Amirson
Amirson
  • 3
  • 78 888
Waraysiga Somalida kunool Israel Q2aad. Somalis in Israel Part2.
The somali community in Israel part 2. like subscribe and share for more content.
มุมมอง: 23 276

วีดีโอ

WARAYSIGA JAALIYADDA ISRAEL PART 1 [SOMALIS IN ISRAEL]
มุมมอง 53Kปีที่แล้ว
Ku soo dhawaada channelkan, subscribe iyo share hanaga ilaawin. Qeybta 2aadna ha loo tooghayo. Insightful interview with the leader of the Hebrew-speaking Somali community in Tel Aviv, clearing up some misconceptions and shedding light on his experience. Instagram: @Cisse.Amirson Tiktok: CisseAmirson
Athan in the IUM campus
มุมมอง 2.2K2 ปีที่แล้ว
Athan in the IUM campus

ความคิดเห็น

  • @sayidmahmud6093
    @sayidmahmud6093 2 วันที่ผ่านมา

    Af ingiriiska maxaa loogu turjumay... ma cidaan somali ayaan baa warka loo sheegayaa.....

  • @anthonypie9509
    @anthonypie9509 4 วันที่ผ่านมา

    Somali "Nas daily"😂😂😂

  • @hirsigoolmohammed5475
    @hirsigoolmohammed5475 7 วันที่ผ่านมา

    Somalida Israel necebyihiin. Maraykanka waa jecelyihiin Israel waa ilmo maraykanka ilaaliyo 😂 Marka christian iyo yahuud waa cadowga Islamka waliba maraykanka meeqa wadan Islam burburiyay

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 9 วันที่ผ่านมา

    Allahu akbar. Hunguri aya halka geyey. Waryahe Israeli wadan ino tirsaan maha’a adeer. Wa duul xoog lagu heysto o diiga walaleheen musliminta lagu dadshaay.

  • @xumayra____
    @xumayra____ 14 วันที่ผ่านมา

    Aslan wax Israel ladhoho majirtoh FREE PALESTINE 🇵🇸 ❤

  • @MuxiyadiinXaajimaxamed
    @MuxiyadiinXaajimaxamed 21 วันที่ผ่านมา

    Ufuuf waxaxaad Soo uraysaan sidii yuhuuda uf

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc หลายเดือนก่อน

    Freee Palestinian ❤❤❤❤❤❤❤ dhulka Falastiin baa leh waalgu talabib laayahy

  • @ahmedmoose5159
    @ahmedmoose5159 2 หลายเดือนก่อน

    Waa runtii carabta dhaqan xun hala dubeeyo

  • @Nostalgia.1001
    @Nostalgia.1001 3 หลายเดือนก่อน

    Jaaliyad Falastiin dhahaa walaalyaal, gaalada ayagaa iswato.

  • @KabtanGuriBarwaaqo
    @KabtanGuriBarwaaqo 4 หลายเดือนก่อน

    Waa Dhul Falastiin Keedahay isreal Wax Ladhahaa majiraan Nacdal Haydinku Dhacdo Somalilada halkaas Irsaaqada KaDoonatay Yahuuda

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 5 หลายเดือนก่อน

    Wadankan falastiin ayaa leh yuhuud hal habeen ma ag joogsadeen

  • @KasherMu
    @KasherMu 6 หลายเดือนก่อน

    israel is nice woow i thought they will kill you but they are nice Thx for this video

  • @BisharFarah-u4o
    @BisharFarah-u4o 6 หลายเดือนก่อน

    أعوذ بالله

  • @sacdiyocabdigaab4502
    @sacdiyocabdigaab4502 7 หลายเดือนก่อน

    Inta Ilaahay dhul badiyey maxaa ku geeyey Tel-Aviv waxaa wanagsaneyd inaad qazza tagtid Israel waa bahallo waxba hanoo xayaysiin

  • @JabirAbdi-tm5xm
    @JabirAbdi-tm5xm 8 หลายเดือนก่อน

    Imagine if Somali is border with Israel,no place for zionist

  • @SayidSiciid-q2k
    @SayidSiciid-q2k 9 หลายเดือนก่อน

    Xukumada israaiil sharci ma bixisa waan imaane masarba joga hda qaahira inan imaado raba israaiil

  • @SabirinSaciid-kf5sz
    @SabirinSaciid-kf5sz 9 หลายเดือนก่อน

    Zupxana wadan yuhuud kuma noladen wlhy😮

  • @hamza9749
    @hamza9749 9 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah acuuuduuubillah Wa yaab Muslim mahaaa

  • @YuusufmaxamedYuusuf-x4h
    @YuusufmaxamedYuusuf-x4h 9 หลายเดือนก่อน

    Israaiil اعوذ باالله من الشيطان الرجيم

  • @YuusufmaxamedYuusuf-x4h
    @YuusufmaxamedYuusuf-x4h 9 หลายเดือนก่อน

    Talaabiib muslimiinta falstiin ayalagadhibaa

  • @barkhadcooli5164
    @barkhadcooli5164 9 หลายเดือนก่อน

    Hoowayaa usheeg 😊 waa munaafaq

  • @jjmax4718
    @jjmax4718 10 หลายเดือนก่อน

    Waa beenaale. Yuhuuddu been uun bay taqaan.

  • @abdimahad930
    @abdimahad930 11 หลายเดือนก่อน

    👿🤮🤮

  • @ShugriCilmi-y6g
    @ShugriCilmi-y6g 11 หลายเดือนก่อน

    Waa yibrii reer bucur bacayr O yira xagas ayan ka so jeeda Alle inama geeyo yuuhud meel ay joogta

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy ปีที่แล้ว

    Maashallah

  • @sirabdullahi7089
    @sirabdullahi7089 ปีที่แล้ว

    Dhuunta udhac balaayo

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว

    Yuhud bu no xayeysinayah kuwah ilahay bah nacladay hadad sharaf ledahay wadankagah mad so burburisen yuhud Anbiyadkih bay dilen Qibladih labad bay dumiyen Adigunah yuhud bad no xayeysinaysah nacas Qadhmun

  • @abdallah22abdi78
    @abdallah22abdi78 ปีที่แล้ว

    somalida wadamada reer galbeedka jooga iyo kuwaan africa loogama bahna halkaan sababto ah niman baa quful kuxertahay ee hello dadka carbaha kunool ama soo arkay. inaad xoolaha carabta uraacdaan miyaad ilowden iyo qadaamo oo kafiil la idinka yahay. Iyo wadan qaxootinimo kuaqoonsaday xurixad kusiyey sidii rabta ushaqeysa kudhahay. By the way somali da bis maxa kagalay qadiyada falastiin meeyey oman urdun kuwait uae masar turkey. sucuudiga hadda laheshiin rabaa .marka somali maryooley wake up to the reality nagadaaya beer jaleeca .islamaanimada adunyada nagala dhaxeysa quf walbo muslim ah na waa walalken meshuu jooga hajooge carabnimo iyo islam nimo hala kalaqaada . Macsalaamo. Nin walba meshuu kunoolaan kara hakunoolada.

  • @abdallah22abdi78
    @abdallah22abdi78 ปีที่แล้ว

    Somalida carab quful kuxeratay furihii na waa lawaayey

  • @abdulahiqalinle9963
    @abdulahiqalinle9963 ปีที่แล้ว

    Www sidee lagu imaan karaa israel

  • @saasaa5928
    @saasaa5928 ปีที่แล้ว

    Walee Baahi iyo hunguri xumo iyo iimaan la'aan ileyn meel walba wey gelisaa inta halaagsameysa. Xasbina Allaah wanicma wakiil Allaah ayaan idinka magan galnay.

  • @iamtheboss6045
    @iamtheboss6045 ปีที่แล้ว

    Dhibatadan aan aragno wa intan yare falastiin e lkn wadanka inta ka dhiman waa maraykan oo yar 😂😂😂

  • @yusufabdi-198
    @yusufabdi-198 ปีที่แล้ว

    walal wan ubahanay inaa ka shaqeesto igu caawi wixii warbixin ah sidaa ku tagi karo

  • @shamsoahmed5167
    @shamsoahmed5167 ปีที่แล้ว

    meel kasta qaxooti iyo nolol u raadsanay yahuudna wax maka raadsanay naarii ayuunbaa noo hartay oo aan wax ka raadsano wallaahi somaali waa dad habaaran dhulkaan illaahay nasiiyey hadiii maanta qowmiyad aan somaali ahayn illaahay ku beeri lahaa isgaa lo soo shaqo tagi lahaa laakiin macal asaf somaali ayuu illaahay makaniyey.

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 ปีที่แล้ว

    Yahuuda waa dad wanaagsan

  • @aabkarinyusuf1657
    @aabkarinyusuf1657 ปีที่แล้ว

    Important issue is to believe this nation is Palestine 🇵🇸 nation Am Somali guy I love and like Palestinians I don't believe Israel There is no Israel country on the earth face you have to know that

  • @MaxamedSahal-gz9pf
    @MaxamedSahal-gz9pf ปีที่แล้ว

    اسرائيل ترحب اجانب المسلمين ارحم اخوتهم العرب 😨😨

  • @AbdilahiaAhmed
    @AbdilahiaAhmed ปีที่แล้ว

    Subxannalah

  • @husseinmohamed9550
    @husseinmohamed9550 ปีที่แล้ว

    Inkaar allaha nigo riido

  • @zamzamsaid3912
    @zamzamsaid3912 ปีที่แล้ว

    Nacalad udulqaad badnidina ilahow caradadan kaa magan galeyna

  • @xanaancabdi9984
    @xanaancabdi9984 ปีที่แล้ว

    Yuhuuddu malaha dhulka taas good🙄🙄

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 ปีที่แล้ว

    waa mustaq bal la aan wayo nin aan reerba yeelanayn waa cidla haku gaboobo❤

  • @samiyashire8871
    @samiyashire8871 ปีที่แล้ว

    Israel wadan e ledahy ma jirto falastiin ba dhulka leh waxana jogtan dul Muslim ah

  • @antonioxiirane9221
    @antonioxiirane9221 ปีที่แล้ว

    Israel kuma noolo ee falastiin ayaya ku noolyihiin

  • @majid2968
    @majid2968 ปีที่แล้ว

    Beenalayaal

  • @abdallaraatib6705
    @abdallaraatib6705 ปีที่แล้ว

    M.s

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 ปีที่แล้ว

    Kuwaan waa jawaasuus calooshood u shaqeyrstayaal al aayba wadankooda soomaaliya jaa juusan kanoo kale soomaaliduu qatar ku yahay ninkaan qatar

  • @Edbashir
    @Edbashir ปีที่แล้ว

    israel dal ma ahan

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq ปีที่แล้ว

    Dadkan may ahayn in lasoo bandhigo godob ayay inoo abuurayaan waayo falastiin waa dad walaalaheen ah oo la dulmiyay oo loo awood sheegtay marka qofka yuhuuda ictiraafa ee buunbuuniya aad bay u necebyihiin

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq ปีที่แล้ว

    Hungurigu maaha inuu. Mabda aaga kawaynaado somali melkasta aduunyo ayaa galinaysa