suldaan Dheeg.
waa silsiladdii Dhuuma-badane iyo gabaygii labaad ee laga tiriyo, kadib jabkii ciidanka Somaliland ka soo gaadhay gobolka iyo ciddii lahayd masuuliyadda.
มุมมอง: 3 312
วีดีโอ
Gabay cusub silsiladda Dhuuma badane iyo abwaan Laf-dhurwaa qaybta 1-aad.
มุมมอง 30Kปีที่แล้ว
waa gabay cusub oo ah silsilad uu ibo furay abwaanku, kuna saabsan jabkii ciidanka Somaliland loogu gaystay gobolka Sool iyo ciddii masuuliyaddaa lahayd oo ah Baho Idoor.
Boqor Raabbi oo ka hadlay siyaasaddii u guurista xisbiyada badan ee Somaliland sannadkii 2002
มุมมอง 187ปีที่แล้ว
Boqor Raabbi Cabdillaahi oo sannadkii 2002 naqdiyay siyaasiyiintii xilligaa u xusulduubnaa inay samaystaan xisbiyo siyaasad, kadib markii la furay nidaamka xisbiyada badan ee Somaliland.
Gabaygii DiGNIIN ee Abwaan Qaasin sannadkii 1991
มุมมอง 1.1Kปีที่แล้ว
Gabaygan la yidhaahdo Digniin wuxuu Axmed ismaaciil Diiriye(Qaasin) tiriyay sannadkii 1991 kadib markii xukuumaddii Siyaad Barre dhacday ee jabhaddii SNM qabsatay goboladdii Waqooyi, isagoo uga digayay dadkii shacabka ahaa ee ka soo laabtay xeryaha qaxootiyada ee Reserved Area in aanay magaalooyinkii la dumiyay weli nabad ahayn oo miinooyin badan ku xidhay dawladdii Somalia iyo weliba hub kale ...
Abwaan Qaasin oo gabayo goosgoos ah 1989-kii ugu mahadnaqay beesha Ciise kadib markay taageeree SNM
มุมมอง 385ปีที่แล้ว
Abwaan Qaasin oo gabayo goosgoos ah 1989-kii ugu mahadnaqay beesha Ciise kadib markay taageeree SNM
Gabay Abwaan Qaasin 1987: "Hargeysaay Anaa Kaa Hurdee laguma Haysteen"
มุมมอง 4642 ปีที่แล้ว
Gabaygan waxa tiriyay Abwaan Axmed Ismaaciil Diiriye(Qaasin) sannadkii 1987, kaasoo uu kaga hadlayay tacaddigii iyo maamulxumadii xukuumaddii Kacaankii Maxamed Siyaad Barre, isla markaana uu ku guubaabinayay bulshada, inay ka dhiidhido oo iska xorayso dulmigii ku habsaday
Taariikhda la degay magaalada Ceerigaabo.
มุมมอง 2382 ปีที่แล้ว
Magaalada Ceerigaabo waxa la aasaasay markii uu dhamaaday dagaalkii Ingiriiska iyo daraawiishtii Sayid Maxamed Cabdalle Xassan debadii 1922.
Gabayga 'Waayoarag' waa ka ugu dheer maansada waana 1001 Meeris waxa tiriyay Axmed Diriye Liban 1989
มุมมอง 5162 ปีที่แล้ว
Gabayga 'Halgan' waa ka ugu dheer maansada Soomaalida waana 1001 Beyd waxa tiriyay 1989 Axmed Aw Diiriye Liibaan.
Gabay: "Qoonsada halkaa waxa ku jira qabar lixaad weyne". Maxamed Aw Cabdi Xaashi baa Waddada Qaaxo
มุมมอง 1.4K2 ปีที่แล้ว
Gabay: "Qoonsada halkaa waxa ku jira qabar lixaad weyne". Maxamed Aw Cabdi Xaashi baa Waddada Qaaxo
Maanso: Muuse Xayraan baa xoqdoo yidhi: Abwaan Mubaarik Qoor ubaxay kaga qayb galay Silsilada Xaalad
มุมมอง 1682 ปีที่แล้ว
Abwaan Mubaarik Qoor u-baxay oo gaadhi jaad Kala degay Muuse Biixi.
heesta "Maan-dabiiba" waxa curiyay Abwaan Cabaas, luuqdii Maxamed Xusseen Cali Kaahin(Dhal Fanaan).
มุมมอง 1192 ปีที่แล้ว
heesta "Maan-dabiiba" waxa curiyay Abwaan Cabaas, luuqdii Maxamed Xusseen Cali Kaahin(Dhal Fanaan).
Waraysi taariikhda Somaliland iyo Chief Caaqil Xaaji Xusseen Aw Xirsi Askar(Waraabe Cadde) Qaybta1.
มุมมอง 1.4K2 ปีที่แล้ว
Waraysi taariikhda Somaliland iyo Chief Caaqil Xaaji Xusseen Aw Xirsi Askar(Waraabe Cadde) Qaybta1.
Mujaahid Xakiin Gaaxnuug iyo Nuux Taani maxaa kala qabsaday!
มุมมอง 4K2 ปีที่แล้ว
Mujaahid Xakiin Gaaxnuug iyo Nuux Taani maxaa kala qabsaday!
gabay: Xiddigtii Dagaara ee Abwaan Axmed Ismaaciil Diiriye(Qaasim) 1964.
มุมมอง 8K2 ปีที่แล้ว
gabay: Xiddigtii Dagaara ee Abwaan Axmed Ismaaciil Diiriye(Qaasim) 1964.
#Susan #Rice on Eritrean-Ethiopian War in 1998.
มุมมอง 742 ปีที่แล้ว
#Susan #Rice on Eritrean-Ethiopian War in 1998.
Gabaygii Gobaad ee Abwaan Axmed Diiriye( Qaasim)
มุมมอง 1.2K2 ปีที่แล้ว
Gabaygii Gobaad ee Abwaan Axmed Diiriye( Qaasim)
Gabay: Waxaan ahay Macaan iyo Qadhaadh. Abwaan Axmed Ismaaciil Diiriye(Qaasim)
มุมมอง 12K2 ปีที่แล้ว
Gabay: Waxaan ahay Macaan iyo Qadhaadh. Abwaan Axmed Ismaaciil Diiriye(Qaasim)
Gabayga Cirsan ka-yeedh: Abwaan Axmed Ismaaciil Diiriye(Qaasin) Oktoobar 16 1969.
มุมมอง 1.1K2 ปีที่แล้ว
Gabayga Cirsan ka-yeedh: Abwaan Axmed Ismaaciil Diiriye(Qaasin) Oktoobar 16 1969.
Gabayadii #Saalax #Laydiray ama Saalax Malaydiray tuducyo ka mid ah.
มุมมอง 13K2 ปีที่แล้ว
Gabayadii #Saalax #Laydiray ama Saalax Malaydiray tuducyo ka mid ah.
Burco, 27 -05 -21/ Axmed Mire o tariikh badan o dadnayd daaha ka fayday Muuse Biixina ku dhaliilay
มุมมอง 5543 ปีที่แล้ว
Burco, 27 -05 -21/ Axmed Mire o tariikh badan o dadnayd daaha ka fayday Muuse Biixina ku dhaliilay
Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib oo xaqiray Muuse Biixi, aamusna ugu jawaabay kana waramay sidii..
มุมมอง 16K3 ปีที่แล้ว
Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib oo xaqiray Muuse Biixi, aamusna ugu jawaabay kana waramay sidii..
"ستتحرر القدس بإذن الّّّله ابأ من ابأ وشأء من شأء", ألسفير ألصومالي لدي ألآمم المتحدة, أبو بكر ظاهر.
มุมมอง 593 ปีที่แล้ว
"ستتحرر القدس بإذن الّّّله ابأ من ابأ وشأء من شأء", ألسفير ألصومالي لدي ألآمم المتحدة, أبو بكر ظاهر.
Nin cunay hilib libaax, haragiisana iibiyay. waa Chief Caaqi Xaajl Xusseen Aw Xirsi Askar.( qabta 2)
มุมมอง 64K3 ปีที่แล้ว
Nin cunay hilib libaax, haragiisana iibiyay. waa Chief Caaqi Xaajl Xusseen Aw Xirsi Askar.( qabta 2)
Gabayo ay isu tiriyen Cidagale iyo Ogaden ( Qawdhan Ducale Suldan FaraX Suldan Guled VS Xarbi Dhere)
มุมมอง 48K3 ปีที่แล้ว
Gabayo ay isu tiriyen Cidagale iyo Ogaden ( Qawdhan Ducale Suldan FaraX Suldan Guled VS Xarbi Dhere)
Ogaadeen waa sakaraadka habayoonis ogaadeen isaaq waxay ka dhaceen 35kun oo geela😂
Ged walba gedkiisa ayu dhala nin walbana ninkiisi dhal ee yan laysku lu go iin raagani wa raagii
🎉🎉🎉
War niyow aqoon darada wariyayaasha haysata.. taarikh fac weyn ayu ka warami lahaa jama laakin aqoon gabnimada weriyaba iyo samir daradiiisa ayaa kolba ka dhabqinaysa
Waaax kuu qaaadoo ninkaa maaantaa uuu duudaaya kaaligi taaaliis niimoo waaaxaay kuu daaabaaysaay siyad baree
Maayee raagii taariikhdaa muuuraaankaa gaaaliyaa
Kalii taalis taasaa inuu
Cidagale
Baha kabajaa yaa garanayaa waa reer l
Al garxajis cidagleye💪💪💪
Tolka waya nagu halayan
Cajiib waar taariikhdu isu ekaa. Dhuumo badane iyo Indho badane
Indho badane iyo Dhuumo badane Waa taariikh aan tirmi doonin.
dee berigii hore sidaasa lagu yaqaanyi habryoos ee imnka maxaa sacsacyi ee dolkood ku soo hoos celiyeyi imnka madgaha dhaama waa ciilqabayaal tolkood nacayi
Warar gabaygii gabyaaye meel?
september 13 /2024 jimce 12:26 maalin laygaga baxay jcyl😢 qofkii aanku mooday maad noqom😢😢
Allaha unaxariisto
Meshan kugusugayey😢😢😢😢
Mee sacad muuse hooyadiinii dhediga ahayd wasa ilaa waaga fulaynimay go ugu jireen .
Ciidagale iyo sacad muuse
Ale ha unaxariito
Alle how naxariisto 😢
Taariikhdu ma guur guurto ana ismabadalo g36 hadhoow bay ku heesi
Waa runtaa inder Taariikhdu waa buug badu maydhi karinoo beryo lama illaawee. Thanks inder
Sacad muuse walahay waa dhadiga isaaq bal waxaas baa malin walba garxajis cayaya dhadig fooqal dhadig
Sacad muuse waxay noogu yeran cadawga gudaha. Walahay waa dhadiga isaaq sacad muuse
Ciidagalle gabayga isaaq looga hadh inkasta oo aanay aad u duubin ama qorin.
❤
Waa 100 guuradii indhobadane
Marku gabayga laandhere ciidagale ihi ku xaragonayo g36 nimada sharafkedu wa hibada suganta geesinimo dulqadka ilalinta tollka dhawrida sharafka xigal ka cadgoso wa cado langabe ilaalinta magaca isaaq garxajisnimadu macanaa
Abwaankan gabaygiisu wuu qodoban sanyay lkn wxn layaabay habar awal mxaa boog kadhigay ilaa wakhtigaa show ilyn dhadig nimadu wax hda bxy mhaa cjiib sheekhow
Cuqdada waad la dhimanaysaa
Ninkaaa maaantaa daaalkaa kuu dheeelaayoow siidaa buuuni iyo kuuuwaa kaaalee kuu ciiyaaraaow qiiimoo cuuuluus ayuuu waaadaankuu naaaguu jooogaaa iyo geeesiiyaal dhiiigoood ee iskaaagaa raaxaaysoo dadka buuuqaa kaayareeyaa
😂😂😂😂
AUN abwaanka weyn
ninkan bakhti ban cunay kufanaya kkk
Dhamaan ciisa muusa nin ogi sii dhexmariyeenee
😢😢
Alla ciidagale wuu cadaabey ogaadeen.😮
xata isxaaq carre ayaa la qabtay
War kumay jiran joog iyagu way Soo hor xaroodeene maaha garxajis cid Laga ma jirin
Waa sheeko xariiro odagu run mooday
Hargaysaay anaa kaa hurdee laguma haysteene.❤
wa❤
Xaada istaagta markaan gabayga maqlo
Xarood iyo Ogaden Isaaq ba wasay 😂 1750 Isaaq ba Ogaden ka dhigay adoon Amhara iyo Oromo ana Siyad barre xaroodka aabhod dawladisa jabiyay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wariye faaruq ah oon waxba ka awoon taariikhda ayaa waraysanaya aqoonyahanka AHUN
Asc
Hakiciin dhiliyo colaad hanoqon dhibane dhibsaday dhigisa khaldamay dhulkena somaliwayn Dhamaanten inaga badan dhacda shalay ilow barina nabada dhali hartigu wa dhegsare dhawayso ninki kuneceeb
Cidagale power
Qawdhan Ducaale faarax maaha ader waa Qawdhan Ducaale suldaan Gulled Iska sax
Hawd iyo reserve area.😢 waa in lasoo celiyaa.
Waa hadal qiimo badan..raariikh weyn ju aasan..waa in aan raadsho..corfield xaaskiisa habar jeclo..iyo gabdhii dhulbahante dhalay