- 48
- 250 506
Dhaal Media
Saudi Arabia
เข้าร่วมเมื่อ 27 ต.ค. 2019
Wll kosodhawoow halkan
Waxad kaheli donta muqala kuxiisa geliya
Waxad kaheli donta muqala kuxiisa geliya
วีดีโอ
maxamed mooge hestii daan daansi cashaq qaraami xul ah
มุมมอง 233 หลายเดือนก่อน
maxamed mooge hestii daan daansi cashaq qaraami xul ah
cumar dhuule hestii koley caashaqaygii [hees xul ah]
มุมมอง 223 หลายเดือนก่อน
cumar dhuule hestii koley caashaqaygii [hees xul ah]
Qaraami by ustaad faysal cumar mushteeg hestii hedhe gabadh yey heedhe#qaraami
มุมมอง 583 หลายเดือนก่อน
Qaraami by ustaad faysal cumar mushteeg hestii hedhe gabadh yey heedhe#qaraami
deg deg farmaajo oo shacabkii udarsadeen
มุมมอง 123 หลายเดือนก่อน
deg deg farmaajo oo shacabkii udarsadeen
Deg deg daawo wararkii udanbeeyay Xalada Mogadishu oo kacsan
มุมมอง 3593 หลายเดือนก่อน
Deg deg daawo wararkii udanbeeyay Xalada Mogadishu oo kacsan
booliska soomalia oo barakicin ku bilaabay dhulkii dabdemiska
มุมมอง 373 หลายเดือนก่อน
booliska soomalia oo barakicin ku bilaabay dhulkii dabdemiska
Madaxweyne Axmed Karaash oo lagu soo dhaweeyay deegaanada Boodacade, Kulal iyo Higlada gobolka sol
มุมมอง 104 หลายเดือนก่อน
Madaxweyne Axmed Karaash oo lagu soo dhaweeyay deegaanada Boodacade, Kulal iyo Higlada gobolka sol
Aragtida Shacabka laascaanood iyo Aqoonsiga SSC Khaatumo
มุมมอง 51ปีที่แล้ว
Aragtida Shacabka laascaanood iyo Aqoonsiga SSC Khaatumo
hani uk hees cusub ka garaabay lahashada showgii ciida
มุมมอง 70ปีที่แล้ว
hani uk hees cusub ka garaabay lahashada showgii ciida
video galma ah oo laga soo qarxiyay shadio sharaf iyo Mr keeyow
มุมมอง 41ปีที่แล้ว
video galma ah oo laga soo qarxiyay shadio sharaf iyo Mr keeyow
Hees xul ah|diidan xasan muxumed|qurux iyo dan yari|Lyrics
มุมมอง 15K2 ปีที่แล้ว
Hees xul ah|diidan xasan muxumed|qurux iyo dan yari|Lyrics
#vlog waxan tagay beerta dalxiiska ee ugu shidan mugdisho
มุมมอง 1523 ปีที่แล้ว
#vlog waxan tagay beerta dalxiiska ee ugu shidan mugdisho
Duco lagu duceysto midii ugu ficned aamin allah no aqbalo
มุมมอง 173 ปีที่แล้ว
Duco lagu duceysto midii ugu ficned aamin allah no aqbalo
wada shekaysi jacayla oo ad uxanun badan
มุมมอง 263 ปีที่แล้ว
wada shekaysi jacayla oo ad uxanun badan
#vlog isu diyaarinta 26 jun waxan boqanay madax toyada
มุมมอง 483 ปีที่แล้ว
#vlog isu diyaarinta 26 jun waxan boqanay madax toyada
part two laba mid doro by mustafa and @nimcoofficial2188 @mustafachannel1438
มุมมอง 393 ปีที่แล้ว
part two laba mid doro by mustafa and @nimcoofficial2188 @mustafachannel1438
prank an cadi ahyn waku jeclahy faiza qosolka adunka😇
มุมมอง 623 ปีที่แล้ว
prank an cadi ahyn waku jeclahy faiza qosolka adunka😇
maxa ku dhacy youtubeka wllken maahir yariisow
มุมมอง 713 ปีที่แล้ว
maxa ku dhacy youtubeka wllken maahir yariisow
mahad celin waxa umahad celinaya dhamaan asxabti iso hanbalayeysay
มุมมอง 1403 ปีที่แล้ว
mahad celin waxa umahad celinaya dhamaan asxabti iso hanbalayeysay
#SUBSCRIBE #001 waa asxaabtayda way iso hanbalyeyen dhamantiin farxad iigu nolda
มุมมอง 913 ปีที่แล้ว
#SUBSCRIBE #001 waa asxaabtayda way iso hanbalyeyen dhamantiin farxad iigu nolda
Santander sari natural oyday ilhayow ku naxariiiso
😂😂 ar soomali hun guri bay u dhimanayaan wxa laga yabaa abehed in uu lacag dhafartay gabdhisa
❤
Uùu
Alle.hawnaxariistee.sahra.erayada.muuse.cali.faruur.riwaayada.aqoon.aabo.wayday
Cuud kuba dharaarbu jilaal cadaadiga afka caws lawaya Aniga. cir iida'ay marki an cab idhi sow ceeryamo muu noqon intasa iga gadan
Hees xusid mudan Alle yarxamuu
16/124😅
Wallee ragga soomaaliyeed meel kale lagama haysto aan dumarkooda ahayn. Waxa idin dabray ee khayrkiin idinka reebay sow nabsiga hablihiina maaha? Aakhirana war baa yaal weliba.😭
I had to press the subscription button after coming across this beautiful song, what a voice, the kaban waaaw
Erayadii abwaan muuse cali faruur Laxankii iyo musigii allahaw naxariistee xudaydi Codka allahaw naxariistee sahra Axmed jaamac
Alla herstan yaa qisadeeda ii sheega
Walaalo umaba baahna in laguu sheego qisada heesta waayo iyadaaba is macnaynaysa heestu. Waxay ka hadlaysaa inan yaroo qurux badan oo reerkoodu dan_yar yihiin dabadeeto aabeheed ayaa siinaya nin awoow u noqon karaya saddex dumar ahna leh xoolana leh just lacagtaas iyo xoolahaas uu qaadanayo ayaa udan ah.
Waata leh duq gaboobay oo daaduumay buu ila doonayaa aabahay
Duq gaboobayoo aan diidayoo af daloola Buu iladoonata
Dee yeel duqa aabahaa kula doonayo
Erayadii muuse Cali faruur
Qurux iyo Da'yari baa igu kulmay dhaha
waa.erayadii.muuse.cali.faruur
Sahra.axmed.jaamac.erayadii.muuse.cali.cige.
Waaya waayo. Old is Gold 🌺🌺🎶🎶🎶🎶🎶🎵🎵🎵🎵🎶✔️✅🌹🌹🌹🌹03/09/2023. 17:38 Pm. Maalin Axad ah 🌹🌹🌹🎶🎶🎶
Mxamad
RAG CADAADAY BAA YIDHI HADAAD II CUG BADAN TAHAY CADHO WAAYI MAYSIDE 🙏INTAASAA IGA GADAN
Qurux iyo Da'a yari weeyi
Waa dan yari walaalo waxaa kuu micnaynaysa heesta. Heestu waxay ka hadlaysaa inanyaroo aabeheed nin oday ah siin maahee ka iibsaday oo reerkoodu waa dan yar
@@Naagnool124 shukran
Afdaloola iska diid
Welcome back ❤🎉brother
AUN mom sahro she left us legacy documents..
2023/6/23/🥺😭
heesta waan ka helaY iyado. wax mican ii ma laha hadaN😢
Heestuu waa quruxiyo da,Yari maahe danyari
Caqli daran nafteyda carcaraf imarisee siden cwa yela 🥺marmarka qar doqon oo rbi calafka kugu daraa rabow mid wanagsan I.a 🥰
Rbi
Bal noo warran hindaay
Hindaay hadalkiba adaa dhameeyey waxa ugu daran hadaad doqon jeclaato
Ayeeyo alle hakuu naxariisto
Odayawma doono doobi xoor leh??? O maxaan ku diidi Waaba dahabe, gabar o neef diiran leh ma dooni???o maxaan ku diidi Waaba dawee i keena dadyaw.
Iska cibaadeyso awoowo inanyarna wax uma haysidee khayrkeed bay la ciyaaraysaayee
Waa dhibka ihaystah ee an gonka qadan kari lahay
Allow Alle, Kulama doonayo ee dul qaado mcn.
Wa dhibka ihesta kama dalo cashaqa
Axax
Waxay ku jirtay ruwaayad uu sameeyay muuse cali faruur
heestan ma kaban lotumo👌
Ana kama calool go o cisho mid aan is aragnoo dhakhso Ii cajabiye
Ma
Heesta maad offline ifurtid
Hesstan Maxamed Mooge oo qaasaya Ayaan arkay
❤.
Save ufur saxb
Adf
Ridwaan baashe
Caqli daran naftaydaay Carcaraaf i marisaye Sidaan caawa yeelaa Allyacisak heestan midh la tuuro malaha qaraami
Waa run heestu
Woow
Masha Alaah brother Halane Waa soo dhaweena sanadka Cusub 2022❤️❤️🇸🇴🇸🇴
Keep going 🥰💝