Sofiane Abraham
Sofiane Abraham
  • 28
  • 33 337
Sanad guuradii 47 dalkeenan jabuuti 🇩🇯 iyo dabaaldagii bulshada.#Djiboutian_boy#Cham_Mohamed #Sakina
Inagoo kafaa’iidaysanyna dabaldaga sanadguurada shacabka ayan ladexmarnay su’aalo #micro-trottoir.
Natiijadii way noqotay in energy bulshadu soobandhigtay.
Daawasho wacan
มุมมอง: 606

วีดีโอ

4 Shay waa inaad maanta hadii kaleh baaba'a noloshaada adigaa kamasuul ah.
มุมมอง 4233 หลายเดือนก่อน
Wax walba oo noloshaada kusaabsan waa inuu micna gaar ah kuugu fadhiyaa. Guushu waxay u baahan tahay tacab iyo jajab, balse adigu ha noqon baabi'iyaha guushiisa. Talaabo walbood qaadaysoo adigay kor kuu qaada amba hoos kuu dhigtaa. marka taxadarkaaga badi 🚨. videoga like saar 👍 asxaabtaadana lawadaag si uu muuqaalku ugaadho saaxibo badan: youtube.com/@SofianeAbraham?si=eVo3one4PksQFyzU www.pexe...
3 Shay hadii aad fahanto xumaanta lagu larabo waad xakameyn doontaa
มุมมอง 2513 หลายเดือนก่อน
marwalba caalamku sida aad malayso u masocdo hadaba muuqalkan waxaan kugula wadaagi waxyaabo daaha kaaga qaadaya xaqiiqooyin aan larabin inaad ogaato. filimadu marwalba muuqaalka aad kahaysato xaqiiqadoodu maaha, waxa kadambeeya mashruucyo taargetkiisu yahay siduu adiga laguugu xajinlahaa meelaha hoose ee nolosha. hadaba go'aanku gacantaada ayuu kujiraa inaad baabi'iso mashruucaa amba in isagu ...
Is hachingaree si aad noloshaada u maamusho. "Dan Candell"
มุมมอง 2994 หลายเดือนก่อน
maanta barnaamijku muuqaaladii hore uu kaduwan tahay. Waxaan aa sidaa usameeyayna waxay tahay inaan bulsho waynta soomaaliyeed waxyaabu waxtar leh , cadayntiisana wata. hadaba Dan Candell wuxuu kahadlay waxyaabo farabadan oo runtii macquul ah wuxuuna banaanka soo dhigay xaqiiqooyin Naga qarsoonaa. Nin walibana fahankiisa way kuxidhan tahay. channelka subscribka saar si ay kuu soo gaadhan muuqal...
1 Shay wuxuu kuuhorseedaa daganaanta nolosha
มุมมอง 3255 หลายเดือนก่อน
wakhtiga lataaganyahay waa muhiim, naftaada, maskaxdaada iyo noloshaada guudahaan muhiim ayuu uyahay. Iskuday inaad diirada saarto wakhtiga lataaganyahay si aad abuurto daganaanta noloshaada. muqaalka like saar 👍, asxaabtaadana lawadaag hadii aad kaheshey.
Qofwalboo nigamidi waa muhiim waanad mahaadsantihiin dhamaan
มุมมอง 835 หลายเดือนก่อน
todobaakan gudihiisa waxaynu gaadhney 1000 subscribers waana lamafilaan. muqaalkan inaan Malmö kahor soogaliyo ayey aheyd balse wakhtigu wuxuu iisaamaxay inaan caawa soogaliyo. Dhamaatiin mahaadsanidiin
Awooda ugaar ka ah qofka leh shakhsiyada introvert
มุมมอง 1.2K6 หลายเดือนก่อน
Muqaalkan koley sidaad udaawatay waxaan kugula wadaagay Awoodaha introvertiga , taaso kuu sahlaysa aqoonta iyo horowmarinta shakhsiyadaada. Muuqaalkii horee: th-cam.com/video/SckGF4iArXE/w-d-xo.htmlsi=6ECrlKPwiU9XFRYn muqaalka asxaabtaada lawadaag si bulshadeenu ubalaadhato. subscribka saar:youtube.com/@SofianeAbraham?si=ubcOhSzvr7UmUQWu
Asaaska aqoonta qofnimadaada"waxa larabo inaad ogaato maanta"
มุมมอง 2.4K6 หลายเดือนก่อน
Bani aadamaka Faraha badan ee kunool dunida waxay ku kala horowmareen waa aqoonta. Aqoonna waxa ugu wayne aqoonta NAFTA, hadaba muqaalkani wuxuu kaa caawindoona aqoontaas barashadeeda wuxuuna bilow uyahay Safar dheer aynu wadagali aniga iyo idinku . muqaalka like saar 👍asxaabtaadana lawadaag subscribekana saar . Daawasho wacan❤️🧠
Horowmari dabeecadahaaga si aad uyeelato qofnimo aad u saraysa
มุมมอง 4.1K7 หลายเดือนก่อน
Dabeecaduhu WAA waxa lagu qiimayn karo qofka dabeecadahaaga kadhigo kuwa iskudheelitiran adigoo dhaqan galinaya 3 dan talaabo. muqaalka asxaabtaa lawadaag si u meel dheer ugaaro, videogana like saar chanbalkana subscribe saar: youtube.com/@SofianeAbraham?si=QSxnBfZ-uRYcbYyO
Farxad samayso maalin walbo oo 3daan haku xidhin
มุมมอง 7K7 หลายเดือนก่อน
Inaad farxad kunoolaato WAA Shey qaali ah balse badanaa qaladka Ay Dadku galaan ayaaa WAXAY tahay Inay farxadooda kuxidhaan waxyaabo badan . Muuqaalka like 👍 saar asxaabtaa usheergree si inoogu soobiiraan. subscrib : youtube.com/@SofianeAbraham?si=g_6ghcGnUjwyZrMb 2024 sanadkaaga kadhigo insha allah
3 Shey WAA inaad gabi'ahamba aad ogaata 20jirkaaga kahor
มุมมอง 7K7 หลายเดือนก่อน
3 dan Shey WAA muhiim hadii aad rabtid natiijo dhaqan gali muuqaalka like 👍 saar asxaabtaa usheergree. subscribkana saar. daawasho wacan
3 Kadigtoonow si aadan ogeyn kuu saameynaya
มุมมอง 3.2K8 หลายเดือนก่อน
Kusoo dhaw hadaad kusoo biirto asxaabtayda waxan kulawadaagii muqaalo WAX tard kuuleh. subscrib : youtube.com/@SofianeAbraham?si=zeobtZq88p9qYgUj muuqaalka like 👍 saar oo lawadaag asxabtaada
NOLOSHU HAKUUDHANDHANTO
มุมมอง 8538 หลายเดือนก่อน
Hadaf iyo qorshe noloshaada kuqiimee . videoga asxaabtaadaa usheergree si Ay ugafaa'iidaystaan , like 👍ans subscrib
Aduunku uu xumaaday 🖤
มุมมอง 13910 หลายเดือนก่อน
MUHIIMDA INAAN ISLAFAHANO LARABI WAXAY TAHAY INAAN XAQIIQADA DHABTAA AAN WAJAHNO BESS
DHIIRIGALIN :GAFKAAGA WAX KABARO
มุมมอง 23310 หลายเดือนก่อน
DHIIRIGALIN :GAFKAAGA WAX KABARO
Nolosha mafududo balse adigu waad fudeydin kartaa nolooshaada gaarka ah
มุมมอง 507ปีที่แล้ว
Nolosha mafududo balse adigu waad fudeydin kartaa nolooshaada gaarka ah
Markii uguhoreysay ee aan Arintan aan kahadlo.....
มุมมอง 214ปีที่แล้ว
Markii uguhoreysay ee aan Arintan aan kahadlo.....
Try to not to laugh hadiikaleh....😅
มุมมอง 233ปีที่แล้ว
Try to not to laugh hadiikaleh....😅
VLOG: Mouloud ayaan dalxiis utagay maxaan kala kulmay?
มุมมอง 354ปีที่แล้ว
VLOG: Mouloud ayaan dalxiis utagay maxaan kala kulmay?
su'aasha kajawaab hadiikale......!||su'aalihii ugudarnnaa aduunka 🤣+ Prank😱|| Fanny🔥
มุมมอง 413ปีที่แล้ว
su'aasha kajawaab hadiikale......!||su'aalihii ugudarnnaa aduunka 🤣 Prank😱|| Fanny🔥
Iisheeg misaanka markabka TITANIC?||caloosha ayaa ixanuusatay sidaan uqoslayay||dhamaad🔚
มุมมอง 389ปีที่แล้ว
Iisheeg misaanka markabka TITANIC?||caloosha ayaa ixanuusatay sidaan uqoslayay||dhamaad🔚
tartan wiil iyo gabadh dhexmaray qof ayaa si lamafilaan ah kuguulaystay hadaba waa kuma kulaystuhu ?
มุมมอง 283ปีที่แล้ว
tartan wiil iyo gabadh dhexmaray qof ayaa si lamafilaan ah kuguulaystay hadaba waa kuma kulaystuhu ?
Tartan dhexmaray wiil iyo gabadh 🤯|| 30 ilbiriqsi gudohood su'aasha kagajawaab. Yaa guulaystay🧨🏆 ?
มุมมอง 306ปีที่แล้ว
Tartan dhexmaray wiil iyo gabadh 🤯|| 30 ilbiriqsi gudohood su'aasha kagajawaab. Yaa guulaystay🧨🏆 ?
Tartan wacdaro dhigay oo dhexmaray wiil iyo gabadh. Ayaa guulaystay ?🤣💔
มุมมอง 428ปีที่แล้ว
Tartan wacdaro dhigay oo dhexmaray wiil iyo gabadh. Ayaa guulaystay ?🤣💔
waxbaa kaadambeeya !! 😱💀
มุมมอง 198ปีที่แล้ว
waxbaa kaadambeeya !! 😱💀
IISAXEEX|| HEES MEELWALBA QABSATAY|| AWAALE AADAN IYO RAHMA HASSAN|| RACTION VIDEO
มุมมอง 371ปีที่แล้ว
IISAXEEX|| HEES MEELWALBA QABSATAY|| AWAALE AADAN IYO RAHMA HASSAN|| RACTION VIDEO
TIRO QABSOO SU'AASHA KAJAWAAB ||LAMAFILAAN😂||EMOTIONAL DAMAGE 💔||S. ABRAHAM FT SOUHEIB &GALABO
มุมมอง 714ปีที่แล้ว
TIRO QABSOO SU'AASHA KAJAWAAB ||LAMAFILAAN😂||EMOTIONAL DAMAGE 💔||S. ABRAHAM FT SOUHEIB &GALABO

ความคิดเห็น

  • @WaisLibda
    @WaisLibda 19 วันที่ผ่านมา

    Waaa Runtis walahi

  • @user-en7gy1rn1v
    @user-en7gy1rn1v หลายเดือนก่อน

    Spirit

  • @abdoulkadermedia
    @abdoulkadermedia หลายเดือนก่อน

    Masha allah keep going

  • @HousseinGuelleh-qr5kh
    @HousseinGuelleh-qr5kh หลายเดือนก่อน

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🎉

  • @user-wg2ox7bf7k
    @user-wg2ox7bf7k หลายเดือนก่อน

    Good advice. Leader forward 😊

  • @aboubakarfarah
    @aboubakarfarah 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going

  • @Abdullahi114
    @Abdullahi114 2 หลายเดือนก่อน

    1) Kumaa tahay? 2) Mawaxaa tahay 1% ama 99% dadka kle 3) Waa maxay dowrkaaga?

  • @WarsamaYoussoufDjama
    @WarsamaYoussoufDjama 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @salahabdirazak579
    @salahabdirazak579 2 หลายเดือนก่อน

    Bonne fêtes d'indépendance 🎉❤

  • @abdouwais7443
    @abdouwais7443 2 หลายเดือนก่อน

    Frere passe moi tn numero j v te contacte

    • @SofianeAbraham
      @SofianeAbraham 2 หลายเดือนก่อน

      Instagram "sofiane Abraham" contacter par Instagram s'il vous plaît ❤

  • @madinaabdiyacin600
    @madinaabdiyacin600 2 หลายเดือนก่อน

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🎉🎉🎉

  • @user-es4bu9kt7v
    @user-es4bu9kt7v 2 หลายเดือนก่อน

    Niin Maskax Lee Xiddiga somalida dabar 😎

  • @AbdelFth
    @AbdelFth 2 หลายเดือนก่อน

    Big up 🤘🥷

  • @AbdourahmanAbdillahiNour-ur8od
    @AbdourahmanAbdillahiNour-ur8od 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going bro de la part fabi

    • @SofianeAbraham
      @SofianeAbraham 2 หลายเดือนก่อน

      Waan kaa hayaa sxb🙏

  • @SerenaSerenity-et8oi
    @SerenaSerenity-et8oi 2 หลายเดือนก่อน

    ✨✨✨✨✨✨

  • @SofianeAbraham
    @SofianeAbraham 2 หลายเดือนก่อน

    Fadlan muuqaalka like👍 badan saara si uu dad badan ugaadho.

  • @user-dz5xe3ey1n
    @user-dz5xe3ey1n 2 หลายเดือนก่อน

    Wawww avance bro 🎉

  • @user-iy6cn3xi2z
    @user-iy6cn3xi2z 2 หลายเดือนก่อน

    Top top👏👏👏👏🎯

  • @ramadanmedsigou30
    @ramadanmedsigou30 2 หลายเดือนก่อน

    Gees going

  • @choukrihadhassan191
    @choukrihadhassan191 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @fadahmahamuudmahamed2754
    @fadahmahamuudmahamed2754 3 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-es4bu9kt7v
    @user-es4bu9kt7v 3 หลายเดือนก่อน

    Nin dadka, dalka iyo diintu baa u baahan yihiin Dabar kowrah👌👍 un jeune révolutionnaire 😎

  • @Moeabdirachid
    @Moeabdirachid 3 หลายเดือนก่อน

    Dabar wlh meilleur vidéo. Ce genre de vidéo motive plusieurs personne wlh

  • @zakiyaarays4602
    @zakiyaarays4602 3 หลายเดือนก่อน

    Waxa kahadashay caqabado dadka inta badan wada haysto aniga aan kamid ahay thanks for your information keep going forward brother.

    • @SofianeAbraham
      @SofianeAbraham 3 หลายเดือนก่อน

      Thanks walaalkey 🙏

  • @Slaw_yowgi
    @Slaw_yowgi 3 หลายเดือนก่อน

    Nous sommes fiers de te voir ici. Nous n'arrêtons jamais à te liké et de faire commentaire mon frangin 😊... contenu ensemble 🎉

    • @SofianeAbraham
      @SofianeAbraham 3 หลายเดือนก่อน

      On es ensemble frangin

  • @ayaanmaxamad3061
    @ayaanmaxamad3061 3 หลายเดือนก่อน

    Keep going pro💪 ✨️

  • @Moeabdirachid
    @Moeabdirachid 3 หลายเดือนก่อน

    Woow best video brother

  • @user-zc8uc4pm3r
    @user-zc8uc4pm3r 3 หลายเดือนก่อน

    Tnks walalka

  • @user-hc9wh5db9p
    @user-hc9wh5db9p 4 หลายเดือนก่อน

  • @HousseinGuelleh-qr5kh
    @HousseinGuelleh-qr5kh 4 หลายเดือนก่อน

    Soul=ruux

  • @aboubakarfarah
    @aboubakarfarah 4 หลายเดือนก่อน

    ( hacking ) Jabsasho

  • @Moeabdirachid
    @Moeabdirachid 4 หลายเดือนก่อน

    Ruux en français: l’esprit

  • @Moeabdirachid
    @Moeabdirachid 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallah frérot bon vidéo

  • @sama6930
    @sama6930 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤ ok waxaad noo soo sameysa sida looilaaliyo waqtiga❤😂😂😂😂🎉🎉🎉

  • @user-zc8uc4pm3r
    @user-zc8uc4pm3r 4 หลายเดือนก่อน

    Sobadi

  • @FarhannourIsmael
    @FarhannourIsmael 4 หลายเดือนก่อน

    Sofiane Abraham c'est moi Ismo stars je veux faire vidéos avec toi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ahmedlato
    @ahmedlato 4 หลายเดือนก่อน

    runti wax badan baa ka fa'aiday video gan

  • @BushramohamedcaliBishaaroMoham
    @BushramohamedcaliBishaaroMoham 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks wll💯