Leelkase Tanade Daarood
Leelkase Tanade Daarood
  • 2
  • 41 451

วีดีโอ

Gabayo Leelkase iyo Majeerteen Dagaaladii 4 ta Sano socday 1961-1964 Dib umilicso Taariikhda
มุมมอง 19K3 ปีที่แล้ว
Waa gabayadi uu tiriyay abwaan Maxamuud Xaaji-cabdi Ciise Liibaan, oo ku magac dheeraa JEENHAAR

ความคิดเห็น

  • @Maaxdhure
    @Maaxdhure หลายเดือนก่อน

    Bada murugtay maansada kacdiyo mawjad baan ahy Masgaloolan good laba afliyo maydin baan ahayo miirale roob oo hilaac maagan banahy magacayga waa laga yaqaan gole majerten maadhinkayga Ku filan madaxya gaabtaas😁 Jeenihar afkuu cadable

  • @aliali-mm5fn
    @aliali-mm5fn 2 หลายเดือนก่อน

    Reer muumin aadan iyo majeerteen oo dowladii somalia wata dowladiina waa ku duntey

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve 2 หลายเดือนก่อน

    Scwscwscw I scwscwscw 🎉 scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 3 หลายเดือนก่อน

    Majeerteen ma waxaa kula noqday khalaf😂😂😂😂war waa khalaf iyo leelkase

  • @CaashoClqani
    @CaashoClqani 4 หลายเดือนก่อน

    Reer khalaf io tanade daarood buu ahaa

  • @CaashoClqani
    @CaashoClqani 4 หลายเดือนก่อน

    Reer khalaf io tanade daarood buu ahaa

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 9 หลายเดือนก่อน

    Sacad waa maqlay waa habar gidire . Layl kase yaa la yiraah . War soomaaliya qabiilo cusubaa ka dhadhashay 4.5 ka ka dib

  • @IkhyaarAbdinuur-ci4ei
    @IkhyaarAbdinuur-ci4ei 10 หลายเดือนก่อน

    War heedhaha waxaso dhan naga dhafo reer bicidyahan kaliya manocona bal 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤ guuul RB nimo waxkale no ❤❤❤❤❤

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud2534 11 หลายเดือนก่อน

    War naga daa ceyda. Muyuu jiraa wax samaale la yiraahdo horta

  • @burhaanabdibooyax6215
    @burhaanabdibooyax6215 ปีที่แล้ว

    Hadii abaal leedihiin nama ilowdeen

  • @user-gr1ou2nb2b
    @user-gr1ou2nb2b ปีที่แล้ว

    Kuwa ku haya leelkase iyo reer khalaf waa kuwa hada dhashay mise waa iska yeel yeel Ninka gabayga gubaabada ah tirinaya miyuusan ahayn nin cismaan maxamuud ah, Nuur cali qonof. Ma talyaanibaa waa saga ku hayee hhhhh

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 ปีที่แล้ว

    Subxaana LAAH. SUBXAANALAAH. SUBXAANA LAAH. ALLAHAYOW SOOMAALI QABYAALADA KA MADOOBEE.

  • @Bigman-dv1iz
    @Bigman-dv1iz ปีที่แล้ว

    Mohamud xaji cabdi JEENIHAAR ilahow naxariista jano abwaan geesi yuu ahaa oo halgan adkaa Ka soo qeyb qaatay gabaygu Saxafada kaloo ahaa waqtigaas Ninkaa lama aruurin tariikhdisii

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 ปีที่แล้ว

    Jawaab wacan buu laandheerahaas bixiyey leelkase waa darbiga daarood alle haxifdiyo

  • @Bigman-dv1iz
    @Bigman-dv1iz ปีที่แล้ว

    Halkan waxaan ka arkaa majerten faanayo adunka wax Fulaysan haday xabdi dhacdo Majiro siduu dumarkii bay fanaan malintii rag is qabto Dhabar macaan munafaqada iyo Ruufyanimada yey ku dhereyan Bir qalax la aruurshey biid ma Tartee anaa badan soo ma benobin maalintii galkacyo Faroole ogaa dhhabarka yey Kaga wada dhacdey marka Iska faana

  • @SAKISALAL39
    @SAKISALAL39 ปีที่แล้ว

    DAGAALKAAN REER MUUMIN AADAN VS MAJEEDHEEN BUU AHAA DHARBAAXO KULUL BAANA KUDHACDAY MJ

    • @abdidahirisse1998
      @abdidahirisse1998 2 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkk ogow nin kaa badan runtana og ma cawari kartide reer khalaf baad isku dambaabteen xagee isku aragteen mj

  • @atiquephone2657
    @atiquephone2657 ปีที่แล้ว

    Dagaalkii reer muumin aadan iyo majeerteen maxaad hadeer usoo fagteen darood islaayay weeyee soomaali ilaa qiyaamu saaca ma markii farole soo rogaal celiyaad gocateen labada jeer dulmiga laguma guuleysan from gaalkacyo

  • @shalucoxidig821
    @shalucoxidig821 ปีที่แล้ว

    Rer khalaf ayaad is aragteen mj hdd is arki lahyden ledinmaba akreynba mrki dabmanh mmxa iidnkj dhacey

  • @alimohamedzakaria4777
    @alimohamedzakaria4777 ปีที่แล้ว

    Baq baqdas iyo gabayga calyada ah sow kuma danbeyn in leyla kasow aad tiraahdan sacadow ninkeni dagal mj lasoo safta ee aad qabatan dila waa idiin fasax 😂

    • @kingrj3592
      @kingrj3592 10 หลายเดือนก่อน

      1day ba 500geel lga dhacy mxe baqbaq ku tartaa ninki geeli ugu badna iyo ki 2aad wa adiga marna wagrdhac ba ku daadty mrna lelkase habbrtaas faan mel uma yaalo dabo jilic bad thiin

  • @zuhayrazahal
    @zuhayrazahal ปีที่แล้ว

    War wd dhaqan xun thy leelkase odaygsas iska dhig muumin adeen Bay ahayeen raga laga harsan wayeey

  • @zuhayrazahal
    @zuhayrazahal ปีที่แล้ว

    Muumin adeen vs majerteen

  • @ahmedsocial
    @ahmedsocial ปีที่แล้ว

    ma talyaanibaa Tanade taxarag no diiye majeereen o zansibaartodi wata wiilasha xasuuqay waxay ahaayeen mohamed muumin

    • @qalpinuura9091
      @qalpinuura9091 8 หลายเดือนก่อน

      REER CIIDEED OO CISMAAN MAXAMUD WATA MARKAAS LEELKASE KA DHAA SADAY 😅😊

  • @xadiyojamac5736
    @xadiyojamac5736 ปีที่แล้ว

    Laba dagal oo wawayn ba dhex maray wana casar balo iyo car tuko, Lelkase cartukay dhigeen subbax iida oo la tukanayo oo salad lagu jiro bay wixi mehsaa joogay bla laayeen kadib waxa lagu dhigay Casar balo dagaal gumaadah buu aha sdasana lagu heshiiyey. Waxa dsgalka galayma majerten mahayn R/khalaf bu ka bilamaday niman R/bicid yahana mar aao hiishay Majerten lelkkase lama dagalin lamana dagali karo xata cumar maxamud ban isku raaci karin.

    • @abdulahiadanshire7666
      @abdulahiadanshire7666 ปีที่แล้ว

      Kkk mjna waa Kala qaadqadaysa lelkase oo ay idinla dirireen reer mumin adan gaar ahaan maxamed mumin iyo rer maxamed xasan baa idinla diriray

    • @xooshkibray
      @xooshkibray ปีที่แล้ว

      Dagaalku wuxuu ahaa majeerteen iyo ree maxamed muumin iyo re maxamed xasan

  • @sadiyaa8034
    @sadiyaa8034 ปีที่แล้ว

    beenta nagalatag

  • @Idamaale
    @Idamaale ปีที่แล้ว

    Taariikh Xiligaan la badalo iyo wax beena oo la aruuriyo waxay idin tarayso garan maayo hase yeesheee, Majeerteen goormad is aragteen reer khalaf baad iska dhicin weydeene Car-tukana rag salaad ku jira baad gaadeen maxaase idinka raacay. leeelkasoo dhan bey wada agoomeeyeeen reer khalafe.

    • @nomadstar5454
      @nomadstar5454 ปีที่แล้ว

      Reer Khalaf Ethiopia qaxooti ku yihiin ilaa maanta. Majeertanka kalena galbeedka Mudug waa ka carareen. Ee faanka jooji, Xaqdarro waa lagu jabaayee. Waa waxa Iidoor haysta maanta.

    • @korwaayeel4257
      @korwaayeel4257 ปีที่แล้ว

      Raggii dagaalkaas ku dhintay waxaa kamid ahaa. 1. CALI GAAS madaxwaynihii hore ee puntland aabihiis . 2. CILMI GURAY ,imaamka reer cali maxamed aabihiis . 3. Reer biciidyahan ninkii ugu magaca dheeraa xilligaas . Reer khalafka aad sheegaysid dagaalkii barigaas caanba kama ahayn

    • @abdulahiadanshire7666
      @abdulahiadanshire7666 ปีที่แล้ว

      Haddii aad dagaalka kusoo koobtay reer khalaf anaguna waxan idinleenahay waxa idin agoomeyey ee cartuko ku baxadey waa Niman rer maxamed mumin ah.

    • @qalpinuura9091
      @qalpinuura9091 8 หลายเดือนก่อน

      WAR RUNTA WAA LA QIRTAAA KHALAF CALI MAXAMED CABDILE XIRSI BICIIDYAHAN CUSMAN MAXAMUD NIMAN WADALMOGE AH INTAASA GASHAY DAGAALKA LEELKASE JIFOYINKA GALAY WAA LAYAQANA WAA MEESHAY KU YARAADEEN RER CABDILE FARAX GALBEED MUDUG ILAA HADA WAXA U BADAN DEEGAANKEDA WAA LEELKASE IDINKU WAKA CARARTEEN MARKA LEELKASE ISQABATEEN MARKI DANBE AD SO DAGTEEN SACAD BA IDIN CAYRSADAY AMIIRKA RER KHALAF WAATUU LACAGTA IO GABADHA ISKUGU GEEYAY SACADKA

  • @Indhacade.
    @Indhacade. ปีที่แล้ว

    Dagaalkas reer muumin Adam iyo cumar maxamud bui u dhaxeeyay marki dambana leelkase baa jabiyay cummer maxamud magaalada dhudub ee degmada galaadi 1964 markas bay leelkase ku heesen gobtii carartee guntii away iyago u jeeda reer bicidyahan iyo reer maxamud dhudub ku shirayay iyaguna saas bay ku soo galan dagaalka sidaas darted dagaalki waxuu aha leelkase vs mejerten

  • @Indhacade.
    @Indhacade. ปีที่แล้ว

    Adeerkey baa lagu diley wagaas dhudub reer qalaf iyo reer cali maxamed baa diley

  • @dripside2102
    @dripside2102 ปีที่แล้ว

    Markii laysku dhiiraday Baqay dhagac yiraahdeen, oo dhunkaal noqonay waabaayadaan dhuunta loo dirin. Walee nin Xer libin kala hoyda la waa.

  • @easternorigins5746
    @easternorigins5746 ปีที่แล้ว

    Car tuko kkkk alla maxa taariikh laso maray wagas amanle iyo gumasor iyo wadalmoge m dhalan mj islantas wali wey dhashaa

  • @siilkahooyadaa7129
    @siilkahooyadaa7129 ปีที่แล้ว

    Maxaa majeerteen ah ree khalaf baa idin xasuuqaye Wllhi waa qoslay 😂

    • @colsale8823
      @colsale8823 ปีที่แล้ว

      Adeer muumin adan iyi MJ bu ahaa oo waliba dowladi abdrishid sharmarke tageero ka haysta. Wuxuu ku bilowday jifi reer Maxamed muumin iyo reer khalaf laakin Marki danbe uu balarta farax shirwac iyo Mumin adan wuu dhaafay Ali ibrahim oo rer maxamud iyi bicidyahaan gaaray ilaa Majerteenka bari soo galeen Taarikhda baro 😊

    • @user-gr1ou2nb2b
      @user-gr1ou2nb2b ปีที่แล้ว

      Nuur cali qonof ma reer khalafbaa waa nin cismaan maxamuudee waa saga kuhaya. Ma talyaani baa tanade soo tol u lahaan mayno 😅😅😅😅 Gubaabo meeshii u danbaysay soomaaha hhhh

  • @claahi4095
    @claahi4095 ปีที่แล้ว

    wad ismahdisaye akihi mililmKaken 💪💪💪💪💯leelkase nimo

  • @qalpixabxab4687
    @qalpixabxab4687 2 ปีที่แล้ว

    Meshan wa meel langab ku FanaYo majerten ku orod dhera wr majerten ma jire rer khalaF baY ahaYen wxu Majerten ba mel isla gali kadhan gabiginba market ba idin qade

    • @siilkahooyadaa7129
      @siilkahooyadaa7129 ปีที่แล้ว

      waa runtaa adeer meesha wey isaga faanyaan waxaaa ree khalaf baa baa bi'iye sidaas u fahan

    • @easternorigins5746
      @easternorigins5746 ปีที่แล้ว

      Reer khalaf lol war ma amaanle miya u faanaysan wa la ogyahay dagaal waxba kama ogidine. Sacad marku idin cayrsadan niyada idinku dhisna mj ismina arkin.

    • @hajibossnation4864
      @hajibossnation4864 ปีที่แล้ว

      Waary Ltd never lost war with MJ's remember this 1960 1990 1994 2000 2011

    • @abdulahiadanshire7666
      @abdulahiadanshire7666 ปีที่แล้ว

      Dagalkaas waxa ku dhintay cali gaas oo cabdiwali cali gaas aabihis ah ee isagu ma rer Khalaf bu ahaa

    • @user-gr1ou2nb2b
      @user-gr1ou2nb2b ปีที่แล้ว

      Hhhhhh Ninka gabayga gubaabada ah tirinaya miyuusan ahayn nin cismaan maxamuud ah, Nuur cali qolof. Ma talyaanibaa waa saga ku hayee hhhhh

  • @mhnune7746
    @mhnune7746 2 ปีที่แล้ว

    Sacad garanaye lookaasna muxuu ahaa Sacad oo Amerika ka cabsato lookaasi iyo wax lamida inaa soo ag dhigto waa xishood daradaa

    • @easternorigins5746
      @easternorigins5746 ปีที่แล้ว

      Siyaad bare afsomligu idin baray ma ilowday lol cawaanimadii miya ku labatay se wax u qoraysaa

    • @hoygamurtidachanneltv9589
      @hoygamurtidachanneltv9589 ปีที่แล้ว

      Waa niman kii layntada darteed aad ubixiseen darbi darood cagta ku mariyay 😅😅😆😆😆

    • @MaxamedClqaadir-ky9pl
      @MaxamedClqaadir-ky9pl 10 หลายเดือนก่อน

      🇸🇸

  • @libanjama4217
    @libanjama4217 2 ปีที่แล้ว

    Leelkase iyo sacad waa dad wada dhashey oo heshiis ah

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว

    Kasarada arosyada madaxa wax losaro lagusawiro dhaqanhore xilwo wad qarsoned isbartibadadana raro shaleedaa galangaloo

  • @ahmedsiyad9345
    @ahmedsiyad9345 2 ปีที่แล้ว

    Waligay mamaqal leelkasaa sacad ladiriray mise waa qolada xerta looyaqaan mudug waa sacad iyo majeerteen wixii intaas kasoo hara waa midgo iyo xer

  • @Maariyo-jg8yb
    @Maariyo-jg8yb 2 ปีที่แล้ว

    Jawaab wacan

  • @libanjama4217
    @libanjama4217 2 ปีที่แล้ว

    Leelkase maxamed mayle samaale iyo xawadle

    • @zuzuvip8884
      @zuzuvip8884 ปีที่แล้ว

      Mayle samale anagu manihin walale

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 2 หลายเดือนก่อน

      Mayor samale ma suuli magaciba😂😂 wax jira maba ahe

  • @jamabashir382
    @jamabashir382 2 ปีที่แล้ว

    Kkk dhulka hada uu sheegay maanu dhul majeerten ahyn

    • @korwaayeel4257
      @korwaayeel4257 ปีที่แล้ว

      Abwaanka cismaan maxamud ee nuur cali qonof gabaygiisa dhulka ku jira ee tuurrdibi, taalloole , mareerre dhammaan waa dhul leelkase dhudubna waa lawada deganyahay Wali

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan ปีที่แล้ว

      ​@@korwaayeel4257 dhudub mj kaaga badan 😂😂

    • @korwaayeel4257
      @korwaayeel4257 ปีที่แล้ว

      @@yasmiindhowrsan waan wada degnaa guryaha ku yaalla inoo tiri 😀

  • @sulaimanmohamed9989
    @sulaimanmohamed9989 2 ปีที่แล้ว

    LTD

  • @Abdulhakiim372
    @Abdulhakiim372 2 ปีที่แล้ว

    Laba geed waa meeshaa Geela iyo ubadka ku raaci jiray

  • @wiilkareerxaaji8577
    @wiilkareerxaaji8577 2 ปีที่แล้ว

    Nacala ku dhale xge ka bahdilan thy Abwaankaba ku leh wa mumin aadam naxaa leelkase kugu raray teda kale hawiyo dhan by ahayne oo maqarkodi iyo digirkodi wata sacad mxaybthy

  • @libanjama4217
    @libanjama4217 2 ปีที่แล้ว

    Leelkase waa wallaheyna XAWADLE

  • @frxbdi5065
    @frxbdi5065 2 ปีที่แล้ว

    Markii Laysku dhiiraday baqay dhagac kasiiyeen Darbi Darood Dagaal Lagaga Adkaaday tariikhda Laguma sheegin

  • @madaxdidalka202
    @madaxdidalka202 2 ปีที่แล้ว

    Leelkase Maxamed Meyle Samaale✅

    • @yamays
      @yamays 2 ปีที่แล้ว

      Karbaaska xanuunkiisa hadalka kaa keenaysa, miraha daaroodna hal reer baa lugu soo daray, waa reerka islaanta ku abtirsada habarmajeerteen, ninki ka dhalayna habargidir bu ahaa, baridaa wayna wax darod lugu yaqaan maahana,waa tii gabaygu ahaa #waa niman masakhan oon ahayn miraha daaroode wacalyhow wacalku dhalay inaan anigu hoyadaadi 2bada siil lahayd kaa dhalay meel ku qoro abtirkaga, waa reerka kaliya 2022 hadba qolo yar iyo midgoh lugu so daro, say nasabad iyo meel ay darod ka soo galaan lama yaqaane, xajiilayaal iyo danwayne, wadalmoge iyo rerkhalaf, waberneye waa midgihii oo la qarameeyay, inta so hartayna waxa laga keenay Zanzibaar

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 ปีที่แล้ว

      @@yamays 😂😂😂😂 war waad iga qoslisay dhabayaco maaha daarood saxa qofka daarood ismaaciil dhalay waxaa lagu yaqaan oo soomaalida kale kaga duwan yahay hiilada iyo ficilka iyagu intaa malahan waxna ma gudaan waxna ma geeyaan aan ahayn munaafaqad haday rag is hujuumaana way didaan sida ugaadha from daraawiish 🐎🐎🐎🐎🇸🇴☝️

    • @yamays
      @yamays 2 ปีที่แล้ว

      @@fardushurre1668 gesiyasheni iyo gobtii darod, darawish waa niman caan ku ah, #geel,gesinimo ,gabay iyo gobonimo iyo fardo iyo dhaqan ma guuraan ah, waan jeclhy shirshoore

    • @saynabfarah8626
      @saynabfarah8626 ปีที่แล้ว

      @@fardushurre1668 dhilo mj dhilooyinka dhulbhnte jikada ku wasaaan ma xalaalaystaan sida ku naceen inta comments naaasaha la dhacdaa daarood iyo harti waa wasnaa qandhiciley ku dhashay wase ma TH-cam ka ooyeysa hadanu ku bahdilney😂

    • @Mona-zw8jn
      @Mona-zw8jn ปีที่แล้ว

      Sorry angu mayla samaale ma nihin tanade darood baa nahay darood ismaciil

  • @madaxdidalka202
    @madaxdidalka202 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa qalad ah qofka in uu aabihiin ka orodo oo uu aabe kale sheegto waana lagu naar galaa Leelkase Maxamed Meyle Samaale waaye Hooyadood ayaa waxaa lagu magacaabaa Tanado Daarood, Hooyana laguma abtirsado laakin Daarood waa ku dhaqan noqon kartaan waa wax caadi ah oo qofka meesha uu dantiisa u arko ayuu joogi karaa oo ciduu doonana wax la qeybsan karaa laakin Abtirka waa wax muhiim aha beesha Leelkase waa: Leelkase, Maxamed, Meyle, Samaale.

    • @yamays
      @yamays 2 ปีที่แล้ว

      Kala tag meesha dhataqda hooyadaa iyo dhiladii ku dhashay iyo samaloba wase, in aabahaa hooyadaa kaa dhalay baadan hubin, oo adaa wacal ah, ma markii la dhalayay tanade, iyo sade baad joogtay adigu, hooyadaa ana waso waliba shahwadana ka gado,,,sade mataan iyo tanade waa laba mataanood waana dhashii darod ismaaciil

    • @yamays
      @yamays 2 ปีที่แล้ว

      Hawiye hal reer baa ku jira oo aan ku abtiris ahyn waana xawaadle, Daaroodna hal reer baa ku jira oo aan dhalad ahyn oo Habar ama naag ku abtirsada waan majeerteen, habar majeerteen bay ku abtirsadaan, waana dad ilaa maanta reerooyin lugu so daro, oo la dhaho majeerteen yaryare iyo inta kalana waxa laga keenay Tanzania gaar ahaan zanzibaar

    • @madaxdidalka202
      @madaxdidalka202 2 ปีที่แล้ว

      @@yamays Leelkase Maxamed xitaa daarood baa sheegta laakin daarood ma aha oo Xawaadle ayay la dhasheen

    • @yamays
      @yamays 2 ปีที่แล้ว

      @@madaxdidalka202 leelkase waa niman Tanade darod ah oo mataankii Sade marexan ah, xawaadlhan ad sheegaysana waa beesha kaliya oo aan abtirsinyahoda la aqon oo wacalada ah, Mar waxay sheegtaan Xawaadle leelkase, oo waa tii xitaa markii habargidir iyo hawaadle baladwayn ku dagaaleen the, habargidir dheheen wacaladan darod hiiraan waan ka saaraynaa ,videogii waa kan th-cam.com/video/xsOCLEGFhnM/w-d-xo.html Marna waxay sheegtaan hawiye lkn hawiyuhu naxariis uma galaan oo waxa isugu taga habargidir iyo abgaal ,marna waxay sheegtaan moyle oo ah waxaan waxba ka jirin,,,waana kuwas hada dhulkoodii habargidir qaateen una xasuuqeen sidii Hg majeerteen u xasuuqday

    • @madaxdidalka202
      @madaxdidalka202 2 ปีที่แล้ว

      @@yamays Xawaadle waa dad nasab ah ha u gafin reerkaa Boqortooyada ah, Teeda kale Tanado naag bay ahayd ma naag lagu abtirsanaya ayaa duni ka jirta, Tanado naag bay ahayd waana hooyadi Leelkase laakin abtirsigooda aabe waa Leelkase Maxamed Meyle Samaale waa dad irir Samaale la dhashay

  • @kaajalakshay6815
    @kaajalakshay6815 2 ปีที่แล้ว

    Muumin aadan vs mj

    • @mohamednaasirmahmoud1094
      @mohamednaasirmahmoud1094 2 ปีที่แล้ว

      Markaa muumin aaden. Leedahay Abwaanka dhan ee maxamud xaaji cabdi ee gabayadiisa dagaalka laasoo qaadanaayo ma muu adena islayaab

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 2 ปีที่แล้ว

      Maya ugaas maxamud xahji abti waa mujaahidkeni

    • @saynabfarah8626
      @saynabfarah8626 ปีที่แล้ว

      Mummin adam sheegaysid harti ka weyn reee khalaf iyo reer bicidyan ka dhanaansadey dhiladu ku dhashay wase reer maxamud waa idin yasen daawade ahyeen adiga maalismugahaga iyo qurunkaga wadatey wana ku wasney

    • @easternorigins5746
      @easternorigins5746 ปีที่แล้ว

      @@saynabfarah8626 reer maxamuud soomaha kuwa ku iri cartaabo kkk oo kaa reebay sidii ina UN ahay. Faan iyo fakhfakh naaga u tihin

    • @korwaayeel4257
      @korwaayeel4257 ปีที่แล้ว

      @@saynabfarah8626 kkk xoolo Muumin aadan reer mahad ayuu la simanyahay abtiriska,aniga ayaa reer mahad iyo reer muumin aadan iska kay dhaleen hooyaday iyo aabahay waa simanyihiin abtiriska, dagaalkaasna wallaahi ciise maxamud ayaa xitaa ku jiray

  • @abwaanshacab.wacays830
    @abwaanshacab.wacays830 2 ปีที่แล้ว

    Gabayada qaybbaa maqan.

  • @cmaaligkulmiye
    @cmaaligkulmiye 2 ปีที่แล้ว

    Wax kle

  • @awilali6755
    @awilali6755 2 ปีที่แล้ว

    Reer muumin aadam iyo majeerten dhehwaryaa

    • @wiilkareerxaaji8577
      @wiilkareerxaaji8577 2 ปีที่แล้ว

      Kan si bu u bahdilan yhy walhi CARTUKO IYO DHUDUB nin aan mumin aadam waliba mumin aadan kuma wada jirin

    • @yacqubbashiir277
      @yacqubbashiir277 2 ปีที่แล้ว

      Hhh dagaalkaa waa loo wada dhamaa waa dagaalkii ay ku kala jabeen Tanade daarod

    • @saynabfarah8626
      @saynabfarah8626 ปีที่แล้ว

      @@wiilkareerxaaji8577 calaacalka daaya reer bicidyan iyo reer khalaf baa idin ka dhanaansadey Oohinta waa lagu dhamaa waxa saaas idin yareeyey waa raga calooosha ka ooy TH-cam ka calaacala 😂