Injineer Shaati Cadde
Injineer Shaati Cadde
  • 107
  • 50 235
Wareejin guri
Waxaan soo gabagabaynay mashuurcii aan mudada soo wadnay.
#youtubeviral #somalia #africa #finishing
มุมมอง: 286

วีดีโอ

xafalada xiritaanka Tafsiirka quraanka
มุมมอง 84หลายเดือนก่อน
xafalada xiritaanka Tafsiirka quraanka
Google Earth Af Soomaali with Injineer Shaaticadde
มุมมอง 142หลายเดือนก่อน
Google Earth Af Soomaali with Injineer Shaaticadde
Baardheere
มุมมอง 530หลายเดือนก่อน
Waan soo laabtay Alx. Iskubsoonoqod wanaagsan. Muuqaalkaan waxaan waxaan kaga hadlayaa 3 qodob. -Taarikhda buundadaBaardheere iyo qaabdhismeedkeedii hore. - Muhiimadii buundada Baardheere iyo magaalooyinka iyo wadamada ay isku xirto. - Talo bixin bulshada isxilqaantay ee qurba joogta iyo qaran joogta leh. Fadlan daawo oo sheer garee. #youtubeviral #jubaland #somalia #youyuuchannel #somalia #mog...
Qaabka ay u kala gudbaan ree bulshada Baardheere markay buundadii ka burburtay
มุมมอง 294หลายเดือนก่อน
Muuqaalkaan waxaad kubdaawan doontaa, dhibaatada ay qabaan shacabka ree Baardheere ee ku saabsan buunda la'aanta haysada, kadib markay burburtay buundadii magaalada 9ka bishii 11 ee sanadkii tagay ee 2023. Waxaad srki doontaa ardadii oo ku dhiban gudbitaanka wabiga, danyartii oo ku dayacan doomo badeel lagu wado. Ugu dambayn waxaad ku daawan doonaan gudoomiyaha arimaha bulshada degmada Baardhee...
Baardheere & Markabka yar ah ee ay Samausteen
มุมมอง 7K2 หลายเดือนก่อน
Muuqaalkaan waxa uu ku saabsdanyahay markabka yarka ah ama doonta ay samaysteen ree Baardheere iyo xaalada rasmiga ah ee uu ku suganyahay hadda iyo macluumo yar oo ku saabsan degmada Baardheere. Buundada Baardheere waxa ay duntay 9ka bishii 11aad ee sanadkii tagay 2023. Bilo ka dib markii ay ree Baardheere waxa ay sameesteen markabkaa yar markii ay arkeen in cid wax u qabanayso aysan jirin. Baa...
Installation of ventilation blocks.
มุมมอง 1972 หลายเดือนก่อน
Installation of ventilation blocks.
How to protect bad smells from toilets.
มุมมอง 1362 หลายเดือนก่อน
Sidee looga hortagaa sheeka ka imaado musqulaha. #construction #youtubeviral #civilengeeniring #InjimeerShaaticadde
Professional Wall Plastering with Engineer Supervision | Step-by-Step Guide for a Smooth Finish
มุมมอง 2722 หลายเดือนก่อน
In this video, we walk through the complete process of wall plastering, guided by engineering supervision for quality control. Our step-by-step approach covers surface preparation, plaster mixing, applying base and finishing coats, and final checks, all under the careful eye of a supervising engineer. From confirming levels and materials to inspecting every layer, this tutorial ensures a smooth...
Construction of Asphalt Concrete AC.
มุมมอง 2352 หลายเดือนก่อน
Construction of Asphalt Concrete AC.
Casting concrete for last slab
มุมมอง 1333 หลายเดือนก่อน
Casting concrete for last slab
Installation of reinforcement bars for ringing beam and slab || Part#2 || 2nd Floor
มุมมอง 2423 หลายเดือนก่อน
Installation of reinforcement bars for ringing beam and slab || Part#2 || 2nd Floor
Why is Reflective Foil Used Between the Truss and Roof?
มุมมอง 1.3K3 หลายเดือนก่อน
Why is Reflective Foil Used Between the Truss and Roof?
Why do we provide crank bars in slabs?
มุมมอง 1803 หลายเดือนก่อน
Why do we provide crank bars in slabs?
The difference between good window and bad ones.
มุมมอง 913 หลายเดือนก่อน
The difference between good window and bad ones.
Formwork Installation for Ring Beam and Second-Floor Slab | Practical Guide for Engineers || Part#2
มุมมอง 2053 หลายเดือนก่อน
Formwork Installation for Ring Beam and Second-Floor Slab | Practical Guide for Engineers || Part#2
Formwork Installation for Ring Beam and Second-Floor Slab | Practical Guide for Engineers
มุมมอง 783 หลายเดือนก่อน
Formwork Installation for Ring Beam and Second-Floor Slab | Practical Guide for Engineers
Building the First and Second Floor Walls (+1) with Injineer shaaticadde. Part #2
มุมมอง 7373 หลายเดือนก่อน
Building the First and Second Floor Walls ( 1) with Injineer shaaticadde. Part #2
Building the First and Second Floor Walls (+1) with Injineer Shaaticadde
มุมมอง 2523 หลายเดือนก่อน
Building the First and Second Floor Walls ( 1) with Injineer Shaaticadde
How to Install Reinforcement Bars & Formwork for Columns | Practical Guide| Part #2
มุมมอง 2253 หลายเดือนก่อน
How to Install Reinforcement Bars & Formwork for Columns | Practical Guide| Part #2
How to Install Reinforcement Bars & Formwork for Columns | Second Floor | Practical Guide
มุมมอง 1493 หลายเดือนก่อน
How to Install Reinforcement Bars & Formwork for Columns | Second Floor | Practical Guide
Efficient Concrete Casting with M20 Grade | Importance of Skilled Teams & Subcontracting.
มุมมอง 3373 หลายเดือนก่อน
Efficient Concrete Casting with M20 Grade | Importance of Skilled Teams & Subcontracting.
Casting Concrete for Ring Beam & First Slab | M20 Concrete Grade Explained
มุมมอง 1063 หลายเดือนก่อน
Casting Concrete for Ring Beam & First Slab | M20 Concrete Grade Explained
Installation and Preparation of Reinforcement Bars for Ring Beam and First Slab || Part #2
มุมมอง 5344 หลายเดือนก่อน
Installation and Preparation of Reinforcement Bars for Ring Beam and First Slab || Part #2
Installation and Preparation of Reinforcement Bars for Ring Beam and First Slab || Part #1
มุมมอง 1034 หลายเดือนก่อน
Installation and Preparation of Reinforcement Bars for Ring Beam and First Slab || Part #1
Installation of Formwork for Ring Beam and Slab || Scaffolding || Timber Supports, and Plywood
มุมมอง 3544 หลายเดือนก่อน
Installation of Formwork for Ring Beam and Slab || Scaffolding || Timber Supports, and Plywood
Installation of formwork for ring beam || and 1st Slab
มุมมอง 1354 หลายเดือนก่อน
Installation of formwork for ring beam || and 1st Slab
whay we provide stirrups for beams and columns
มุมมอง 1094 หลายเดือนก่อน
whay we provide stirrups for beams and columns
Installation of lintel beam and preparation of reinforcement bars for lintel beam part#2
มุมมอง 2114 หลายเดือนก่อน
Installation of lintel beam and preparation of reinforcement bars for lintel beam part#2
Lintel Beam Reinforcement & Formwork Installation: Overlapping, Hooks, Crank Bars & More" Part One
มุมมอง 2184 หลายเดือนก่อน
Lintel Beam Reinforcement & Formwork Installation: Overlapping, Hooks, Crank Bars & More" Part One

ความคิดเห็น

  • @CabdirashiidDiiriye-d3z
    @CabdirashiidDiiriye-d3z 3 วันที่ผ่านมา

    Asc Eng waad mahadsan tahey waxaa rabaa inaad muuqaal ka soo sameyso site engineerka iyo waxyaabaha uu qabto, meelaha ay tahey in uu guriga ka check gareeyo iyo dhamaan masuuliyadaha saaran.

  • @sucaadsh.abdullahiabdi5390
    @sucaadsh.abdullahiabdi5390 5 วันที่ผ่านมา

    Guulbdan ku rajanyaaa

  • @sucaadsh.abdullahiabdi5390
    @sucaadsh.abdullahiabdi5390 5 วันที่ผ่านมา

    Mash allh wall

  • @linja1580
    @linja1580 5 วันที่ผ่านมา

    M.a

  • @sucaadsh.abdullahiabdi5390
    @sucaadsh.abdullahiabdi5390 16 วันที่ผ่านมา

    Masha alllh

  • @sucaadsh.abdullahiabdi5390
    @sucaadsh.abdullahiabdi5390 16 วันที่ผ่านมา

    Mash alllh

  • @sucaadsh.abdullahiabdi5390
    @sucaadsh.abdullahiabdi5390 16 วันที่ผ่านมา

    Eng guul bdan ku rajaynyaaa.

  • @AbdullahiJama-h9s
    @AbdullahiJama-h9s หลายเดือนก่อน

    Waa isbeddel loo baahnaa runtii oo marwalba waxaan isweydiiyaa maxaa Somalida ku kallifay in guri kasta lagu daboolo ama loo isticmaalo laamayeeri ama jiingad soo jiita kuleylka badan. Dabcan laamayeerigu wuxuu ahaa sheyga ugu jaban oo la saaro ama lagu daboolo saqafka ama roofka sare. Si kastaba the reflective foil ama (hummaag celiye ama ileys celiye) waxbadan ayuu ka tarayaa inuu yareeyo kuleylka faraha badan ee cadceedda iyo sii jiritaanka ama cimri dhererka laamayeeriga.

  • @abeleli2651
    @abeleli2651 หลายเดือนก่อน

    waadmahadsantahay injiyeere

  • @abeleli2651
    @abeleli2651 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad baad umahadsantahay ingineere.

  • @SuleimanN-z9k
    @SuleimanN-z9k หลายเดือนก่อน

    Sxb waan kusalaamay maadaama aad waxkasheegeeysid baardheer waana magaaladeeyda inkasto aan waa hore kasoocararay lkin wxaad tiri dawladii siyaad bare maraka intay kutaalaa dawladaas ?

  • @Shaficiahmed2
    @Shaficiahmed2 หลายเดือนก่อน

    Great job

  • @saidgumbe4087
    @saidgumbe4087 หลายเดือนก่อน

    Waa mahadsantahay engineer Dhowr qodob oo ishaydu qabatay oo ay ku kala duwan yihiin detailska dhismahan iyo si guud Puntland oo aan ka howlgalo 1.Jayga (course aggregate) sida ii muuqata waa natural oo warshad maso marin xaggaanse wa manufactured. 2. Wax dumaro dhismaha ku lug leh xaggan waxa jira uun islamaha cuntada u kariya shaqalaha 3.Sakeelo baa halkan aad looga adeegsadaa ciid,jay iyo wixi lo bahdaba halkanse jirigaamo iyo jawaano ba iga muuqda,wakhti hora nogu dambaysay jirigaamada oo sakeelo aan tayo badnayn banu isticmalna 4. Wiish caadiyo gaariya halkan badanaba laga adegsadaa shub saalootaba haddi la shubayo oo shaqaluhu aad uguma dhibtoodaan.

  • @wamuajani54
    @wamuajani54 หลายเดือนก่อน

    markii hore Nin caqli badan baan ku moodayey , 🤔 laakiin markaad tiri madaxweyne xasan iyo Rw xamse baardheere ha caa😂iyaan baan yaqiinsadey inaad tahay qof iska ebber ebber ahoo aan aragti fog lahaynoo maafiyo rajo ka qaba soory😢

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk หลายเดือนก่อน

    Somali allah wuxuu siiyey dhul hodan ah lkn dadkeeda ayaa xayawaan ah xayawaanku wuxu isu cunaa sida uu kala weynyahay 40sano dad is dilaya weyka liitaan xayawaanka waar nimanyohow intaan allah ka cabsano aynu isku tanaasulno oo danteena aan raacano oo aan lasoo baxno kheyraadkeena bad iyo bariba ku jira hadii kale inagoo arkeyna ayaa la ina qabsan doonaa waar aynu isku tanaasulno sida reer Ruwanda cawaan ayey ahaayeen is xasuuqey lkn maxaa ka dambeyey waar nabada aanka shaqeyno wllalayaal from awdal

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 หลายเดือนก่อน

    Umadhaha way isku tashadhan ee bilaba inshallah wa la kamili

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiikhaxaa kagalay waaninka burburiyay buundada adiga yaaku xilsaaray inaad sooduubto sida dhaqsahleh waain aad ugabaxdaa baardheere taariikhdeeda mataqanid dadka soodegey90wA latiran

  • @abdikafibosska645
    @abdikafibosska645 2 หลายเดือนก่อน

    Doontaan wey halawday soolama lahayn

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 2 หลายเดือนก่อน

    Aaway Lacagtii Malaayiinta ahayd ee uu Hussen Jama ka ururiyay Qurba joogta?? Waxaan arkaa isagoo iska aamusay oo hawlo kale ku mash quulsan

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 2 หลายเดือนก่อน

    Mazha allah waa guul but safety comes first, please gloves xirro please ❤

  • @AbdiwahabSheikh
    @AbdiwahabSheikh 2 หลายเดือนก่อน

    Feeri yar xasoos banbaso

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 หลายเดือนก่อน

    Ka baxda

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 หลายเดือนก่อน

    Baradho

  • @Cabdallamaxamed-t3n
    @Cabdallamaxamed-t3n 2 หลายเดือนก่อน

    Markii leesqabadsiinaay tiirka iyo dhagaxa musmaar sabe ayaa shubka lagu kabiyaA shabaq bir ah

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 2 หลายเดือนก่อน

    2 laash o Lagu nasiyo doonta doonta ayaa la fiiican Si loogu isticmalo in lagu qaado walxaha yar yar

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 2 หลายเดือนก่อน

    Lkn miyaa la waayay laamiyeeri lagu dhiso doonta Waayo way dhaantaa looxa lagu dhisay Wax ka badal ku sameeya doonta

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliyaay nimankaa reer baar dheere ha loo sameeyo buundo lacag ururinta hala wado 4 sano kaliya hadii lawado way dhismaysaa buunda daasi

  • @saidgumbe4087
    @saidgumbe4087 2 หลายเดือนก่อน

    Ratio 1:2:4 seebaad u ilaalisaan eng ?

  • @saidgumbe4087
    @saidgumbe4087 2 หลายเดือนก่อน

    Inta kharash kale loo raadiyo laftigeedaba bridge ha laga dhigo inta la dhereyo.

  • @kelvingikonyo9265
    @kelvingikonyo9265 2 หลายเดือนก่อน

    The place is so good for agriculture.. .

  • @DhiplaweYare-x7k
    @DhiplaweYare-x7k 2 หลายเดือนก่อน

    Eng. Waxan ku weydinayaa dhibaato sow malahan derbiyada in ladhiso inta anan lashubin beamska maxaa yelay culeys bey kusii deynayan bulaketiga

  • @sucaadsh.abdullahiabdi5390
    @sucaadsh.abdullahiabdi5390 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @waxqabad123
    @waxqabad123 2 หลายเดือนก่อน

    Magalada joogo waxaa laga istimalaa dhagx qorqor bulkeeti iyo dhagax weyne

  • @zakariaademmohamed9593
    @zakariaademmohamed9593 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid in badan

  • @zakariaademmohamed9593
    @zakariaademmohamed9593 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid engr

  • @sucaadsh.abdullahiabdi5390
    @sucaadsh.abdullahiabdi5390 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @sucaadsh.abdullahiabdi5390
    @sucaadsh.abdullahiabdi5390 2 หลายเดือนก่อน

    Guuulayso

  • @sucaadsh.abdullahiabdi5390
    @sucaadsh.abdullahiabdi5390 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @sucaadsh.abdullahiabdi5390
    @sucaadsh.abdullahiabdi5390 2 หลายเดือนก่อน

    Mash allh guulayso wallku

  • @SadaqJaamc
    @SadaqJaamc 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad gulayso walhi waakafiday🎉🎉🎉🎉😢

  • @SadaqJaamc
    @SadaqJaamc 2 หลายเดือนก่อน

    Walahi khyraa qabtaa 🎉

  • @cageyofficial2773
    @cageyofficial2773 2 หลายเดือนก่อน

    engr keep going

  • @owali6852
    @owali6852 2 หลายเดือนก่อน

    MaashAllah injineere

  • @abdijibarhersi2859
    @abdijibarhersi2859 2 หลายเดือนก่อน

    Salooto ma waxa la dhaha slapka eng

  • @Ustaad27
    @Ustaad27 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaadii ( saloto ) macnaheedu ma shub baa

  • @khaliilismail9304
    @khaliilismail9304 3 หลายเดือนก่อน

    Eng birta supportiga mid waxaa la isticmaslay t1 distribution bar ama t2 Support baan arkaa isla birtii bottom one taalay la soo jabiysy farqiga u dhaxeeya waamaxat

  • @fowsiyoabdi-jb2rb
    @fowsiyoabdi-jb2rb 3 หลายเดือนก่อน

    Guleyso pro❤🎉

  • @abdisiisabdinaasir4696
    @abdisiisabdinaasir4696 3 หลายเดือนก่อน

    Waan dhawnahay ustaad guulayso

  • @abdisiisabdinaasir4696
    @abdisiisabdinaasir4696 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad reinforcement cashar nooga soosame si faahfaahsan

  • @abdisiisabdinaasir4696
    @abdisiisabdinaasir4696 3 หลายเดือนก่อน

    Eng guulayso